Isburinta Sh.Abuukar xasan maalin ee waxyaaihii uu nabigu ﷺ katagay.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 жов 2024
  • ✔ Please Subscribe ✔ SHARE LIKE AND
    COMMENT✔ Thank You✓
    fadlan Subscribbe zaadka Aakhiro dhagsii ►
    / @zaadkaaakhiro4727

КОМЕНТАРІ • 9

  • @ibnusalah3102
    @ibnusalah3102 12 днів тому +3

    Wll allaah haku barakeeyo akkhiro iyo aduunba

  • @مصطفىشريفشاعي
    @مصطفىشريفشاعي 12 днів тому +3

    Masha allaah

  • @4Assari
    @4Assari 12 днів тому +5

    Bal Ixtiraamka Eeg Inankaa Sh Abuu Bakar Soo Bandhigay
    Siduu Sheekha Uixtiraamayo Uu kalamada ugula Hadlayo
    Xataa Isagoo Khilaafsan Waa Tarbiyada Manhajka Salafiyada mashalh
    Kuwa Sidan Usoo Wariya Umuuraha Ee Suufiyada Waxaad Arkysaa iyagoo Bilaa Tarbiyada

    • @noorahmedhirat4404
      @noorahmedhirat4404 11 днів тому

      Haa xitaaa kuwooda waaweyn ayaa fagaaraha dadka ka caaya waa saaqidiin badankood

    • @Xareeed
      @Xareeed 10 днів тому

      Anigu waxaan qabaa Sheekh Abuukar Xasan Maalin in uu mudan yahay ixtiraam goonni ah marka loo eego Suufiyada kale, sababtoo ah marka laga yimaado ictiqaadkiisa, waa nin habdhaqan iyo aadaab culimo leh.

  • @shaficicabdiguuleed
    @shaficicabdiguuleed 10 днів тому

    Oo suhayb ar ruumi wuxuu ahaa ruumi muse carab sida sawaabkii waa inuu ahaa carabi isagoo yar la qafaashay oo ruum kusoo dhex koray
    Ha yeeshaee way yaqaaneen dhamaantood culimada aad sheegtay sh. Way yaqaaneen carabiga

  • @noorahmedhirat4404
    @noorahmedhirat4404 11 днів тому +1

    Kuwaan waa hawo raacyo xeryaha qaxootiga kenya kuwa joogaahi waaba ka tageen jimcaha oo waxay dhaheen musaafiriin ayaa nahay

  • @Xareeed
    @Xareeed 10 днів тому

    Oo Bilaal iyo Salmaan afka Carabiga may aqoon miyaa?

  • @axmedjaamaccabdullahi282
    @axmedjaamaccabdullahi282 4 дні тому

    Howshu haday saa tahay in lagu akhriyo khudbada soomali nabiga zcw miyaa lagaga dayanaa hadii la dhoho waa masalo fiqiya oo lagu kala duwanan karo mowliid ka isaga xagee buu galayaa?