طارق بن زياد بطل حقيقي Shukran wllo Omar Inshar wxan kaa codsanaya tarikhda xgd ka soo badhay inad ii shegtid wxn jeclan lahaa inan saso kale u badho oon wax ka korodhsade -mahadsanid wll
Msha allah.......✔ Thanks zxp Omar nolow in badan Barnamijyada aad soo dhigtid ad ban u jeclahay runtii. Hadii an ku arki lahaa hadyad qaali Ban ku siin lahaa 👉إن شاء الله
Masha allah mahdsanid Wllky Dadka muslimiinta gaaalada hdda jirta waxbo lama ahan marka loo fiiriyo kuwii hore Ilaaahow muslimiinta u hiili yaa raabbi RAMADAN KARIIM
Wll waad ku mahadsantahay wakhtigaaga aad noo hurtay aad ayaan kaga mahad celjnayna aniga iyo inta wanaagaaga og aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay mar kale iyo mar walba جزاك الله خير *رمضان مبارك* يا اخى عمر
Ogaansho wuxuu ka mid yahay barnaamijyada aan aadka ugu xidhanahay ee mar walba dhagaysto wax yaabaha ay soo dhigaan aad baad u mahadsan tahay Omar inshaar
Masha allah asxaapta mar ka hore wan idin salaamey mudo ayn ka maqna chanalka an jeclahay Ogaansho wlh wan u xiisey omarow wll in bdan shkrn farxad ku noloow wll
M.a aad ayaan ugu faraxsnahy madama ay xilidambe iitahay hadana waxa aan suga waa barnamijkaaga muhim unahay runtii aad yoyo aad ka faiday nlow ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Asxapta ku xiran chanelka #ogaansho iso duceya walalayaal malmahan oo dhan qandho ba i hesa in aan cafimaad #ramadaanka ku dhamesto amiin amiin amiin i dhaha walalayaal
waa xilli dambe lkn runtii duruufta ayaa ibaday - netka wax yar ka hor ayaan furay- aad ayaan ujeclaan lahaa in aan waqti hore soo galiyo lkn waa xaalka aduunka -
OGAANSHO dad bay xili hore u tahay ustaad
dhib malahan ustad balse waxan ahay arday ku tagera✋✋
OGAANSHO walaal dhib ma laha adigana ajar allah kaa siiyo.... رمضان كريم و كل عام وانتم بخير
OGAANSHO waa caadi wll
Wlle waa ok dhib malahan waa la soo wada jeedaH waa soon
Hadaad Ogaansho Subscribe kutahay Notification kuu furnyhy liketa isaar 😂Waan idin salmy somali Maxamed Ramadan Kariim 🙋🙋
Apdullahi Carab السلام عليكم
Subscribe ii sii sido kale wankusiiye
Omar inshar wlhi codkaaga wan ku jiriricooday wll 🌹🌹🌹
kalmadaas qalbigayga ayay taabatay wayna iga farxisay - mahadsanid
Omar inshar.respect from burao
Mahadsanid waxan kuu rajeynaa 100k insha allah WE LOVE OGAANSHO
Omar inshar waa ku taagera sxb alle haku xifduyo saad waqtiga noogu hurtay mahadsanid
طارق بن زياد بطل حقيقي
Shukran wllo Omar Inshar wxan kaa codsanaya tarikhda xgd ka soo badhay inad ii shegtid wxn jeclan lahaa inan saso kale u badho oon wax ka korodhsade
-mahadsanid wll
Mahadsanid Omar walal kheer allaha ku siyo waad no faidaysay
Insha Allah wax ka bandana waan ka sugayna rahmanka ha ku xafido🙏
جزاك الله ياأخي
Oinshar waad ku mahasantahay dadaalka aad samaysay intaan iyo in ka badan waan kaa sugeynaa sxb Al andalus waa muhiim runtii oinshar
Omar inshar salaan qaali ah iga gudoon kaaga timid qalbi ku jecel assalaamu calaykum
جزاك الله خيرا أخي العزيز
جزاك الله خير
shukran ogaansho
mahadsanid walal cumar Inshar Aad baan kuu jecelahay , In allah Labba Daaroodba kuu wanaajiyaan kuugu duceeyay ..
Shukran akhii
Allha ku Barakeyo my Brother
Best channel ayaa tahen ❣️ #OGAANSHO ❤️❣️👍
Ogaansho addicted ayan mba Ku noqdey ❤️❤️ I support you guys all the way from USA 🇺🇸
thanks my big brother more recpact wlhi Alle cimriga haku siyadiyo wx bdn kaa FAA iiday
Jazakal allah
Shukran jazakallah khayr akhii
Masha allah
Jazzakulaah wlhi waan ku farxaa video marka aad soo dhikdit
Jazakalah kher
shukran walaalo
Ramadan kariim...
*masha allah جزاك الله خيرا جزاء وبارك الله فيك وثابك الله فى الجنة*
Illahey haku dhowro cumarow shukran
Msha allah.......✔
Thanks zxp Omar nolow in badan
Barnamijyada aad soo dhigtid ad ban u jeclahay runtii.
Hadii an ku arki lahaa hadyad qaali
Ban ku siin lahaa 👉إن شاء الله
Masha allah mahdsanid Wllky
Dadka muslimiinta gaaalada hdda jirta waxbo lama ahan marka loo fiiriyo kuwii hore
Ilaaahow muslimiinta u hiili yaa raabbi
RAMADAN KARIIM
mnsha allàah allaa ya baarik omar
*mhdsanid*
Ogaansho waa idin jclhy walhi mahadsanidin👏
IMHO ij
Ijoj
Wll waad ku mahadsantahay wakhtigaaga aad noo hurtay aad ayaan kaga mahad celjnayna aniga iyo inta wanaagaaga og aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay mar kale iyo mar walba جزاك الله خير
*رمضان مبارك* يا اخى عمر
Allah haka jazaai siiyo
Wllo.
I am frist anaa ugu horeeyo maaanta ramadan kariim
Haaruun Madia maxa igaga so hormarty xaasid😂
Safa dhali galin ka bixinaa
Hadaa kabixiso waa ka qadana
ها هي قصة التي اسمعها دول حياتي شكرا لك اخي عزيز
Ramadan Mubarak My People❤️❤️
Mansha Allah Geesyo Muslim ah waah kuwanaah Allaha idin ku Abal mariyo Jadanada idinka iyo inta mulimta dhimatay Geesiyo hadana Diintoda dalkooda dadkooda u Halgamaah naga wada dhig Waah Bil Ramadan yaah Rabi Khayrkeedana nasiih Aamin Aamin Aamin
Masha allah ilahay ha kuu fududeeyo mawduuca aad soo diyaariso
Masha allaah wlle muslimiintu dib bay uugu soo laaban doonaan saaxada dunida insha allaah
Ramadan mubarak wall omar Allha ku sharfo
Tan kale wlalayal Ramadan Alle Hanaga dhigo kuwi ka fa,ideystey Bisha ramadan insha alah
Masha allah mahad sanidin reer ogaansho mida labad waxan shegaa inaan allah dartiis idin jeclahay 💚💙👈
Jaakallah khery walal illahy il iyo caraba hakaa qabto insha allah
Ilaahey soonkeena ha Naga Aqbalo.
Mcha allh dhacdadii 2aad
Ramadan ramiin
Maasha allah wllky cumar thnks dadaalkaaga
💚OMAR INSHAROW
ALLOW KU BARAKEE
CILMIGA IYO SIDA AAD WAX SOO BARTANA KUU BARAKEEE....
💚💚💚DAR ALLE AYAN KUU JCLHAY...
shukran ogaansho wax yaabo badan aan ka faaidnay.
ماشاء الله wllkey hore usoco ajar Allah kasiiyo
Waan ka xumahay wxn ka maqnaa barnaamijyo badan oo iga danbeeyey inshaalllah idhaafi maayaan
----OMAR mahadsanid🏳
Maanshallah
Wllo cumar inshaar
Allah haku daayo
Qof bulshada kaalin
Aan labuuxin karin
Ugu jira ayaa tahay
shukran ogaansho
ramadaan mubarak
Waan rajeynaa inan tago Sevilla
Wlibo masjidka weyn ee Andalucía
In sha allah ❤️ from Madrid
Siman Somali Qofki igu horeye waxad tahay somali Ah Eh joga madrid Ama Spian
مشا الله عليك احبك يا صاحبي
Masha Allah Shukran
Waad mahadsantahay walal cumar ilahay haku barakeeyo
Masha allah
Alle haku barakeeyo wll Omar
Thnkz MaCaLiN
Masha Allah walal ilahay hagaa abaal mariyo sida wanagsan aad noogu heegantahay jazakalah
mnsha allah walaal Qaali Mahaad sanid SCW SCW SCW 💜💚🧡❤️ السلام عليكم ورحمة الله وبركاته Ramaadan Kariim Alle Ayaa Mahaadlee
Jazza akullah qeyraa
Ogaansho wuxuu ka mid yahay barnaamijyada aan aadka ugu xidhanahay ee mar walba dhagaysto wax yaabaha ay soo dhigaan aad baad u mahadsan tahay Omar inshaar
mahadsanid walalkeena omar 🙄
Masha.Allh 7:58 Alhambra (Granada) Andaluzia spain
Masha Allah, walaalky qof caalima baad tahay ilaahy hakuu ziyaadsho, Ramadaan mubaarak
mashallah wan jclhy in an dhagysto guulihi muslimnta ay hore ugaren kuwaso madaxeena kor uqaadey
Mnsha allah jasakallah wll
Aaad yaa u jecel channel ilahy mar labada diinta iyo iimanka nagu karamee amiin
Maansha Allaah
Ogaansho Waan kuguxirnahy markasta bro
Mahadsanid aqoon yahan Omar
Wll mahdasantahay Omar ilaahay fududey hamiga nololshaada
احبك في الله...
Waa walala kaso.salamaya Hargiesa
Mashaa allaah sxb
Horay usoco
Msha allah ❤
Wan ku Raxeysta Shekoyinka iyo qasiyonka cajiibka aad Nala wadgto Wana ku mahdsantahy Waqtiga qaliga aad Noo hurtay
masha alaah alle ha ku barakeeyo
Ramadan Kareem ❤️🔥🔥
مقطع قصير لكنه يحمل معلومات كثيرة، استمر يا #بطل
Ustaadkayga Nolosha waad Mhdsntahay Inbadan Guulaysana Markaste
Waan ku bahanahay sideen kuula soo xiriira
Masha alah Wall wad mahadsanatahy
Masha Allah Omar inshar
mahadsanid sxb sare qeer ilaaheey haku siiyo intas kadib waxan jeclahay ina nogu sodartid tariiqda xayawanadii janada gali doona mahadsanid
Masha allah asxaapta mar ka hore wan idin salaamey mudo ayn ka maqna chanalka an jeclahay Ogaansho wlh wan u xiisey omarow wll in bdan shkrn farxad ku noloow wll
Masha Allah wanla socdaa ogaansho
Mahadsanid wll Omar
cumar irshaad wllo allah ha ku xiftiyo
M.a aad ayaan ugu faraxsnahy madama ay xilidambe iitahay hadana waxa aan suga waa barnamijkaaga muhim unahay runtii aad yoyo aad ka faiday nlow ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mar kale ayaan kaa sugeeyna andalus aad baadna ugu mahadsantahay
Asxapta ku xiran chanelka #ogaansho iso duceya walalayaal malmahan oo dhan qandho ba i hesa in aan cafimaad #ramadaanka ku dhamesto amiin amiin amiin i dhaha walalayaal
xidiga darood ale danbi dhaaf haga dhigo walal ramadaanka cafimaad kudhameeso ale haka qaado qandhada ramdaan mubarak
Allaha Ku cafiyo wllkeen
Nurto Abdi Aziiz amiin amiin amiin
qeyla quute amiin amiin amiin bro.
Masha alah qandhadi waan ka cafimaday manta wa ilahay mahadi alxamdulilah
Mashaa allaah ajar allaaha kaa siiyo macluumaadkan aad noosoo gudbisay, siwacan ayaan uga helay qaabka aad usoo diyaarisay inkastoo ay gaabneed, waan rajayhaa in aad noo dhamaystiridoonto qisadaan iyadoo faahfaahsa adigoo dhowr qaybood (video) ka dhigi doono.
Mahadsanid walaal qaaliya.
Halka kasii wad
Cumar ilahay Haaa ka abala mariyo inshallah Ramadan kariima
Mahadsanid omer
اخي العزيز
Mahadsanid wll noosoobadiya
Alaha u raxmado mujahidinti islamka
Masha allah walaal khisooyinka nooso badi adoo mahadsan horo usoco guul ayaan ku rajeeya
mhdsanid libaax
Sidaan usugayay Barnamijkan
Waan Tageraa barnamijkagga wll Omar
CiYal like Manta Anaa uGu Horeeya