Taani waa qisadayda nolosho koban

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 23 чер 2024
  • #carafaadsiciid

КОМЕНТАРІ • 448

  • @zaynababdule
    @zaynababdule 28 днів тому +31

    Team zaki somali 🎉🎉❤❤

  • @HamdiMwalimu
    @HamdiMwalimu Місяць тому +28

    From tiktok allha kucafiyo bwe😢🤲

  • @user-vh9li9to6d
    @user-vh9li9to6d 27 днів тому +8

    Team zaki somali is mjiya 😭😭

  • @FarhiyoAli-l5h
    @FarhiyoAli-l5h Місяць тому +13

    Wllhi markii aan maqley qisadada qalbiga ayaa i dam qadey lkn ogoow wllky raxmada rabi laguma quusto rabi haku cafiyo lixaadkaga rabi haku soo celiyo🤲

  • @sihamahmed1846
    @sihamahmed1846 Місяць тому +9

    Somaliyeey wiilkan walalkena ee dhibtaysan aan kor u qaadno oo flow an garsino inta uu waxa ku helayo❤❤❤❤

  • @ikraanhassan3877
    @ikraanhassan3877 Місяць тому +7

    From ur TikTok page...... caafimaad qeyr qabo ayaan kurajeynaaa wllkey 😢

  • @abdimalik2934
    @abdimalik2934 Місяць тому +7

    Sxb caafimaad taam ah baanku rajeyn iyo maalmo qurxan waan hayaa qisadaada qaybaheed waanku duceeyay in uu alle ku dayicin adna salaada iyo cibaadada ku dadaal umuuraha alle kheyr hakaaga dhigo

  • @Zuhour157
    @Zuhour157 Місяць тому +4

    Masha allh bowe ilhy cafimaad tama haku siiyo ilhy waxa jeceshhy si fudud haku siiyo😭🤲🏻

  • @user-ij8cn5vc8d
    @user-ij8cn5vc8d 10 днів тому

    From TikTok allha ku caafiyo intaan awoodane waan usii Sher garen doonaa

  • @IsmahanAbdulqadir
    @IsmahanAbdulqadir 28 днів тому +2

    Masha alaah walale carafad wan ku salamay waxan ku rajeynay cafimad cagahag inad kuistagtid insha alaah qalbiga qeerusheg ❤❤❤❤

  • @FathiAbdiazizMohamoud
    @FathiAbdiazizMohamoud Місяць тому +5

    Inshq Allah nolosha in guul ka gaarti ku rajeyn

  • @hooyomacan6782
    @hooyomacan6782 Місяць тому +2

    Lixaadkagii rabbi hakuso celiyo wllo oo cagahaaga dub rabbi hkugu istaajiyo bi,idnillaah guulo badan waaad gaadhi🤲♥️🥰

  • @maryanabdi-xs6jl
    @maryanabdi-xs6jl Місяць тому +2

    Hore u soco abweh tageero weyn ban ku noqon inshallah ❤

  • @kimjanno358
    @kimjanno358 Місяць тому +2

    Horey usoco wllo Wax ku dhibana Alle Kuma tuso 😢 cafimad ban alle kga barinay somaliyo dhana wa walalaha wayna ku garab tagan yihin❤🎉

  • @AminaMaandeeq
    @AminaMaandeeq 25 днів тому

    Maasha allaah tabarakallaah ku sodhawoow wll malaysia horomar wacan baan ku rajeenayaa

  • @jamiilamahad9049
    @jamiilamahad9049 Місяць тому +2

    manshalh wllo hore u soco ale naa haku cafiyo 🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽😭

  • @faizaabdinasir9723
    @faizaabdinasir9723 Місяць тому +2

    Hore Uso walaalkay Caafimaad taaama Inshaa Allah Guulayso ❤

  • @adnanaboubakar8326
    @adnanaboubakar8326 Місяць тому +1

    From tiktok horey u soco sxb. Ilaheyna ha ku caafiyo sxb qaali 🙏🏻

  • @nimonurie567
    @nimonurie567 Місяць тому +1

    From tiktok allha ku cafiyo wlalo insha allh nolashana guulo badan ka gaar ❤

  • @SacidoA-ku1cs
    @SacidoA-ku1cs 29 днів тому +1

    Abowe wlhi hadan kula jogi laha wan kudarensin laha lkn kulama jogi lkn duco ayan ku awoda wll qali alle haka farxiyo❤❤❤

  • @hindayusuf449
    @hindayusuf449 Місяць тому +1

    Alle hku caafiyo Caafimaadsan Inshallaha wllo
    Keep going 💪

  • @APDIKARIIN
    @APDIKARIIN 29 днів тому +2

    Allaha ku caafiyo prother 😢🤲🏻

  • @sacdiyoxaaji1271
    @sacdiyoxaaji1271 9 днів тому

    Allaha kuu rumeeyo wll riya daada hana ku siiyo caafimaad taam ah aamiin

  • @hamdiali7883
    @hamdiali7883 27 днів тому

    Masha Allah

  • @Infooz2022
    @Infooz2022 Місяць тому +1

    Allah kucafiyo bowe horey usoco ❤️

  • @yuskavichkhaliif
    @yuskavichkhaliif Місяць тому +1

    Ilaahay hakuu rumeeyo hamigaaga mid aakhiro iyo mid aduunba guuleyso sxbi iaahay idankii🖐️

  • @mmmm12877
    @mmmm12877 20 днів тому

    from
    zaki somalia walaal allaha ku cafiyo insha allah samiirka baadi waa ku libaaneysaba sambarkaga walaalkey

  • @ZalmaDhawrsan
    @ZalmaDhawrsan 27 днів тому +1

    Alla waligay qof intan raadiyey UA-cam kisa masarin alle haku cafiyo wll Hana ka kiciyo xanunka alle lugahagii ha kugu istajiyo samirka badi oo alle isku xidh waxba ma ka xumanayan qisadiisa wllhy wan la ilmeeyey anaga wllala ah huno oo ku garab tagan mar walba wax so Gali haka cajisin anana garabkaga anahy wax walba kugu cawin karno 😢😢😢😊

  • @user-oc8zs8wh1s
    @user-oc8zs8wh1s Місяць тому +1

    Wllkay allah haku cafiyo tiktok aya kaso arkay halakan aya imid muqalo kale ood ledahay sanado kahor lga duubay waso arkay riyadada allah haku rumeeyo mobilkayga iyo mobilo badan aya follow kaso oranaya insha allah wakala qayb qadanyna ina meel dheer gaadho allah haku cafiyo wll sharaf waa aduunyo duco dadaal ba wakula garab taaganahy wll

  • @umxamsah9973
    @umxamsah9973 Місяць тому +3

    Ilahey ha ku cafiyo abow

  • @IbrahimUpdullahi
    @IbrahimUpdullahi 29 днів тому +3

    M.a illahey hamigaga hakuu rumeyo

  • @HanaanMohadfaarah
    @HanaanMohadfaarah Місяць тому +2

    Alle ha ku caafiyo walaal🤲🏻

  • @user-ie6ed9kv4r
    @user-ie6ed9kv4r 27 днів тому +2

    Ilahi ha ku caafiyo aboowe

  • @ConfusedFireDragon-mq7xw
    @ConfusedFireDragon-mq7xw 21 день тому

    Masha Allah tabarakallh ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @cawaleabdirizak284
    @cawaleabdirizak284 Місяць тому +2

    Alle cafimad ah hku siiyo wll

  • @maryamomaxamed26
    @maryamomaxamed26 Місяць тому +1

    Masha allh aboowe insha alh her wanagsan Aya kagareysaa ilahyna haku caafiyo Wana kusher gareynaya asaaga usare wallky

  • @cabdiraxmaanmaxamed4211
    @cabdiraxmaanmaxamed4211 Місяць тому +1

    Ilahey cafimad raama haku siiyo boe hormar bn ku rajeynaya

  • @FoosiyaCawil
    @FoosiyaCawil 25 днів тому

    Naafanimadu waa qaliga ee walal sholodaada haka baqan hore usoco ilaahay na tala saaro cibaadadana badso faral iyo sunnaba waxaba kaama xumaanayaan insha allaah goolayso

  • @nazriin9244
    @nazriin9244 28 днів тому

    Ilahay caafimaad taama haku siiyo wll wadka baxeesaa insha allah dhibta weey dhamaataa

  • @MaariyoCabdisahal-vr4km
    @MaariyoCabdisahal-vr4km Місяць тому +2

    Allaha kucaafiyo wllo mcne

  • @nacimagulled
    @nacimagulled 28 днів тому +2

    From zaki soomaali guulayso walalkay

  • @rnuura334
    @rnuura334 25 днів тому

    Allaah Is One ☝️♥️❣️

  • @FaatushAlii-ih8vl
    @FaatushAlii-ih8vl 28 днів тому

    Alllh ha caafio carafad wlle ❤

  • @AaminoMire-fw6qj
    @AaminoMire-fw6qj Місяць тому +1

    hore u soco bowe hays niyad jabin

  • @SurprisedClover-yp2hn
    @SurprisedClover-yp2hn Місяць тому +2

    Allah Haku caafiyo insha allah wad guuleysane

  • @Hodanabdi-re4on
    @Hodanabdi-re4on 10 днів тому

    Masha Allah Allah ku cafiyo wll

  • @user-cb4qn9ui8g
    @user-cb4qn9ui8g 28 днів тому

    Wll mcn walhi waan kaxumahay waxa kugu dhacay alana waxa uu imtaxama adoomadiisa kuwa uu jecelyahay insha alaha ma dhiibtoon doontid inta laha kaga ee keyo waxan kuleyahay hotay uu soco ❤😢

  • @Miira278
    @Miira278 Місяць тому +2

    Alle haku caafiyo walaal 🤲🤲🤲

  • @XanaanOsman-pu4ns
    @XanaanOsman-pu4ns 19 днів тому

    Wll carafat caafimad io farxad warta kurajeyn. Insha alh

  • @user-jy8ie5zn1p
    @user-jy8ie5zn1p 28 днів тому

    Harumar wacan baan kuu rajaynayaa insha Allah wllkay from Zaki somali 😊

  • @najiipxasan9499
    @najiipxasan9499 26 днів тому

    Wllkayaw Allha ku cafiyo Caafimaad Sarican allha ku siiyo😢😢

  • @NaturalrRlaxing
    @NaturalrRlaxing Місяць тому +2

    Alle ha ku caafiyo walal

  • @HodanIsmacil-pi7zx
    @HodanIsmacil-pi7zx Місяць тому

    Alle haku caafiyo Keep going wllo❤

  • @bushaaromaxamed2611
    @bushaaromaxamed2611 23 дні тому

    From Tiktok alle ha ku caafiyo wll

  • @amalqurux8493
    @amalqurux8493 27 днів тому

    Wll Allah haku caafiyo from TikTok

  • @sucaadibrahim1166
    @sucaadibrahim1166 26 днів тому

    Alla haku caafiyo wll guulban kuu rajayn I.a

  • @caashodeeqo2937
    @caashodeeqo2937 Місяць тому +1

    Abowe allah haku cafiiyo hadan awoodo isla manta baqolka ayan ku garsiin laha guuleyso wllkey

  • @Mayflower1122
    @Mayflower1122 27 днів тому

    Keep going bro i wanna support all the way insha Allah ❤

  • @umaymabashiir1117
    @umaymabashiir1117 Місяць тому +1

    Ilahay hku cafiyo wll guulo badana gaar❤

  • @saynabsaciid7449
    @saynabsaciid7449 Місяць тому +1

    Asc waan kuu soo ducaynayaa allaha ku caafiyo hamigaaga iyo hiigsigaaga allaha kuu rumeeyo allena kursigaas hakaa kiciyo❤

  • @ummnora4665
    @ummnora4665 29 днів тому

    Ilaahey haku caafiyo habo waxaan kuu noqdey new supscriper🎉

  • @deqakhadar
    @deqakhadar 29 днів тому

    InshaAllah guul ku rajayna walal adunyadan ayada dhan imtixana sabar InshaAllah adkartana badso

  • @user-ow3em1bn3o
    @user-ow3em1bn3o Місяць тому +1

    Hore u soco wll weliga harajo dhigin❤

  • @user-rq1ps7de5v
    @user-rq1ps7de5v Місяць тому +1

    keep going wllkay macaan❤❤

  • @user-nc1cf6ve1j
    @user-nc1cf6ve1j 29 днів тому +1

    Ilahay hamigaga hakuu fududeeyo wllky

  • @user-yg9lg5ok5u
    @user-yg9lg5ok5u 27 днів тому

    abowe ha is niyad jabin asad waa aragtay mnta herku joogo❤

  • @hennafoosladan6773
    @hennafoosladan6773 Місяць тому +1

    Maasha Allah walal keep going

  • @user-pu1fd5nf9i
    @user-pu1fd5nf9i Місяць тому +1

    Allah ku caafiyo abwe wadne cafimaadee I.n

  • @warsameabdi6873
    @warsameabdi6873 Місяць тому +1

    Sxb allha ku cafiyo wana ku rajeynaya hormar wacan waliga qof wax haka sugein

  • @asmomohamett8330
    @asmomohamett8330 Місяць тому +1

    Inshallh hormar baaa kuu rajacyl bowe ilahy cafimad tama haku siiiyo😢

  • @Sofiyadiriye
    @Sofiyadiriye Місяць тому

    Ilaahay haku caafiyo abowe waad guulasaneysa ❤😢

  • @MohammedFooh
    @MohammedFooh 28 днів тому

    Alle haku caafiyo. Wll

  • @sahroabukar8294
    @sahroabukar8294 Місяць тому

    From tiktok cafimaad taam ah Allaha ku siiyo walal

  • @Maisachannel2023
    @Maisachannel2023 Місяць тому

    Mansha allah wll rabi haku sakhiro waxan rajeynayaa hada malesia joigto in aad asad isbaratan waa wiil ficane❤❤

  • @nadiifoxasan8858
    @nadiifoxasan8858 Місяць тому +1

    Allaah cafimad hakusiiyo Amiiin Amiiin yaarabii

  • @user-tb3lh7js1e
    @user-tb3lh7js1e 26 днів тому

    Alah hakuu fududeeyoh wllo qaali

  • @najmosaid9217
    @najmosaid9217 27 днів тому

    Guuleeyso wallo ilahay waxaan kaaga baryay in uu ilhay luguhaagiii kuusooo celiyo

  • @ibraahimkusoowalcadaalaoff5212
    @ibraahimkusoowalcadaalaoff5212 22 дні тому

    Insha.allaah waad socon doonta wllkay

  • @ikraamziman
    @ikraamziman Місяць тому

    Alle haku caafiyo wall insha allh waad cafimasaysa

  • @rajnaagabadhariyada982
    @rajnaagabadhariyada982 Місяць тому +1

    Walal caawimaad taam ah ayaan kuu rajeynaa🎉🎉🎉🎉

  • @suadmire7450
    @suadmire7450 22 дні тому

    Asc Mashaallaah walaal nolosha kuma ciisho amiin amiin ❤❤❤❤❤

  • @ikraankhadarmaxamed6776
    @ikraankhadarmaxamed6776 Місяць тому

    Ilaahy haku caafiyo wllky wxkastoo jeceshahyna ilaahy hakuu fududeeyoh😢🤲❤

  • @cabdishakuur6928
    @cabdishakuur6928 Місяць тому +1

    Yaa rabi cafimaad tamah hakusiyo wll

  • @HiboMaxamud-x8x
    @HiboMaxamud-x8x 28 днів тому

    Wlky horey usoco Allah cafimaad tama Haku siiyo abowe

  • @aminomohamud2224
    @aminomohamud2224 28 днів тому

    Alle caafimaad haku siiyo wll

  • @ilhaanmohamed6138
    @ilhaanmohamed6138 28 днів тому

    Mansha allaha wlla

  • @user-sx2lv8ij5p
    @user-sx2lv8ij5p 23 дні тому

    From tiktok Allah ku caafiyo

  • @najibabdi6200
    @najibabdi6200 Місяць тому +1

    Mashallah walalka hormar balaran ku rijenaya

  • @HafsaCabdicasiis-vi1lq
    @HafsaCabdicasiis-vi1lq 28 днів тому

    Carafaad aboowe horay usoco wixi kudhacay hafiirin insha Allah wad kicin insha Allah

  • @anababdullahi1265
    @anababdullahi1265 Місяць тому +1

    Allaah ku caafiyo aboowe

  • @NimcaCabdulahi
    @NimcaCabdulahi Місяць тому +1

    ilaahay haku garab istaago wll❤

  • @user-bf8oj2pb4b
    @user-bf8oj2pb4b 11 днів тому

    Ilaahay haku caafiyo aammiin

  • @NusaymoAli
    @NusaymoAli Місяць тому

    alle caafimaad taam ah haku siiyo abowe alle haku garab galoh😢

  • @xaliimomaxamedkhaalid6496
    @xaliimomaxamedkhaalid6496 14 днів тому

    Alle caafimaad taama hakusiiyo

  • @user-hb7hz8gt8c
    @user-hb7hz8gt8c Місяць тому

    Ilhy caafimad haku siiyo pro ❤🤲🏻

  • @WickedEditz.
    @WickedEditz. 23 дні тому

    Waa kuu saaray hbo Aniga iyo caruurtaydyba 😮❤

  • @Apduum
    @Apduum 28 днів тому

    Allaha ku caafiyo sxb Carafaad teedakle marnaba haka quusan naxariista Allah sw maalin un lugahaaga waad ku socon doontaaa Insha Allah

  • @nishapep1517
    @nishapep1517 26 днів тому +1

    From zaki somali allh cafimad taam ha ku siyo😢🤲🥺 18:06

  • @AbdihakiinMukhtar-ek9hv
    @AbdihakiinMukhtar-ek9hv Місяць тому +1

    Wll insha ilaahey caafimda taam Ah hokusai yo ❤❤

  • @user-le8ld5si9h
    @user-le8ld5si9h 15 днів тому

    Wan ku racay ilahay haku caafiyo lakiin wll hadhow qabiil ha noqon waa iga Talo waayo manta qabiilkuguma racin reer soomaliland baan ahay