QALADAADKA MUSALSALKA WACDI IYO WAANO PART 1

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 540

  • @suhaibabdimouse4761
    @suhaibabdimouse4761 5 років тому +323

    inta u xiisi doonta musalsalkan
    kuna xasuusan doonta ramadaanta😰😰😰😰😥😥😥👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽😥😥😥😰😰😰😰😰😥😥liketa😰😰😰

    • @Dayaxtv
      @Dayaxtv 5 років тому +2

      Wll subscreibe igu qaabo khyr allaha ku siiyo

    • @kordahab9542
      @kordahab9542 5 років тому +1

      Waan uxisi doona wacdi iyo waano runti😍

    • @user-fv1gp8op7i
      @user-fv1gp8op7i 5 років тому +1

      😭😭😭😭😭😭

    • @hoge-tusaaleynmedia6940
      @hoge-tusaaleynmedia6940 5 років тому +1

      aad iyo aad baa loogu xiisi doonaa

    • @cabdixasan5157
      @cabdixasan5157 5 років тому +1

      😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅💗💗💗💗💟💗💖💖💖💖💖💖💖💖💔💔💔💔💔💔💔💜💚💚💚💚💙💙💙💙💚💚💚💞💞💥💜💖💟💛💖❣💙💞💛💖💟❣❣💝🤘👌👏👏👏👏👏❤❤❤❤❤👄💘💘💘💘😅😅😅😄😄😄😄🙄🙄🙄😁😁😁😁

  • @daakirkadoon5338
    @daakirkadoon5338 5 років тому +85

    Musalsalkan luuqado kale halgu tarjumo haday suuro galtahay, waayo wuxuu koobsaday Dhaqan miyi iyo magaaalo

  • @simanali4794
    @simanali4794 5 років тому +39

    Masha allah waxas o qosol iyo dhib ah baa laga so maraa anaguna si fudud baa isaga daawana kwrama horay usocda

  • @sharmaahmedbashane7786
    @sharmaahmedbashane7786 5 років тому +21

    I swear This film deserve to be Oscar nominee. The best film director ever Mohamed caabi and very talented actor's. God bless you all.👏👏👏👏👏👏💯💯💯💯💯
    Eid Mubarak 📣🎂🎉🎂📣🎂🎉🎂🎉📣🎂🎉🎉📣🎂

  • @kingmarwaan2154
    @kingmarwaan2154 5 років тому +411

    Intii ku Taxneyd Oo hal mar xita Dhaafin like haila Gafin😅😂😂😂

    • @samokaabyutub6173
      @samokaabyutub6173 5 років тому +1

      kinG marwaan
      like subscribe ba wan ku saaray adna isaar wll

    • @ahlulwanaagmedia9425
      @ahlulwanaagmedia9425 5 років тому +1

      King walalkey subscribe igucaawi Allaha hakusharfo 🙏🙏🙏🙏

    • @samokaabyutub6173
      @samokaabyutub6173 5 років тому +1

      kinG marwaan
      like subscribe wan ku saaray adna isaar wll

    • @israafiilsahal8708
      @israafiilsahal8708 5 років тому +1

      Liks iyo subscribe wxy noqotey wax laiskugu duceeyo laisku bero 😂😂😂

    • @kingmarwaan2154
      @kingmarwaan2154 5 років тому

      @@israafiilsahal8708 ok pro🤗💝

  • @mdeek9888
    @mdeek9888 5 років тому +120

    Dhalinyara reer waqooyi
    Waa dad xadaariyiin ah
    Keep going
    Guul iyo gobo nimco
    Inay dhamaan deegana Somali u gu ilbaxsan yihiin.
    Like and comment

    • @samokaabyutub6173
      @samokaabyutub6173 5 років тому +3

      M Deek
      asc wll ado raaliya subscribe isaar

    • @mdeek9888
      @mdeek9888 5 років тому +2

      @@samokaabyutub6173 ok sxp qaali

    • @mdeek9888
      @mdeek9888 5 років тому +4

      @@samokaabyutub6173 kuu saaray eh aduuna ii sar 863 baa kuu jirtay ana waxaan ku ahay 864 eh ii saara sxp

    • @samokaabyutub6173
      @samokaabyutub6173 5 років тому +2

      M Deek
      wan ku saaray wll

    • @abdirisakmawlid6224
      @abdirisakmawlid6224 5 років тому +3

      Iidoor diin ay haystaan lagaran mayo. Ana idoora waa qudhun wlaahi ana og guntaa ku badan.

  • @hamzybulxan3511
    @hamzybulxan3511 5 років тому +56

    Wllo mid baa jirta qoraalka muujiya oo weyneeyaa si loo akhrin karo thanks Universal tv

    • @Dayaxtv
      @Dayaxtv 5 років тому

      Sxb subscreibe igu qaabo khyr allaha ku siiye

    • @farxiyamohamed6543
      @farxiyamohamed6543 5 років тому

      Koxdii wacdi iyo wa idiin salamay ciid mubarig

  • @hibaaqsaakin9790
    @hibaaqsaakin9790 5 років тому +228

    islaam hadaa tihiin like iisaara plz

  • @hannabeegsi2451
    @hannabeegsi2451 5 років тому +198

    😂😂😂😂😂omg
    Saan uqoslay saaka afkiba ibalaadhay hahah
    Waligay like ma codsane like isaara bal manta

    • @barashadadiinta2003
      @barashadadiinta2003 5 років тому +2

      Walaal anigu waan kuu saaray SUBSCRIBE ee adna iisaar

    • @KhaalitGaaz
      @KhaalitGaaz 5 років тому +1

      Hanna Beegsi awalpaad af weyneed ha eersan riwaayada

    • @hannabeegsi2451
      @hannabeegsi2451 5 років тому

      KhaaliT GaaZ
      Afkawayni Waa qurux huuno imika mand arag qaliinaba laga si aad usamesato af balaran 😉

    • @KhaalitGaaz
      @KhaalitGaaz 5 років тому

      Hanna Beegsi Waleee😂😂😂adaaba horeeya inadr anagu meshayada waba laysku caayaa

    • @hannabeegsi2451
      @hannabeegsi2451 5 років тому

      KhaaliT GaaZ
      Wad danbesa buska danbe so raac hadaba

  • @zureer5014
    @zureer5014 5 років тому +50

    🤣😂😂😂beer iMa nooLa zaan U qozlaYEY indhiHipa i cazaDaY🤣😂😂🤣HaDad iLa MiTaHaY #like izaaR HunO

  • @Hiisamin04
    @Hiisamin04 5 років тому +9

    Wuxuu aha Film kii igu horeye ee aan la bilawdo lana dhamaysto intii u xiisi doonta ee ka heshay Film ka like 👍👍👍👍👍👍👍

  • @sawdasabnaa1188
    @sawdasabnaa1188 5 років тому +54

    1__29wlhy hal malin IMA dhaafin qaladaadkana sidan usugayay ayn dalay wcdala 😂😂 inta sidayda like

    • @Dayaxtv
      @Dayaxtv 5 років тому

      Sawda wll subscreibe igu qaabo

    • @mohaaade17
      @mohaaade17 5 років тому

      Sowda waqtiga ayaad iska qasaarisay intaas dhan hadaa cibaadeysan la heyd ama aad shaqeysan la heyd kawrn

    • @sawdasabnaa1188
      @sawdasabnaa1188 5 років тому

      @@mohaaade17 wan shaqaysanayay wanan cibadaysanayay bro hadana wan dawanayay😇

  • @xirsicabdijamacqoorlacag3918
    @xirsicabdijamacqoorlacag3918 5 років тому +10

    Qoftaas Ikraana Ban Ku Haystay anigu way Kala Kicisay Musasalka Ayadaanba Ka Daawan jirey Messha 💓💓

  • @pysuhayb15
    @pysuhayb15 5 років тому +6

    Best director in somali world

  • @YasminOh
    @YasminOh 5 років тому +10

    Beerki dhax bu noqday qosol dartii.. kkkkkk. 😂😂Walee ramadaan fiican on wada qaadanay bulsho isku keentay Wacdi iyo waano ❤️❤️❤️❤️

  • @zakariyeabdinurelmi3778
    @zakariyeabdinurelmi3778 5 років тому +2

    Qeybta uu xilipaan cunaaye iska dhigaayo sidii cige inta ila aragtay wllhi waa funny siduu hadalka isugu aadiyey😁😁😂

  • @quruxsanhennanbeauty3764
    @quruxsanhennanbeauty3764 5 років тому +15

    Funny wlh cadi maha isku filan marku leyahay " maar" ninka klena leyahay " naar " inti ku qososhay like wash 👍ku sii

    • @Dayaxtv
      @Dayaxtv 5 років тому

      Wll subscreibe igu qaabo

    • @samokaabyutub6173
      @samokaabyutub6173 5 років тому

      quruxsan henna designs
      asc wll ado raaliya subscribe isaar

  • @somalilandergeesi4012
    @somalilandergeesi4012 5 років тому +12

    Like saara hawiye iyo isaaq only
    Irir samaale only

  • @dalmardaacad8237
    @dalmardaacad8237 5 років тому +7

    Wixii reer baligubadle ahaw subscribe ku dhufta❤❤❤❤

  • @hafsamaxamud2340
    @hafsamaxamud2340 5 років тому +6

    Adeerkay baa xaga ka heesaya oo ka muuqda kkk adeerkay Maxamed caabi digaale❤❤

  • @sharmaakeabdimalik9122
    @sharmaakeabdimalik9122 5 років тому +2

    Filmku waa hirgalay wle wad salamaantin dhamaan bahda musal salka wacdi iyo waano oo u horeyo detracts Maxamed caabi digaale iyo asxapta kaleba insha allah waxan idinka sugna filmka oo kale oo xisoo badan waxanan idin leyahay keep going dhamaan 🙏

  • @CAAMIROfficial
    @CAAMIROfficial 5 років тому +10

    Qaladaadka nooso badi Universal TV 😁😍😅

  • @suldaanmuhammadmillion7541
    @suldaanmuhammadmillion7541 5 років тому +41

    Intii is jecel waxaan leeyahay guulaysta

  • @adulwahabmohamed3328
    @adulwahabmohamed3328 5 років тому +17

    Sax filimada aduunkaba qaladaadka
    Waa la soo ban dhigaa waa dad jirra wlhi reer hargeisa libaaxyo

  • @nimcoayaannimcoayaan9285
    @nimcoayaannimcoayaan9285 5 років тому +8

    Filinkan aad baan uga heli jiray waan ka xumahay 💔 in uu sii socdo ayaan jeclaa

  • @ahlujannah4893
    @ahlujannah4893 5 років тому +3

    I feel like I’m in Hargaysa that people always have fun and laugh

  • @hamze5225
    @hamze5225 5 років тому +1

    *Dhaman jilayasha filimka waxn idinleyahay ciid mubarak aadban idiin jeclahay wlh dhamantiina wan idin salamayaa Qaladadkuna adbu umacanyahay wlh waad naga farxizeen Alla haydinka farxiyee keep going ayaan idin leyahay frome Oslo Norwey*

  • @sahrafarah6734
    @sahrafarah6734 5 років тому +6

    thanks pro and in the morning I have a meeting at the school and the best of luck in the area of the best and I hope you feel I would like the opportunity but I think it's only a back up and the first thing you my friend and he 💐💓💓😍😍

  • @saynabahmed7643
    @saynabahmed7643 5 років тому +1

    Waaaaw Mnsha allh wan uxiisi doonaa flmkeenii jilayaaa sheenii hormar wcn dad aana ilaawi doonin ilaahy haidin xafido dhamaaan daawada yaaashiii igula xirnaa flmkaan isku soo noqod wanaagsan baa inoo balana insha allh❤❤❤❤

  • @jabirshow7755
    @jabirshow7755 5 років тому +21

    Walalayaal ilahy dartiisa subscribetiina iisiiya thank u

  • @faizahusien2634
    @faizahusien2634 5 років тому +3

    Kkkkk wlhi xooj baan ugu qoslay waxn ka helaa inaan dowada qaladadka video da soo badiya

  • @aamiinomar6176
    @aamiinomar6176 5 років тому +1

    Axzan musasal tayo leh like isara inta ku taxan

  • @jablibaax
    @jablibaax 5 років тому +16

    4:46
    Yusuf:sidii nin weyn u hadal maxa jira
    Isku filan :adeer inantaadaan is baranay
    Yuusuf:haye
    Isku filan:Facebok gaan iska baranay
    Yuusuf:kabacdina
    Isku filan:jacayl baa yimid
    Yusuf:dabadeedna
    Isku filan:albabkasan kaso galay
    Yuusuf:markaad timidna
    🤣🤣🤣

  • @mahadzakaria7317
    @mahadzakaria7317 5 років тому +25

    Intii ku taxneed una xiisi donta like isara illah haidin sharfee

    • @Dayaxtv
      @Dayaxtv 5 років тому

      Subscreibe igu qaabo khyr allaha ku siiyo wll

    • @mahadzakaria7317
      @mahadzakaria7317 5 років тому

      @@Dayaxtv. Ku saray wll

  • @jelekasai7639
    @jelekasai7639 5 років тому +4

    Kkkkkkk wooow i realy love it thump up mashallah

  • @dhaladkasomaliland5878
    @dhaladkasomaliland5878 5 років тому +9

    Saan ujeclahay qaladadka asagaba ka mcn filimka

  • @miromiro8090
    @miromiro8090 5 років тому +7

    Actorka iyo atariishadu wey isku soo baxeen .

  • @cabdiqaadir4072
    @cabdiqaadir4072 5 років тому +1

    Jilayasha dhan mahadsanidiin from muqdisho

  • @maryamahmedhassan6796
    @maryamahmedhassan6796 5 років тому +12

    wa xaq Inan coment ka baxsho abid wa musasalkan intaan la bilabey la dhameyey waxyalo badan ban ka faidey ey kamid thy inuu waqoyigu naga aroos badal yhy miyi markas wixi kaso fakarey iyo cidii jisheyba bilad sharf bad ledihiin qaladadku dadki codsadey manan aheyn lkin niyadan ku hayey

  • @xafsaismail7983
    @xafsaismail7983 5 років тому +5

    Filmkaba qaladaadkiisa kamacan wlhi😂😂

  • @nasteexoindho1304
    @nasteexoindho1304 5 років тому +12

    Wax bil dhan soo wadney miyad hada in aad nanacsiisan igu tal gashen miyaaaa

  • @ifrahbintuyusuf4305
    @ifrahbintuyusuf4305 5 років тому +4

    Wwwww anaa ugu horeya waa sidaan u tagero keep going

    • @samokaabyutub6173
      @samokaabyutub6173 5 років тому

      Ifrah bintu Yusuf
      asc wll ado raliya subscribe isaar
      hadad i sartayna mahadsanid

  • @saedsaed7136
    @saedsaed7136 5 років тому +6

    This is the best ever so funny ✌🏽❤️

  • @aaminocabdi6756
    @aaminocabdi6756 5 років тому

    Qoralka waad ka qadesan isagoo la aqriyin. Marka isbes u sameya waad mhdsnid ruwaayad an aan uga helay masha allah

  • @rahmaahmed1836
    @rahmaahmed1836 5 років тому +5

    Woow maxamed caabi edo ileen codbaa kugu dhacay waad qarsoonayde.

  • @xasancafi9552
    @xasancafi9552 5 років тому +5

    Kkkkkkkkkk
    Khaladkaba musaslkale ah
    Fani wlhi balsoo dhamaytira

  • @shafaarmoha9479
    @shafaarmoha9479 5 років тому +8

    Filimada khaladaadkoodan u jclhay yaa LA mida

  • @mohmedabdi2650
    @mohmedabdi2650 5 років тому +3

    director mohmed aabi digaaale jama sallan sare abtio keep going

  • @nastexobudul6641
    @nastexobudul6641 5 років тому +15

    Walhi ikran waa naag nool qaladadkeda mabadno 👸🏼👸🏼

    • @Dayaxtv
      @Dayaxtv 5 років тому

      Subscreibe igu qaabo wll mahadsanid

    • @dhaladkasomaliland5878
      @dhaladkasomaliland5878 5 років тому +1

      Yuusuf Ceegaag baan khaladadkisu badnayn

  • @rayanreally550
    @rayanreally550 5 років тому +11

    Waxan kacod sana qeybta labaad ikraan markey gariga raceysey qaladadkeda inaa nogu soodarto

  • @moamiin3146
    @moamiin3146 5 років тому +1

    Ikran she real talent and also she is so cute

  • @naimaismail7266
    @naimaismail7266 5 років тому +2

    Hhhhhhh walhi mashaallh xata qaladadku waa funny 😂 wan idintagera

  • @alinoor8322
    @alinoor8322 5 років тому +3

    Alla ayeyo wa raday wallahi qosol igu maharin

  • @sagalahmed7129
    @sagalahmed7129 5 років тому +10

    Wiilka qaadaya heesta baxsaney hargeysaay Codka inu iska riixa mooda😂

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 5 років тому +5

    Abdiqani isku filan waa balo kulahaa makaa jabtay🤣🤣😂😂 markaa dhalatad afkaa ciida dartay kulahaa🤣😂😂🤣

  • @fathiahmed9428
    @fathiahmed9428 5 років тому +1

    Atii dabadeednaa markaad timiidnaa kuyee allah kaalyaahaa icaadaaday qoosool weyna

  • @iftinshmoha687
    @iftinshmoha687 5 років тому +32

    Ani qoralka wan aqrin wayay yaa ialmida

    • @Abdifitahabtidoon
      @Abdifitahabtidoon 5 років тому

      Kkkk qabo marku soobaxo ama haduu yaryaryahay ukiyaale xiro

  • @user-vt4nx8cg8q
    @user-vt4nx8cg8q 5 років тому +5

    😂😂😂😂👀wllhi noloshyda waa riwaaydiii iigu xarabaa badnyd

  • @b_z_b.7
    @b_z_b.7 5 років тому +1

    Inta ramadaanka soonta
    Waan salaamay inta kalana
    I badbaadiya isku xarig manihine

  • @cumarcabdi1649
    @cumarcabdi1649 5 років тому +3

    Kkkkk oo wax badan baad qari seen kooxda wacdi iyo waano 😂😂😂

  • @galowjama7244
    @galowjama7244 5 років тому +2

    So funny anagaaba qosalay hhhhhhh

  • @nouryarechannel4579
    @nouryarechannel4579 5 років тому +2

    Kulahaa sawirkiii keeshaliga hhhh wlhi hablaha dhib wayn ayaa hysata intay meel kasta sawir ka qaado ayay iska dirayaan allah ha sahlo

    • @samokaabyutub6173
      @samokaabyutub6173 5 років тому

      Nour Yare Channel
      asc wll subscribe isaar wan ku saare

  • @bashiirafrica
    @bashiirafrica 5 років тому +3

    Filmka sidii aan filayay weeye Ramadan tii ka hor ayaa la dhigay Sababtoo ah Director Caabi ufiirso marka dagaalka wuxu sitaa sharaab
    Hase ahaatee shaxda director ku dhigay waa mid la yaab leh Riwaayadana isagaa quruxda uyeelay walahi

    • @maxamedcaabidigaale3779
      @maxamedcaabidigaale3779 5 років тому

      Thanks bro.
      habeen baanu duubnay oo waa la afuray sxb

    • @bashiirafrica
      @bashiirafrica 5 років тому

      walal marka aan sheegayo waa marka aad Yaasiin iyo isku filan fahansiinayso Sheekada Baloodhada ee aad joogtaan meesha Lo'da badan joogto,xilligaasina waa hadh-cad ee maaha xilli afur
      sidoo kale odayga isku filan adeerkii wxa uu sitaa caagad biyo ah.
      Any way filmku La'aantaa Tayo ma lahaadeen walal alle haku xifdiyo

  • @maxdar11
    @maxdar11 5 років тому +1

    QORAALKA WAAWAYNEEYA DIRECTOR 2SECOND NA HA SOCDO SI DADKU U AKHRIYAAN
    AAD AYAAD UMAHADSANTII WLLAAHO FILM SIDAN LOO DUUBAY SOMALI KUMA ARAG KEEP GIONG BROTHERS

  • @mohamedabdilahiali968
    @mohamedabdilahiali968 5 років тому +3

    Hoyadaa garoonka xawaadle ayy kugu dhashay wlhi wn qozlay 😂😂😂😂😂

  • @muniirhaadi3501
    @muniirhaadi3501 5 років тому +1

    Qaladaadkan ayaaba ka qosol badan filmka kkkkkkkkkk

  • @hodansharifali428
    @hodansharifali428 4 роки тому +1

    Flimkan wax ka fanisan maad araktay 👍 like walaal

  • @nabilhoussein5083
    @nabilhoussein5083 5 років тому

    Malin ima dhaafin qalaaladka wada qosol aah very funny ala beerka🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 wacdi iyo waano taagera buuxda

    • @samokaabyutub6173
      @samokaabyutub6173 5 років тому

      Allaleh miguil
      asc wll ado raaliya subscribe isaar

  • @bilaal-ugaaska
    @bilaal-ugaaska 5 років тому +8

    Izku FiLane IyO CeeGaag
    KORKAAD nooZaaraN Tihiin awooweYaal

  • @hassanyare196
    @hassanyare196 5 років тому +1

    Makaa jabtay kulaha Ar isku filan waa funny

  • @somalilanderdhaba6133
    @somalilanderdhaba6133 5 років тому +3

    Woooow waarbal maanta like ta hayla dhaafina waanso dhakhsade😂

  • @jallekarar36
    @jallekarar36 5 років тому

    ma sha alah wacdi iyo waano sific ayan ugu taxnaa waa ku mahdsntihin hhhhhhh qosalkina wa iga dhamayseen

  • @fartuunmaxamed3764
    @fartuunmaxamed3764 5 років тому +3

    Isku filan best aqtar ikran
    Sedo Kali mama Macan IGA dheh Abbe romantic ah sarirta kasodhaci funny😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍

    • @Dayaxtv
      @Dayaxtv 5 років тому

      Wll subscreibe igu qaabo

  • @mssmimi1122
    @mssmimi1122 5 років тому +1

    sxbkeen waxa moodaa kuwa askariga ka noqda aroosyada miyiga

  • @pillanhaibe7613
    @pillanhaibe7613 5 років тому +10

    Dicertorkii baa heesaya 🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂😂🤣🤣😊🤣😂

  • @ayaanabdullahi1
    @ayaanabdullahi1 5 років тому +8

    Qaladaadka qosol miran weye ino dhameya ila iyo xalqada 29

    • @samokaabyutub6173
      @samokaabyutub6173 5 років тому

      Ayaan Abdullahi
      asc wll ado raliya subscribe isaar

  • @agahlyrics4935
    @agahlyrics4935 5 років тому +4

    Ciid wanaagsan
    Dhamaantiin
    🙏🙏

  • @moh434awiyeaft9
    @moh434awiyeaft9 5 років тому +1

    Ax wlhi Qosolkii Adunka Ax wllo lik Ilasara Hadd ila Mitihiin😂😂😂😂😂

  • @maxamudmaxamed5793
    @maxamudmaxamed5793 3 роки тому

    Maskaxdu was wllky Maxamed Caabi Digaalle, waan ku salaamay

  • @idontcare6856
    @idontcare6856 5 років тому +37

    istaqfurullaaH 😂 kulahaa isku Filan walhi inan ku dari sawirkii Aad Keeshaliga 👙xidhnayd 😂

    • @Dayaxtv
      @Dayaxtv 5 років тому +1

      Wll subscreibe igu qaabo wll mahadsanid

    • @Qofdaga
      @Qofdaga 5 років тому +3

      i don't CarE 🤷‍♀️

  • @Anynomouslyyyher
    @Anynomouslyyyher 5 років тому +6

    quluubta idin tabi doonta beayaal 😣😇😇😇😇

  • @amuuniaismail3710
    @amuuniaismail3710 5 років тому +2

    Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh wllhi filmki qaladadka ka qosol badan

  • @abdifatahalfa
    @abdifatahalfa 5 років тому +6

    Qoraalka ayadon la aqrinin ayu dhaafayaa

  • @legitMeastro
    @legitMeastro 5 років тому +8

    😂😂😂😂😂😂😂 cabdiqani iskufilan caadi maaha.
    Hooyadaa garoon bay kgu dhashay kulha😂

  • @mohamedbarre9061
    @mohamedbarre9061 5 років тому +3

    😂😂😂 filmkii igu qoslka badna ee aan dawado

  • @foziamohamedomar4820
    @foziamohamedomar4820 5 років тому +1

    Horta hibaaq saaxibadeed Sahara kiin meeday makalaharijirin gabdhas waan tabay bal hala iisheego

  • @ridwanakiim2297
    @ridwanakiim2297 5 років тому +2

    igaran qosol macaankaay kag dartaayba jilid

  • @liban.abdullahimmmohamadm8887
    @liban.abdullahimmmohamadm8887 5 років тому +1

    Reer waqooyi iiheese lee dhihi laha lkn jabuuti yanka aya kufiican riwayadaha

  • @muxydiinxassan2317
    @muxydiinxassan2317 5 років тому +3

    Ma noooli war muuu waashay war bas deeee kkkkkkkkkkkkkkk

  • @hizamhasa9189
    @hizamhasa9189 5 років тому +13

    5:14 cunaye kulaha ileen gastric Halasoo doonan inanta ee😂😂😂😂😂😂😂😂
    A

  • @maxamedsaleban3304
    @maxamedsaleban3304 5 років тому +1

    Eid mubarig 🤣 xaqal iid like iisiya ✋

  • @abdirahmanshekhabdikarim6240
    @abdirahmanshekhabdikarim6240 5 років тому +3

    Nio musasalka maxaad nooga dhamayseen rag aqoon matihdin markaan la qabsanay baad joo jiseen

  • @cabdiqanihassan9855
    @cabdiqanihassan9855 5 років тому +2

    Wlhi kal iyo laab baan u qoslay isku filan ikran ayaa ugu qosol badn

  • @mnbvmnbv8964
    @mnbvmnbv8964 5 років тому +1

    😂wtf did i just watch this looks funny

  • @sayidaali3033
    @sayidaali3033 5 років тому +7

    saax waa asal

  • @ilwadawed5997
    @ilwadawed5997 5 років тому +2

    10:37 DIRECT Caabi caagad shaah buu sitaa cambaarayn iyadoo maalin ah

  • @xuzeennuuriye4867
    @xuzeennuuriye4867 5 років тому +8

    FadLan Like ta odhan MaaYo wax KaLee😦

  • @khalidaxmed3541
    @khalidaxmed3541 5 років тому +1

    Ikraan walhy waa qalbi xabxab ❤🙏❤🙏❤🙏❤🙏❤🙏❤🙏❤🙏❤🙏❤🙏

  • @kadarhidig4371
    @kadarhidig4371 5 років тому +1

    Ikraan qosolkaada waan kahelay wlh✌🏻

  • @shankaronsharaf8400
    @shankaronsharaf8400 5 років тому +1

    Qalaaadka ba ugu shiidn hhhhh wlhi wa mcn wan ku heesta wa mcn wlhi ina badn wan idin xiisi dona