YAA LA GUMEYSTAY || TARTANKI UGU ADKAA || AMIRA & ADNA - QOOTO QOOTO VS WAA KA WADATAA || FINAL GAME

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 203

  • @SamiaAhmed-b334
    @SamiaAhmed-b334 Рік тому +61

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋☝️❤️

    • @sacdiyoali2665
      @sacdiyoali2665 Рік тому +1

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @maryamurur-rf1vx
      @maryamurur-rf1vx Рік тому

      Ruui😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

    • @user-zn8ke2ky3q
      @user-zn8ke2ky3q 11 місяців тому

      Dnnvnvjk❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😅😅😅😅😅😮😮😮😮😮😢😢nuddomrk4jfjtowjeieu3yrfjyu7

  • @mohamedaarsade
    @mohamedaarsade Рік тому +35

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed S.C.W❤ﷺﷺ

    • @sacdiyoali2665
      @sacdiyoali2665 Рік тому +1

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @ittisam1131
      @ittisam1131 Рік тому

      Hampplyo 700k

  • @maryanfoodcade6081
    @maryanfoodcade6081 Рік тому +10

    Ciyaarta wad kudhesheen amiiro iyo adno lee gumeesiga kuso koobteen😅

  • @user-iw6tw2dj8l
    @user-iw6tw2dj8l 4 місяці тому

    Ankusalino rasuulkeena muhamad❤

  • @nawalinakorio0192
    @nawalinakorio0192 Рік тому +6

    Sualaha diniga daanka rer wa kawata sumeyaa aya qatar ku ah manshalah cimran iyo Amira kafaida gawadas 💕💕

  • @sucaaddaauud6015
    @sucaaddaauud6015 Рік тому +13

    M.a family isku Duuban waa idin jeclhy wllhi qosalkii aa igadhamaady🥰🤣

  • @deqomohamudahmed2418
    @deqomohamudahmed2418 Рік тому +11

    Wlh ani mahamed iga qosliyo iyo adna team qooto qooto 😂💋

  • @safiyaxasan496
    @safiyaxasan496 Рік тому +5

    M.a family aan jclhy wada jirkoda video yga sidan idinku jclhy keep going 700k hmblyo ❤❤❤❤💯

  • @yussufmumin3192
    @yussufmumin3192 Рік тому +4

    Manshaallah.. congratulation 700k u deserve it

  • @amalyuusuf4022
    @amalyuusuf4022 Рік тому +2

    My family geeyga Hampalyo Hampalyo Hampalyo coming son 700k Hampalyo wn idin jeclhy intaas in kabadamba wn idin rajrynaaya i.a keen going 🤗🤗☺

  • @KING-HASSAN-OFFICIAL
    @KING-HASSAN-OFFICIAL Рік тому +2

    Hambelyo hambelyo team Qooto_Qooto waad ka baxsateen SI fiican ayaad u aarsateen keep going team Qooto_Qooto 700K inshallah saxaaf salaan sare

  • @suusuu8834
    @suusuu8834 Рік тому +2

    Hamplyo 700k🥰🎇🎇🧨 adno intas iyo inkabadan waad uqalantaa 1.m inshallah 🥰

  • @axmadsiciid3483
    @axmadsiciid3483 Рік тому +5

    Masha alaah walaalahey ilaahey ha idin barakeeyo

  • @farxiyobalcad4236
    @farxiyobalcad4236 Рік тому +13

    Soo badiya walala yaal funny family 👪

  • @fartunerelaxationmotivatio3148

    Hambalyo adna qurux 700k hore usoco

  • @leylocali4981
    @leylocali4981 Рік тому +2

    Qurbo jogta dhanto adna family ilen marmarsiy heestan idinka dhan somaliya maba taqanin calanka waxa hindisey cawale liiban waxana uu dagalsmey Abdullahi ciise🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @baxsadgirl6810
    @baxsadgirl6810 Рік тому +3

    Allow amiira hnoo waayin team amiira ha noolaadaan 😭🤣😂

  • @marwodumar
    @marwodumar Рік тому +14

    Walal albab kasta oo ka xiiiiran Allah ha kuu furo murugadana farxad ha kuku badaalo amiin subscribe iisar❤️

  • @zamiyobashiir2237
    @zamiyobashiir2237 Рік тому +4

    Amezing Amiro hppti noso ar Adno prank kusame😂✌️😁👋🤣🙈🥺🙈😜😁👋

  • @hafsohappy3260
    @hafsohappy3260 Рік тому

    Congratulations 700k🎉🎊

  • @marwojanno6316
    @marwojanno6316 Рік тому +3

    Calanka cawale ayuuba kumagacabnyahe see ugara. Wayden waana Nin Majeertena

  • @ashkirahmed7111
    @ashkirahmed7111 Рік тому +8

    Saxaaf suaalsha ah sheeg saxaabiga abuubakar rc waa c/rahmaan ibnu qaxaafa waa sax waana uu saxay

  • @zahraqueen1760
    @zahraqueen1760 Рік тому +4

    Congratulations team qooto qooto❤️❤️❤️❤️❤️

  • @fatumaahmed8486
    @fatumaahmed8486 Рік тому +3

    Lkn waxaa khaladeen wa so hormarisen guushi 😊

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 Рік тому +2

    😂😂😂masha allha tabarikllha keep going my family ❤❤❤❤

  • @iftinmaxamad1610
    @iftinmaxamad1610 Рік тому +2

    Amiiroo dheereey sow tii natiri mahan safar baan aadayaaaye isoo duceeya oo aan malin dhan mawlaca dariskeenaa aan uga ducaynaayeey

  • @sahromahamud
    @sahromahamud Рік тому +2

    Manshaallaah Illaaheey haidin Xafido ❤❤❤❤❤

  • @Nuhamiirofficial
    @Nuhamiirofficial Рік тому +14

    Funny family 👪 🤣

  • @radwaanabdifatah9460
    @radwaanabdifatah9460 Рік тому +1

    700kun is here keep goin my sister adna

  • @akramyussufmohamed8488
    @akramyussufmohamed8488 Рік тому

    Congratulation for 700k subscribers

  • @sahrosiidcali9638
    @sahrosiidcali9638 Рік тому +2

    Frist one

  • @Faatima.18
    @Faatima.18 Рік тому +1

    Waa fartuun mgca 3da ugu horeeso wa far ☝️io tuun🧄

  • @khadijahussein8509
    @khadijahussein8509 Рік тому +2

    Fartun 🎉 waaye su aashii ree qoto qoto ❤🎉

  • @yaasmiinmaxamed3604
    @yaasmiinmaxamed3604 Рік тому +6

    Kusali nabiga scs

  • @jawaahirhassan4290
    @jawaahirhassan4290 Рік тому +5

    please gumeesiga soobadi🥰

  • @SafiyoMaxamuud-ci2yw
    @SafiyoMaxamuud-ci2yw Рік тому

    Wale suaasho diini san ujclahy lay waligy tartan kugali jiry mshaallh

  • @ruqiyonoor
    @ruqiyonoor Рік тому +1

    Fartuun

  • @ruqiyonoor
    @ruqiyonoor Рік тому +1

    ,maxamed cawaale liibaan

  • @caaishamaxamedcabdiraxmaan7216

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴waxaa alifi maxamed cawaale liibaan

  • @diriyebalaal3405
    @diriyebalaal3405 Рік тому +2

    Qofkasta wxu dhaha faramajo oo uu kabilabaa ilahow nosoceli madaxwenehena

  • @ismaaciilsalat2
    @ismaaciilsalat2 Рік тому +4

    Adna new challange nookeen

  • @salmashire764
    @salmashire764 Рік тому +1

    Gumesiga waa qalad saxaaf sxbtis adna lajira wayo adno marki lku samenayay dhaqso waqtiga dhamaday uu dhahaayay nio qabada kaso bax gulesta tagero team waa kawada taa yre amiiro commentigeyga so qaado hdabo su.ala ma.imaqlen ma.ahe sarirteyda kaga sheg shegayay

  • @ismaciilxaaji3740
    @ismaciilxaaji3740 Рік тому +1

    Adna keep going sister

  • @fatuushabukar6419
    @fatuushabukar6419 Рік тому

    Hambliyo Hambliyo 700k 🥳🥳

  • @yahdiinkalaki2413
    @yahdiinkalaki2413 Рік тому +2

    Kep.goin.my.zister

  • @maxamudhawo2154
    @maxamudhawo2154 Рік тому +3

    Calaanka somaliland waa 1=akhtar 2=caadan waxa ku jirta xidig madowuu 3= casan &xaga Sarnana shahdadu waa cadaan wllo keep giog wllo amiir asim wiilka hayaya furaha magalka weeye isaaq

  • @daahirmohamedabdi3915
    @daahirmohamedabdi3915 Рік тому +2

    Hamiyo to culusoow ar sumYaa waa ku wataa abaayo

  • @Faatima.18
    @Faatima.18 Рік тому

    I was supporting team qoto qoto and we winn😘

  • @boqoradacodka3452
    @boqoradacodka3452 Рік тому +3

    Jah hambalyo team qooto qoto temkeyga ugu danben wey kulesten team qooto qooto wan idin jeclahay❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯

  • @nicimaahmet961
    @nicimaahmet961 Рік тому +4

    Ani waa fuuray maxamed siduu u ordayo wlhi meeqo jeer ku soo ceshtay😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-tx3ow6bg4j
    @user-tx3ow6bg4j 7 місяців тому

    Gurubta waa kawataa marnaba hadhid jabin❤

  • @kheriyamohamud4517
    @kheriyamohamud4517 Рік тому +6

    Mansha allaaah fani family 😁😁😁😁😁❤

  • @mariayusuf2614
    @mariayusuf2614 Рік тому +2

    Inkasto lajiray kooxda qooto qooto lkn saxafow sharciga waad ku ciyaartay waayo kafa i deysigu wuxuu ahay halbuundo qeybihihore lkn caawa waxad bixisay lababuundo

  • @sabiriincabdi2515
    @sabiriincabdi2515 Рік тому

    Su.allaah waa iisi dugsi dhexe lagu qaataa ee see camal hee wllyw

  • @quruxdumar395
    @quruxdumar395 Рік тому

    Maxamed cawaale liibaan nin mj ah ba calanka sameeyay xage ku xaraysnaan jirteen 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱

  • @khadijozaki
    @khadijozaki Рік тому

    Fartun waayo reer qoqoto

  • @cankuuhappe8395
    @cankuuhappe8395 Рік тому +1

    Team qoto qoto in shalah❤

  • @user-px2ek2ml5u
    @user-px2ek2ml5u 8 місяців тому +1

  • @xafsoimam5651
    @xafsoimam5651 Рік тому +2

    😁😁😁😁😁cwa qosol aadnagudishen sobadsha barnamijyda tartanka asxbey

  • @shankaroon2224
    @shankaroon2224 Рік тому +1

    barnmijkan waxban kafaidney aqon diniga mid madiya شكرا احبابي

  • @yasmincookingshow8779
    @yasmincookingshow8779 Рік тому +2

    Masha alah ciyar fican waye kkkkk

  • @naimahassan5688
    @naimahassan5688 Рік тому +1

    Suaasha laweediyey Amiraoo ahead calanka somalilan meqo midb bu kagoobanyahy waasax weshegtay waxa lawediye waa Midab bas waad qiyaanteen wlhi

  • @Faadumo645
    @Faadumo645 Рік тому +1

    Hambaliyo hambaliyo 7000k kun

  • @calisalaadxassan
    @calisalaadxassan Рік тому

    Waa barnaamij aan wato waxaan jeclaan lahaa su aalaha in la badiyo

  • @zamzamzamzam4901
    @zamzamzamzam4901 Рік тому

    Cabdiraxman bino saqar al dowsi u ku can ah abu hurayra waa saxaabiga axaadista ugu badnaa kawariyay rasulka scw wuxu islamay sanadki 7aad ee ku dhashay xajaaz ku dhintay madina dhashay 16 hijirad dhintay 679 Ad

  • @sabiriincabdi2515
    @sabiriincabdi2515 Рік тому

    Adno qooto qooto guul guul ayaan leeyahay wllshy mcn adna guul

  • @nimcocumar365
    @nimcocumar365 Рік тому +1

    team qotoqoto ❤ guul 🥰

  • @shaymaalrisakmohamed2555
    @shaymaalrisakmohamed2555 Рік тому +1

    Calanka somaalilaan waa cagaar cadaan gaduud iyo xidig ta madaw ee dhexda iyo Laailaah ilalaah oo ku qoran💚🤍❤

  • @salmomakaahiilsalmomakaahiil
    @salmomakaahiilsalmomakaahiil 9 місяців тому +1

    the name is fartuun
    the second is maslax

  • @khadrayusufmuhumed5523
    @khadrayusufmuhumed5523 Рік тому

    Hmblyo 700k ❤

  • @hindiyaisaakmohamed3851
    @hindiyaisaakmohamed3851 Рік тому +2

    cawaale aa alifey

  • @aminatamenat6488
    @aminatamenat6488 8 місяців тому

    🎉🎉oyoy🎉🎉❤❤

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Рік тому +6

    Baro Luuqada Ingiriiska Adigo Gurigaaga Iska Joogo Kana Baro Si Bilaash Ah Channel Ka
    SAHAN TOOSAN
    Si Daacad Ah Oo Hagar La Aan Ah Mahadsanid.❤❤❤❤

  • @luulabdullahi793
    @luulabdullahi793 Рік тому

    29 10 2022 ayu dhacay qaraxi labad soobe ilahay ha u naxariisto

  • @iftiinifka344
    @iftiinifka344 Рік тому +2

    Taem amiro waa lakhiyaamay😂😂😂

  • @adnayahya5857
    @adnayahya5857 Рік тому

    Gul gul qotoqoto insha allh

  • @user-jn8lf8qd7g
    @user-jn8lf8qd7g Рік тому

    Barnamjkn igaqaybgliya from mlaysia 😂😂😂

  • @abdifitahseylici6616
    @abdifitahseylici6616 Рік тому +1

    Reerkan ma ahan miyaa soomaali wayo tariikhda soomaaliya inyar xita kama yaqanaan, inyar isku daya inaad barataan dalkiina mahadsanidiin.

  • @adnayahya5857
    @adnayahya5857 Рік тому

    Team qotoqoto❤❤ gulgul insha alllh

  • @user-iw6tw2dj8l
    @user-iw6tw2dj8l 4 місяці тому

    Wan idiinsameyaa ❤

  • @user-tz6xd5fo3u
    @user-tz6xd5fo3u 8 місяців тому

    Fadma guul wacan 😅😢😢😅😊❤

  • @booyofficialcomodey9185
    @booyofficialcomodey9185 Рік тому +2

    Kkkkkk

  • @saabiriinabdullahi8129
    @saabiriinabdullahi8129 Рік тому +1

    Abyoh amiro iyo adno mxaa benta nagu shegeysn amiro wadpa jogtaaye xitaa hdey prnka tahy maa noso shegtn msaa wlloyal wad mahdsn tihiin run ahntiii

  • @aishaabdulaahi
    @aishaabdulaahi Рік тому +2

    Ku waygiii waa idiin jeclahy

  • @marwojanno6316
    @marwojanno6316 Рік тому +2

    Madoobe kula kaas waa gudomiyaha baarlamanka wlh sa uqoslaye waan dhiman garay🤣🤣🤣🤣

  • @zamowzamow6907
    @zamowzamow6907 Рік тому +2

    عبد الرحمن بن صقر الدوس

  • @abdirahimdahirmalin6728
    @abdirahimdahirmalin6728 Рік тому

    War barnaamijka waa top ee weekly ka dhigay hadiinan daily ka dhigi karin

  • @nafisomaxamed8335
    @nafisomaxamed8335 Рік тому

    calanka soomaaliya waxaa sameeyey ama alifey waa maxamed cawaale liibaan🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @afnaanwarsame6761
    @afnaanwarsame6761 Рік тому

    Abubakr alsidikh magaciisa waa Abdullahi binı khuxafah

  • @zaafaniihassan6789
    @zaafaniihassan6789 Рік тому +1

    hampalyo 700k

  • @halimaahmed719
    @halimaahmed719 Рік тому +4

    Cayarta natiijadeediiba horaa naga tusteene inta hore maaka jartaan adno si uu xiiso uyeesho😅funny game🥰❤️

  • @maryanbaremaryanbare4641
    @maryanbaremaryanbare4641 Рік тому

    Alla berka sida u quslayey wa furay

  • @asmaasmadagan2281
    @asmaasmadagan2281 Рік тому +3

    Family fued Steve Harvey-somali edition soo sameya pls♥️👍

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Рік тому +3

    Manshalah 😍 adna chanal maxaa ku dhagan maba dhaqaqayo maxaa dhacay yaa ku dhagan 😉🥰waa sugi lanahay 700k dabaldaga Adna hena 😘✌️

    • @sabnaa144abdullahi7
      @sabnaa144abdullahi7 Рік тому +1

      700k hada nafiiri hee hambalyo Hambalyo Hambalyo team adna channel

  • @GgGg-pm2eu
    @GgGg-pm2eu Рік тому

    🥰👍👍👍👍👍👍👍

  • @sihamabdi9397
    @sihamabdi9397 Рік тому

    Hanblyo Hanblyo 700k calanka buluga ah waxa hi hindhisay maxamed cali liiban oo ah nin mj 🇸🇱🇸🇱

  • @iqroxirsi
    @iqroxirsi Рік тому +2

    Which waxaa lajiry amiira i

  • @laylaali8812
    @laylaali8812 Рік тому

    😢wiilasha cid dhagta wax ugu sheegeso maleh

  • @abdirahimdahirmalin6728
    @abdirahimdahirmalin6728 Рік тому

    Wlhi waa qoslay aduuyo kale meey ku noolayeen Gaas, Omar abdirashiid, Cali khaliif, Abdirashiid Cali sharmarke, Cali geedi,Nuurcade, Mohamed Abdi Yusuf intaas midkoodna maba ogo hh

  • @asmaaaden2973
    @asmaaaden2973 Рік тому +1

    Ani koley ila gameka kowad qotaqota lajire ilen team gagab aahaye hhhh