In sha allah DR Zakariya Waxad tahay nin wadane ah Allah swt ha nobadiyo,adigoo kale Iyo dad dadkooda,diintodaba iyo dalkoodaba dafacda Allahuma aaamiiiin aamin
Mansha allah abdi xafiid ninkano kale ayaan ubahanahay somalida isu so dhoweynaya niyada dhisaya lakin qof xanaqsan oo ceytamaya malinba qof kuraran oo dowladii hore ku rarna oo tan ku raran oo gobala ku raran oo meel kasta no diiday mdx weynahan iyo reysal wasarahan cay mdx weynihi hore iyo reysal wasarihi hore cay manta boqorki waa layabey walalow ninkan oo kale noso badi.
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 waar riyada ka toosa wax soomali la dhahaa majirto way dhimatay midnimo ee riyada kakac umada Daarood iyo hawiye ayaa halkaa gaadhisiiyay markaad dhiibi jirteen maad ilawdeen ONLF sidaad dhabarka uga toogateen 😂😂😂😂
Somali iyada is neceb ....maxa keenay maamul goboleedyo... Maxa Somaliland durkiyay.... Wax somali la yidhahdo ma jirto kala raaca kenya iyo ethiopia...
Asc waxa jira oon maqly in markay ay itoobiya timid muqdisho in ay xininyaha ka siibty nin waday baabuur iska rogo ah ay istaajisay wadad inty qabaty oo uu noolyahay dagan yahayna nool yahay
Aan kuugu daro, 50 kun oo askari itooboyaan ah ayaa majeerteen iyo abgaal nagu soo hoggaamiyeen aasaa dil iyo bur bur la qiyaasi karin xamar naloogu geestey. Jaa waa la hilmaamay ka warran. Maalintaas ayow itoobiyaan na bartay ilaa hadda dhawna qalbi dhagax ayey dhiibeen. Dadkaan siyaasadna ma lahan, Dan soomaali ahan ma wadaan
Odayadii Hawiye ee had lay Xaq beey ku hadleen Laakin warkoodii waala mujaama leeyay qabiil baana loo bedalay Laakin in odayadaa warkooda la xoojiya beey aheed si aanu qof danbe Oo Somali ah oogu dhiiranin Laakin Ku wii Ethiopia taa geeray Baa la raaligeliyay.
ogow jahanama mel anahay geelka ad ku dharatay ku gaynmayo ilahayna hakulaso saro o sidad ujecashay akhiro melkaso wada baxa mana sino somali iyo galka madaw e cadawga so jirana daba dhilif batahay somaliland wax jira maha qabil kaliya raba ma rabno anago dagan waqoyi dhulmahantana waka tagay ayad udawladayn xoog ba lagu qaban gal jel danbe war laga dhagaysan mayo
Magaalo kasta waa laga qaxooyaa kulli kenya ayaa loo socdaa, yaa dagaal galaaya ii sheeg. Maalin kasta Kenya kun soomaali ah ayaa soo gasha berri iyo bad iyo cir
Don’t say that easy words and stop 🛑 why Egypt 🇪🇬 working for Israel 🇮🇱 they have a biggest game of their gols we are really in danger ⚠️ so think 🤔 before it happens
Not hawiye but just cayr habargadir defeated Ethiopia invader with jaajus abdillahi Yusuf and kicked them out after fear fight today all somalis patriots except majerteen and marrxane jaajuus Are ready to once again Ethiopia incursion 2:47
Beenta iyo propagandaha Xasan Sheekh rabo inuu doorashada dib ugu dhigo, ku hodmi mayno. Ma jirto meel Ethiopia ku tidhi dhul baan qaadanayaa, Ana weerar ku soo qaaday. Masakiintu culeys kale ma qaadi karaane beenta ha laga daayo.
Good 💪💪💪💪💪💪👍👍👍👍 diyaar xabashi Alle baa nooga hiilin somalina talaabo bay qaadayaaa from Burco
Waraysi sare wariye sare marti sare Dr Zakariye ❤❤❤
Zakariy waa ruux wadani ah. Itoobiya wax eey doowlad unqaan iyada ayaa soo dhistay maamulada shayaadiinta ahna iyadaa dhistay waxeeyna dooneeysay ineey sii murjiso arinta soomaaliya oo eey qoorta uun soomaalidu iskula jiraan halkii aan caqabadaha iska furfuri la'heeyn oo dabinada eey noo dhigtay aanu badali la'heeyn wax na'anfaca ayaanu inagu caqabado kusii darnaa
In sha allah
DR Zakariya
Waxad tahay nin wadane ah
Allah swt ha nobadiyo,adigoo kale
Iyo dad dadkooda,diintodaba iyo dalkoodaba dafacda
Allahuma aaamiiiin aamin
Dhibatada Somalia wa dad an xadaarad leheen
Wa dad an u Bisleen dawladnimo
USA
Mahadsanid Dr sakaruye itboobiya waxa kufilan jxo mahadsanid jale
ShACABKU WAA NIYAD JAABSAN YAHAY.
HASSAN SHEIKH WAA BAABIYEH SOMALIYA.
Sasbaa dadka warka loo deeqsiiyaa ama waa layska amusaa nolow sakeriye illaahay nookaadayo. Adookalena somali hasiyo❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Vivo saakariya ❤❤❤❤ masha aalah
Guul guul guul iyo gomanimo Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪❤❤❤❤❤❤
14Gobol 1991,,,, ,,, 34 Afkii baa juuqda gabey Bisinka eebow maslad kheyer qabta inoo sahal nin cadil ah noo sahal amin amin yaa rabi
Guul guul guul guul guul iyo gomanimo ❤❤❤❤ ❤❤
Sakeriye nolow wiilasha yaryar ee shaqbaradka ah wax fiican baad usheegtay iygoo siyasad aqoon iska dhigay weriyaha. Xafid adi kuma jedo waa horufadhi oo washay wuxuu sheegayo oqon nolow xafid🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Madaxda Somaliyeed waa riyoonayaan. Somali is jecel intuu Ku arkay. Cabdilahi Yusuf iyo majeedheen intay Itoobiya keenen Somalia bey maanta nooga sheekeynaya wadaniyad. Ileen duulku ma xishoodan. Been badana. Waa Ragu Somali Jabhad u horseeday. Cigaal baad usheekeynaysaa.
Xasan shiikh muxuu saa ugu hadli waayay.
Wadani dhaba hadaad maqashay waa zakeriye isaga iyo itopiya wey is garanayaan guul soomaaliya cadawga gudaha iyo dibada allah naga qabto
Caawana waxaad keentay Odaygiinugu weynaa ee Ethiopia Dalka Keenay 1992 Asiga iyo 22 Kale inay Punland kabaxeen oo Miliz utageen bay dhaheen Hub aan Hawiye kldagaalno nasii Hadan waa Tuug Abdullahi Yusuf lasocday Hadana waa Tuug Farmaajo Diyaarado Soo gado Hawiye lagu duqeeyo Yiri kan Waaba kan Dalka QASBAY oo meesha xun gaarsiiyey yaahuuuu
Hawiye iyo daarood mahee dalka aan difaacano wixi anaga dhecdena wano gooniye
ITOBIYA HADAYBAA SOO GASHAY XADKII SOMALIYA DOWLADUUNA MIDH KAMEY HADLIIN.ITOBIYA GUUNTAADA AYEY OGTAHAY.DOWLADUUNA HASSAN SHEIKH KAMUU HADLIIN
Umada somaliyeed guul cadowgeena cagta kahoos awoowe yasheen dadkeena iyo dalkeena waa noso dhifaceen manta waa malin teena wana dhifaceyna dadkeena iyo dalkeena manta waa malin teena wana dhifaceyna 🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁
Mansha allah abdi xafiid ninkano kale ayaan ubahanahay somalida isu so dhoweynaya niyada dhisaya lakin qof xanaqsan oo ceytamaya malinba qof kuraran oo dowladii hore ku rarna oo tan ku raran oo gobala ku raran oo meel kasta no diiday mdx weynahan iyo reysal wasarahan cay mdx weynihi hore iyo reysal wasarihi hore cay manta boqorki waa layabey walalow ninkan oo kale noso badi.
MaashaAllah, Ninkaan oo kale ayaan u baahan aa hay, waa wadani, Ethiopia maqaadan karto dhul soomaaliyeed.
Masha Allaah Waaxidc Somali Frist Waa Aniga
WAYAHAY LAKIIN MASAAR TALO AY LEYDAHAY MA AY SEEN DHICIIN.TEEDIIBA WAX UMAY TARIIN EE MA ADIGAY HADH KUU JIIDI.
Masha alla digtoorka waa mog agaal ah
Asc waan idin salaamey britsom tv waxaan salaamayaa Dr zakarya
Soomaali 2007 dadbaa ladagaalay dadkii maanta umaleyn maayo ineey dagaalayaan
Waaxid Somali Frist Waa Aniga ❤❤❤❤❤❤❤
masha alah nin sharaf leh.
Adigu qaado sxb soomaalinimada aad sheegayso haday ku anfacayso
Anagu somaliland ahaan waxanu doono ayaanu dhulkayaga ka yeelaynaa madax iyo shicib anagaana ka talina wadankayaga
JEYLAANI Magacaagu waa JEYLAANI KKKKKKK
Aamus oramadi kudhashay wase somali matihide orod amxarada iska celi
Guula jamuuriyada somaliland and itoobiya hawshaasi wey dhammaatay walaahi
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 waar riyada ka toosa wax soomali la dhahaa majirto way dhimatay midnimo ee riyada kakac umada Daarood iyo hawiye ayaa halkaa gaadhisiiyay markaad dhiibi jirteen maad ilawdeen ONLF sidaad dhabarka uga toogateen 😂😂😂😂
Zakariye waxan leyahay gabdha somalia ee aad lee dahay ithopia ayey mar yaha ka furanayaa ragoodii baa keenayee xagey ka ka dhaafayan gabdhu
Masar mar uu boqor somaliya ahi Ka talinayay baa jorta xiligii faraacointa
Masarna weey hayaan taariiqdaas
Habeen dhaweed ayeeyna TV Ka soofayeen.
Sakarieye.wa.niin.aadag
ilahey haku dhafo away asiga af ku difaci jiray wadanka xakuu aday musohadlo dhihijiray
Abdihafid adeer kaa Abdulahi yusuf iyo maamulkii Puntland ee xiligaa ayaa Ethiopia kula soo heshiiyey in eey Soomaaliya qabsadaan waana arin eey Soomaali iyo Caalamka.
Walee sakariya iyo deni kala wadanisan.
Asc:
Qoriga Masar wax la odhan jirey Xakiim.
Mahadsanid
2009kii Muslimiinta Soomaaliyeed oo Ilaahey guuleeyey Itoobiya lagu jebiyey Muqdisho xadbeenaadka katallowday kuwa jihaadkaas miri dhalay dhabarka ka jebiyey Itoobiya dalka kusoo celiyey ayadoo magaca AMISOM inay kuqabsato Soomaaliya loogu sharciyeeyey kuwii Asmara aaday ayaa jihaadkaas dhabarka ka toogtay hadda miyey waddaniyiin isugu
Aamus argigixisoyahow itoopiya qabiilka hawiye ayaa jabshay walina waa joogan somalia wax aan qarax iyo in aad dhiiga muslimka banaystan wax aa ahayn kumaso kordhine itopiya inta aay somali ka dhishay inta aay argigixisada al shabab ka dishay baa kabadan
Sakariye xaajiy cabdiy waa nin qadiyada somalinimada ku culustahay
Ruwaayadaan uu Wariye Abdihafid uu hormuudka ka yahay ujeedadeeda waa in beesha majeerteen siyaasiyiinteedii hore uu Danbiga eey Soomaali ka galeen uu ka wareejiyo reero kalena lagu wareejiyo hadafka uu leeyahay waa kaa waxaa dhibtay Wariye Abdihafid reerka aad ka dhalatay Soomaali godob ayeey ka galeen .
Qorigii masar nasiisey waxaa laoranjiray xakiim xayaatul somali mowtul xabash 1964
Somalia 🇸🇴 somali baa leeh
MAANTA ADUUNKU WAA KA TAGAY TII HOOREY.MAANTA WAA XOG AMA URUUR BIRSI LA MIDOWBOW DOWLADAHA KALEE.OGOW HUBKU HUBKII BARIGII HOOREY MA'AHA.
Qoriga Sakariye anusheego xakinul sayatulsomaal waa mawtul xaabash
Asc_Wwb Qofkii Ugu Horeeyay Soo Qoray #Comments #Lake Comments iyo Lake♥️ Haleeygu Sharfo♥️Somali Ha Israacdo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Bada caas yaa leh waxaa iska leh Soomaaliland 😂😂😂
Somali iyada is neceb ....maxa keenay maamul goboleedyo...
Maxa Somaliland durkiyay....
Wax somali la yidhahdo ma jirto kala raaca kenya iyo ethiopia...
Mashruucaan waa wareeyda hadda labilaabay waa mid Masar loogu danaynayo ee ma ahan mid Itoobiya lagu colaadinaayo eaayo Itoobiya shalay ayaa lalahaa waa walaalaheen cadowbay nala dilayaan
Hadan kala qeybsanahay hadii dagaal uu soo qaado waa wada duuleyna mataqanid shacabka soomaaliyeed meel walba ay joogan
Abdihafid yaa odoyaasha Xamar ka abaabulay cadeey ama dheh xaafadeeda Puntland dacaayadeeda ayaa faafinayaa.
SOMALIDU SOMALIDII HOOREY MA'AHAA.
Sacad,iyo,layli,kase,ka,hadal,smland,waxay,udirtay,geeska ,hom,work
Alxakiim qoriga magaciisa
Asc waxa jira oon maqly in markay ay itoobiya timid muqdisho in ay xininyaha ka siibty nin waday baabuur iska rogo ah ay istaajisay wadad inty qabaty oo uu noolyahay dagan yahayna nool yahay
Itoobiya markay Villa Soomaalya Ka talinaysay oo Gabre Fadhiyey ayey Gacal ahayd ma maantay cadow noqotay
Mise hadba
Waa siduuu jecelyahay
Aamus xabash yahow
Aan kuugu daro, 50 kun oo askari itooboyaan ah ayaa majeerteen iyo abgaal nagu soo hoggaamiyeen aasaa dil iyo bur bur la qiyaasi karin xamar naloogu geestey.
Jaa waa la hilmaamay ka warran.
Maalintaas ayow itoobiyaan na bartay ilaa hadda dhawna qalbi dhagax ayey dhiibeen.
Dadkaan siyaasadna ma lahan, Dan soomaali ahan ma wadaan
waxuu ahaa qorigu (xakiim) xayaati somali motion xabash
@@FarhaanmahamedYoke mowtu xabash not motion
Ama,26,jun,ama hoog,100,sano,ee,soosocda
MAXAA LAGA HADLAA DHUL IYO BADBA SOMALIYA WAA LALA WAREEGEY SI CAD.
Iskabadaa inay masar nadifaacdee innagay isku keen fidnayn si ay dalka iyadu usoo degto kaddibna xaasaskooda iyo ahalkooda ayey keensan weligeedna dalka ayey kula lahaan waayo waa waraabe baahan oo Qaddaafi ayaa horay noogu sheegay wax akhlaaq ah iyo bani aadannimana malaha masar oo waa askar la ijaarto oo calooshooda ayey u adeegaan.
Sakariye ma waxoow naleeyahay Itoobiya ayaan diidanahay waana ladagaalami Anigoo hugsan Nidaamki Itoobiya eey Soomaaliya gaar ahaan Muqdisho keentay!?🤔😱😢
Mahadsanidiin
@@abdisalanmohamed4678 adigu is ogow waxaa Tahay dhibatada somaliya qaybta ugu wayn
Anu rer jigjiga ayaan ahay waxa la idinla damacsan yhyna waan ogahay
Oo sida oromadu idinku tashatay iyadoo idinkala saarayn
Qabiilka iska daaya qaran baa lagu horu maraa.....
Nacam waxan ku raacsanahay ninkaas in smli gumaysiga isreal iyo ithopia is wataan gaza kadar ayaa smliyey uwacanaysaan imaanka illaahow kaqaad inta ithopia uwacanaysa rabi hanaga qabto xataa haduu iladhashay waa umad waalan shacabka laqaldayna kuuda waalan ayay racaan war illaahay kabaqa oo diinkiina dadkiina dalkiina kaceshta ithopia iyo intuu wato war walalaa dil haduu ithopia kuu soo wada war kaca oo kaca maxaa idinka qaldan tankale inta wabyaalada wiilasha smliyeed kudhamaynaya imaanka beelee isdaaya illaahow raxmaanoow raxiimoow smli inta iimaanka leh oo walaaliis smli dhibka larabin haduusan asagu dhibayn smli kareeb intakale illaahow hadayna hanuun lahayn dhameeh aan kanasano qasaarada qabyaaladee xataa qawaarij tu waxay kafaaidaysatay waa qabyaalada laaxawla walaa quwata illaa billaah
Itoobiya way burburtay. Soomaalidu hiil iyo hoo ha siiso JWXO iyo Sitti, iyaga ayaa ku filan.
Odayadii Hawiye ee had lay
Xaq beey ku hadleen
Laakin warkoodii waala mujaama leeyay qabiil baana loo bedalay
Laakin in odayadaa warkooda la xoojiya beey aheed si aanu qof danbe
Oo Somali ah oogu dhiiranin
Laakin Ku wii Ethiopia taa geeray
Baa la raaligeliyay.
Waa kaalintaadii dadka wadanka iibinaayo qabo farta kufiiq
Aabahaaa lanaar Ethiopia walee waaa laguuyaabaa sixireey Ethiopia qudhmuun injireey
Waanaqanaa lakiin maxaynu ku naqaanaa
Kuwa somaali galbeed ka qayl qaylyaya ma matalaan shacabka DDs waa kufi baclayaal 100%100 dadka iyo dalka somaaliyeed ayay ladareenyihiin.
Maka - Almukarama uu sheegayo miyuusan Maraykanku xukumin.
Sushii lagu waydiyay odayaashi hawiye maxaadooga waregtay
Ethiopia badaa barbara waa joogtay 18 sanno ayadoon Qori wadan: 17 markab ay leedahay.
Maantaze waa halis Qori bay wadataa; iyo taaqeero Yahuudkaa. muse.iyo Arab. Uae. Waqooyiga yurub. China. Waqooyi ku xisaabi.Ethiopia 2025ka:
Raga iyagaa isku mashquulsan buu ka wadaa
N8NKANI WAXAABA U KU YIDHIIN WAAN ARGUDANAYNA 77.IYO SIDEE BAA ITOBIYA LOO LAAYEY.
Asc. Warkii waa dhexdhexad sas ku socda
Somalida kanoo kalaa somalida kamida shalay dadka u qaybiiyey qabiil. 2007 Ethiopia raali buu ka ahaa in Hawiye la laayo iminkana wxuu leeyhay Ethiopia ayaan jebinay
Waxaadan aqoon haka hadlin. Ninkii Garabkii Maxaakimta taageersana ayuu ahaay.
Wlhi hadey Somalia iyo Ethiopia noqoto Ethiopia raacaya cadawada idinka bilaabey markad Somaliland albaab walba isku deydeen inad kaso xidhaan
Aaamus oramadi kudhashay waase somali matihidi orod dawarso
ogow jahanama mel anahay geelka ad ku dharatay ku gaynmayo ilahayna hakulaso saro o sidad ujecashay akhiro melkaso wada baxa mana sino somali iyo galka madaw e cadawga so jirana daba dhilif batahay somaliland wax jira maha qabil kaliya raba ma rabno anago dagan waqoyi dhulmahantana waka tagay ayad udawladayn xoog ba lagu qaban gal jel danbe war laga dhagaysan mayo
Aanku saxo sxb albaabka badda cas lagaso gallo adigu malihid Somalilandba leh naga fuq kuma rabnee
Aamus oramadi kudhashay wase orod amxarada adisbaba qabsan rabto iska celi somali waxba kaama galine
Somali Kala dhaqaaqday.
31 sano ayay Somalia iyo somaliland wada joogeen.
Iminkana waxay Kala maqan yihiin 33 sano.
60 kii Ka hor somaliland iyo somaliya ismay aqoon.
Moqadishu waxay Ku danbaynaysaa Hawiya land
SAKRIYE DRONKI UU SOO IIBSADEY XAGUU GEEYEY MIDA KALE XILGI FARMAJO QOF WADANI MATALI JIREY WADANIYDII MA FARMAJO RACEY SAKRIYE WAA NIN QABIIL 100% SAKARIYE BUUS UMMADA SOMALI MA AMINSANID NIN QABIIL BAAD TAHEY OO KA HADHEY QUDHANKII MAAMULKII ASKARATA SIYAD BARRE
Magaalo kasta waa laga qaxooyaa kulli kenya ayaa loo socdaa, yaa dagaal galaaya ii sheeg.
Maalin kasta Kenya kun soomaali ah ayaa soo gasha berri iyo bad iyo cir
Kolay,sakiriye,oo,kale,dadkan,somalli,caqliga,bidi ,jiray lakin,fiqi,buu,la,mid,noqday,waxan,sse,leeyahay,rer,goldobag,ba,tahay,sicid,samatar,miyad,illowday,1993,adisababa,shirki,somalida,wuxuu,hadalku,ka,yidhi,ahaa,shimbirayow,hee,sa,maxaa,isbadalay
Don’t say that easy words and stop 🛑 why Egypt 🇪🇬 working for Israel 🇮🇱 they have a biggest game of their gols we are really in danger ⚠️ so think 🤔 before it happens
Laan gaab waraysataan cuqdadaysan bay malaa idiinku badaisaa Tv gan Ama Chanel kan tihiin yaab 😂😢😅
Ader wax dagaal eh oo ka dhaxeyo somaliya iyo itobiya majirto
Caqligii hawiyaha oo kala dhimanaa wuxuu qabaa in Masar Soomaaliya difaacayso.
Not hawiye but just cayr habargadir defeated Ethiopia invader with jaajus abdillahi Yusuf and kicked them out after fear fight today all somalis patriots except majerteen and marrxane jaajuus
Are ready to once again Ethiopia incursion 2:47
Kkkkkkk. Daarood waraysi madhaysa uunbay kaga dhagtay
Beenta iyo propagandaha Xasan Sheekh rabo inuu doorashada dib ugu dhigo, ku hodmi mayno.
Ma jirto meel Ethiopia ku tidhi dhul baan qaadanayaa, Ana weerar ku soo qaaday. Masakiintu culeys kale ma qaadi karaane beenta ha laga daayo.
Been baa laysugu sheekaynayaa, badda cas rag baa leh ka hadal gaalkacyo iyo tuulooyinkii aad ka timaadeen.
dal majiro meel baday maogi
Abdixafiidow dagaal malagu jiraa inta lanoolyey adeer gacaliye ninkastaa meeshiisa hahagaajisto
Dr beenale daarod ah
Dhibka somaliya ayaad ka mid tahay wadankan hala kala fasaxo
Isku Soo noqod malaha
War ninyahow dagalki 77 un bad shegtan gel ban lahanshey damer ban leyahay aya dhanta
maxaa Ku wii Eritrea 🇪🇷 tagay iyo Ethiopia 🇪🇹 kii somali soo gashay Abdilahi yusuf ito Ali geedi ayaa Mogadishu keenay DAAROODKUNA ETHIOPIA KULAMA DAGAALAMIN . HAWIYE SICIBAH OO SACABOOLAY AH BAA ISKA KICIYAY 😅😅😅😅😅 ODAYGU MIYÀNU OGAYN IN WALI DAD NOOL YAHAY.😅😅😅😅
Ogadenku ma french baa Marka
abii iyo afaworkey somalida ilma ader ayey layihiin wax dagaal eh oo ka dhaxeyo ma jirto ader see wax yelowsaa malagaa waalow mise anaa umaleyo
Dadku waa soomaali xaga luqada inkastoo ayjiraan luqado kale oo aanay soomaalidu isu luqad iyo isu dhaqan toona ahayn hadana been fakakatay baa tidhi waa isu luqad lkn maanta isu Dan iyo isu siyaasad maaha sida ay siyaasad iyo Dan uwada yeelataana maanta madhacayso oo beentii iyo waxladhaho somaali mugdisho lagaga danaystaa way dhamaatay markaa yaan cid danle kaarka soomaalinimada dadka sanka kamarmarin sida aan doonayo ayaa saxa sida aad doonasaana waa khalad cid lagayeelayaa majirto kkkkkkkkk
Kkkkkkkkkkkkkkkk haday barbara joogtaa. ETHIOPIA.. 9KA madaxwayne ee somaliana way u kale dhuuntaan: Runta sheeg: beenaale:
34sano bulsho madax culimo siyasiyin Ethiopia hubka kasoqadana yey aa nagu dilayey baa hada baddodii Ethiopian qadaneysaa aa kaley dagaal lan ogobee hadertan isla baddas reer bashiigta war dadkan ma aqliga ayey ka jiran yihiin Ethiopia waxaan leyahey
Kusoco oo qado badda iyo dhulkaba oky weyo
Ruwaayad ayaad wadaa Beenta ka daa jaalle.