Deg Deg Dhimashada Cabdi Madoobe Oo Hadda La Sheegay Iyo Dhulbahante Oohin Bilaabay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 24 гру 2024

КОМЕНТАРІ • 28

  • @HindaMohamed-e8q
    @HindaMohamed-e8q День тому

    Inshallh guul iyo goboonimo inshallh Somaliland guul iyo goboonimo inshallh

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 День тому +2

    innanakan yar c.madobe lagu shegayo maxaad wax wayn uga dhigaysaaaa

  • @niciimamaxamed-dm7xk
    @niciimamaxamed-dm7xk День тому +1

    Guuuul somaliland❤❤❤🎉🎉🎉

  • @abdisalamelmi55
    @abdisalamelmi55 День тому +1

    Mashallah Guuuuuuuuul ilaahay ayaa Qabtay Daalimka Faqashta ah adeeero malahubaaa nu dhintay GuuuuiuuL Somaliland waydhaqaaday Somaliland ilaahay habarakeeyo hailaayo hadhowro Qaranka Somaliland kanaxoo NAFTA waa huwaneey buuuuuufi. Adeero faqashta. Abdisalam elmi USA 🇺🇸 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @anissahassan9932
    @anissahassan9932 День тому +1

    kuli nafsi daaqatul Mowd allayarahma 💚🤍❤️👍

  • @ayaanKh-en1cy
    @ayaanKh-en1cy День тому

    alle ha unaxariisto haduu dhintay ma wax lagu farxaa markaa illahay Somali nabad ay kuwada noolaadaan ha siiyo

  • @somalilegend3864
    @somalilegend3864 День тому +1

    Kuli Nafsin Daaiqatul Mowd

  • @MustafeIsmaaciil-q5n
    @MustafeIsmaaciil-q5n День тому +1

    Guul guul ❤❤❤

  • @Maxamedaxmed-t9j
    @Maxamedaxmed-t9j День тому +1

    😂😂😂😂 cabdi madoobe horta muxuu raga dheera inaguunbaa buunbunine ma isagaa dagalba gali jiray xaabada uunbuu dabka saari jiree

  • @shadiaali2750
    @shadiaali2750 День тому +1

    Cabdi dhixul fulay buu ahaa dagaalka xaga danbe ka gala maxaad ka hadal haysaa.

  • @hamzamuse6393
    @hamzamuse6393 День тому +1

    Maxaa inaga galay

  • @AliAhmed-eh1mo
    @AliAhmed-eh1mo День тому +1

    War ninku firxad argigixisada ayu ahaa!

  • @yasirfarah399
    @yasirfarah399 День тому

    Shalom Shalom Ayaanle Abdi ❤🎉

    • @mxmedadn4194
      @mxmedadn4194 День тому

      Salaamu calaykum ma ceeb bay noqotay?

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m День тому +1

    Ninkan cabdi madoobe LALEEYAHAY INAGAA buun buuninayna.Halna maaha dagaal ma galo ninkani Luqmaan yare Ayaa ka Kaarto badan kana dagaal yahansan

  • @Allaahu_akbbar
    @Allaahu_akbbar День тому +1

    War waxba ma qabo

  • @floose2
    @floose2 День тому

    laascaanoon ma ku duulna ma u yredha 120kun ee qaranka😅ma masaxna waxa

  • @AminoXaajisaalax
    @AminoXaajisaalax День тому +1

    Waryaa.qoyanoow.isadaa.beeta.xataa.haduu.dhinto.boqol.cabdi.madoobe.baa.joogta.oo.bUtada.uRaysa.soor.kaa.gelinaysa

  • @prosl11
    @prosl11 День тому

    Habarjeclo ayaa 1 way ticket to akhiro uu dirtay

  • @u.j7332
    @u.j7332 День тому

    Ninku imisa jeer buu dhiman karaa? Waar idoorow isku xishooda oo dadka beenta ka daaya, Last 2 months waxaana lahaydeen Abdi modooba hada dhintay kkkk

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 День тому

    Narta allah hageyo o figeyo

  • @kismayo612
    @kismayo612 День тому

    Haal qoof miyaa sidan uu guubaqeesin wow

  • @faysaaxmed-nl5eu
    @faysaaxmed-nl5eu День тому

    Warside Geesi Qaran

  • @LiibanXasan-w7z
    @LiibanXasan-w7z День тому

    Huwantu wey jabteyna

  • @CawilBile-m6v
    @CawilBile-m6v День тому

    Warside Rageedii

  • @abduge1237
    @abduge1237 День тому

    Been weynaa. Waar wiil yar baa tahay wakhtigaaga ha ku lumin buunbuunin iyo borobagaande dagaal sokeeye oo fitna ah. Orodoo wax baro oo shaqeyso oo lacag samee ganacsi gal wakhtigaaga waxan ha ku lumin yaraantu iyo caafimaadku waa dahab.

  • @MIDNIMOJANAQOOW
    @MIDNIMOJANAQOOW День тому

    Badhiweeyntii Isaaq waa JABEEN.
    Calaacal, MARQAAN.