muuqal cusub | Qiimaha cuntada Qaali......| Fardowso Iskufilan Channel.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 жов 2024
  • daawashadin waad ku mahadsan tihiin.
    FG: qiimaha idin sheegay mar walba wuu is badali karaa waxa laga yaaba inuu aad saro u karo ama inuu ka raqiiso
    qiimaha uu maanta maraya idin sheegay
    waad mahadsan tihiin
    wixi talo iyo su'aala number WhatsApp kan noogu soo diri kartaan +201093958589
    ama Snapchat: Fhashi49

КОМЕНТАРІ • 37

  • @nura1283
    @nura1283 Рік тому

    خواتم مباركه اختي 🌷

  • @fardowsakaahin5886
    @fardowsakaahin5886 2 роки тому

    Masha allah abaayo ilaahay adiga iyo awlaadaba ha idin barakeeyo

  • @halimaibrahim30
    @halimaibrahim30 2 роки тому

    Mashaa Allah waya Kenya 🇰🇪 guureyaha qali waya aniga Mashaa Allah masar waka hilaye Inshaa Allah wanso socoda hadaba nolahaye Inshaa Allah ❤️❤️

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 2 роки тому +1

    Mashaa Allaah hore usoco Wanakugu cusbahay♥️

  • @raxmomuxudiinofficial7285
    @raxmomuxudiinofficial7285 Рік тому

    Soomaali waa isku mid raashanka maser waa iska ok

  • @sahalhouseabdi693
    @sahalhouseabdi693 2 роки тому

    عيد مبارك تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال

  • @istar7698
    @istar7698 2 роки тому

    Fardowsa qurux

  • @abdulkadiranshur6822
    @abdulkadiranshur6822 2 роки тому

    Amin

  • @sahalhouseabdi693
    @sahalhouseabdi693 2 роки тому

    حياك الله يا اختي العزيزة فردوسه اسكو فييلان

  • @abdiroone3200
    @abdiroone3200 2 роки тому

    Masha Allah adigana waa kuu mahad celineynaa abdirone uk

  • @abdulkadiranshur6822
    @abdulkadiranshur6822 2 роки тому

    Mahadsanid

  • @ummaaisha5195
    @ummaaisha5195 2 роки тому +2

    Assalaamu calaykum. Markaz ku yaalo tagamuc khaamis oo la yirah doo Dar Abna Salaf ma garanaysa? Wuxu ku yaala masjid cilm an naafic hadaad taqaanid. America ban jooga. Inaan imaado an raba next year in sha Allah. Markaz kaas ma noo soo duubi karta fadlan?

  • @saadeerahmed8845
    @saadeerahmed8845 2 роки тому

    Salaam clkm walaashey seen kuula soo xiriiri karaa gurina uga helicopter karaa tajamuculkhaamus mahadsanid

  • @nasramuhudin5591
    @nasramuhudin5591 2 роки тому

    Abaayo video yadaada wan daawada weli kuma arkin electric maso duubi kartaa iyo qiimahooda sida cooker ka fridge yada okale shukran xabibti

    • @fardowsoiskufillan
      @fardowsoiskufillan  2 роки тому

      Waan soogaliyay abayo ua-cam.com/video/Bn6e6WJJk-g/v-deo.html

  • @sahalhouseabdi693
    @sahalhouseabdi693 2 роки тому

    انا سهل حسين عبدى اعيش في العاصمة دولة جيبوتي

  • @jamalmohamed7
    @jamalmohamed7 2 роки тому

    waa ku mahadsantahy dedaalkaada waxa inoo sheegtaa websites guryaha laga ijaaran karo qaab online ahaan hadi aad garaneyso

    • @hayatsalam9384
      @hayatsalam9384 2 роки тому

      Website waliga lakama giraysto cairo Egypt waa tuugo lacaag badan bay ka qadayaan meel xuun way kaga ii jarayaan marka waxaa ka ficaan adigo taago face to face ama family iyo qaraabo ku jooga u firso Inshallaha Lakiin website dadka lagu dhacaa be careful Inshallaha

    • @jamalmohamed7
      @jamalmohamed7 2 роки тому

      @@hayatsalam9384 mahadsanid wll meelaha ugu fiican xage ayad isleedahay wll hadi aad joogtid

    • @fardowsoiskufillan
      @fardowsoiskufillan  2 роки тому

      Website waa laysku dhacaa adiga inaa imaato oo kirsysato ayaa kuufiican

    • @jamalmohamed7
      @jamalmohamed7 2 роки тому

      @@hayatsalam9384 mahadsanid wll meelaha ugu fiican xage ayad isleedahay wll hadi aad joogtid

  • @kadraadenguelleh2903
    @kadraadenguelleh2903 2 роки тому

    Abbaayo caashir saqru qureysh ayaan daganahay meshaas amnigeedu xoog uma wanagsana sodaan ayaa daf ka ah marka inaan kasoo guuto rabaa. Markaas meel kale oo wanagsan aan raadinooya intee igula talin leheed. Ani abaayo jabuuti kasoo giurtey aan ahay

    • @fardowsoiskufillan
      @fardowsoiskufillan  2 роки тому

      Wll wadanka hadii aad joogtid xaafadaha waad eegi kartaa
      Xaafadi kula haboonato waad degi kartaa maser waa isku wada mid.
      Hadii aad xaafad safe rabtid Sudan ku badanen
      Tagamuc waad dagi kartaa

    • @fatoufatouma6770
      @fatoufatouma6770 2 роки тому

      Aniga Jabuuti ayaan ka soo guuray waxaanan soo degay bawaabaat wall amnigeedu waa fiicanyahay lkn aqalada qaaliya hada sadex bilbaan joogaa belo ma arag

    • @kadraadenguelleh2903
      @kadraadenguelleh2903 2 роки тому

      @@fatoufatouma6770 haa huno bawabaatka waan tagay xataa dad badan aan iska naqaan lkn muhimasu waa amniga kirada qimo male handik aad hesid meel ku anfaceysta adi iyo awlad dabaa. Inchallah khayr. Waxaad isoo ogaata duurul awal 2 qol meeqo waaye kirada thanks sis

  • @fadumomaxamed5054
    @fadumomaxamed5054 2 роки тому

    Video Gan masoo baxaayo

  • @fadumomaxamed5054
    @fadumomaxamed5054 2 роки тому

    Maanta clibkan waa kudhaga

  • @kk6yguu722
    @kk6yguu722 2 роки тому

    Asc abayo macanto 2qol jif iyo fadhii

    • @kk6yguu722
      @kk6yguu722 2 роки тому

      Meqo kiradisa

    • @fardowsoiskufillan
      @fardowsoiskufillan  2 роки тому

      Insha alah video si faahfaahsan uga hadlaayo baa soo dhigi rabaa asaga uga bogo.

  • @zakiyare2682
    @zakiyare2682 2 роки тому

    ardayda qol kali kali eh ma laga ijaaraa hadiise laga ijaaaro wa imisa