Wararkii ugu Danbeeyey Dagaalka culus Weerarka iiraan ka sugayso Israa'iil xaalada Bariga dhexe

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 жов 2024
  • Wararka Caalamka | Dhacdooyinka | Arimaha Sirdoonka | Dhaqaalaha | Tiknoolijiyada
    Subscribe Please | Share | Comments | Like
    Please follow us :
    Facebook : horufadhimedia

КОМЕНТАРІ • 83

  • @lifeistooshortbehappy4227
    @lifeistooshortbehappy4227 23 години тому +1

    My allah project iran and all muslim countries amen ❤

  • @HabibaMohamed-tl2rr
    @HabibaMohamed-tl2rr 22 години тому

    Haguleysto islamka insha allah ❤❤❤

  • @bisharmahamad3468
    @bisharmahamad3468 20 годин тому

    waadmahadsantahay walal suleymaan xaashi jazaakumullahu kheyran jazaa wll qaali suleymaan sallalahu calayhi wasallam

  • @fadumasheikhmahmuod3082
    @fadumasheikhmahmuod3082 23 години тому

    Maashaa allaah aqliga iyo cilmiga allaah ha kuu barakeeyo khayrna allaah haydin ku abaalmariyo mahad sanidin

  • @ayan123aadan5
    @ayan123aadan5 23 години тому

    Madax ma haysano waxaa waa jahilnimo io cuqdad aan dhamaanayn Alaaha na soo hadeyo xaqana Alaaha na tuso amiin yaa Alaah

  • @amalfidow8655
    @amalfidow8655 22 години тому

    Guul guul Iraan ayan u rejenaya,Allah inu ku caawiyan iney jabinta sionsim waxan kale oo Alle kabaryay in Muslimint siiyo guusha.

  • @ayan123aadan5
    @ayan123aadan5 23 години тому

    Masar iyagaa gaarsiyey falastiin heerkas xaqa Alaaha ka soo saaro xuduuda yuhuuda ayey fantastic ka saareen

  • @omarelmi4568
    @omarelmi4568 4 години тому

    Fifa hogaamiye ruuxiga xasan shiikh maxamuud ❤

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 23 години тому

    WAA RUUN.HAHEY.DEE JILEEC.

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 19 годин тому

    Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤

  • @baadhitaanadawararkaabdira8707
    @baadhitaanadawararkaabdira8707 23 години тому

    Kaligi wariya madaashid

  • @abdiqanioomaar7285
    @abdiqanioomaar7285 22 години тому

    Haashin.barteeda.ayuu
    Ayuu.dhigay..
    Cimrigaaga.Illaahay.ha.dheereeyo
    Awdal.ested.waxay.u.taagantahay.midnimada.soomaaliyed
    Isha.allahu.guul

  • @ahmedismaciel5465
    @ahmedismaciel5465 День тому +1

    SCW SCW SCW❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sakiamino1261
    @sakiamino1261 23 години тому

    Wa sax madaxda Muslim

  • @AxmedAbiib-h9c
    @AxmedAbiib-h9c 23 години тому

    Halyega somaliyed wan ku sl ❤

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 22 години тому

    SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 23 години тому

    Suleymaan.waan.rubesanaaa

  • @marwaancapitahnolixle402
    @marwaancapitahnolixle402 23 години тому +1

    Iran ayaa saxsan

  • @guuregeeddi4449
    @guuregeeddi4449 17 годин тому

    Waxaan si Kal & laab kuugu hambalyaynayaa qaabka Soo jeedinta & fahanka sare ee. aad ka haysato qaabka. Ama sida wax usocdaan
    ALLAA MAHAD LEH
    Adnan waad mudantahay

  • @yasinshuceyb397
    @yasinshuceyb397 22 години тому

    Cadyow an ku Cuno ama an Ku Ciideyo wale Somalia 🇸🇴 ♥️

  • @hananihanani7576
    @hananihanani7576 23 години тому

    Carabtii waxay isku dhiibeen yahuuda iyo cadowga allaah iyo cadowga

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 22 години тому

    Caalamul islaam Madax dooda waa laheeste yaal

  • @LukmanAbdile
    @LukmanAbdile 22 години тому

    Leadership waa lakeensaday

  • @Omarlibaax
    @Omarlibaax 20 годин тому

    Horjoogaha villa moqdisho asagaa isgeeyey in uu waayo cid difaacda

  • @MohamedDahir-t2s
    @MohamedDahir-t2s 23 години тому +3

    Guul weyn bay xalay ahayd,waxay ahayd mid aan ku seexday,culeys weyn oo aan dareemayey ayaa guud ahaan jirkay ka qaadmay,farxad,fudayd ayaan dareemayaa,

  • @HamadiMohamed-ju7vx
    @HamadiMohamed-ju7vx 22 години тому

    Asc waa run

  • @YasiinCismaaciil
    @YasiinCismaaciil 15 годин тому

    Asc walaal ❤❤❤❤❤❤❤

  • @jiijodaqere8881
    @jiijodaqere8881 21 годину тому

    Iraan ha noo fanin iran waa cadowga muslimiinta ahlu sunaha

  • @mohamedosman6000
    @mohamedosman6000 23 години тому

    Xasn wa damiim, waxn ad sheegeysaan waxa dhaafiyey xaraash qaran& iiman la'aan, cadawgisa ayu lacag ka dhexradinaya, cajiib

  • @abdulahimaqadindullane
    @abdulahimaqadindullane 22 години тому

    😂😂😂😂😂 markaan hambalyey ayaan u tacsiyey

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 22 години тому

    1947 yuhuuddu waxay ahayd 20%
    Iyagana laaqoonday waa layaab.
    Iminka falastiin ayaa 20% ah
    Sidii loo dilayey oo loo gaagun tiraye l oo carauurta looga xasuuqayey
    Idaa jaaa,a nasrulllahi.
    Jaa nasrulllaah in sha,alllaah.

  • @abdulahimaqadindullane
    @abdulahimaqadindullane 22 години тому

    Waa runtaa Masuuliyada guud ayaa meesha ka baxday 😂😂😂😂😂

  • @Ma-hy7bv
    @Ma-hy7bv 22 години тому

    waa Sanabyo

  • @UmuRaxmaInabashiir
    @UmuRaxmaInabashiir 21 годину тому

    iiraan eraybixinteeda ayaa saxan

  • @xalwoxalwo-g9h
    @xalwoxalwo-g9h 23 години тому

    iiraan wan u duceyney waxanu habaarnay imaarad sacuudi masar iwm

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 16 годин тому

    SUCUUDIGA IMARAADKA BAXRAYN WAA ISKU MID WAANA WAHAABIYA. URDUN IYO MASAR WAA ISKU MID WAANA KHAAYIMIIN.!!

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 23 години тому

    Carabta.waa.arg.ladhifaanay

  • @JaamacClashi
    @JaamacClashi 18 годин тому

    And ayaad u mahadsantihiin

  • @OGSOMALIMAHMAD
    @OGSOMALIMAHMAD 23 години тому

    Somali OkLove USA EUR

  • @hananihanani7576
    @hananihanani7576 23 години тому

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته مرحبا يا اهلل خير

  • @Basshe-r7y
    @Basshe-r7y 22 години тому

    Mr xaashi waa xaqiiq waxan aad ula yaaba culimada soomalida oo markaliya aan ka hadlayn suldadaha awoda dawlada haysta iyo siyaasad juqraafiyedka caalamka aan markaliya soo hadal qaadin

  • @DrGaadaa
    @DrGaadaa 23 години тому

    ❤wcs ❤

  • @abdurazakabdulahi9169
    @abdurazakabdulahi9169 19 годин тому

    Runtiiy xaashi wax wayn ayaa kaaqaldan. Dadkan aad wax usootabinayso maaha dhalaan ee lahayso.waayo marka aad leedahay iiran matiraahdo xalka labada dawladoon ama ma'aaminsano.kamaaha dhab ee sobaadh.takale ma ogtahay iiran inay kamid ahayd dawladihii ugu horeeyay ee aqoonsaday sahnuuniyada.aderow.wariye iska dhig.oo kooxdan faarisiga ah nagadhaaf.

  • @crisaaq3877
    @crisaaq3877 18 годин тому

    Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha allah aamin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🇷🇺🇸🇴🇷🇺 win win win win win win win win win win insha allah aamin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🇷🇺🇸🇴🇷🇺🇸🇴🇷🇺🇸🇴🇷🇺🇸🇴🇷🇺🇸🇴🇷🇺🇸🇴🇷🇺🇸🇴🇷🇺

  • @KaltunAbdille
    @KaltunAbdille 21 годину тому

    arintaas waa run waayo hadii ay jirto dawlado muslin ah ama kuwo carbed oo ilaalinaya danaha qaranida iyo ilaalinta dhulka musliminta iyo sida aleba u jideeyay xaqa rasuulkenina maxamad scw scw scw scw u dardarmay ilaalinta diinta islamka iyo ilaalinta meela sida gaarka musliminta in ay u ilaaliyan loo cadeyay sida asjid alaqsa oo kale in ay wajibtahay in la ilaaliyo hadii farimahas carabta iyo kuwa musliminta ilaalin lahayen oo amarkaas qaadan lahayen masnta ma aysan dhacden in reer falastin la baabiiyo alaqsana yuhud ma tirahden waan duminaynaa oo goob yuhudu ku cibadaysatan ka dhigayna kumasa hadle kufartu ee wax ks yimid dulinimada carabta kow iyo musliminta kale oo qudhodu aan dan ka lahayn difaca alaqsa inkasto kufarta yuhuda iyo kuwa tagera toona aysan qabsan karin gasa iyo alaqsa toona rabina uusa ugu talogalin aysana dhacayn oo ale subxanahu wa tacaala uu ka xaarantinimeyay dhulkaas in la qabsado hadana musliminta ayaa taas u sahlay kufarta oo waa wax ayaga laga arkay markaa hadalkagu waa run mana aha waxan jirin ee wuu jira waxaaba jira kuwo carab ah oo raba in gasa la baabiiyo shacabka falastina la xasuuqo alaqsana la dumiyo kuwaas ka waran hada dagaalka iiran xisbulah xamaas xuuti ciraq ee ah in shacabka falastin loo hiliyo masjid alaqsa laga xoreyo kufarta waxad arki kuwo diidan oo tageri kufarta oo iiran wax ka shegi. oo shiico waa gaalo iyo wax uun shubi kuwaas ayagana ka waran ayaga maxaa u diiday mabda xoraynta alaqsa in ay tageran haday fiicanyihiin isku duubo rabigu ha mideyo musliminta iiran iyo awlaadedana alaha guuleyo jihadka alaqsa alaha xoojiyo waanu tageri iiran iyo awlaadeeda waxaanu ku tageri xoraynta alaqsa insha alaahna way guulaysan marka walaal fekerkagu waa mid run ah

  • @JamaalJihaad
    @JamaalJihaad 23 години тому

    War.saaxib.turkikii.dam.damlejay.xakuu.ka.baxay.ilaa.xAlay.ma.hadlinee

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 23 години тому

    Qofkii.jihaad.kudhinta.oo.muslim.ah.waa.abshireysta.waa.janada.gala

  • @abdirashid3322
    @abdirashid3322 20 годин тому

    Sodan waxbaad kabilaawday mana nooshihin

  • @ADEM-zy7xk
    @ADEM-zy7xk 23 години тому

    Macalinku waa Emirate ka Carabta anaa huba😂

  • @hassanabubakar1226
    @hassanabubakar1226 23 години тому

    Imaaraad waxba kama khaldana marka horeba kamid may ahyn umada ee dhuxul lagu soo dhextuuray weeyi inta kalena wax wayn baa ka khaldan

  • @ashawooo
    @ashawooo 18 годин тому

    waxa jabiya cadawaga isalanka isaril galabataya nabade kii idan hilinaya Markanka inshallaha ayiga waye jabaya inshallaha gusha waa walaalah reer Iran, xisabulahi Hamasa, rabi ha jabiya daba dhilfka uu shaqeya Carabta waa cabsada ka baqayan Markanka,isaril

  • @AxmedmaxamedNuur-x8h
    @AxmedmaxamedNuur-x8h 20 годин тому

    Wll anaaguuba naqasku naga soo booday
    Maxaad ka malaynasaa qof habeen walba iyo maalin walba madfacu ka dul yeedhayo

  • @issakibrahim5298
    @issakibrahim5298 23 години тому

    Dhama waa isku mid midna maha hogamiye ee waa caloshi u shaqeyste

  • @BisaharAli
    @BisaharAli 21 годину тому

    Runti wariye madaweynaha soomalia adiga ku fican wale

  • @abdiqanioomaar7285
    @abdiqanioomaar7285 22 години тому

    Xasan.sh.ayaa.iibiyey
    Waxay.shayd.inuu.yidhaahdo
    Maxa..inaga.dhaxeeya.oon.
    Nawada.hadalnaa.uu.xidhiidhka.u.jaro..itoobiya.safiirkana
    Eryo.hawdana.ka.xidho

  • @AbdiMusa-sk2tv
    @AbdiMusa-sk2tv 16 годин тому

    Xasan garguurte haday gabadhiisu difaacdo ya Ka dhagaysanayo😂😂😂

  • @rahmamahamed6652
    @rahmamahamed6652 18 годин тому

    ADIGAABA QABIILIISTE WEYN AH

  • @MohamedDahir-t2s
    @MohamedDahir-t2s 23 години тому

    Wan weyn ilaa la gowroco indhihiisa ma arkaan,yuhuudu xalay waxa ay dareentay runta iyo inay halis dhex gashay

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 23 години тому

    EXACTEMENT

  • @Abdulejidhaan
    @Abdulejidhaan 23 години тому

    Dabada ka riixaa waye qofku markoow geed fuulayo dabada ayaa laga riixaa

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 23 години тому

    Shaatigaaga.oo.lagugu.heesto.ayaad.dhexdhexaadinta.gasho.waa.qalad

  • @hamdasheikhassen7166
    @hamdasheikhassen7166 Годину тому

    Madaxda caalamu islaami rag sidoodookale 9 bilood ku dhashay ayaa xiniiyo siibay😢 bal maydoonaa waxay ka doonayaan maxaa hanka ka qaaday caku

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 16 годин тому

    SUCUUDIGA MAXAAD UGA REEBTAY KUWA Y4UH4UDA TAAGEERSAN????

  • @fatima-c5s9q
    @fatima-c5s9q 22 години тому

    inkastoo ay iiraan hadaf ugaara leeedahay,been iyo khiyamo badantahay lana ogyahay,waa tuma cidda ay isku halayn kadho,ambase isku halayn kadha

  • @jiijodaqere8881
    @jiijodaqere8881 21 годину тому

    Adeer waxuu yiri waxa lagaraya waqti aad noqonaysan xeero oo ay gaalada idin kala qaybsanayna saxabadii nabigeena calayhi salaatu wasalaam waxay yiraahdeen miyaayarnaha ma ayuu ku yiri waxa jeclanaysan aduunka geeridana nacaysan

  • @fatima-c5s9q
    @fatima-c5s9q 22 години тому

    Mmarka aad si dhab ah u èegto waxa dalkeenna ka socda tii hore cay malahayn ee waa lacaayayay, ujeedaduna wa waxa lafalkiyo

  • @bisharcabdi4376
    @bisharcabdi4376 23 години тому

    War rar kaaga ma shee kaa

  • @qajafweyn
    @qajafweyn 22 години тому

    Ethiopia in ay heerkaas gaarto waxaa gaarsiyey Farmaajo iyo Horufadhi oo indha la,aan u taageray, maantana xasan sheikhbaad ka hadleysa, sow useless ma ahan warkaagu.

  • @axmedsixteen8509
    @axmedsixteen8509 21 годину тому

    Somaliya oon meesha online ayaad ku dheeraatay

    • @Amir-Muse
      @Amir-Muse 18 годин тому +1

      Somalidu waxe u badan tahey dad munafaqin ah runta ma jeclo ader wa in runta la shega ma been in lashego ba rabtey

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 22 години тому

    Shucuubta islaamka ma xumanlaakiin waxa lagu salliday dad aan wadddamada dhaqayn laaiin
    Reerkiisa ayuu u ordayaa
    Markaa dadka 70sano ayaa lacaadaadinayey markaa way hareen waahorba longtime backward

  • @xalwoxalwo-g9h
    @xalwoxalwo-g9h 23 години тому

    scwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscw

  • @abshiraliabdi6741
    @abshiraliabdi6741 23 години тому +1

    War Adiga waad waalatay madaxweynahena gabdhiisa inaad ka hadasho waa qalad 100000 kun ayaa tageersan lkn kuwa adiga kula mida ayaa jiro oo qabiiliste ah dowlada shalay amaanayey tan maantana qabiil ahaan u mucaaradsan waxne kama badali kartid dalxureeeye ❤❤❤❤❤ xassan shekh maxamuud gar iyo gardaraba waan tageersanahay Farmaajana sidooo kale lkn adiga dowladena ayaad qabiil ahaan umucaarad santahay doqon aaan imaan laheen ayaa tahay ilaaahna ka furtay oo been badan iyo buunbuunin badan lkn Aniga😂😂 hal mid ayaan ku dhahaa kaalay xamar eee qarax isku sooo xer kuwa adigooo kale wax kale ma Awoodaano rufiyaan yahooow

    • @drhamdawarsame6180
      @drhamdawarsame6180 21 годину тому +1

      Allah Haku caafiyo

    • @abshiraliabdi6741
      @abshiraliabdi6741 21 годину тому

      @@drhamdawarsame6180 Aamiin adiga xataa cafimaad ayaad ubaahan tahay lkn ninkaan gabar Abaheed tuwenterka uga hambalyeeysay ayoo ka hadalyey murtida ayaa kasii dhamaneyso waaba iga yaabiyey

  • @waryamidiya3143
    @waryamidiya3143 23 години тому

    jaajuus gaalo ushaqeeya madhihi kara kalmadahaas waba daba dhilif buskad xaar kunool