Asc, war Aan ku saxee ha oran ciidamadii Somalia waa lanabiyay ! Ee waxaad dhah daa ciidamada Fedaraalka ayaa lagala wareegay Raaskambooni. Dhamaan ciidamadu waa Ciidamadii Somalia.
Dagaalkaas jubbalaand ka dhacey waa mid lagu quus qaato-- obeenta in Run lagu bedalo yey ku qumantahee warkalo aan loo baahneyn Arimaha dalka soomaaliya odhami Waa in wada jireh loo wada xaliyi si dhakhso leh,, wa bilash towfiiiiiiiiiiq
Ma xaarmaajo ayaa dad kale u eedeynaya, dhaawac soo gaara dowlad dhiska, iyadoo la xasuusto, sida uu u damcay inuu dalka burburiyo, hadfaan laga gaari laheyn. Shabaabkaas xun oo madiidin xabasho ahaa warkiisa merl iska dhig.
Asc, war Aan ku saxee ha oran ciidamadii Somalia waa lanabiyay ! Ee waxaad dhah daa ciidamada Fedaraalka ayaa lagala wareegay Raaskambooni.
Dhamaan ciidamadu waa Ciidamadii Somalia.
Waa dhaawac dowladeed
Waa runtiis faaajo waxa uu ka tegay ciidan dhisan waxaa bur buriyey xasan ilaahay dalka ha ka qabto aamin aamin aamin
INSHA ALLAH FARAJ AYAA IMANAYO
Hawiye iyo daarood bu u burburey wadankena...labadan qolo oo isximiya isna neceb sida laba xaas oo leysla qabo ayaa halka dhigey dalkan iyo dadkiisaba..
Illahay dadkan iyo dalkan ha u gargaaro qax iyo qarax
Iyo dhaqaalo la aan ba isu celiyey.
Wariye dhalinyaro ah warkana si caalami ah u sheega hore u soco
Inkaar qabe
Futamaajo waakamid ita malyshiyaadkan dahadabadisa katagnaa ruuxisu waacadawga soomaaliya io kan jubalaan
Wala daahday farmaajo
cida mada somaliya odhan meley jogan ba ha isaga baxen mudhaho in la dhameyo cidamada amerika aya rab to
Damer iyo.labadisa dhagod wa
Mw Farmajo wadanka kama fambayn
Faandaarood
Wa layaabe odawa ma wuxu noqday wilkaygiyow soqad wadadi sadaq john markas aya lasoceliyay oo ma wuxu iskubadalay janaraal caydiid 👀👀👀👀👀
Xasan mooryaan wiilashiisa dagaalka ha gelyio inkaar Allaha ku rido
Farmaajo wadani
Mw hasan sheikh intuu yaqaanay waa dhaaftay luuq luuq maraw Kassim laamigaas imanaa
Dagaalkaas jubbalaand ka dhacey waa mid lagu quus qaato-- obeenta in Run lagu bedalo yey ku qumantahee warkalo aan loo baahneyn Arimaha dalka soomaaliya odhami Waa in wada jireh loo wada xaliyi si dhakhso leh,, wa bilash towfiiiiiiiiiiq
Farmaajo garonka kismayo ayuu kasodejiyay itobian warkiisa wacadaa axmad madobe geedo naar waiskagaray mooye farmajo isxan umasameynin
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Beentii horee xasantuug lacagta kubixinayey waata sababtay ciidankii inlasoo afjaro hadana gurguurte wali ma beenkalùu sii sheegayaa
😂😂😂macsonkor
Ma xaarmaajo ayaa dad kale u eedeynaya, dhaawac soo gaara dowlad dhiska, iyadoo la xasuusto, sida uu u damcay inuu dalka burburiyo, hadfaan laga gaari laheyn.
Shabaabkaas xun oo madiidin xabasho ahaa warkiisa merl iska dhig.
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Dhaqan xumida asagaa looga heyday hadana fahad yasiin baa xasan kula taliyey in uu soo qabtoh axmed madoobe