Wararkii u Danbeeyey Dagaal & Colaad laga Filayo Ceerigaabo Huwan oo Hanjabaysa & Ciidamada Qaranka

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 42

  • @nuurtocali6033
    @nuurtocali6033 4 місяці тому +9

    Reer shrdoon yoonis nuux ismacillll❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @AdemMuuse
      @AdemMuuse 4 місяці тому +1

      Fijfifftotkif

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 4 місяці тому +3

    Dhulmahnte uuf weeye washayne gacan iina laa saarye raban😅😅😅😅

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia 4 місяці тому +3

    Dhubanta darood buu isku halayna sanaag tuulay ka dagan inay saaas u hadlan muuse ku simay lkn sanaag waa xaramkii reer sheekh isaxaaq marka darood mashii ay ku dhaman lahayn waya walaahi puthland baa u gubanaysa hadii ay xabad ka ridan sanaag

    • @Aw88-c1r
      @Aw88-c1r 4 місяці тому

      Isaaq dagaalka warba uma hayo, wuu iska hurdaa. HJ oo markii tuulooyinkoodii lagu laayay maatidii ee laga gubay woxooga is yar abaabushay si ay isku difaacaan mooyee, Isaaq kale ma oga dagaalkan. Xisbiga waddani siduu uga dagaalamay ee u cambaareeyey in HJ la hubeeyo waad ogtahay. Xirsi dhegayso qudbaddiisii 18ka may. Xataa HY oo deeganada la weerarayo degtaa ma dagaalamayso oo nacayb Isaaq ayuu xisbiga waddani galiyey HY.

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 4 місяці тому +2

    Calamka Somaliland ayay ku kibreen oo u Tudhaya
    Markii Reeraha la ahaa waa la Kala Biqi Jiray 😳

  • @mop01-r4f
    @mop01-r4f 4 місяці тому +2

    Ku saliya nabiga ❤

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 4 місяці тому +2

    Taar TV wariye qaaliya Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤❤ Guul soomalilnd 💚💚🤍 🤍🤍❤️❤️❤️❤️❤️💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @ahmedyusuf692
    @ahmedyusuf692 4 місяці тому +4

    Indhihii ayaa nagu xanuunay bidh bidhan badan. Fadlan naga jooji

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 4 місяці тому +1

    CADE GUDE IYO KUWO KALOO BADAN WAA DAMBIILAAYAAL CIIDANKII AY LAAYEEN

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 4 місяці тому +1

    Viva Somaliland Meel kastba ay joogtaba dee

  • @Geele_jire
    @Geele_jire 4 місяці тому +3

    Biraq biraq joogi

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 4 місяці тому +1

    Eebuura foollahaa kkkkkkkk

  • @khadarhussain1741
    @khadarhussain1741 4 місяці тому

    2 sano oo xadhig ah ???? Waxaasi maaha xukun waxay ahayd in min 30 sano lagu xukumo si kuwa kale ugu cibra qaataan....ciyaalkaasii waa dhashii hadhaagii faqashta ..aabayaashood shacabka somaliland min 30 sano ayay ku xukumi jireen oo intay 200 boqol oo qof isku xidhaan bay baas. Marin jireen ama diyaarado ku duqayn jireen

  • @asjaahme4985
    @asjaahme4985 4 місяці тому +2

    Taar TV waad ku mahadsan tahay wararka xaqiida ah aad noosoo gudbiso waan kusalaamayaa sxb.

  • @aadanxasan2832
    @aadanxasan2832 4 місяці тому

    Dhulbahante lacagtii xoolihii la siinjiray ayay doonayaan laakiin isaaq wuxuu ugu badalay xabad halkaasay dhulbahante ugu dhamaatay

  • @Lagubaray
    @Lagubaray 4 місяці тому

    Huwaan calamo badan,yaa ceerigaabo ugu yeedhaay, putland baa wataa tiro xiidhee maxay dagaal ugu qaadiwayen,
    Qaatumo ,aawdal iyo maaqiir toona meesha ka dheex shaqaayan maayan S/L iyo putland toon ee ciyaalkiina utudhaa?

  • @marwoali6189
    @marwoali6189 4 місяці тому

    Akhas alaylehe waa basariiyin dukhsigana waa ku kariyaan cuntada khudrasana way ku jar jaraa dukhsiga.garxajis Dushku kaaga xaaraa.

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 4 місяці тому +1

    Good job dowlada hoose hargaysa

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 4 місяці тому

    Huwantu ceerigaabo way la wareegayaan waayo dadka deegaanka gaar ahaan muuse ismaaciil ayaa raali ka ah in harti ku xukumo howgii awoowa yaasha markaa isaaq isagaa is jabiyey ee hadii isaaq is raacsan yahay iska dagaale boodhkoodaa laga cararaa

  • @faarahhaaruun8285
    @faarahhaaruun8285 4 місяці тому

    Waxa aad tahay badaw ilbax isu haysta.laakiin jaahil indho adag ayaad tahay.waayo indhihii daaeadayaashaada ayaad ku ciyaaraysaa.

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia 4 місяці тому +1

    Wasiir batuun waa nin siyaasi ah mucaaridka laf dhuun gashay ku noqday

  • @hnoor4361
    @hnoor4361 4 місяці тому

    Sow habara wal manikin haa sowdawlada habarawal maaha haa sow mintid manikin haaa halkaa ka haysa awalow taalay tolaay yaa awala

  • @marwoali6189
    @marwoali6189 4 місяці тому

    Soomaaliya oo dhan baa cuntada dukhsiga ku kar Kariya.

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 4 місяці тому

    Weelkaa weeye kuwa Cancer laga qaado
    Daasadaha Shaaha lagu kariyo
    Iyo kuwa Naxaasta ah
    Dawlada Hoose shaqo fiican bay qabteen ✅

    • @Aw88-c1r
      @Aw88-c1r 4 місяці тому

      laakiin dawladaha hoose ee Somaliland arrinkoodu waa laba cisho. Maalmo ayaa saxaafadda la isticmaalayaa oo wax la er eryanayaa. Dabadeedna halkaasay ku dhammaatay. Wax walba sidiisii ayuu ku soo noqon. Dadku ha iska daayaan inay maqaaxiyaha wax ka cunaan.

  • @sahramohamed3380
    @sahramohamed3380 4 місяці тому

    Gudcurgude wuu yaabay😂😂😂😂😂

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 4 місяці тому

    Sacad muuse waa reeka ugu liita habar awal ama isaaq xaga isku duubnaanta waxay maryaan reer shirdoon

    • @Aw88-c1r
      @Aw88-c1r 4 місяці тому +1

      Sacad Muuse ma yaqaan qabiil. Waligaa ma maqashay shir beeleed Sacad Muuse? Gabiley gobolnimadeedu muranba ma gasheen hadduu Sacad Muuse qabiil ku dhaqmaayo! Waqtiganna la islama soo gaadheen!!

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 4 місяці тому +2

    Guul iyo gobanimo Somaliland ❤❤❤

  • @jamaalqaalib-jl2ni
    @jamaalqaalib-jl2ni 4 місяці тому

    beenale kulmuye udhacay

  • @neimadjibouti6819
    @neimadjibouti6819 4 місяці тому

    Guul somaliland ❤❤❤❤❤❤

  • @Dulqusley
    @Dulqusley 4 місяці тому

    Habro foorar jeclo

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia 4 місяці тому

    Huwanta rabta inay sanaag la soo doontan buuq waxan oran laha sanaag waa malidkii iyo xaraamkii sheekh isaxaaq ha la soo afjaro huwanta

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 4 місяці тому

    Hy tayadi kursiga gadhka ka haysay E ku khafiftay xisbiga faqash ba tosisay 😅😅😅😅😅

  • @OmarMohamed-cl4kp
    @OmarMohamed-cl4kp 4 місяці тому

    Haamo dhiqle galay

  • @hashimege3467
    @hashimege3467 4 місяці тому

    Faqash oo qaxda sug

  • @hashimege3467
    @hashimege3467 4 місяці тому

    Guul somaliland

  • @faizaali2889
    @faizaali2889 4 місяці тому

    Dhulbahante iska fadhiista waad waalateen