SIDA MUUQAAL QURUX BADAN LOOGU DUUBO TALEEFANKA
Вставка
- Опубліковано 9 лют 2025
- Muuqaalkan waxaan kugu tusayaa qaabka aad muuqaal cajiib ah ugu duubi lahayd meel aan aad u qurux badnayn oo boring ah.
🎯 Ha Hilmaamin SUBSCRIBE iyo LIKE 🫡
Keywords:
Sida loo duubo video
Sida loo duubo muuqaal
Sida loo duubo video qurux badan
Sida loo duubo muuqaal qurux badan
Sida Video Qurux Badan Loogu Duubo Taleefanka
Sida Muuqaal Qurux Badan Loogu Duubo Taleefanka
Sida loo duubo VLOG
Sida loo duubo BROLL
Muuqaal Samaynta
Sida video loogu duubo mobileka
Sida muuqaal loogu duubo taleefanka
Filmmaking Afsomali
Videography Afsomali
Sida wax loo duubo
Sida loo duubo video
Sida loo duubo muuqaal
Connect me with:
Instagram: / mr.dayib
Telegram: t.me/mr_dayib
Royalty Free Music: Bensound.com/royalty-free-music
License code: 3MPXQ5BHEFTASOF0
Music by www.bensound.com
License code: SDYFHN5XHIV9VUAH
Tags: #broll #filmmaking #videography #muuqaalduubis #muuqaalsamaynta
Before this video: 1,150 Subscribers
Waad ku mahadsan-tihiin daawashadiina quruxda badan.
Ha Hilmaamina SUBSCRIBE & LIKE ❤️🫡
Kep going brother ❤
Mahadsanid bro 🫡
Zxp wllhi muuqaaladaada kama caajiso balwad iga noqdeen legend go forward ❤🎉
Mahadsanid bro, waan ku faraxsanahay inaan arrinkaa maqlo 🫡
Dadkaasa ubahan in la dhiiri galiyo somaliyay si ay khayradka wadankeena ugu badhigaan aduunka keep going pro🤝🔥❤️
Mahadsanid brother 🫡✊
Mahadsanid ustaad
Adigaa mudan bro 😎
Mahadsanid
Adigaa mudan brother
Go forward bro🎉
Thanks bro I will
Muqaal cajiiba, horay usoco masuul
@@itsmo-10 Mahadsanid wll 🫡
Horay usoco macalin Allah kubarakeeyo
Aamiin wll, Mahadsanid wll ✊🔥
@MrDayib adaa mudan wll.
Sxb horta aniga hal cillad ba ihaysata Talefanka haysto wa Oppo F9, hadaan wax iraahdo duub wuxuu wax kuduubaa high storage oo 5 min video oo 250MB ah arkaysaa, hadaa dhahdo yareena tayadaa xumaanaysaa-
Marka Camera fcn oo soo download garaysto magaranaysaa oo normal video size and Good quality kuduubi karta
Aniga 5 minute video 1GB ayuu gaadhaa, mararka qaarna 1.4GB, markaa waa iska caadi 250MB waa normal
@@MrDayib hhhh wlh masaaasbaa, telkii oo iga buuxsamayaa arky markaas ban iri wakugu kaligaa show😆
Haye sxb wankutashan doonaa space fcn baana ugusii talagaline
Mahadsanid
Horay usoco sxp 💯
Mahadsanid wll 🫡
HOREY USOCO BROTHER 🎉
Mahadsanid Bro 🫡
waad mahadsanthy pro waxaan ahaa qof jecel muuqaal duubista markaan video gaan daawaday waxaan go'aansdy in aan hada bilaawo
video-gaan waxaan ka faa'iday waxyaabo badan
waad ku mahadsthy pro 🙏🙏❤
Aad iyo aad ayaan ugu faraxsanahay inaan arinkaas kugu dhiiri-geliyay, Mahadsanid bro 🫡
Mahad sanid zxp❤
Adaa mudan bro, welcome 🫡
Imka sxp ma Telafoonkaga ku duubtay ?
Haa wll
@@MrDayib Mash allah Waa muuqal Quruxbadan Gacantaa ku fadhid Mash allah
Allah ha ku barkeeyo 😇
Mahadsanid wll
Sxp dhanka muqal dubis Wax badan kafaiday mahadsanid muqalada nosobadi
insha Allah bro, Mahadsanid 🫡
Wll sida dumarka wax uduuban
Sida aan u duubay ma qaab adagbaa wll