Reer Bicidyahan Eedo Malyuun ineey 100 nin u dhiganto ma fahmi la'dihiin Eedadeey businesses kaa itiri kor u khaad ayaa wadaa Haduu Allah ii sahlo Eedo waa idinka wadanaa oo Bari ayee ila aadeeysaa, Allah ha'isoo sahlo aamiin.
Mamo malyun waliged niyada kan jeceyl sax iyo halaad ba.. Allah muradkaga ku fudedey Amiin.. hooyo dhib badaan so marta tahey Lakine In Sha Allah. Nolow iyo akhiro akhiro badan Jano Allah Ha Ku geeyo AMIIN
Asc. Maxaad isugu direy saa Umada Alla,mida kale muslin iyo Gaalo waxaad tahay adaa is’og. Malyuuney qoftaan umada ha ka hor keenin yaan ladilin caqli ay isku ilaaliso oo badan ma heysato. UA-cam ha ku kala kacsan.
Xaali yaan lagu dirin walasha malyun wax ku dhama maleh nagahas warkey ku sheegan ha dhaqeysan hormarkada ka xun yihin ..... mama malyuney farindan iga garsi xaali
Ala xaali caruur maleh miyaa ala maskiin telephone keeda na sii aan. caawinee
Xali wey ba’abaday mamo malyuun xali gacanta kuhay wey ku darsatay naagaha qashinka ah ka eri
MMS Berka,hilika ,casirka ,canaha iyo bastada wax ka sii mar walbo. Hady ku xanaqsantahay iyo farxsantahy ba 🙏🏻🙏🏻🥺
I was laughing so hard when she said Xaawo Ilko dheer 🤣🤣🤣🤣 Xali is so funny 🤣
Hhhh malyuun baa daba barday xaali caadi mahan
I know 🤣🤣🤣
Loool
@@hoodoayaanle5447 🤣🤣
Gacan gashay xaali kkkkkkk
🤣🤣Xaawo ilkodheer kulahaa wlhi xaali wey qososhay😂😂🤣🤣🤣🤣
Maama Xaali wax nafaqo leh sii miskiinta wey caatowdey
😂😂😂👌
Sax mayluun waxii jilicsan juq kasii iska jir layskuma jeclee kaligeed baa cunda
Alla Xaali caato bdanaa Mulyuuney maad cunto siisid maskiinta.
If she health no broblem
Reer Bicidyahan Eedo Malyuun ineey 100 nin u dhiganto ma fahmi la'dihiin Eedadeey businesses kaa itiri kor u khaad ayaa wadaa Haduu Allah ii sahlo Eedo waa idinka wadanaa oo Bari ayee ila aadeeysaa, Allah ha'isoo sahlo aamiin.
Wlhi waa qof qiima leh weeye.
masha allaah
War mesha dadku ma iswada yaqanan 😂😂 ilove dadkayga rer Bicidyahn dad goba ❤️❤️
Walle malyuun inay naag nool tahay miskiintaas difaac khayr alle haku siiye
Dhibka iyo cuqubada dalkaan kabixi waysey waa dadkaan dhibanaha ku ah dalkeena Allh ka hayo cuqubada dadka ku nool magaladaas waa lawaydiin musuuliyadeeda Allh Akbar😭😭
Mamo malyun waliged niyada kan jeceyl sax iyo halaad ba.. Allah muradkaga ku fudedey Amiin.. hooyo dhib badaan so marta tahey Lakine In Sha Allah. Nolow iyo akhiro akhiro badan Jano Allah Ha Ku geeyo AMIIN
Mmsey eedada iska daa walaleey habaryareey waxna ma xeerineysid miyaaa
Xaali maash allah weeya quruxu badanaatey
Haa Aad iyo Aad masha alaah
Qof xanuunsan ma war buu ogyay
Miskiin alle ha caafiyo
Xaawo ilkadheer😁😁isku dirka jooji. Queen Mms kor dahab 🥰 Xaali dhaqaaleey eedo❤️
Ar malyuuneey xaali lasii joogi mayside magaladeeda haku dirin oo qolka how qoonsan
🤣🤣🤣🤣
🤣🤣🤣 I know
mama guul mar walba inshaaaalaaah
Weyisbede shey xaali qeyr allaha kusiiyo
Waxaan ka baqayaa reer galaadi oo dhan UA-camrs noqdaan kkkkk
Queen mms xaali igu salaan🥰❤️💕
Xaali maskiin xanuunsan allaha cafiyo malyunba weysada kajabisey mamada maskiinta ah dadka hakudirin
Queen Malyun investigating for her own peace and rights keep going girl power
Hh xawo ilka dher dhibka dhad yaqey
Mustafe urufe xaji Ali is watching
Wll ilahay dRtii wax waxad u heshaba sii
Sii u gargar xalii
⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️MALYUUN CALI KORDAHABEEY⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️
Viva.xaali.iyo.malyuun
Manshalah guleso ilahey hakugargaro malyun
Wale qof xanunsaan ayaan siir qarana inti cafimadka qabtaya ayaab waax qaran la kk allow intaa bugtaa cafi
Hahahahah
Oh yaarabi xaali caawa waxaa ka muuqata daruuf
😅😅😅😄😁😅😅😅maamo malyuun waaa laandhere wlhi qof qalbi fiican guleyso maamo mcn gaalo ilahay kaama dhigo
Xaali waa miskiin ee caawiya caruur ma heysano Allah'a ugargaaro
Doqn ala umanaxariisto
Maamo malyuun iyo xaali wala i din salaamay
Aduunyo waxaan joogna xaali oo cimrigaas joogta dad maagayaan oo dacwa ah war somali goormey sidaas u ba'day sowti waayeelka la ixtiraami jirey oo la caawin jirey
Alla ayeyo xaali qosol badana ku tee xaawo ilka dheer 😂😂😂
Umada ka fadhiiso gabadha xanuusanaysa advantage haka qadan
Somalida nagahoda maxa kusaladay warka iyo rufiyanimada reer tulo beey u yihin inkasto dal iyo dibaad warle hayan iyo isku dirnimo
Mama malyuun kada maskiinta dadka haku dirin maskintan dhimirka la lajogi mayside
Mama malyuun waa xaraabo wan jecel nahay kkk sowada daadi kulaha
Malyuun caadi matihid❤❤❤👑👑👍
MamaMalyuuney xaali Cuntofiicansii. weycaatowdey
xaali waxay arken inay miskiintahay oo malyuun oo guriudhistay bay kudirayaan waaxaasidiin usheeg sheeg nagaha
Kkkk Xaali ilkadheer Malyuun caadi mahan
Qofkan walan cadawga aad u sameyneysid kadaa hadhoow waardiye uma tihide haku dirin yeena meelaha ku dilin qof walane inteey umada somaaliyeed guri u dhiseen hadana ha ugu hanjabin guriga iigabax wayo waa qof walan hadii kale se waxaa cadaaneyda inaad ku qarabatey in guri laguu dhiso danbi ayaad ka galeysaa gabadha dhimirka ka xanuunsan hadii ladilo adaa ka masuul ah danbigaas 1 adoon vedio kaduubin maad kacelisid dadka dilayo oo cayo maadse adoon sheegin cadawgada barato maskiintan aad afduubteen qasab ku hadal adiga iyo qofka kaa dhinac hadlayo malin kalaad heleeysaan juhula yahay aan aqoon dadka allh ba qalinkii ka dulqaday aqliga caro kaa gashey🚫
Sax cadawgaaga adoon sheegin baa la bartaa
xaali wa maskiin adi waka sotage dadkan armay dilan mamada maskinta I feel sorry for her😢
ma dilayaan waa dadkeda kkkkk lkn somali wa xin miiran
Maskiintaan jiran ,ha u adeegsan views.
Can you speak English mom mellyon please because I don’t understand ❤️
🤣🤣🤣🤣...This is Somali channel
Samira ma somaliga dhan baadan fahmayn😂🤣
Somali aya laga helaa dad Afkoodi ka fana oo lrh ma garanayo, Cajib sheikow
@@Ishwaaq123 🤣🤣🤣🤣🤣
@@Ishwaaq123 😂🤣🤣
Xaali silicdey mama malyun baba kaso dhaweysey 😂😂😂😂
Xaawa ilko dheer habaaran 😂🥲
Mamo iska celi dofarada
xaali caadi maaha xan freesh 😃😃😃😃
Walal albab kasta oo ka xiiiiran Allah ha kuu furo murugadana farxad ha kuku badaalo amiin subscribe iisar💙💞💚
NIMAAN KUU FURENY YUUSAN KUU RARIN BAAN MAQLI JIRAY BARI BAAD AMERICA AADI EE YA XALI U MUSLIM AH AX AX🥲
xaali wey qososhay 😂😂😂😂
Qof miskina oyna cawinayn ayay qofki u naxayna ku dirayan,uf Somali 🤮
Wa xaasid waxna tari mayan
@@Aaamina12 haa ad
Xaawo ilko dheer 😁😁😁😁
😂😂 moma malyuun waa sirdoon
Weu dhacdaa 😁😁😁😁😁
Islaanta dhibta ka dhaaf
Malyun inabtii daadka somaliyed hee dhibataysaan gaargar..
No dagaal only peace
Malyuun guriga loo dhisay ma madaan maskiin da ah mardanbe haka bixin guriga
Mama Malyun , xaali ayaa na bartay ee UA-cam u fur kk
You are so crazy what do you wanna hear Xawo ilka dheer story 🤣🤣🤣
Naa xaali cuntada ugu roonoow
Guuleyso
Adigana ma xaali ilig dheer miya lagu dhaha😂😂
Naa isaga tag miskiinadda Alla fakhrigu xumaa
Malyuun 😂😂😂😂maanawiifto
oo hada soongur miyey xanusantahay 😂😂😂😂
Waa dhacda waa iga gadantahay 😂😂😂
Ala ba ay xaali dhiiqay lugaa lagashay
Hablo yara cusuladay manshallha
Xaali Aqali miran Ufiirsadaa🤔🤔🤔
Hayoo ilko dheer
Xaali way kari weydey maana wiiftada naa malyuuneey islaanta maskiinta ha wareerin
Xaali waayahan xagay ka dhacday
MA NOOLI XAAWA ILKO DHEER MMS IYO XAALI DHIBKA KA JOOJI OO HEYSKU DIRIN WALALAHA
Way dhacdaa dheh😂😂😂
Na mamada wax u qabo o wax sii dadki way shegtay o wax sin mayane Marka lawato xita 50 ka dollar usotur cano haku cabte🥺🥺🥺🥺🥺
Gaaladi way faxaysaa malmahan lkn markay katagto malyuun waxay kunoqonaysaa tuladeedii hhhhhh lkn imika way shiday
Xaali iskadaa waa waayeel
MMS ❤️❤️❤️
Maantey jabtey islaantii oo ka dilayaa
Somali ani waa ka yaabay markay qurbaha tagaan gaaladay cayr ka qataan walalkaa xataa hadow gaal yahay maskiin caawinaa maxaa ka haleesan mama malyuunay dadkaan dhan adaa dhaama qalbiga dhagaxaa uga jirta somali
Naa nafaqada aad cabtid iyo cuntada islaanta wax ka sii
Waydhadaa dheh😅😅🤣🤣
Yaa idin ka Ilka dheer Naa ka xishooda eedadiin
Xali wataajir🤣🤣🤣
Xaali ma bikro miyaa
Hhhhhhhh xawa ilka dheer
Ilko dheer
Naag nool kkkkkkkk
Viv mmzz nolow sis
Asc. Maxaad isugu direy saa Umada Alla,mida kale muslin iyo Gaalo waxaad tahay adaa is’og. Malyuuney qoftaan umada ha ka hor keenin yaan ladilin caqli ay isku ilaaliso oo badan ma heysato. UA-cam ha ku kala kacsan.
Oo mana wiftada kulaha xali 😂😂😂😂😂😂
kkkkkkkkkkkk ilko dheer
Xaali yaan lagu dirin walasha malyun wax ku dhama maleh nagahas warkey ku sheegan ha dhaqeysan hormarkada ka xun yihin ..... mama malyuney farindan iga garsi xaali
Miskiinta cuntadad kariso waxkasii
Maskin ilahow ugar gar
Loooooool
gaala eri iyo xaamid waxba makala aha