XASAN WELI HUBKII MAREEXAAN QABSADAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 42

  • @farhiyahassan3648
    @farhiyahassan3648 Місяць тому +5

    Ilaahay ha ku xafido aduun iyo aakhiraba waxaad tahay qof shaqsiyad wanaagsan manshallah 🤑⭐️🇸🇴🇸🇴🇸🇴⭐️

  • @daudhussein4811
    @daudhussein4811 Місяць тому +1

    Outstanding sir the research 👏

  • @user-lf7wy9nb3x
    @user-lf7wy9nb3x Місяць тому +4

    Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin

    • @alibullegure
      @alibullegure Місяць тому

      Waakusalami hasn't wali salankadib walaalkey Runta Ayaadkahadasha waadnakumahasantahay Walsall Hadii Anunahay Nabad iyo Noolal waankugarabtaanahay Cosi Walsall kaftan Iideysata forsaken Ceebta iyo Dhiiqada Hasan xarash ooHaalakaca 00Haalacambaareyo Haana Lafashiliyo AD iyo Adnbankusalamiya Mahasanid

  • @ahmedmassud2985
    @ahmedmassud2985 Місяць тому

    Guuleyso walaal. ilaaheey ha ku xafido walaal. Somali nimo weyn aa kaa muuqataa

  • @zaytum
    @zaytum Місяць тому +1

    Waa kaas waa run wasaha loo socdaa in jidka garacad agagakeda ay degaan ka sameeyataan habarta.. ogeysiis leelkase iyo majerteenow. Mareexan degano ka sameysta oo degaka

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 Місяць тому

    Xaqiiq 1991 meel ka xun ayaa Soomaaliya ku socotaa

  • @dahirjamahussen7058
    @dahirjamahussen7058 Місяць тому +1

    Warka Runtisu wakaas marka hadii gorgor iyo danab iyo nisa loo isticmalo Cabud waaq toos waa in puntlad ugashaa iyadoo aan qarsanayn sida fadaralka

  • @farxiyaali9899
    @farxiyaali9899 Місяць тому +2

    Waddani allaha kuxafido

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 Місяць тому +1

    BAARAKALLAAHU FIIKA WLL SOOMAALIYEED OO XALAAL AH❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-qr3oo1be7m
    @user-qr3oo1be7m Місяць тому

    Sax waarun.taaa.

  • @RashidAli-ow3jp
    @RashidAli-ow3jp Місяць тому

    Waxbadan ayaan ku dhegeystey lakin manta hadalka ima gelin
    Jabuti hadii. Ay somaliya u soo wado xamar ayey ka soo dejin laheyd
    Somaliland iyo jabuuti heshiis mahan
    Sidee ayey Berbera uga soo dejinayaan
    Hubkan itobiya Sidee ayuu u soo dhaxmarayaa
    Sheekada dib ugu noqo

  • @Bigman-dv1iz
    @Bigman-dv1iz Місяць тому

    Ninkan hadalkiisa
    Waa macquul waana
    Rub dulmiguu diidan
    Yahay

  • @Dulqusley
    @Dulqusley Місяць тому +2

    Hassan gob a tahey

  • @AbdiMohamed-yk5uv
    @AbdiMohamed-yk5uv Місяць тому

    ❤❤❤❤❤❤

  • @MalabGulled
    @MalabGulled Місяць тому

    Waa hadal sugan balse waxaa is weydiin leh intaa baabuurtu soo martay waa dhul Daarood baahi hub looqabana ay taal.
    In muqalas u indho cadeeyo waa liidnimo.

  • @user-fm8zi9yh8j
    @user-fm8zi9yh8j Місяць тому +1

    Xasan dhiiqo aa ilaahey qawiyey

  • @mhashi7824
    @mhashi7824 Місяць тому

    Xasan weli aad baad u mahadsan tahay. Allah ku xifdiyo. Arrinta si aad maquul ah ayaad u falanqaysay. Arrintaan waxaa ka soo uraya xasan iyo geelle.

  • @guledgled8695
    @guledgled8695 Місяць тому

    Af kashiito waa hadlaya war iska aamus bakhtiyaw

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 Місяць тому

    WAA HADAL GAR AH XASANOOW DAAROOD ALLAAH HA GARANSIIYO HAWIYE AYEY KAGA DHEGTEY ALLAAH HAGARAN SIIYO❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-sd2hx2qr9l
    @user-sd2hx2qr9l Місяць тому

    Jabuuti diyaarado leedahay hooyaa wase nagalatag mataga!!!

  • @dahirjamahussen7058
    @dahirjamahussen7058 Місяць тому

    Dani waa uduyaar waxaas ladhuhdhuhlayn kuwu tababaray haday ka xiniyo badanyihiin Gorgor iyo nisa haqabsadeen Garacad

  • @user-yt6qh9wi1o
    @user-yt6qh9wi1o Місяць тому

    walaal. koonfur. waxa. haaysa. cuqubaday. reer. shekh isaxaaq. ka. galeen. ilaha. haw. gargaaro

    • @mohamednur1696
      @mohamednur1696 Місяць тому +1

      ISXAAQA AAD SHEEGEYSAA WAA QOF WAA HORE DHINTAY ALLAAH HAW NAXARIISTO HADDAAD FARACIISII UJEEDDID IYAGU MA MALAA'IGTA BAA

  • @user-gs5zl9og2j
    @user-gs5zl9og2j Місяць тому

    hooyadaa siilkeed

  • @adandayib1659
    @adandayib1659 Місяць тому

    Ma Yucub Buu MR daga Hadaad fashilantay Beentii Aad so Dudubeysay 😄😄😄😄❌❌❌❌

  • @abdulkhadirabdi5510
    @abdulkhadirabdi5510 Місяць тому

    Been badanaa!!!!?
    Ilaahey kabaq Iskadaa qabyaalada
    Ahaku dhimanin waxasi towfiiq maleh haku aaqiro seekin...

  • @axmedsixteen8509
    @axmedsixteen8509 Місяць тому

    Jabuti haddii ay hawiye hub u waddo beledweyne ayeey geyn laheyd kadibna dhib la,aan ayeeyvjidka dheer usoo mars8iin laheyd ee sheekadaan ceeriinka ah soo bisleey ama iska aamus meel kale ayeey kaaga dheggantahaye.

  • @kevindebruyne1735
    @kevindebruyne1735 Місяць тому

    Lax iska caac leh habar gidir maxy kabadale mareykney xamar kujide adna xaarka udhaqese

  • @user-gm8mx8hy1h
    @user-gm8mx8hy1h Місяць тому

    Asc

  • @user-yt6qh9wi1o
    @user-yt6qh9wi1o Місяць тому +1

    hadaad. siida. uu. ogtin. inay. jabuuti. sidan. tahay maxa. idin. daba. dhigay. maa. sirbay. idinka. haysa

  • @abdirahmanmohamud1635
    @abdirahmanmohamud1635 Місяць тому

    😂😂😂😂😂waa jaahil iska dhigaaya.nin wax og

  • @user-yt6qh9wi1o
    @user-yt6qh9wi1o Місяць тому

    joog. joog. ogadeen. ayaa. u. waday. dhulbahante. mareexan. ayaana. ka. qabsaday

    • @user-fr8kw7vy9m
      @user-fr8kw7vy9m Місяць тому +1

      adeer ogaadeen haduu dhulbahante uwaday maxaa caabudwaaq geeyay xayawaan tankale maxaa hubka dhulbahante loowaday barbara kasoodajinaya adeer boosaaso iyo garacad baan kala soodagi lahaaye illaahay baa fashiliyay shilqoolkii daarood loomaleegay meeshii daarood loogu tashaday illaahay baa joogay oo hadana daarood baa illaahaay gacanta ugaliyay walee guul hadana hawiyaan dabada kagalinaaynaa car caabudwaaq xabadi haka dhacdo car

    • @baburo101
      @baburo101 Місяць тому

      Hubkaas Dir ama Hawiyaa loowaday, kadibna loogu gumaadi rabay Mareexaan iyo Daaroodka kale.

    • @mulaaxocaqli554
      @mulaaxocaqli554 Місяць тому

      Kkkkkkkkkkk

    • @Hurusocod
      @Hurusocod Місяць тому

      Kkkk.
      Sxb Ogaadeen haddii ay hubka u Wadena, maxaa Galgaduud lagala soo doonay, kkk.
      Dhulka mataqaanid, walaahay, waa iga qoslisay.
      Laascaano ama Sool waxaa ay feris la tahay, Wardheer , oo Ogaadeen iyo dhulbahante, waab isku daaqsin xoolaha xitaa.
      Mida kale Buuhoodle mataqaanid miyaa, waa magaalo dhinacna ka aha Kililka dhinacna ka ah, Soomaaliya , Shulbahante ayaana dega.
      😂

  • @AliHassan-si5me
    @AliHassan-si5me Місяць тому +1

    Beenloow ayaa tahay Jabuuti Ciidamo ayaa ka Jooga hadii aayrabto aeeriboorka dhuusamareed ayee ka Soodajinleed

    • @yes619
      @yes619 Місяць тому

      HSM woo fashilmey 😂

  • @abdirahmanmohamud1635
    @abdirahmanmohamud1635 Місяць тому

    😂😂😂😂😂waar ninkani ma riwaayad ayuu inoo jilayaa magaalooyinka uu inoo.tirinaayo gawaadhi.socodihi macquul maaha inay.sidaas umaraan 😂😂😂😂😂tuulooyinkii uumaqlay ayuunbuu inoo.tiriyey

    • @abdirahmanmohamud1635
      @abdirahmanmohamud1635 Місяць тому

      😂😂😂😂😂😂 waar ninkani indho adakaa tuulooyinkuu leeyahay waa lasoomariyey aqoon umalaha ee wuu maqlay waar haatan iska.sax tuuloyinka.beenaaale maqajile