MUSALSALKA WACDI IYO WAANO XALQADA U DAMBAYSA 29-AAD

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 1 тис.

  • @ruundiiriye684
    @ruundiiriye684 5 років тому +396

    wll waa mlin iiide aaanku salino rasulkeeni udgonaa mohamed scw

  • @eng.abdirahmanhassan758
    @eng.abdirahmanhassan758 5 років тому +254

    U xiisi Doona Anuu Horta
    Inta Igu Raacsan Like

  • @abdalaosman7835
    @abdalaosman7835 5 років тому +247

    Hhhhhh inta musaslka Ila jcled like Sara an bal firiye

  • @ayanosman2485
    @ayanosman2485 5 років тому +20

    Waan ka xumahay inuu dhamaaday my favourite musalsal 😌 guul dhamaan team Wacdi iyo Waano ✌🏽💙

  • @CAAMIROfficial
    @CAAMIROfficial 5 років тому +266

    Waa Ciide #10 xapo oo like ah mahelaaa Tlow🤔🤕🤕

    • @nimcoshaandi3606
      @nimcoshaandi3606 5 років тому

      Sowdigaa 50ka haystee an kobya kontonka kaga dhignay

    • @yusufsaleyban4277
      @yusufsaleyban4277 5 років тому

      Ma halkaasuu ku dhamaada xildhibaan cunaayoow

    • @igostudiopro8975
      @igostudiopro8975 5 років тому +1

      10 ha odhn wll somlida hso kobin😙😙😙

    • @ZuhaipEprahimi
      @ZuhaipEprahimi 5 років тому

      Zp maDaxa LikeTa uGu Jecel SomaLiDa maxaD ku Fazhaa paHazha

    • @princesszakia474
      @princesszakia474 5 років тому +1

      waanagaa 215 kaaga dhignaye soo kuumaanu badin wllo

  • @haldhaadumar1229
    @haldhaadumar1229 5 років тому +6

    Ana u horeye bal maanta waa iide like isaara waa marki igu horeyse aan idin dhehe waxa laga helo baa ana ka helayaaye eid mubarak

  • @cabdurahmanalibarre9757
    @cabdurahmanalibarre9757 5 років тому +26

    Anigu Bilada Waxaan Siiyay Yuusuf Ceegaag intii igu Raacsan like ta Halagu qabto

  • @jihaancabdiraxiim7321
    @jihaancabdiraxiim7321 5 років тому +150

    Hibaaq Gobaad iyo Yuusuf Ceegaag Si Graan ujecelhy wlhi😘😘😘❤

  • @jelekasai7639
    @jelekasai7639 5 років тому +26

    Wht a lovely series all the way from Kenya Nairobi love you guys thump up

  • @hamzehaabzade453
    @hamzehaabzade453 5 років тому +94

    Ciid mubaarak all somali meel walbood joogtan
    Waa wallkin hamse Haabsade oo idinleh
    Like isiiya ilen anaa u soo horeeye

    • @diinihaabsade5026
      @diinihaabsade5026 5 років тому +2

      Wanku hayaa ProH

    • @hamzehaabzade453
      @hamzehaabzade453 5 років тому +1

      Diini haabzade proh long life long life
      Alx alle ayaa mahdle maanta hadaynu halkan ku kulanay

    • @ahmedak5577
      @ahmedak5577 5 років тому +2

      Wll intaad comentigaa dheer aad qoraysay ayaa lagaa horeeyay

    • @hamzehaabzade453
      @hamzehaabzade453 5 років тому +1

      Ahmed ak Raganimo zhp wan ogolahy

    • @ahmedak5577
      @ahmedak5577 5 років тому +1

      Zxp hamse ranganimo ma aha you tube in aad soogasho oo aad dadka barido maahee waa inaad keentaa wax ay dadka ka helaan , waligaa ha codsan subscribe iyo like iyo sheer baryo ha baran maskax daada wax kala soobax

  • @ilovemymomilovemymom9825
    @ilovemymomilovemymom9825 5 років тому +121

    Ilahaye walalahen somaliland nabad galyada ha ubarakeyo❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💕😍

  • @muxsina5395
    @muxsina5395 5 років тому +4

    Inta yuusuf ceegaag iyo hibaaq moodaysa inay saani isku qaban hadayna is qabina aad ay iskugu soo baxayaan like saara
    Fariintan udiraya waa dhamaan waad mahadsantihiin wacdi iyo caano waxban ka faaidnay

  • @hamdajama6856
    @hamdajama6856 5 років тому +3

    Masha allah kooxda wacdi iyo waano hore u socoda wxd muujisen wacdaro aan hore laga arag gayga somalida insha allah inta in ka badan ayn rajaynaya inad naga farxisan ilmaderayal❤❤❤

  • @Anynomouslyyyher
    @Anynomouslyyyher 5 років тому +33

    waan idiin xiise doonnaa gacallayaal ilaahay rmthankan rmadankiisa cafimad ha inagu gaadhsiiyo intaan filmka daawanaayay wxaa aad iisoo jiitey
    ikraan shamaakh& a/iskufilan
    yuusuf ceegaag&hipaq gobaad❤

  • @amiinyare375
    @amiinyare375 5 років тому +51

    Hipaaq baal dahab ah ka ga jirta
    filmka ,
    marwalba waxy muujinaysaa Naxariista hooyo iyo dumarnimo

  • @suhaybukofficial887
    @suhaybukofficial887 4 роки тому +2

    Ma jeclayn inuu dhamaado filmkan waigu socday wlhi
    Iskufilan iyo ikraaan ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @hooyoanaakujecel4914
    @hooyoanaakujecel4914 5 років тому +36

    Riwaayadii Ali iyo awrala' bn ku xasuustay heestan😍😍😍😍

  • @fadumohassan1540
    @fadumohassan1540 5 років тому +8

    Maanshaa Allaah waa musalsal kii ugu qiimaha iyo qaayaha badnaa ee abid Soomaali jishay dhaxmarayne Reer miyi iyo Reer Magaal viva universal TV and intii jishay iyo ninkii Soo Alifay Qaas ahaan HibaaQ OO dhigtay Rikoor Hooyo nimo 😚😚😚🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹👈👈👈👈❤❤❤❤❤❤❤❤❤👈

  • @farhiyaaadan1274
    @farhiyaaadan1274 5 років тому +2

    Wa musaslki ugu horeyo somali jilayso aan si txana u la scdey xaqiiqdi waa iga gadmey flimkaas jilayaasha iyo dirwctrkaba waa dad u habysan inay wax qurxsan bulshada uso gudbiyaan hibaaq hppy marwada kowaad e flmka iyo lamaanaha miyiga sigaarad flimka ugadeen😍

  • @kingofthejungle6928
    @kingofthejungle6928 5 років тому +3

    Best musalsal for Ramadan
    Thanks to universal tv

  • @AOmer-mu5wh
    @AOmer-mu5wh 5 років тому +7

    Agasimaha TV gu runtii wa nin rer magal ah oo qalbi fcn libintii kaligi isma siin asxaabta dhan qof wlba intuu Ku lahaa ayu siiyay go forward

  • @hassanmohamed6338
    @hassanmohamed6338 5 років тому +10

    Waa Film Aad Iyo Aad Uqiimo Badan
    Jamhuriyada Iyo Shacabkeedu Funka iyo Suuganta Waligood Way Ka Tilmaanaayee Soomaalida

  • @asmaqaali7739
    @asmaqaali7739 5 років тому +1

    Aaad iyo aad ayey ugu mahadsan yihiin dhamaan kooxdan aadka u quruxda badan ee flimka qruxda badn noo jiley waad mahadsntihiin😍alle acmaashii iyo wanaagii ha inaga aqbalo🤲

  • @cumarcabdi1649
    @cumarcabdi1649 5 років тому +2

    ماشاءاللہ👏👏Wacdi iyo waano dhamaad wacan walaalahay ga lay socday by by ciid mubaarig 😘 dhammaan kooxda saran sare 💋💋💌

  • @faizahusien2634
    @faizahusien2634 5 років тому +5

    Wow wwww wlhi waan u xiisi doona in badn waan ku afur jiry
    Dhamaanba top bad Hayden
    Eid Mubarak

  • @ducaysaandeeqa2307
    @ducaysaandeeqa2307 5 років тому +21

    Hipaaq tagero Lamar 1 Baa Kuahy 🤗

  • @ayansuleiman1472
    @ayansuleiman1472 5 років тому +1

    Masha allah hore u socda dhamantiin waad mahadsantihiin bahda wacdi iyo waano wan inii xiisi doonaa runtii

  • @yaye_officail_3747
    @yaye_officail_3747 2 роки тому +1

    3 years ka Dib Waxan Dawanyaa Laba Xaasle M.a Ramadan Karim __
    ilahyy Bishan Ramadan Khyarkeda Hayna Siiyo 🌙🥰

  • @abdishakurfarah4132
    @abdishakurfarah4132 5 років тому +5

    Ciid Mubarak dhamaan asxaabti ku taxnayd Wacdi iyo Waano ,kulu Caam Wa antum bikhayr

  • @aamiinquubecabdulle5508
    @aamiinquubecabdulle5508 5 років тому +5

    we hope you keep that work my faverate actor iskufilan love you bro

  • @queen-nb6uq
    @queen-nb6uq 5 років тому +1

    Wlhi wa dad caajiba ManshAllah best actress xildhanka iyo hajiyadeysa si gaara wana umaleyna srk iyo kojol Somali sida ay isku fahmin waxa aad u qurxiyeey filimka wa wadashaqeynto si hagar la,an ah taas aya surtogaliysay . guuleusta dhamanteen Wanda mahadsantin

  • @ibraahimsaid9507
    @ibraahimsaid9507 5 років тому +1

    Mahadsanidin dhamantiin wacdiyo iyo waano runtii musalsal aan uxiisi doono wna idinku dhiiri galin good future inshallah

  • @susudiamond6452
    @susudiamond6452 5 років тому +5

    Aad iyo aad baad u mahdsntihin koxda wacdi iyo wano wana ka xumahy in u naga dhamdo filmka lkn waqtigisa halka ku ekaa Anywy thank you guy's Eid mubrk🙏🏻

  • @shaamproduction820
    @shaamproduction820 5 років тому +28

    Best film wali musasalki qarniga lkn dhalinyara xaflad halo qabto lagu gudoon sinayo jilayashi ugu ficna sanadka 2019 si logu dhiri galiyo howsha ay u qabten bulshada

  • @fhassan33
    @fhassan33 4 роки тому +1

    I believe they all deserve kudos for putting together a such pleasant, emotional and sincere episotes. The actors are beautiful and talented thank you for promoting our culture and keeping it alive. I love to see more movies like this in the future. Thank you all !!

  • @intaallejeceljecliyaa3852
    @intaallejeceljecliyaa3852 5 років тому +1

    Ala noo sii wada idinkoo mahad san maasha Allah walahay waad ku guulaysateen 👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽 💐💐💐🌺🌺🌺🌹🌹 guulaysta markasta

  • @riyaaqismail9852
    @riyaaqismail9852 5 років тому +32

    Wn u XiiSi donaa musalsalkan wlhi 😢😢😢❤️💯

  • @elaataysin1229
    @elaataysin1229 5 років тому +15

    I lik wlhi waan dhamaystay daawashadiisa from FINLAND

  • @caydrusxassan2235
    @caydrusxassan2235 5 років тому +2

    Mashaallh muslsal macan waxan nirjyna hormar wacan 😘😍😍

  • @abdikhaliqfaisal8486
    @abdikhaliqfaisal8486 5 років тому +1

    Eid Mubarak
    Kul aam wa int b kahir ( كل عام و انتم بخير ) all muslims around the world and the talented actors and actresses in WACDI AND WAANO MUSALSAL insha Allah we'll miss you

  • @khadiradiamondofficial4221
    @khadiradiamondofficial4221 5 років тому +13

    Waan inii xiisi doonaa wacdi iyo waano😭😭jilayaal inaba caadi aheyn

  • @mustaafinadiif4518
    @mustaafinadiif4518 5 років тому +36

    Ninkaa ceegaag ah waa in xildhibaanada golaha deegaanka ee somaliland lagudaraa

  • @saadom5664
    @saadom5664 5 років тому

    This is the best 👏👏👏👏👏👏👏🌷🌷💓🌹💗❤💞💘😘😘😘😘😘😘💖💕💔💕💔💚💚💕💔💔🌷❤💓💞💞💞💘💗🌹💋❤ we miss you guys Thanks so much good job MashAllah❤

  • @ashamohamad4224
    @ashamohamad4224 5 років тому +1

    Eid Mubarak azhpta aan aadk u jeclahy ikraan and goobd😍😍😍🙋🙋🙋iyo bahda ka qyb qaadteyb💃💃

  • @maymuunabdullahi4084
    @maymuunabdullahi4084 5 років тому +3

    Nosobadiya musasalada universal TV wn idkaga mahadcelineynaa sidad dadkina ugu adegtaan Kun jeer thanks

  • @abdinasirbashiirahmed7716
    @abdinasirbashiirahmed7716 5 років тому +41

    Kal iyo Lab Ogadenki ogu Horeyay e musalsalka Dhamesto ayan Ahay kawarama😂😂😂 Oagadenow Landhere Ba Tihine wilkina Like u sara😎

    • @user-kv4jz9kl9i
      @user-kv4jz9kl9i 5 років тому

      Adeer badiye majogta qabiil mar hora ladhafay

    • @qumanahmed1925
      @qumanahmed1925 5 років тому +1

      Aga maxa lagu yidhi ogaden waa maxay waar naga xisho

    • @mudanemudakar8456
      @mudanemudakar8456 5 років тому +1

      Anoon OG ahayn ayaan kuu saaray garacoow because ilike cagdheer people

    • @hamiodakane8298
      @hamiodakane8298 5 років тому

      Rer xidhidkey jecliyaaa

    • @labzamabdi5436
      @labzamabdi5436 5 років тому

      cagdherow liketa kusaray

  • @rahmoruuhi4138
    @rahmoruuhi4138 5 років тому +2

    Team wacdi io waano waxan leenahy aad bn uga helny musasalki taxanaha aha ee aan so dawanyney bizhi Ramadan wana mhdzntihiin Eid MuparaK all Muslims

  • @farxiyamohamed6543
    @farxiyamohamed6543 5 років тому +1

    Masha Allah runtii barnamij wacan bu aha lakiin wa kaxumahy inla sogabageweyo

  • @abiibakarahmad5408
    @abiibakarahmad5408 5 років тому +4

    First ahay like waaa maalin ceedeee

  • @abdiqaniboss4838
    @abdiqaniboss4838 5 років тому +17

    Reera Like Doona Idinka Unbaa Raba In lydiin saaro

  • @hodanshirechannel3418
    @hodanshirechannel3418 3 роки тому +1

    Reer Waqooyiga waan jeclahay, Hibaaq Waa gabar caqli badan si fiican bay u jishay

  • @aminahaji3194
    @aminahaji3194 5 років тому +8

    Waan idin xiisi Doonaa wallahi much love guys 😭😁❤😄

    • @zahromuqtar3506
      @zahromuqtar3506 5 років тому +1

      Masha allah wan kahelay ikraan abdi qani isku filan

  • @adnam2413
    @adnam2413 5 років тому +9

    ceegag xildhiban cunaaye❤ku ahay ku xiisi doona ceegagow😢

  • @waarechannel3173
    @waarechannel3173 5 років тому +5

    Eid wanaagsan dhamaaan umatul Muslimiiin meel aadba joogtaaan

  • @anabahmed6600
    @anabahmed6600 5 років тому

    Wan idinsalamay. Wan lasocday. Midh imadhafin. Wana uxisaynaa. Thanks wacdi iyo waano America ban kadawanayay qaybta badiyaha love it All wacdi iyo wano wuu shidnaa Was good

  • @hadiilchocola
    @hadiilchocola 5 років тому +2

    Plz inooso badiya musalsalada sidana
    Si aynu uga marano musalsalada ajaanipka kuwanay nu dhaqankeeeniii ku baranaynaaa dhalinyartana in la dhiiiri galiyo weeyan waliba bilad sharaf la siiyo weeeye runtiii Way inaga baraqajiyeeyen Actors kii caaalamka cid walba wax jil lama yidhaaahdo waa haybad ilaaahy bixiyo hore usocda ❤❤👏👏👏👏🙏🙏🙏😢

  • @shukriahmed2980
    @shukriahmed2980 5 років тому +16

    Eid Mubarak dhamantin melkastod jogtan
    Kulu caam waantum bikhayr

  • @abdifatahnur7431
    @abdifatahnur7431 5 років тому +20

    Filinkan filin cajiipu aha wlhi
    Anigu waxan ka fa iday fikirki ikraan ee aha in miyiga gedaha ku yala warshad findhicil laga samaysto 😅

  • @saaromohamed772
    @saaromohamed772 5 років тому +1

    wlhi waan ka helay filinkaan wana u xiisi dona waxaan idin leyahay hore u socda waan idinka helnay wlhi waxaadba ku daremesaan sida lo dawan jiray iyo halaheesta wacdi iyo waano horumar wacan ha idin rajeen

  • @grdytgftdtf3907
    @grdytgftdtf3907 5 років тому +2

    Somali baan la yabay musalsal kaan waxa uu la wacnaaday waa wakhtiga iyo kharshka uu tv galiyay
    Dadka jilaya saa ugu mahad celinaysaan universal tv maad ugu mahad celisan dadaal kiisa oo ku amaantan

  • @mohamedmohamud4250
    @mohamedmohamud4250 5 років тому +3

    Waan idin salaamay dhamaaan tiin sidafiican ee aad isula jaanqaadeen walee waaa film xiisole

  • @hodmanwarsame7086
    @hodmanwarsame7086 5 років тому +5

    Wuxuu ahaa film ad u casriyeesan aniga ad baxisanjirey shaqo wanagsan 👏👏👏

  • @bartanabada2906
    @bartanabada2906 5 років тому

    ciid mubaarak waan idiin xiisin dhamaantiiba gaar ahaan yuusuf ceegag, ikraan, hibaaq iyo abdiqani isku filan iyo dhamaan kooxdii wacdi iyo waano iyo hawl wadeenada iyo bahda universal tv

  • @maxamedcali2065
    @maxamedcali2065 5 років тому +1

    waa musasalki aan dawada waa mika ugaxisaha badnaa abid waxan idin leyahay jilayasha wacdi iyo waano runti makala dhacdaan eeda mubaarka

  • @hadiilchocola
    @hadiilchocola 5 років тому +12

    Hipaaaq ceegaaag isku filan ikraaaan
    Haybad eebe ku siiyay habeen lagama qaado Best actors ever hore usocda 🙏👏👏👏❤

  • @kinghindiholish1016
    @kinghindiholish1016 5 років тому +38

    Yusuf cageg wlaahi waan tageraa nolow love from Switzerland hhhhhhhhhhhh

  • @yusufguulofficial
    @yusufguulofficial 5 років тому

    wlhi Kooxdan Wacdi iyo waano waan u xiisi doonaa waxan jeclaan lahayn hadaa nahay shacabka kuxiraa musasalkaan inay Short films badan noosoo gudbiyaan👏🏼👏🏼👌👌🙏🏽🙏🏽

  • @saynabsheikh8797
    @saynabsheikh8797 5 років тому +2

    Masha allah yusuf cegag

  • @laacibsoojabay2105
    @laacibsoojabay2105 5 років тому +11

    Filimkan aad ayuu ushidna wlhi horay usocda jilayasha waad ka baxsateen horay usocda eid mubarak 🥰

  • @yaaniempire408
    @yaaniempire408 5 років тому +3

    best movie ever walhi we gone miss this movie😭😌

  • @isracabdi2121
    @isracabdi2121 5 років тому +1

    Eid Mubarak dhamaan muslimiinta melkasta ad jogtan .tanteeda alle caafimad cimri dherer ha inagu gaadhsiiyo Aaamiin

  • @mulkiabdi4514
    @mulkiabdi4514 5 років тому +1

    Maashaa alaah hibaaq si wanagsan bey uga soo baxday hooyo nimada iyo kuligooda waanka helay alaha idin xafido

  • @Hawd
    @Hawd 5 років тому +4

    REVIEW:
    Overall, it's great film which addresses important social issues.
    We are proud of everyone and congratulate them on their hard work.
    Like Cegaag and producer, my favourite parts were miyi.
    You should make normal none-Ramadan series as well.
    Indeed, it was popular and it was widely shared on social media.
    I like to see less advertising at least not as part of the story (eg Sugan, Damal, Ali Jirde). We didn't give our times to see advertisements. They can be added like Dahabshiil.
    In the next series we need to send the team for a holiday to Mogadishu, Kismayo, Bosaaso, Jigjiga and Djibouti.
    We must explore our Somali world outside Hargeisa and its miyi.
    You will gain more audience.

    • @MohamedMaax
      @MohamedMaax 5 років тому +1

      inshallah waxaan soo wadnaa taxane cusub

  • @abdirahmankaveez6343
    @abdirahmankaveez6343 5 років тому +8

    All the way from Mozambique 👊👊👊👊💯

  • @abdiwarsame6229
    @abdiwarsame6229 5 років тому

    Mashaa Allaah runtii filim la mida oo soomali ah ma arag, markaa waxaa mahad weyn u celinaya agaasimaha fadlan waxaan filayna mid la mida idinka sugayna , Universal TV thanks
    Runtii waan u xiisi doona Yaa salaam ❤️

  • @mostaphaothmanfarah589
    @mostaphaothmanfarah589 5 років тому +1

    Eid mubarak dhamaan umada soomaliyeed ehel iyo azxaapa🤝🤝🤝🤝🙋🙋🙋💑💑💏👪💑💏💏👭👭👫💋💋💋💛💛💕💕💕💕💗💘💖💖💖💓💗💗💙💙💙💙💖💖💋💋

  • @eng.abdirahmanhassan758
    @eng.abdirahmanhassan758 5 років тому +21

    The Last Day Of Filmkii Wacdi Iyo Waano

    • @mukhtarwarsameyare3799
      @mukhtarwarsameyare3799 5 років тому

      waar nin kaa ceegaag waa majaajilayste dhamays tiran isaga iyo hibaaq iyo gabadha ay walaalhayihiin ceegaag iyo isku filan adeerkiinin kaasi waa taf ee hala ogaado aad baan ula socday

  • @zureer5014
    @zureer5014 5 років тому +31

    🤣🤣🤣😂😂😂😂🤣😂🤣ceEGaaG kU xiizi Donaaa Waleee😍

  • @bisharom8560
    @bisharom8560 5 років тому +1

    Waaw keep going inshaalah wacdi iyo waano is the best film ever and ever in somali film all actors wonderful. Somali land guul specially reer burco they nw how to create such film like this one noolada Mashaaalah. U guys alove all of u.

  • @sekerie
    @sekerie 5 років тому

    Axyaa musasal .walahay waa musasalka kaliya ee isa bunka ii qabta.kooxda wacdi iyo waano ma kala dhacdaan hore u socda mustaqbal ifaya ayaad lediin..aniga ikran aya si aad ah iso jiidatay😍😍😍

  • @munacaabi8925
    @munacaabi8925 5 років тому +3

    masha Allah hambalyo hambalyo xerta flmka wacdi iyo waano
    hambalyo hambalyo wllkay maxmed caabi

  • @dauuzyareh9284
    @dauuzyareh9284 5 років тому +17

    Kooxda wacdi yo waan ciid muprik dhamantiin like ii saar azxabta

  • @smiletube7968
    @smiletube7968 4 роки тому

    Qofta ikraan ah wlhi jiliinka meeshedi bay dhigty tageero aan u ahy like azxpta inta ikraan jiliinkeda ka heshy

  • @mohamedcaashaq2761
    @mohamedcaashaq2761 5 років тому

    Masha allah wlhi waa filin intii an dawanayay an ka helay ee hudahena soomaliyed matalayay ibadan ban sugaynaa masha ilhay ha idin barakeyo ku la midan idinka sugaynaa isha allah

  • @hoodocabdimaxamed4255
    @hoodocabdimaxamed4255 5 років тому +9

    Walalayaal ciid Mubaarik Farxad ku ciida Illahay Ciidan ciideda haynagu gaadhsiyo caafimaad qab iyo Cibaado ❤💓💓💓

  • @shaaficirashit661
    @shaaficirashit661 5 років тому +12

    farxad hal.like wll

  • @kamaaludinwrsme6658
    @kamaaludinwrsme6658 5 років тому +1

    Masha Allah Eid wangsan bahda wacdi iyo waano, waad Ku mahdsanthin madadaaladiinii.

  • @sahragamadid9095
    @sahragamadid9095 5 років тому +1

    Asxabta wan i din sugaynaa inshaalah ilaahay hayna garsiyo cid dan cid deeda damantiin shukran

  • @malapzaninamustaphe6743
    @malapzaninamustaphe6743 5 років тому +14

    Oo mnta inaanu jirin bn moodyeeH

  • @hamdiliibaan3976
    @hamdiliibaan3976 5 років тому +4

    Waleee filan cajiibuuu ahaaa waaiga gadanyahy aniga❤️❤️❤️

  • @Mariish9331
    @Mariish9331 5 років тому

    Filimki ma intan bu ku dhamaday😫😫Maad sii wadan waa filim macane😋💋Eid Mubarak somali🇸🇴Mohamed😘

  • @hanaamen37
    @hanaamen37 5 років тому +1

    Miyay dhamaatay miyay daan noo soo galinayn riwaayado macaan ciiid mubaarak dhamaantiin❤❤❤❤❤💕💕💕💕

  • @ackhaire8009
    @ackhaire8009 5 років тому +4

    Filmka wacdi iyo waano Waxa ugu wayn ee ku caaan baxay waa magaca
    oo Ah magac ku Habon
    tan Labaad Majajolestysha jilayay Aya aha Kuwo Ad jilidoda So jidasho Lahayd
    dadka Nocas ah ee Fikrada iyo Hal aburka leh wa In la tagera
    Horay U socod ban Idin rajyn Team w&w

  • @horyaalmedia4250
    @horyaalmedia4250 5 років тому +3

    University TV waa mahadsanyahay

  • @nabilhoussein5083
    @nabilhoussein5083 5 років тому +2

    Eid mubarek dhaman wacdi iyo waano salan goobed dhaman. Umada somaliyeed ciid wanagsan

  • @cumarcawke6539
    @cumarcawke6539 5 років тому +1

    Mnsha allah yuusuf cegaag nin aad u cod macaan nin lagu aamini karo heesha aadka u qaligaa ama midhaha culus fanaan aan xiligisii so gaadhin

  • @abdifatahally3817
    @abdifatahally3817 5 років тому +12

    Eid Mubarak dadkiii wacdi iyo wano kuxidhnaaa kuli caam waa antum bil khayr

  • @ruweydanuurnuur2747
    @ruweydanuurnuur2747 5 років тому +5

    Mash allah wn u hamblynay dhmn kooxda. ❤❤❤👍👍👍

    • @fadumosamra4127
      @fadumosamra4127 5 років тому

      maxaad uu joojisen walahi majdan kalaadhacynin salan saree dhamantin❤❤❤❤❤❤❤❤✋✋✋✋✋✋✋✋✋✋✋✋✋✋😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @luulhassan5177
    @luulhassan5177 5 років тому +1

    universal waxaan ka codsaneeynaa ineey filmka sii wadaan waan ka codsaneeyna waana u mahad celineeynaa

  • @maska1977
    @maska1977 5 років тому +5

    Mshllh waan uxiisi doona