aniga wararka marka ay yihiin rag wax iska xinaya oo gumaystaha jilbaha dhulka ugu xira ayan jclhy inan dawado ee warka torogtaaa oo hebel aya hadlay iyo tagero ayan rabna iyo tuugsiga ma dawadao markii an arko wa ka si gudba
Waxa ugu yaabka badan waa mareykanka oo aan garaneyn halka yuhuudu ku hageyso iyo debinka ay u dhigeyso taasoo cadayn u ah nacaybka ay yuhuudu u qabto mareykanka iyo kala aragti duwanaanta mareynka iyo yuhuuda,mareynku waxa uu naf iyo maal u huray yuhuuda jacayl uu u qabo. Waxa nasiibdarro ah caqliga mareykanku sida uu uyahay daciif
War ey bad tahay anagu mamul goboleed ma nihin ee laba gobol o siman banu ahayn.DHULBAHANTE WALAN BAD TAHAYE WADSE MIYIRSAN .RER SOMALILAND BA NALA DHAHAA.WADANKII GUUSHA SOMALI
inshallaha kuwa jabaya oo khasaray waa cadawaga isalanka ee Markanka iyo isaril la idan kharabi rabi idan kuci dabla iyo dufan,cudar ana la garani inshallaha gusha waa walaalah reer hamasa,, Yaman,
Mareykn hadda m/weyne ma leh, waxa xukuma x/arimaha dibadda etc, Ilahaw jabi mareykn & xulufadisa Bi'dnillah
Guul.khaatumo kuwo kayar.g sool sanaag iyo cayn ayaa jooga ha oran sh soomaalida.waxaad tiraahdaa shirkii hawiye
XASAN SH. WUXUU TOLANAYAA. SHAATIGA. ISMAACIIL. GEELLE. LAAKIIN. DALKU. MAAHAN JABUUTI. EE WAA SOMAALIYA
Caaaaaac hassan sheikh maxamuud langaab ciile
Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤
geesi nolow xashi❤❤❤❤❤❤q❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Saaxiib maraykanku waligii ka mid ayuu ahaa horey iyo hada waa isaga 48 Kun ee haweenka iyo caruurta 'wayeelo ciidamadisa iyo hubkiisa iyo réer galbeed odhan ayaa Ku jira
waamarkaadi
RW LUBNAAN WAA KHAAYIN. WUXUU DIIDANYAHAY IN DALKA LA DIFAACO.,.!!!
War Kufaart waa beelooshin xasbunalaah Wanicmal wakiil
Dadiihi geesi❤❤❤❤❤❤❤
Yuhuuda xilligaan waxay u tahay waqti ay dhexmuquurayaan halis weyn balse nityahu uusan ogeyn waxa uu dhexdabaalanayo taasoo ah mustaqbal la'aanta yuhuuda
CARABTA MASIIBO IYO CABSI AYAA DEGAN NOLOSHA IYO GEERIDA MABA AAMIN SANA NAF JECLAYSI AYAA GUMEEYEY WAXBAA LAGA JEEXAY
SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
aniga wararka marka ay yihiin rag wax iska xinaya oo gumaystaha jilbaha dhulka ugu xira ayan jclhy inan dawado ee warka torogtaaa oo hebel aya hadlay iyo tagero ayan rabna iyo tuugsiga ma dawadao markii an arko wa ka si gudba
shir somali ah wa shir carured in la so tabiyo wax macnaa ma samaynayso
Waxa ugu yaabka badan waa mareykanka oo aan garaneyn halka yuhuudu ku hageyso iyo debinka ay u dhigeyso taasoo cadayn u ah nacaybka ay yuhuudu u qabto mareykanka iyo kala aragti duwanaanta mareynka iyo yuhuuda,mareynku waxa uu naf iyo maal u huray yuhuuda jacayl uu u qabo.
Waxa nasiibdarro ah caqliga mareykanku sida uu uyahay daciif
If Israel has right to self- defense why not Iran
Shirkaa.somaali.kuma.jirto.waa.shir.baadila.somaalina.beri.ayey.kà.tahay
SCW SCW SCW❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Haaanshi Sheydhaan aaa tahay waaad ogtahay Raga maqan waxa krenay 💀
Itobia oo udharatay ssc khatumo warkaas maxaat kaledahay mase maqashay hadii aatmaqashayse maxaa ushegiweyday naagta muqalifada masaarif iyo xuquq kugumalaha buntulana waa sas qaatumana waalaqàbaye haiska soofurto ninka kale eeqaba si eey xuquuq uyelato matalada muntulan eeyshegegso dadgarayo 150 qof ayaa fadaraalka kagajiro hasokaxeysato oo mushaari ah waa iney kasoo kaxeysataa ogoona dhibatada itobiya in ay dufulada naga hormari donan inaga weey noo waabsantahay taasna ogoow ssc dhibka nogaaga hormaridonta kuxisabtan dufuloow
War ey bad tahay anagu mamul goboleed ma nihin ee laba gobol o siman banu ahayn.DHULBAHANTE WALAN BAD TAHAYE WADSE MIYIRSAN .RER SOMALILAND BA NALA DHAHAA.WADANKII GUUSHA SOMALI
Idor walaan mamuul goboleed waliba kaan ogu tagta daraan baad tahaay liiq
USA IYO Y4UH4UDU WAY WADA SOCDAAN EE YAANEY ISU KIIN NASIKHIN.!!!!...!!!!
guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuujl
Waar hortu xashiyoow miyaanad is dhegaysan somaliland uma shaqeeyaan biidhi qaatayaal sida dowlad ku sheega xalane looga arimiyo. Somaliland. Wayka ka sharaf wayntahay inaad tidhaahdo metelaadbay kuleedahay filada fadhiidka ah tiisaba daryeelaa tukale kudaree hortu idinku is xoreeyadhe