4Afartaan sheey ayaa mar walba aan noloshayda ku dhisa

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 29 чер 2024
  • #carafaadsiciid

КОМЕНТАРІ • 212

  • @ahmedmahad2020
    @ahmedmahad2020 15 днів тому +1

    Guuleyso poe hormar intaan kabadan kuu rajeynayaa dadaal hana niyad jabin ❤🫡

  • @ubahahmed1740
    @ubahahmed1740 23 дні тому +3

    Caafimad ilaaheye ha ku siiyo samira aduunku waa imayixaan ❤❤❤❤❤ ango dhan ba ku garabtagan From zaki soli og maamad teem 27❤❤❤

  • @user-ke2ox1ms1s
    @user-ke2ox1ms1s 23 дні тому +4

    culeys walba fudeed baa ku xiga zxp guul i.n

  • @user-nw5rg6nf4b
    @user-nw5rg6nf4b 24 дні тому +2

    Anoo xalad iska yar ku jira Marka arko qof iga daran baa ogaada inaysan waxba I hayn all xamdullilah aboowe mcn alle caafimad taama haku siiyo waxan waa aduun illahey caafimadkagi haku so celiyo ❤

  • @faaisacabdikarim2039
    @faaisacabdikarim2039 23 дні тому +2

    Insh Allaah khyr guul ❤❤❤❤❤❤❤ wllo

  • @halimaabdirahman7888
    @halimaabdirahman7888 23 дні тому +5

    Kor uqada wìlkan

  • @ashaelmi3575
    @ashaelmi3575 19 днів тому +1

    Illahey talo saro qof bini adan illahey kuma bahiyo duceyso masha allah imanka allaha kuu adkeyo qof wax ku dheer ma jiro
    Asad u tag kulahee asad iyo asaga illahey wey u si man yihiin 😢
    Mansha allah qof dhalinyar aa tahay say allhamdulilah mar walbo allana wey diiso wax walbo bini adam illahey kuma bahiyo

  • @afananitappe3231
    @afananitappe3231 25 днів тому +9

    Abwe asad hagio utag laga yabee in add cawimad ka heshid sabta oo ah xaladaa add ku jirn waa uu soo maray lga yabee in uu ku damqado .🥺💔
    Wxn ku dhihi lahay abwe team 27 ku biir

  • @SadoIsmail-qp9mk
    @SadoIsmail-qp9mk 17 днів тому

    Ilaahay ha ku cafimadsho

  • @cayniitaismail176
    @cayniitaismail176 17 днів тому

    Hore u soco wllo. Waa guulsansaa i.a

  • @IskufilanSido2810hooyad.
    @IskufilanSido2810hooyad. 24 дні тому +1

    From TikTok Alle haku cafiyo wll happy independence to all my people 💙🇸🇴👏🏽

  • @XaliimoAbdiDoxalaqe
    @XaliimoAbdiDoxalaqe 21 день тому

    Alle cafimadkagag ha kuso celiyo horay u soco

  • @naciimoabdikadir5558
    @naciimoabdikadir5558 24 дні тому +1

    Mshlh abwe waxatahay dadka mudan in ladhiirigaliyo lana garab istago ilahay waxan kabaryey cafimad iyo inad lixadkaga ku istagto hore usoco noloshu kuma xumeyso❤❤❤

  • @amalmahamed1452
    @amalmahamed1452 22 дні тому +1

    Wacalekum san rabi waxad jeclahay rabi Haku siyo abooowe qali

  • @AminaMaandeeq
    @AminaMaandeeq 23 дні тому +1

    Alle ha ku caawiyo wllo allena ha ku garab istaago wllo guuleso allena cafimaadkaagii ha ku soo celiyo alle ba hadaa ku xirantahay qofba uma baahanid wll

  • @MaxamudSicid-xf3zt
    @MaxamudSicid-xf3zt 24 дні тому +1

    Aboowe alle waxan kaga baryaya in uu ku bahin qof ee bedel kedana ku siya wlle farxadad alle haku siyadiyo siwalba aad ugul daraysato nolosha walahay waan huba in aad mar guleysan doonto

  • @xaawolaki9273
    @xaawolaki9273 18 днів тому +1

    Allaaha qabiyada rogrogaa qalbigaaga diinta iyo iimaanka haku soo rogo waxaan kugula talin in marwalba aad illaahay u dhowaato talana saarsato Haku xiran dadka qaarbaa waxfinayee dad wanaagsan ku xiro dad diinta ku dhega masaajida ku xiran quraanka iyo cilmiga barta

  • @MohamedYusufAhmed-r2k
    @MohamedYusufAhmed-r2k 20 днів тому

    Zxp qli Allah ha ii kaa xifdiyO 💯🙏❤️❤️❤️❤️

  • @Peacefamily529
    @Peacefamily529 25 днів тому +2

    Abowe adunka wa imtixan.e samir marbaat guuleysan insha allah

  • @ramlomohamedfarah5670
    @ramlomohamedfarah5670 25 днів тому +1

    illhey caafimad ha ku siiyo brother carafaad

  • @hon-abdullahimacruufabdull3015
    @hon-abdullahimacruufabdull3015 15 днів тому

    Walal Caafimaadkaada alaha kuusoo celiyo asigey awoodiisa tahaye

  • @dekosman308
    @dekosman308 23 дні тому

    Masha allah keep going walaal🇸🇴🇸🇴❤

  • @user-ou3qk5rq6d
    @user-ou3qk5rq6d 22 дні тому +1

    walaal alle kheyr hakusiiyo❤❤❤❤

  • @sirafatihjmcdheere4082
    @sirafatihjmcdheere4082 25 днів тому +1

    Wll alle hakuu gargaaro caafimaad taamana haku siiyo marka koowaad.
    Marka 2aadna wll hal talo ayaan kula wadaagi lahaa oo ah dhibtaas kusoo martay wixii TACADIYO laguu gystay inaad iska ilawdo oo ilaahy drtiis aad uga samirto badal khyr qaba ayaad heli insha allah

  • @FatimacabdiisakFatush
    @FatimacabdiisakFatush 24 дні тому +1

    Wll guuleyso farxad wartana hel inshaa allaah 😊

  • @AminaLuckyOfficial
    @AminaLuckyOfficial 19 днів тому

    Allaah swt nolosha haku qurxiyo amiin

  • @yasminhussein4374
    @yasminhussein4374 23 дні тому

    Horey u soco walal qaali

  • @umaimaumaimaa5224
    @umaimaumaimaa5224 20 днів тому

    Alhamdulilah Alhamdulilah 😢😢😢

  • @Mss-fiska
    @Mss-fiska 23 дні тому +1

    Cafimad alle haku siyo wllo

  • @zamzamshire4832
    @zamzamshire4832 24 дні тому +1

    Ilahay haku cafiyo wallkey rabina adimadada haku cafiyo

  • @Jaalle_Moha_F
    @Jaalle_Moha_F 25 днів тому

    Masha Allaah walaal nin hadal yaqaan baa tahay guulayso ❤

  • @amiirahaji7687
    @amiirahaji7687 25 днів тому +1

    Walaal caafimaad baan kuu rajaynayaa inuu allah ku siyo

  • @XaliimoAbshirxaliimo
    @XaliimoAbshirxaliimo 25 днів тому

    Allllllha ha ku caafiyo wlll ximnaga Alllllha ha ku so celiyo asaga awdo Insh alllllaha horey usoco😊😊😊

  • @user-hk6zp1fl7c
    @user-hk6zp1fl7c 25 днів тому +1

    Walaakey guuleyso aduun iyo aaqiraba dhibta laguma waaro from zaki somali

  • @gooabo-tb2pe
    @gooabo-tb2pe 15 днів тому

    arafad wll allha kucafiyo allh dRtiina wan kujeclhy

  • @zakariyehassan1666
    @zakariyehassan1666 23 дні тому

    Wll garabkaga ilh hagalo insha alah horeyna usoco wxd somrty gadal ha u fiirin insha alah guleso 💯💯🙏

  • @nastehomohamud6648
    @nastehomohamud6648 24 дні тому

    mnsha allalh wll allah ku caafiyo

  • @adenabdi2721
    @adenabdi2721 23 дні тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @amaalmahad2789
    @amaalmahad2789 24 дні тому +1

    Ilhy ha ku caafiyo wlkyow

  • @sidra857
    @sidra857 25 днів тому +1

    Adkayso walal dulqaadana hadalka yaree wayahaga laabta ku hayso Nolashu waa imtixaan u samir insha alh

  • @bintudhabaake5803
    @bintudhabaake5803 24 дні тому

    Keep going bwe hormar badan bad samyeysy haka daalin ❤

  • @ahmedmsaid4836
    @ahmedmsaid4836 10 днів тому

    Saxib Alle haku cafiyo

  • @AmriilAhmed
    @AmriilAhmed 25 днів тому

    Illahey hakucafiyo abowe 😢🎉❤

  • @ayaancumar9685
    @ayaancumar9685 23 дні тому

    Allah haa kuu fududeeyo hawalah

  • @adnimoallim9233
    @adnimoallim9233 22 дні тому

    Allaah hakucaafiyo habo

  • @XaawoCaliaxmed-wp5fn
    @XaawoCaliaxmed-wp5fn 24 дні тому

    Allah ha ku caafiyo wll

  • @nimcocabdulqaadir56
    @nimcocabdulqaadir56 25 днів тому +1

    Masha Alaah tabarakalaah

  • @JaamcApdiasiis
    @JaamcApdiasiis 24 дні тому

    Guulayso carafaadow wll qaali

  • @hiboguuled8062
    @hiboguuled8062 4 дні тому

    Guulayso walal ilahay baa kulajira

  • @user-kz6yq3ix3q
    @user-kz6yq3ix3q 25 днів тому

    Horey u soco wlll

  • @ahmedcumar8335
    @ahmedcumar8335 24 дні тому

    Caafimaad taama rabi haku siiyo walaal macaane😢

  • @user-gu9mp6py6f
    @user-gu9mp6py6f 25 днів тому

    Masha allah nooso badi wll hore u soco

  • @fadumoshire5592
    @fadumoshire5592 23 дні тому

    Alle ha ku caafiyo

  • @najmosaid9217
    @najmosaid9217 25 днів тому

    Horay u soco wlll

  • @FagaaAbdirahin-du5f
    @FagaaAbdirahin-du5f 25 днів тому +1

    Haniyad jabin sxp keep going

  • @nimcomaxamed123aadan6
    @nimcomaxamed123aadan6 23 дні тому

    Allah haku caafiyo walaal

  • @asmaabdi7280
    @asmaabdi7280 20 днів тому

    Wll ilahay cafimad deg deg ah haku siyo

  • @fahmoraago9510
    @fahmoraago9510 20 днів тому

    Allah.yash fiiga wllo

  • @karingarfod9151
    @karingarfod9151 20 днів тому

    Carfaad waa kugu soodiray ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @zeynabmaxamed3317
    @zeynabmaxamed3317 25 днів тому

    Allah ku caafiyo wll

  • @huddasaladali5652
    @huddasaladali5652 23 дні тому

    Noloshu Kuma xumayso wll qaali horey u soco insha allah

  • @ganiabdullahi8842
    @ganiabdullahi8842 24 дні тому

    Alle hakuxafido insha allaah

  • @Xananxurmo
    @Xananxurmo 25 днів тому

    Masha Allah Allaha kubarakeyo iimaankaada qof adag bad tahay 👏

  • @xafsa687
    @xafsa687 25 днів тому +1

    Imikaba meshad kudubaysaa way qurux badantahay inta kadhimana wad gadhi kaliya samirka badi qisasa wan dhagaysta wllo dadba kadaran marwaliba الحمد لله dhe dadbakadaran marwaliba ushego murugtada Allah badi istiqfarta 📿👆 wadkudagaysa

  • @fardusaray1295
    @fardusaray1295 25 днів тому

    Keep going

  • @user-cb1rk6bf2m
    @user-cb1rk6bf2m 25 днів тому

    ilahii hakucafiyo

  • @Xaawo-vb2fh
    @Xaawo-vb2fh 24 дні тому

    horay u soco wll

  • @MaryamaAbdirashid-xd4si
    @MaryamaAbdirashid-xd4si 24 дні тому

    Horay u soco abwe❤❤❤

  • @MarwaanDecosta
    @MarwaanDecosta 14 днів тому

    Insha Allaah waad caafimaadi doontaa samirka badi

  • @EngCadaay
    @EngCadaay 25 днів тому

    Guuleyso wll big respect 🫡❤️

  • @axlaamahmed8072
    @axlaamahmed8072 14 днів тому

    Aduunka walaal lagu yahay aaqiro qof walba camalkiisa wiilkan walallkeyna manto garab noga nahanyahay ee kor halo qado ❤

  • @user-dl8zj7bp4y
    @user-dl8zj7bp4y 25 днів тому +1

    Waxaad thy tusale qurux badan wllkey qli dhirigliye sharaf badan kumanan ilhay lixaadgoda u dhameystiray ayaaad kawa nagsanthy SAMIRKADA ILHAY HAKU SIYADIYO WLL QIIIMO BADAN ❤❤❤🎉🎉🎉😢😢🎉🎉😢😢🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Faizo_jano27
    @Faizo_jano27 25 днів тому

    We Love You Too Fav Brother ❤🫂 May God Bless You Inshaallah ❤😊

  • @fahmoraago9510
    @fahmoraago9510 20 днів тому

    Good job wllo

  • @kadra825
    @kadra825 21 день тому

    ماشاء الله تبارك الرحمن الله يحفظك امييين امييين يارب العالمين يارب العالمين 🤲🤲🤲💕🤍❤️🎉💓💓💓💓💓💓🥰🥰☘️💨💗❤️💚💚💚🤍❤️💚🤍

  • @milgoahmed2655
    @milgoahmed2655 24 дні тому

    Adigaba dadbadan baa karontahay Allah haku fududeyo wlll

  • @kaltuunmooge9023
    @kaltuunmooge9023 24 дні тому

    Keegin

  • @ahmedcumar8335
    @ahmedcumar8335 24 дні тому

    Aboowe carafaad ha niyad jabin wlahi qisadaada meel dheer ayey iga taabatay, lkn waxaan ku rajo weynahay in dad badan oo soomaaliyed oo wanaagsan ay jiraan lkn hadda ka hor aysan kola kulmin, aboowe ha baqin wax kasta oo kaa gaabto shaashada soo fadhiiso waa intaas oo dad aan horay kuu garaneen ku gartaan

  • @somaliflims4112
    @somaliflims4112 25 днів тому

    ilahay haku cafiyo wll ❤🎉

  • @LadnaDheeman04
    @LadnaDheeman04 25 днів тому

    wll carafaad wlhy murugtada way na dhiibta waliba aniga way ii tahata ilahay waxan kaga baryaya inad maalin un lugahaga ku socoto waad guulaysaneysa wll mcn hore u soco ruunti marka tidhi waan faraxsanahay waxan dareemay farxad Allah haka farxiyo wll mcn ❤❤❤❤

  • @Samir-vj3gr
    @Samir-vj3gr 24 дні тому

    Alle haku cafiyo wll

  • @aaminodaahir8229
    @aaminodaahir8229 24 дні тому

    Abowe allah ku cafiyo gula badan gar insha allah🎉

  • @user-mg8es3gp3b
    @user-mg8es3gp3b День тому

    ❤❤❤❤❤❤

  • @madinashiremohamed2737
    @madinashiremohamed2737 24 дні тому +1

    Cfmd taama alle hakusiiyo

  • @qalliguhaad4300
    @qalliguhaad4300 24 дні тому

    Asc aboowe wxn ahay team 27 wxn kaasoo raacay zaki soomaali illh wxd jeceshahy haku siiyo ❤😢🎉

  • @user-tx9de8qe7x
    @user-tx9de8qe7x 25 днів тому

    Caafimaad allaha kusiiyo soomaali ayaa walaalahaa ah

  • @saynabsaciid7449
    @saynabsaciid7449 25 днів тому

    Allaha caafimaadsho insha allaah

  • @CaashocumarMaxamed-k3d
    @CaashocumarMaxamed-k3d 25 днів тому

    Guul wll

  • @lailohusseinmohamed9433
    @lailohusseinmohamed9433 16 днів тому

    Allah caafiyo 😭😭😭😭😭

  • @milgoahmed2655
    @milgoahmed2655 24 дні тому

    Masha Allah horay usoco waad gaari doontaa hadafkaaga

  • @sundussiciid6741
    @sundussiciid6741 25 днів тому

    Keeep going❤

  • @qadromuxudiin4951
    @qadromuxudiin4951 22 дні тому

    Anakaa kugarab tagan huno hanaiyad jabin qolka dhaxdiisa xataa nogu so duu. Muhiimadu wa in aad wx un so dhigtaa ❤

  • @user-vk6ge8uu9b
    @user-vk6ge8uu9b 25 днів тому

    Guuleyso aboowe horay usoco hamigaga heerka rabti allah ku garsiiyo nolal farxad leh cafimad taam ah allah ku siiyo aamin

  • @raxmocaday3049
    @raxmocaday3049 21 день тому

    Keep going bro

  • @user-ip7ws6pt2h
    @user-ip7ws6pt2h 25 днів тому

    Waxaad ka hadashay waa sax wllkey rabi ruuxii tala saartana wuu ku filan yahay rabaana leh raxmadayda ha ka quusan wllkey rabi caafimaad qayr qabo ha ku siiyo wuuna ku siin rabi insha allaah waa sax lama quusto❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fartuunahmed6629
    @fartuunahmed6629 25 днів тому

    Guuley wll❤

  • @asmamohamed205
    @asmamohamed205 25 днів тому

    Caafmaad inshllh

  • @kiimxaaji6773
    @kiimxaaji6773 25 днів тому

    Guulayso zxp

  • @arwaxasan2794
    @arwaxasan2794 25 днів тому

    Masha allah wll horay usoco ❤

  • @rnuura334
    @rnuura334 25 днів тому

    Allaah Is One ☝️♥️❣️