Allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda umada muslimiinta meel walba ay joogaan hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda aamiin Allah ha ka horwereejiyo munaafaqiinta madaxda carabta ah ee cadowga u adeego aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo falastiin wey guuleyysanee ee Allah ha u soo dedejiyo nasrigiisa aamiin madaxda carabta waa dhaqaalaha yuhuuda ee Allah ayaga ha isku salido dhexdooda aamiin
Carabta af ay ku hadlaan kuma yaal falastin waa dadka ugu geesin dunida ay ku noolahay halganka gobonimo doonka way ka midho dhalin insha Allah marka hore ba 75 sano ayey under gumaysi kusoo jireen geeri iyo nolol ba u diiday so that intii dhimatey na waa shahiid fii sabiil Allah unta danbe na xornimo buuxda ayeynu Allah uga barayeynaa
Kuwa caafimad qaba Oo baaritaal ah Oo Caabidiin ah oo Saalixiin ah Allaha Ku siiyo adiga & INTA ay ka maqan yihiinba Anagana Allaha noo xifdiyo oo noo barakeeyo Kuwa xaqa Ku sugnaada oo baaritaal ah Allaha nooga dhigo Aamiin
Quraanka aad ka ganacsaneysan maad joojisaan subxanallaah 😮 war ilaajey ka baq ninkaadan garka weyn leh maxaa u xayeysiineysaa quraanka ma quraankii kariimka ahaa ee hadalka eebe miyaa ganacsi ka dhigteen allaahu inii barii😢
Carab caqli ay ku fikirto miyay heesata Waxa xaqiq ah dadka markay xorowayan waa in ay ka dhinta dad badan Marka carabta iyada gumesi kujirto 6sacadow baa dhulkooda looga qabsaday lkn hamas 8bil baa lagu wabsan layay Marka carabta futada nagaha dawada miya wax iska celin kara
Masar iyo marekanka ayaga u bahan in labadbadsho xuriyad ma hestan Siyasi ama inta Caqliga leh hadey kahadlan walo Caga jugleya ama danbi aya losara tasna waa xaqiq masar inta kataliso wa dhigya cab inta kataliso wana ilmo israail
asc waxba soo kordhinmeyso maxaabiis la'isu daayo' waayo maxabiista ay xamas sii deyso waa save' lkn kuwa yuhuuddu soo deyso oo falastiiniyiinta ah hadana dib ayaa loo qaqabanayaa " oo weynu ognhy markey xamas hada ka hor dad ay sii deysay oo yuhuuduna dad soo deysay iney haddana dadkii dad ka badan dib u guratay qaarna dishay qaarna xirxirtay" HAKUNA FAA IIDHA KABISA"😢😢😢😢
Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ustad courses Ka maxaa Ka tiri?
Sheekh xayaysiinta habee waxad gelisa mesha marka qodabada sheegto lkin adigoo wada barnamijka dhaxdiisa hadalku socdo ey naga goyso dhib ayey nagu tahy xitaa markaan is dhafineyno qodobkii noo socdey ayaa qaybi na dhaafi
Intaa noo samee markaad editka samayneyso
بارك الله وجزاك الله خيراَ
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Scw scw scw Sheikh Maxamed wacaleiku wasalam Press gull gobonimo hamas Palestine yamane inshallah ❤❤❤❤❤
imaaraadka masar allah burburiyo waa yahuud kharsoon illaahow guulee falastiin xuuti aamiin
Jazakallah For your Hardwork❤
حسبنا الله ونعم الوكيل ❤❤❤
Jazakallahu kheyr sheikh for the updates or News...
allah burburiyo yahuud mareykan aamiin illaahow ugargaar falastiin xuuti aamiin carabeey masiibo inku dhacday siisii masiibo allah ku asiibo aamiin
Wacaleykum salaam warahmatullaah wabarakatuhu Sheikh dulmi diid.
اللهم أعز الاسلام ولمسلمين
Allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda umada muslimiinta meel walba ay joogaan hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda aamiin Allah ha ka horwereejiyo munaafaqiinta madaxda carabta ah ee cadowga u adeego aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo falastiin wey guuleyysanee ee Allah ha u soo dedejiyo nasrigiisa aamiin madaxda carabta waa dhaqaalaha yuhuuda ee Allah ayaga ha isku salido dhexdooda aamiin
Wa Caleykum Asalaam
Xamaas waxayka faaiiday yuhuud aan waligood la dilin oo ay dishay alhamdulillah intaasaba Naga badan
Allaha isku diro aamin Amen 🙏 adna waa ku mahadsantahay
Masha Allah shiikh ♥️👍🏽👍🏽
اللهم انصراخواننا في فلسطین یارب
Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Guushu way dhawdahay insha Allah
اللهم ارحم اخواننا في غزة
Salallahu alayhi wasalam
اللهم انصر اخواننا في فلسطين
ALLA'AHAYOW falastininta ugargaar yaa RAHMAAN.
Bina khafir rabi masibo ku kene Shadanka waji xuna illahaya idan cadaba inshallaha kuwa jabaya waa Yuhuda dhulka illahaya idan kogaya abeeso idan cunta iyo xawan illahaya ha idan kacada
Frist berson manta dhan Sugaaye
☝️ ALLAH 🤍 Ha 💐 guuleeyo ☝️ wallaalahay 🤍 falastiin 💐 AMIN ☝️ AMIN 🤍 AMIN ☝️🤍💐
Carabta af ay ku hadlaan kuma yaal falastin waa dadka ugu geesin dunida ay ku noolahay halganka gobonimo doonka way ka midho dhalin insha Allah marka hore ba 75 sano ayey under gumaysi kusoo jireen geeri iyo nolol ba u diiday so that intii dhimatey na waa shahiid fii sabiil Allah unta danbe na xornimo buuxda ayeynu Allah uga barayeynaa
illaahaay hajabiyo yuhuudaiyo maraaykan insha allaah carabi waa naago islaamka iyagaa halkaa dhigay
Asc allaha ku xafido
Natanyahu iyo bengafir iyo galants dhaman anaa waso
ASWT ay guleystan falastin InshaAllah tacalla
Asc walalahey somaliyet wahan inka'codsanaya inad isoducoysan inu Allah isiiyo ubad kheir qabo .inshaAllah
Kuwa caafimad qaba
Oo baaritaal ah
Oo Caabidiin ah oo Saalixiin ah
Allaha Ku siiyo adiga & INTA ay ka maqan yihiinba
Anagana Allaha noo xifdiyo oo noo barakeeyo
Kuwa xaqa Ku sugnaada oo baaritaal ah Allaha nooga dhigo
Aamiin
Yuhuda alle ha jabiyo🤲
Ameen ya Allah
Sheekh jug jug maahin waa gobonimo doon
Igima cusba siisii waa waardiyaha yuhuuda
☝️ NACDALI ☝️ KORKOODA ☝️ HA ☝️ AHAATO ☝️ natanyahu ☝️ IYO ☝️ WAXII ☝️ TAGEERSANBA ☝️ AMIN ☝️ AMIN ☝️ AMIN ☝️
Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين
All eyes on Rafah
Maanta anaa u horreeya
Somali baaa Ku Maha mahdey Ishii walalka lagu tu.mey gumudkisa kuu yaalo masar wey Ku macdahey
Cajiib
Dowlado badan ayaa aqoonsadey Falastiin
آلهم آنصر أخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم آمين 🙏 يارب العالمين
Why not AMERICANS don't PUT pressure on Israelian government or leaders to stop fighting with GAZA..
WCS WALAAL SHEEKH MAXAMED DULMI DIID X👋🐎🦁🐯🇲🇵🐯
ISRAEL ALLE DHULKA HALLA GOOYO AMEEN ALLAHAYOOW 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Lacagtana ha biliqaystaan
Dawlad ha dhihin waxa
4:06 4:06 4:06
Quraanka aad ka ganacsaneysan maad joojisaan subxanallaah 😮 war ilaajey ka baq ninkaadan garka weyn leh maxaa u xayeysiineysaa quraanka ma quraankii kariimka ahaa ee hadalka eebe miyaa ganacsi ka dhigteen allaahu inii barii😢
First view
Mayee tawfiiqdaa ale ka lumiyey
filimka ya aadunka lojilaya yahudaa balan malale heshis majiroo
Tuneel wa maxay sh muxamad
Wa meel hog ah o dhulka hostisa kuyalono lagu dhuman karo ama lagu nolani karo ila waqti padan
Talada allah baiskale shekhoow isagaana bad badala xaaladaha
SCW ❤SCW ❤SCW❤
You know how twisted evil srail is even Allah told us be careful
Dulmi Diin😮😮😮😮😮😮😮😮
Fadlan adoo raali ah noo sheeg waqtiga aat tabineysit ayaanta iyo bisha
Masar tag Xota soo hubi ! Qiila wa qaala uma baahnin!!
Guul hamaas
Xamaas hadaan loosodeynaynin wixihore iyo wixidanbe ooxabsiga kujira maaha inay ogalaadan hadal ka mareykanka
Qof baahan gob ma ahan masar way bahantahy
Marekan israil ayu uraadinaya wax un guul ah haba yaradeena
Awaay corsadii
Xamaas waaba aqbashay Biden,ma israa,iil waa i diiday xamaas halayska cadaadiya miyaa,war kalaabiintaan dayeerada ah ee carabta ah may umadda hortooda ka wareegaan
Sheekh xayaysiinta habee waxad gelisa mesha marka qodabada sheegto lkin adigoo wada barnamijka dhaxdiisa hadalku socdo ey naga goyso dhib ayey nagu tahy xitaa markaan is dhafineyno qodobkii noo socdey ayaa qaybi na dhaafi
Asc
SHEEKHOW GAZA DHISITAANKEEDA MA CARABA DHISA LA YIRI MISE KII BURBURIYEY ,YAA DHISAAYA GAZA,.
OGOW HADEY CARAB DHISA INTA LA YIRI AY YEELAN YIHUDU WELIGEED DAGAAL.KAMA DEYN DOONTO DALAKA CARABTA.
Sheekhow siyaaro ma laha miyaa
Carab caqli ay ku fikirto miyay heesata
Waxa xaqiq ah dadka markay xorowayan waa in ay ka dhinta dad badan
Marka carabta iyada gumesi kujirto
6sacadow baa dhulkooda looga qabsaday lkn hamas 8bil baa lagu wabsan layay
Marka carabta futada nagaha dawada miya wax iska celin kara
Masar iyo marekanka ayaga u bahan in labadbadsho xuriyad ma hestan Siyasi ama inta Caqliga leh hadey kahadlan walo Caga jugleya ama danbi aya losara tasna waa xaqiq masar inta kataliso wa dhigya cab inta kataliso wana ilmo israail
Qofka kowad ahay
Ilaahow reer falastiin u hili
Ilaahow u gargaar yaa caziiz
Ilaahow cadowga qabo si deg deg ah
Sisi yaa keensay oo dilay madaxweynihii la soo doortay mursi AUN
asc waxba soo kordhinmeyso maxaabiis la'isu daayo' waayo maxabiista ay xamas sii deyso waa save' lkn kuwa yuhuuddu soo deyso oo falastiiniyiinta ah hadana dib ayaa loo qaqabanayaa " oo weynu ognhy markey xamas hada ka hor dad ay sii deysay oo yuhuuduna dad soo deysay iney haddana dadkii dad ka badan dib u guratay qaarna dishay qaarna xirxirtay" HAKUNA FAA IIDHA KABISA"😢😢😢😢
Weydhacesa bank Israel
Mxa naga galay mal carab
Lkn mida Africa haaa
raaligalin taadii baan wali sugeynaa.. beentii wasiirada laga sheegay oo aad faafisay!
Masar😂😂😂 ma naga
Kuwaas baa yiri somalia itoobiya baan ka dafacayna 😂😂😂
Somali isku tasho ilahayna talo saaro
Siisii waa madaxwaynaha ugu dulisan caalamka uguna raqiisan akh 😂 nacdalikugudhacday
Sheekhow odayga bosaso maraykanka lo dhiibay o 15 sano bada ku xiraa kaso hadal
Cfataax siisii hooyadiis waa cibraani bin kafiir ayaa abti u ah
Shiikh hadalka baydan anigu shaki baankaqabaa waayo baydhan masheegin xabadajoojin resmiya ooaan dagaalkadabayndoonin xamaas hadiimaxaabiista lagawato kadibna israaiil dagaal kudib ubilawdo waataashikiga laga qaboos hadalkabaydan kuma cadaheshiiskainaanisraaiil dibubilaabayn dagaalka
Scwscw
Surtogalmahan maxabiskaladhiman ilaa sargalka ugusareya E. BLO. dantagalbed kaxiran inlasodayo hadaydhacdana xamas iyaduna askarigi hore iyo kuwi asbucan waylaharaysa. waxanmaqlayna inlaguqasbayo M.cabas inushegto odhaho anagay noxiranyihin xobno israiil uaragto inaykhatarkuyihin oiyadu xiratay sigorgortsnka logarebo hadeogow M.D.galbed maxiran xitamaoga melaykuxiranyihin!!!
Sheekadu waa is dhiib aan kugu rumano
Aaway program online sida looga sameeyo lacag
Aaway program online sida looga sameeyo lacag
"Permanent ceasefire" kuma jiro heshiiska sheekhow. "Cessation of hostilities" ayuu Joe Genocide soo bandhigay kamana hadlin permanent ceasefire oo ah waxa Xamaas rabtay.