Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Maasha Allah habo
Mahadsanid Habo
@dayip video noga so same
Sxb sare ha niyad jabin horay usoco ❤🎉
Mahadsanid Bro ❤️🫡
Waan ku taverna dayib nin dhalinyaro ah oo talented ah baad tahay guulayso insha allah❤
Aad iyo aad ayaan ugu faraxsanahay taageeradaada quruxda badan, Mahadsanid ❤️🫡
m A horey usoco wll waa cashar muhim ah
Mahadsanid wll Mahad
M.a Cashar Muhiim Ah
Mahadsanid bro ❤️🫡
Waad Ku Mahadsan Tihiin Daawashadiina ❤Sidoo kale muuqaalkan waad soo daawan kartaan ⬇️ua-cam.com/video/SRoItpDDIUk/v-deo.htmlsi=gD8c4BdRKmZg8Dya
1k Comming Soon
Insha Allah Bro 🫡
Asc zxp waxan ubaahantahay inaan arin yar kalahadlee xageen kaalasoo xidhidhaa
Instagram igala soo xidhiidh wll ⬇️instagram.com/mr.dayib
Mahad sanid zxp
Exzectlly🎉😢
why are you sad?
Saa idyu saa id baa uguheley
Waan ku faraxsanahay inaad ka heshay wll, Mahadsanid ❤️🫡
Kma hyno zxb hda rer tiktok nhy muuql qrxon sida la iskga duubo qofka tiktok wx so dhigta o rer youtub ahyn
Mobileka uun qaabka dhererka u rog, inta kale waa iskaga mid, inaad fahantay ayaan rajaynayaa bro 🫡
Sxp in badan mahadsanid talefonka Samsung ugufican ee Muqal lagudubo uguna qimo yar inosheg
Kollay mobiles badan ayaa jira laakiin midka ila fiican aniga fikir ahaantayda qiimihiisuna uu macquul yahay waxa weeye “GLAXY A25”, waad baadhi kartaa si aad xog dheeraad uga hesho wll, Mahadsanid 🖐️
@@MrDayib Ok sxp A15 Kwrn Asiga ayaan rabay inaa so iibsade mise A25 Iledahay iibso
Midkaasina waa OK, A25 iphoneka ayuu ku dhow yahay, wax duubistiisu waa heersare. A15 sidoo kale ma xuma
@@MrDayib ok wllk mahadsanid
Wlhi zxp hadal qalbigayga kaso go,aan kugula hadlayaaye iskuma qalmaan subcskaaga iyo aqoontaada lkn samirbaa waxlaguwadaa waadgaadhi hadafkaa insha,alla milyano zxp sha,la
Aadbaad ugu mahadsan tahay faalladaada quruxda badan wll, jazaakallahu khayr ❤️❤️
Sxb noo sobadi
Ok bro, insha Allah
Wàxad noso samaysa caqabadi ka hor yimi inta UA-cam ku jirtay🙏
insha Allah bro, Mahadsanid ❤️
noso samee sida video editin lo sameeya
Ok Bro 🫡
Maasha Allah habo
Mahadsanid Habo
@dayip video noga so same
Sxb sare ha niyad jabin horay usoco ❤🎉
Mahadsanid Bro ❤️🫡
Waan ku taverna dayib nin dhalinyaro ah oo talented ah baad tahay guulayso insha allah❤
Aad iyo aad ayaan ugu faraxsanahay taageeradaada quruxda badan, Mahadsanid ❤️🫡
m A horey usoco wll waa cashar muhim ah
Mahadsanid wll Mahad
M.a Cashar Muhiim Ah
Mahadsanid bro ❤️🫡
Waad Ku Mahadsan Tihiin Daawashadiina ❤
Sidoo kale muuqaalkan waad soo daawan kartaan ⬇️
ua-cam.com/video/SRoItpDDIUk/v-deo.htmlsi=gD8c4BdRKmZg8Dya
1k Comming Soon
Insha Allah Bro 🫡
Asc zxp waxan ubaahantahay inaan arin yar kalahadlee xageen kaalasoo xidhidhaa
Instagram igala soo xidhiidh wll ⬇️
instagram.com/mr.dayib