bariis iyo basbaas shidni qadadii ciida

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 396

  • @maxamedsalaad4453
    @maxamedsalaad4453 2 роки тому +2

    M.a horey usoco wllahay mcn

  • @bishaarobuulaay42
    @bishaarobuulaay42 5 років тому +5

    Masha Allah Tabaarakallah reer faduma has ciid mubarak ciida teeda kle allaha inagu gaarsiiyo caafimad iyo cibaado suuban iyo nabad aamiin yaa rabbi

  • @aweysahmed1318
    @aweysahmed1318 5 років тому +8

    Msha allah faduma jazakillah kheyran jaza wax badan aya inoo faaiidesay aniga ahaan teen inta ila mid like ha ii sarto

  • @cuudcabdi6463
    @cuudcabdi6463 5 років тому +4

    Waaw waan ladhacay cunadan ❤❤❤ hadib sidan inoo tus qabka dha walaashee qaliga igah 💋💋🍇🍇🍈🍈🍉🍉🍊🍊🍋🍋🍌🍌🍍🍍🍎🍎🍏🍏🍐🍐🍑🍑🍒🍒🍓🍓🍅🍅🍆🍆🌽🌽🌶🌶🍄🍄🌰🌰🍞🍞🧀🧀🍖🍖🍗🍗🍔🍔🍟🍟🍕🍕🌭🌭🌮🌮

  • @safiyaadan249
    @safiyaadan249 5 років тому +9

    Ciid wanaagsan Caadi ma'aha caadi ma'aha maasha allah waaye 😍😍😍💖❤👍👌 caafimaat kucuno qaali

  • @deeqoahmed1771
    @deeqoahmed1771 5 років тому +7

    Maasha allaah jzklh kheyran waa bariis aan la arag xoogaaga allaha kuu barakeeyo isha iyo xaasidkana allaha kaa xijaabo

  • @xaliimacali5595
    @xaliimacali5595 4 роки тому +1

    Mahadsanid abaayo lkn maraqdigaaga iyo xawaajida iskayaree caafimaad daray leeyihiine

  • @fadumodahir5736
    @fadumodahir5736 3 роки тому +4

    Hhhhhhhhh codkgan ku qoslaa mukurley ayad thy

  • @fahmaali3542
    @fahmaali3542 4 роки тому +2

    Masha allah cunto ma aan. Laakiin abaayo halshey ayaan rabaa inaan kuugu darsado.
    Abaayo waxyaabaha saliida lagu shiilo caafimaad maleh.
    Waxaan kugu talin lahaa inaa isticmaasho saliid yar. Hilibka iyo baradhada foornada gali. Mahadsanid.

  • @haajarahaajara6058
    @haajarahaajara6058 4 роки тому +1

    Masha.Allaah faadumo Abaayo Allaah gacantaada hakuu barakeeyo

  • @ibraahimmukhtar9614
    @ibraahimmukhtar9614 Рік тому +1

    Cadi maha. Caadiii. Maaha mashllaah

  • @guurdoonyoutubechannel3753
    @guurdoonyoutubechannel3753 4 роки тому +12

    Allow #HOOOOOOYO MCN janadii Geey.
    🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭
    #AAAAAAAAMEEEN DHEH.
    wll illaaaaahay dartiiis #SUBSCRIBE iigu saaar

  • @hudaaadandacar9194
    @hudaaadandacar9194 4 роки тому +16

    Inta 2020 soo dhawaada ❤👆

  • @dilaawarsiin8519
    @dilaawarsiin8519 Рік тому

    Abaayo waxbadan kaafaidy qofka cunta Karinta guriga ugu mcn noqdy mahadsanid

  • @halimaahmed6710
    @halimaahmed6710 5 років тому +3

    Masha’Allah tabarakullah inaba cadi ahaan wow barakullah illhay gacatada ma kuu daysto mcnto it looks delicious too 😍😍👍🏼👍🏼🙏🏽🙏🏽🙏🏽

  • @hilwaupdullahi1936
    @hilwaupdullahi1936 5 років тому +6

    Msha allah abyo i like gcntada allah barakeyo qli

  • @امهدي-ك6ك
    @امهدي-ك6ك 5 років тому +18

    qudaarta sharafteeda adiga leeba taqaanid iyo wax tarkeedaba abayo waxaa ladhehe wixii indhahaaga deeqaa ayaa uurtaada deeqda shukran mcnto 😍😋👍🏻👌

    • @FadumoHas
      @FadumoHas  5 років тому +3

      💜💖💗💕💙💝💖💕💜💙💗💜💙💕💜💙💗💕💗💖💜💝💜💙👈😍💋

    • @sharmashardi1535
      @sharmashardi1535 5 років тому +1

      farxiyo xusen sax

    • @MunoMOsman
      @MunoMOsman 4 роки тому

      @@FadumoHas asc faduma aniga hollan aan kula joogaa raqayga magaciisa iinaad igu caawiso

    • @MunoMOsman
      @MunoMOsman 4 роки тому

      Micnaheyga wallashey hadaa fahantay jwaab

    • @MunoMOsman
      @MunoMOsman 4 роки тому

      Aankasugaa elahey qeyr hakusiiyo

  • @ayaancabdule5965
    @ayaancabdule5965 5 років тому +3

    Masha alaah gacanda alaah hakuuba rakeyo insha alaah macaanto waxbadan ayaalagaa faa iiday

  • @osmanmohamedahmed3717
    @osmanmohamedahmed3717 2 роки тому +2

    Asc maash alaaah

  • @abdiqani4893
    @abdiqani4893 4 роки тому +1

    Maasha allaah wllo allaha kuxafido wanu kafaideysanay cuntakarikaga mahadanid noo badi casharada

  • @ziico5447
    @ziico5447 2 роки тому +2

    Mashalaha is good baris

  • @abdifitaxbile7204
    @abdifitaxbile7204 3 роки тому +1

    Asc walashey cisi iyo sharaf kunolow wanag ban ku rajeynaya

  • @amnahaji1769
    @amnahaji1769 2 місяці тому +2

    Intee kabaxdey walaalo

  • @ruwaydacabdiraxman1714
    @ruwaydacabdiraxman1714 5 років тому +3

    Mash alaah inaba caadi maahan waan kahelay faadomo huro usoco abaayo maacato

  • @questionsaboutyou238
    @questionsaboutyou238 5 років тому +1

    Mashallah Allah Habar Yar Fadumo Waxaan Kuu Rajeynaa Hormar Weyn Oo Kan Kasii Weyn Masha Aalah Cunto Karis Si Fiican Baad Ubaratay Mashallah Horay Usoco

    • @FadumoHas
      @FadumoHas  5 років тому

      💜💜💕💙💙💙💕💗💗💗💕💜💜💙💙💙💙💕💕💜💗💗💜💕💜💜👈😍

  • @ilhancaraaye5801
    @ilhancaraaye5801 5 років тому +11

    masha alh Hayaati Allah haku barakeeyo gacantada Bas baaska ana Sokor ku karin jiray dadka wa ila yaabi jireen wlhi caadimaha❤🌹🌹👏👏

    • @saedsamatar4811
      @saedsamatar4811 5 років тому +1

      Adi gorma bas baskeda dhadhamisy bisinkee 🙄

    • @qabdulkadir8505
      @qabdulkadir8505 3 роки тому

      @@saedsamatar4811 hhhhhhh ayada maaba tiri waa dha dhamiyey ayada aa iska hadlooso see wax u sameyn jirtee😂😂😂😂

  • @doolcaadey5723
    @doolcaadey5723 5 років тому +3

    Masha Allah faadumo caadey waxa tahay qof qalbi ficana guleyso hore usoco habiibti

  • @shukrichannel2557
    @shukrichannel2557 5 років тому +2

    MASHA ALLH FADUMO ADBAN KUJECLHY ABAYO atan thanks qali wax badan ayan kafa idey

    • @FadumoHas
      @FadumoHas  5 років тому

      💖💙💝💜💙💖💝💜💕💙💝💝👈😍

  • @iqraabdulahi4977
    @iqraabdulahi4977 4 роки тому +1

    Faduma ramadanka naga soo dhis bariska cadi maha mashalah👏

  • @Anashorts-u7e
    @Anashorts-u7e 3 роки тому +1

    😳 wow caadi ma aha 😍m.a

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 4 роки тому +2

    naagaha youtube cuntada kariya waxaa ugu cunto macaan fadumo haz mansha allah abaayo

  • @yasinzena3974
    @yasinzena3974 5 років тому +3

    Masha allah jizakulahi qeyr wll

  • @khadraherbal8124
    @khadraherbal8124 4 роки тому

    Mansh allah aad uqux badan yhy wallo qali horu mar wacan

  • @mukhtaarfaarax5570
    @mukhtaarfaarax5570 2 роки тому +2

    maashaa alaah

  • @gjgufjgghgf3584
    @gjgufjgghgf3584 3 роки тому +4

    ماشاءالله تبارك الله ربي يحفظك ويسعدك يارب العالمين فاطمه اسماعيل تهانيكي والله abaayo

  • @marian5607
    @marian5607 5 років тому +2

    Maasha Allaah
    Cuntadu way fiican tahay laakiin saliida xoog ayaad u isticmaasha
    Saliiddana waa cudurba ayada lafteedu!!

  • @filsanmaxamed5262
    @filsanmaxamed5262 4 роки тому +1

    Masha allaah wankahely gacamahaga allaah hakubarakeyo

  • @abshiromaxamedmaxamud8273
    @abshiromaxamedmaxamud8273 2 роки тому

    *FURSAD SHAQO OO DAHABI AH 😗
    1. Ma tahay qof bilaa shaqo ah ?
    2. Ma tahay qof ku daalay sidii uu shaqo u qalanta u heli lahaa ?
    3. Ma tahay qof Meesha uu ka shaqeeya wakhti badan ka qaadato
    4. Ma doonysaa inad ka xorowdo dhibaatada ay leedahay shaqaalnimadu ?
    5. Ma doonysaa inad wakhtigaaga xor u noqatid oo xili kasta oo aad wakhti hesho aad shaqaysan karto
    Iyada oo aan cidna ku xakaminin?
    6. Ma doonysa inad noloshaada shaqsiga ah iyo ta qoskiinaba aad horumar weyn gaadhsiiso ?
    7. Ma Rabta inad kortdhisid dakhligaaga lagaceed ?
    8.ma doonaysa inay hesho laba dakhli oo kala ah lacag isbuuc kaste ah iyo lacag bilkaste ah ?
    *WAXYAALAHA AAN LAGA DOONIN SHAQADAN* :
    1. AQOON AMA SHAHAADO
    2. DAMIIN NOOC KASTE OO UU YAHAY
    3.MESHA AAD JOOGTANA KUMA XIDHNA SHAQADU
    Dhamaan su,aalaha aan kor ku so sheegay hadii aad haa kaga jawaabtay *FADLAN* nagala so xidhiidh what’s Ap tel 25261 5547971

  • @fardowsaguure9125
    @fardowsaguure9125 4 роки тому +1

    Manshallaah tabaarallaah xafidullaah mahadsanid jisokallahu kheer

  • @Miskidagan
    @Miskidagan 5 років тому +4

    I wanna eat now looks yummy 👌👌👌

  • @abdirahimhilowle5884
    @abdirahimhilowle5884 4 роки тому +1

    M.a gacanta allaha kuu barakeeyo

  • @hooyohadiyachannel7755
    @hooyohadiyachannel7755 4 роки тому +1

    Mansha allh walaalo hare usosco

  • @sahrayusuf665
    @sahrayusuf665 5 років тому +2

    Waxan jeclahay marked biliwdo ee aad hadasho sida kale masha Allah gacant Allah hakuu barakeeyo

  • @cabdinasir1315
    @cabdinasir1315 2 роки тому +1

    holac wye wlahi🥵

  • @KULMISMEDIA
    @KULMISMEDIA 3 роки тому +2

    Masha allaah

  • @amalmystic11
    @amalmystic11 2 роки тому +1

    I like how you say caadi maaha lololol

  • @istahilcdey1124
    @istahilcdey1124 5 років тому +4

    Aad ayan uga helay farsamadada mansha allá allh haku xifdiyo

  • @maxamedmuxudir6507
    @maxamedmuxudir6507 2 роки тому +1

    Masha alllah abayo mcnto bardho see losamey

  • @aishakuus60
    @aishakuus60 5 років тому +6

    FAADUMA MAKU GARANAAYI LAAKIIN WAAN KUJECLAADAY.
    COOK KALIYA MATIHIDE WAXAA TAHAY RUWAAYAD
    SIDAAD ISKU XAYISIINEEYSID BAA IGU KALIFTAY IN AAN COMMENT KUQORO
    ALLAHA IIDIIN DAWEEYO CUNTADAAD CUNTAAN OODHAN.
    GUULEEYSO WALAAL
    WAANA KUTAAGEERAA HADA IYO WIXII KADANBEEYA

    • @FadumoHas
      @FadumoHas  5 років тому +2

      mahadsanid xabibti allaha ku jeclaado xabibti shukran 💕💙💜💖💙💗💕💖💕💙💜💕💖💕👈😍

  • @abdihakimmohamud9373
    @abdihakimmohamud9373 4 роки тому

    Asc wll.Aad baad u mahadsantahay laakin wakhtiga ama inta minut ee aad marba isticmaalayso inaad noo sheegto ayey ahayd .Tusaale marka ugu horaysa ee aad bariiska ku shubtid digsiga imisa minut qiyaastii ayaad shiilaysaa ama dubaysaa bariiska intaadan maraqa ku darin isla sidoo kale imisa minut kadib marka maraqa lagu shubo ayuu saarnaanayaa imw isagoo faahfaahsan noo samee ama noo soo qor.Aad baad ugu mahadsantahay.

  • @FartunMahamud-mg8yg
    @FartunMahamud-mg8yg 5 років тому +3

    Msha allah faduma has wlh wn jeclhy cashirada allow gacantada ku barakey🌏💕💕💕💜💛✔✔👈💋

  • @littlemanrichman
    @littlemanrichman 5 років тому +5

    waxaan maskax daada maa ka kaayntay. Masha Allah

  • @tajiriskitchenswahiliflavo1723
    @tajiriskitchenswahiliflavo1723 5 років тому +2

    MashaAllah looks yummy

  • @khadramaxmed7649
    @khadramaxmed7649 4 роки тому

    wll alle haku barakeeyo gacantada jasakalahu khayr

  • @Qamar_Bint_Amiir
    @Qamar_Bint_Amiir 5 років тому +9

    Ciid Wanaagsa oo wacn🎊

    • @zuzuhamid7211
      @zuzuhamid7211 5 років тому

      Qamar Bint Amiir inka so gaar qamar ma iye bariis basal laka dalaceenin😂 15color laka shubi

  • @sucaadcali3326
    @sucaadcali3326 4 роки тому +1

    Macaan badanaa cuntada dhareer baa iga daadanaya maasha allaah faaduma has

  • @canabchannel1
    @canabchannel1 5 років тому +1

    Dacaayda i dishay masha allaah gacan tada alle haku barakeyo xabibti

  • @khadrazigadzigad5886
    @khadrazigadzigad5886 5 років тому +3

    Masha allh xbbti allh kudaayo thanks 😘😘😘😘😘

  • @fatmaosman8439
    @fatmaosman8439 5 років тому +4

    Mash Allah 😍

  • @deqalul9734
    @deqalul9734 4 роки тому

    Fadumo haas abyo gor hore ina kubarto ayee aheeed xaqiqo ilaheey amarkiis dagalka adi iyo fadna idinka dhaxeya aya kugu bartay hda wana ku farax sanahau😍😍😍😍😘😘

  • @nimomohamednoor1166
    @nimomohamednoor1166 5 років тому +9

    Mansha allh caadi ma aha awal arki jiray fadumo has lkn markn dawady bariiskn subscrib aan ku saray waa bariiskan dartiis mansha allh

  • @musaabdulla2555
    @musaabdulla2555 5 років тому +1

    Masha allah ciid Mubarak your food looks soooooo good

  • @abyaninanuur8253
    @abyaninanuur8253 5 років тому +3

    mash allaha somali cooker adii wax kariin kugu gaaro majiiro mash allaha

    • @FadumoHas
      @FadumoHas  5 років тому

      💕💜💜💕💙💙💕💜💕💙💙💜💕💕💕💜💕💜💜👈😍

  • @amaalali8829
    @amaalali8829 5 років тому +5

    Cadi maha caaadiii mahaa mashalah waye

  • @zakarieabdidahir1895
    @zakarieabdidahir1895 5 років тому +15

    Gbr caloshada qancin karin
    Carurtaada ma qancin karto aa la dhahay
    Wa ku tuugaa waxbarasho online fur gabdhahena noo bar

    • @qabdulkadir8505
      @qabdulkadir8505 3 роки тому

      Hhhh new maah maah aa keentay😂😂😂

    • @zakarieabdidahir1895
      @zakarieabdidahir1895 3 роки тому +1

      @@qabdulkadir8505 hhhhh ilmahee dhashe baahi kaga dilee hadi kale

  • @ayaanduraan3252
    @ayaanduraan3252 4 роки тому +1

    Maasha allaah abyo illahy haku xafido

  • @marainid7626
    @marainid7626 5 років тому +2

    Asc faduma has masha allaah cuto qurux iyo macaanba isku darsatey ayaad suubisay

  • @hodanmaxamed4789
    @hodanmaxamed4789 4 роки тому

    Apaauo haday macquul thy biraha aad baradhada kujarjartay iyago sawir ah nosodhig 🙇‍♂️🙇‍♂️🙇‍♂️🙇‍♂️

  • @samira-dg3qd
    @samira-dg3qd 4 роки тому

    Yaaiiwacay aya manta karsanoya igudil wayi 😘😘😘😙❤💙💖💕💓💜💛💚💗💞💟👍

  • @hamdaaxmed2077
    @hamdaaxmed2077 5 років тому +2

    Masha alah wlshy qaali alah keep you dear💜💜💗💝💞💋💖💜❤

  • @duniahussien4258
    @duniahussien4258 4 роки тому

    Masha allah abyo jasakallahu khayra

  • @FaadumoShiiqcumar
    @FaadumoShiiqcumar Рік тому

    Abaayo mcn gacanta ale makaa gooyo

  • @sh.saalim407
    @sh.saalim407 2 роки тому +1

    Masha Allah 🥰

  • @Sacdiyohussein5626
    @Sacdiyohussein5626 5 років тому +2

    Mashallah abayo gacantada ale haku barakeyo Eid Mubarak

  • @abdirisakalteso1227
    @abdirisakalteso1227 4 роки тому

    Shidnika abaayo liimo iyo kamsar a kawaran hadii lakudaro mansha Allah guleyso

  • @duniyocabdullahinur3245
    @duniyocabdullahinur3245 5 років тому +2

    Masha Aalah

  • @nasroabdullahi7445
    @nasroabdullahi7445 5 років тому +2

    Masha allah abyo mar walbo jeclhy cashiadada alle ha ku xifdiyo💖💖💖

  • @KULMISMEDIA
    @KULMISMEDIA 3 роки тому +1

    Wan ka helay sharaxentada

  • @hindahassan8755
    @hindahassan8755 4 роки тому

    faadumo HAS,,
    FADUMO HAS mcn,guul,hargei

  • @mimiabdi9671
    @mimiabdi9671 3 роки тому +1

    Masallah

  • @maryangacal9939
    @maryangacal9939 4 роки тому

    Asc masha Allah walshey aad aya uficnthy wana mahadsnthy

  • @fatimaabdi8807
    @fatimaabdi8807 5 років тому +1

    Abaayo baamiyaha love ma ku tahy neh waa yaape biriis xitaa baamiye horay u soco wlshay

  • @amishachannelone9146
    @amishachannelone9146 5 років тому +4

    M,a abyo💯❤️🙋

  • @fahmaali3542
    @fahmaali3542 4 роки тому

    Caaadi Ma aha. Caaadiii Ma aha. Maashaa allah.

  • @ashashego3474
    @ashashego3474 4 роки тому +1

    Masha Allah looks delicious

  • @sharmashardi1535
    @sharmashardi1535 5 років тому +2

    m.a walaasheyda fadumo haas waan kafaa iday sida aad wx usameyneysid

  • @filsanabdi218
    @filsanabdi218 5 років тому +4

    Mansha Allah caadi ma ah Ilaahay gacanta hakuu barakeeyo abaayo maraq digaaga qalalan xagee ka ka socda gaday aniga jarmalka jooga ah ka raadiyo

    • @rahmahassan1150
      @rahmahassan1150 5 років тому

      Filsan Abdi waxa lagu gadaa tukanka Türkische

  • @sahromohamed4375
    @sahromohamed4375 5 років тому +2

    MashaAllaah your the best

  • @hassanomar5336
    @hassanomar5336 5 років тому +1

    masha allah faduma has wankugu cusubahay lakin mararbadan wanku dawaday ilahey haku barakeyo cuntada qatar basbaska inaba cadi ma ahan runtii

  • @hawahassanabshir1133
    @hawahassanabshir1133 5 років тому +3

    Masha Allah ciid mubark

  • @hanabello8390
    @hanabello8390 4 роки тому +2

    Masha Allah waa cunto mcaan

  • @cabdiwali4428
    @cabdiwali4428 5 років тому +2

    Allha kuxafido abaayo wax badan ayaa kafaiday

  • @umuAidha
    @umuAidha 5 років тому +1

    Masha Allah xabiiba hor USC anigana iso boqo wan ku so boqaday Abayo mahad sanid 👏👏👏👏👏👏👏

  • @FartunMahamud-mg8yg
    @FartunMahamud-mg8yg 5 років тому +3

    Eid mubarak walshey faduma has

  • @shafi6324
    @shafi6324 5 років тому +2

    Masha allaah qatar

  • @cayuushmaxamad9101
    @cayuushmaxamad9101 5 років тому +2

    m.a Allah qurux bdn shukran abyo mcn

  • @S.muse1
    @S.muse1 5 років тому +2

    masha allah.....alle gacmaha ha kuu barakeeyo

  • @haniyeeybarre2112
    @haniyeeybarre2112 5 років тому +1

    Maamsha alh walashey ilah gacantada hakuu barakeyo

  • @caashoabukar4905
    @caashoabukar4905 5 років тому +3

    Mansha Allah abayo aad ayuu u qurux bdnyahy

  • @john6651
    @john6651 2 роки тому +1

    Maasha allaah