sacdiyo siman shacni bbe iyo zitto challenge qosol badan

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 137

  • @ayankhalif3260
    @ayankhalif3260 4 роки тому +8

    Kkk ilma adeerayal bas baaska mad
    Nagadaysan noo meeshayda joogaba ku layl kii su isoogaaree 🙏🙏👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴😷😷ilaahay cudurka hanaga wada badbaadiyo

  • @hooyoqaalichannel9836
    @hooyoqaalichannel9836 4 роки тому +7

    Walalahey somaliyed please somalinimo iyo islaanimo ikusaara subscriber subscriber subscriber subscriber subscriber

  • @amaaljaamac3480
    @amaaljaamac3480 4 роки тому +11

    WLAHI SACDIYA WAN UFIIR SADEY AKHLQDA XATA AYLEDAHY WEYKA DHEX MUQATA WAAYO WAA QOF ILAA XAD AAN AHYN DADKA DHAA DHACA BADAN YACNI KHALADKA BADNEY

  • @beelaqueenofficial9914
    @beelaqueenofficial9914 4 роки тому +7

    Asxaabta siman plz subscribe iisaara soomaliyey😭😭🙏🇸🇴🇸🇴

  • @drsfaatima6307
    @drsfaatima6307 4 роки тому +17

    Challenge qosol badan wyeh wlhi part 2 qaaali iyoshuumey iyo garma hasameeyaan pls 😁😁

    • @mjaama84
      @mjaama84 4 роки тому

      Subscribe isar walaashay🙏👏👏👏❤❤❤👑👑👑

    • @sumayadahir4675
      @sumayadahir4675 4 роки тому +2

      Haa intaas ayaa ku heesanaa part two

    • @drsfaatima6307
      @drsfaatima6307 4 роки тому

      @@sumayadahir4675
      Ila mid ba thy HppTi

    • @c.kariim9707
      @c.kariim9707 4 роки тому

      haa sadaxdaas kusodar please

    • @adadugv5853
      @adadugv5853 4 роки тому

      Asc

  • @nurahmed6712
    @nurahmed6712 4 роки тому +1

    Seddex naagood miyaa mise waa indhaheyga?

  • @happy...4856
    @happy...4856 4 роки тому +2

    Hhhh afka lagalina kadib waa lajeesana gacanta lagu qabsana 😀😂yaa ila arkey sacdiyo iyo shacni

  • @yayabruhman3039
    @yayabruhman3039 4 роки тому +3

    Yeeees Ana uhoreyo manta keep going my sister love team sacdiyo siman hanoladan guuuul 🖤💙💚🧡🧡💛💚💯💯💔❣️♥️💙😃😩🤣

  • @Sosovvvv6482
    @Sosovvvv6482 4 роки тому +4

    Who's deer daynile am the first dhiiga

  • @zamzammohameds3536
    @zamzammohameds3536 4 роки тому +6

    I am sorry walaalaheeyga qaaliga ah keep going team sacdiyo siman guray waan idin salaamay

  • @looriinaqalbiaadan5622
    @looriinaqalbiaadan5622 4 роки тому +26

    Part two soo sameyo qaali garma iyo shumeeey🙏🙏🙏yaa igu raacsan

  • @axmedmaxamed158
    @axmedmaxamed158 4 роки тому +5

    qiyaano ayaa kabuuxday sacdiyo dhexdhexaad maheen gacantii ugu danbeysay qiyaano ayay sameysay

  • @nusaybaabdullahi4377
    @nusaybaabdullahi4377 4 роки тому +4

    Sacdiya siiman waan ku taageera wllhy 😗😗😗😗

  • @shaafiofficiallmedia687
    @shaafiofficiallmedia687 4 роки тому +3

    Siito sxb timaha iska jar oo sidaa uxireysi oo dumar cml iska dhaaf alle ka baq codsi

  • @queenesra5409
    @queenesra5409 4 роки тому +2

    Film oo kala go'aaa maaa rabno please film oo bisha ramadan dhan socda ayaa rabna hadii aad samayn kartan

  • @iftinmidiyaa2379
    @iftinmidiyaa2379 4 роки тому +5

    Wwwwww walashey Sacdiyo siman Horee usoo waligaa Guleysoo Macan

  • @cabdullahisuper4592
    @cabdullahisuper4592 4 роки тому +2

    Qash Badan Ba Baxaya Chalangi ga inta ila aragta like 👍

  • @abduqaadirhassanmahmedabdu4613
    @abduqaadirhassanmahmedabdu4613 4 роки тому

    Abaayo qurux iyo Isteel Ilaahay waa kusiiyay m.a abayo waxaan kuu sheegaa fanaanimada isakadhaaf waa dhambi kandhagaysanaaya dambigalaa adigoo soqaadoys kawaran oo lacagle karaadinoys lacagtaas ilaahay kumasiinin ee sheydhaankaa kusiiyay ani runta kuusheegaa walaasheeya thy ee fanaanimada isdhaaf Alle hakaamadooweeyo ee saana kuufiican wlshy saana lacag kuhelee kuwakale ilaahay soo hanuuniyo adna kudadaal inaa hadsoo noqoto wlshy intaanan geerida kugu imaanin

    • @abduqaadirhassanmahmedabdu4613
      @abduqaadirhassanmahmedabdu4613 4 роки тому

      Ilmahaagana ilaahay dhaafo ad amalna ilaahay kama dhigo ee kuwadiinta racsan ilaahay kadhigo insha Allah adna ilaaheey kaa modooweeyo fanaanimada sida an amal oo necbbahay heesaha adna ilaahay kaadhigo salaadada dukanoysaa kitaawa akhinee ilaahay makaa aqbalaay Alle kuso hanuuniyo

  • @mohamedhassan2250
    @mohamedhassan2250 4 роки тому

    Asc ninkan weeyn ee tima sidan ka dhigday ma ilbaxnimuu moodayaa

  • @fatimaalikhayre1571
    @fatimaalikhayre1571 4 роки тому +7

    Daynille ✌🏽🤚🏼

  • @iqrujaiqruja9105
    @iqrujaiqruja9105 4 роки тому

    Ma fani waaye wlhi part 2 soosameeya lkn midkaan naagta cmla iska daaya dad sharaf bdn baatihiine abwaan garma noogu badala kan

  • @boqolgeelechannel2961
    @boqolgeelechannel2961 4 роки тому +1

    xarifkan faruuryaha dhuqayo walee uma bogin 😀😀😀
    haayaaay dooliga

  • @sucdifunny6442
    @sucdifunny6442 4 роки тому +1

    zitto naag mii mise nin

  • @queenshushu1346
    @queenshushu1346 4 роки тому +5

    cyl😂😂😂😂deYniile👍

  • @abduqaadirhassanmahmedabdu4613
    @abduqaadirhassanmahmedabdu4613 4 роки тому +1

    Wr heee dhe oo mxy tahay timahaaga sida dumarkii oo kale

  • @asmaaahmad7746
    @asmaaahmad7746 4 роки тому +1

    👍

  • @xafsohoon5479
    @xafsohoon5479 4 роки тому +4

    Sacdiyo mashalah basbaska sifiicn ayad uqanintay kkkkkkk

  • @zamzamabdirashid7676
    @zamzamabdirashid7676 4 роки тому +4

    Somalida shidan ninka iska leh inu yahay zito cidan aqanin manta barta🤞✅

  • @gacalowbinmusa6593
    @gacalowbinmusa6593 4 роки тому

    Walal yal kan sithe nagaha tima uxirtay war Allah kabaq Adunkan wax yar o aad ukowan walal sithan iskabadal

  • @feysalnuur4463
    @feysalnuur4463 4 роки тому

    Masha allah

  • @nehaabeauty1444
    @nehaabeauty1444 4 роки тому +7

    Subxana Allah ninka madaxa galaman muxuyahy Allah SWT said mantashabaha qowmahu fahuwa Aminu😥

  • @cabdiwelidhafe8672
    @cabdiwelidhafe8672 4 роки тому

    Ok

  • @rumancaynte8563
    @rumancaynte8563 4 роки тому +1

    Ciyaal daynile ana eh

  • @xalaawinevergive-up5924
    @xalaawinevergive-up5924 4 роки тому +1

    Nin timo Tidcan blue make up group lee soo xasuustaa

  • @shugrimohammed9499
    @shugrimohammed9499 4 роки тому

    Masha Allah horey USOC Sharaf 👍👍👍👍👍👍👍👍❤👄

  • @mjaama84
    @mjaama84 4 роки тому +1

    😍🤗🤗🤗🤗🤗

  • @jimaldiinali7531
    @jimaldiinali7531 3 роки тому

    Good

  • @abuukarcadawe1458
    @abuukarcadawe1458 4 роки тому

    mashallah

  • @caishcabdi4446
    @caishcabdi4446 4 роки тому +1

    Kkkkk mcn bdn naa sacdiyo asbtd shacni🥰🥰🤣🤣

  • @cosobali4189
    @cosobali4189 4 роки тому

    Masha alah wll mcn wn ku slmy

  • @yaasmiinyaasmiinc.qaadirxu6903
    @yaasmiinyaasmiinc.qaadirxu6903 4 роки тому +1

    Hor usoc wllsheyda

  • @suniilfantastic3824
    @suniilfantastic3824 4 роки тому

    War adi gabdhaha babasiir maa kasoo bixin rabtaa tartiib dheh

  • @ruunmaxamed862
    @ruunmaxamed862 4 роки тому +1

    Hooray usoco abyo 🤣🤣😍🌶🌶🌶🥛

  • @halmaupdyhakmmoha5816
    @halmaupdyhakmmoha5816 4 роки тому +1

    Horay U zoCo Hppti ZiMaN❤

  • @nadiifomaxamed2354
    @nadiifomaxamed2354 4 роки тому

    Wwwwww

  • @Masterarizona
    @Masterarizona 4 роки тому

    Waa challenge cusub kusocda idinka ugu horeeya be the the first team❤❤

  • @iqramohamalin5180
    @iqramohamalin5180 4 роки тому +1

    Keep going xapipti 💋💋❤❤

  • @aizhadiamondofficial4168
    @aizhadiamondofficial4168 4 роки тому +1

    M.a

  • @abdihilaal4026
    @abdihilaal4026 4 роки тому +2

    Hhhhh wa qosly

  • @sacdiaali4730
    @sacdiaali4730 4 роки тому

    👍👍

  • @user-br6ol3qu4s
    @user-br6ol3qu4s 4 роки тому

    🤣🤣🤣

  • @hibosweetymahopes8545
    @hibosweetymahopes8545 4 роки тому +1

    Sacdiyo Siman

  • @sumayahassan5768
    @sumayahassan5768 4 роки тому

    Wow wow

  • @farahmaalim1563
    @farahmaalim1563 4 роки тому

    👩‍❤️‍👨👩‍❤️‍👨🥰👋💕

  • @fardowsamohamed7907
    @fardowsamohamed7907 4 роки тому +1

    🤣🤣🤣❤❤❤

  • @dayibidd194
    @dayibidd194 4 роки тому

    Sacdiyo waad qurux badan tihiin lakin ninka adinla joo ayaa idin ceebeeyay sababto a wiil iyo gabadh mid uu yahay lama garanayo ila uu hadlo marka waxaad idin dhihi laha iska buriya

  • @fatmamahmoud1187
    @fatmamahmoud1187 4 роки тому +1

    Qofka camera heya yahuudiis

  • @farhaanibraahimmohamed7518
    @farhaanibraahimmohamed7518 4 роки тому +2

    Sacdiyo siman aduunkaa kugu jeclahay

  • @FatimaAli-fn1ib
    @FatimaAli-fn1ib 4 роки тому

    Sacdiyo siman keep going xabibti

  • @rodamuse2236
    @rodamuse2236 4 роки тому +2

    Sacdiyo siman happti nolow intay nolali jirto

  • @xamdikayse9697
    @xamdikayse9697 4 роки тому

    Waa xaraabo

  • @QUEENMAGOOL
    @QUEENMAGOOL 3 роки тому

    Ar sacdiya funny wye hhhhh

  • @farhanabdi9901
    @farhanabdi9901 4 роки тому

    Harifkas nin mia mse nag

  • @hodanbadel9950
    @hodanbadel9950 4 роки тому

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @najmaahmed4602
    @najmaahmed4602 4 роки тому +2

    Ciyaal hodan ahay✌❣

  • @maxamedsiciid8423
    @maxamedsiciid8423 2 роки тому

    😂😂😂😂😂💜

  • @shukriyusuf7153
    @shukriyusuf7153 4 роки тому

    sacadiyo cadi
    mahan
    basbas
    beeh
    cunee

  • @caashoahmed4452
    @caashoahmed4452 4 роки тому

    Mid kle np so samey oo baquli ah sacdoyo adi qali

  • @monam7931
    @monam7931 4 роки тому

    Somali maryoleey inanka cayda ka daya mise farxadisad ka xuntiin shiit. Maxaa idinka galay timihiisa

  • @Xilkas44
    @Xilkas44 4 роки тому

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @sadiaamirahmed6493
    @sadiaamirahmed6493 4 роки тому

    Sorry 😭😭😭😭😭😭😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @haliimoahmedsaidrooble1694
    @haliimoahmedsaidrooble1694 4 роки тому

    Sacdiyo ma cunin basbaaska ya ila arky

  • @saynabahmed7168
    @saynabahmed7168 4 роки тому

    kkkkkkkkkk

  • @ardomohamed2125
    @ardomohamed2125 4 роки тому

    sadex gabdhood miyaa

  • @shekhcabdi5268
    @shekhcabdi5268 4 роки тому

    Way qishayaan

  • @fatima-vt2eh
    @fatima-vt2eh 4 роки тому

    Wadku mahadsantahin dhamaantiin inta naga qoslisaan

  • @emonshops4460
    @emonshops4460 4 роки тому

    👌👌👌👌 waa saarnay kkkkk♥️♥️♥️♥️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @blackdiamond8964
    @blackdiamond8964 4 роки тому

    Does this guy bleaches his face?

  • @istahilnour7637
    @istahilnour7637 4 роки тому

    edo shicni wan ku xisey

  • @mahamudhassan376
    @mahamudhassan376 4 роки тому

    Illhw basbaas sacdiyo siman waa qiyaano bdn thy

  • @siidcumarsiidcumarxasan284
    @siidcumarsiidcumarxasan284 4 роки тому

    Walashey aad baan Ku salaamay waxaan jeclahay INA San Canaan noqdo in àad igu caawiso ayaan rabaa telkaan igala sooxirriir 612042581 waad mahadsantahy walaashey quruxda badan my love

  • @maanomustaf2381
    @maanomustaf2381 4 роки тому

    Waa kusalaamay

  • @deeqomohamedhaashi2928
    @deeqomohamedhaashi2928 4 роки тому

    Kkkkkkkk

  • @abshirdahiir6275
    @abshirdahiir6275 4 роки тому

    Ciyalsuq waye kantntq dbty

  • @hodanmacalin1786
    @hodanmacalin1786 4 роки тому

    Waxa cuna hee mel le dhigesan hhh

  • @ahmedyalahow6116
    @ahmedyalahow6116 4 роки тому +1

    Horta sacdiyo kan ma qaniisba muxu sidi dumarka iskaka dhig dhiga aqas 🤮🖕

  • @ciisexayaata6161
    @ciisexayaata6161 4 роки тому

    Sacdiyo s shacni b waa intra keeraa

  • @farduuskaleela1861
    @farduuskaleela1861 4 роки тому

    Ninkaan mxy thy naaag naagta ah ufff

  • @hindimovie3242
    @hindimovie3242 4 роки тому +1

    Kowaad

    • @mjaama84
      @mjaama84 4 роки тому

      🙏👏👏👏❤❤❤👑👑👑subscribe me abayo

  • @fardowsasheikhofficial9027
    @fardowsasheikhofficial9027 4 роки тому +1

    Imalay ma ihi kulha

  • @maryanruun3277
    @maryanruun3277 4 роки тому

    Sacdiyo halmidan kacod sana noh hal hees ookala kacsan sooqad

  • @idiliinapea6807
    @idiliinapea6807 4 роки тому +1

    Deyniile☝️

  • @anzalyuusuf3102
    @anzalyuusuf3102 4 роки тому +1

    Deyniile 👏👏👏

  • @qaaliqurux4457
    @qaaliqurux4457 4 роки тому +1

    Ree dayniile waa nakan ☝☝☝

  • @sabohassan7558
    @sabohassan7558 4 роки тому +1

    Rer dayniile☝️

    • @fartunaden7245
      @fartunaden7245 4 роки тому

      seiie giueiii nori fartuun birimo your lives movie new zandaland

    • @fartunaden7245
      @fartunaden7245 4 роки тому

      seiie giueiii nori fartuun birimo your lives movie new zandaland

  • @abdullahibile7227
    @abdullahibile7227 4 роки тому

    My first time man did make-up

  • @haldhaadiamond8076
    @haldhaadiamond8076 4 роки тому

    Qofka camerda hayaa fnny weye su wax u kala badalyo ban ka helay😂😂😂

  • @siidcaliateera7302
    @siidcaliateera7302 4 роки тому

    Kkkkkkkk masha allah hormar wangsan