Sheeko Xiiso Badan oo laga 42 sano ka hor oo dhexmartey Muuse Biixi iyo Nin Odey ah

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 87

  • @xashkamadiinamunawara1729
    @xashkamadiinamunawara1729 7 років тому +29

    Waa SNM waa mujaahid waana m weyne wuu so baxayaa dalkana isgaa xukumaaya guul mbc

  • @asalcabdalesaciid531
    @asalcabdalesaciid531 7 років тому +19

    Afku kuma go waa fatahan aan dhagaysigiisa aan laga daaleeyn guul mujaahid muuse

  • @mohamedamiin8996
    @mohamedamiin8996 7 років тому +11

    Dagaalkii 77kii ninkii karaamardha duqeeyey iyadoo dufaac adagi jiro maanu mbc ahyn masha allah

  • @hassangadid3650
    @hassangadid3650 7 років тому +6

    ma shaa alah waa niin raaged moussa bihi guul ayaan u rajanaya anigu waan tagersanahy hadi aan jogi lahaa somaliland waan ucodayni laha lakiin djabouti ayaan joga waan ka dherahay baalse guul ayaan urajanaya

  • @zamiirasaleban1092
    @zamiirasaleban1092 7 років тому +6

    mnsha alllaah alle haydin dhaafo odoyaashiii qaranka ❤

  • @sahalcali4196
    @sahalcali4196 7 років тому +9

    Rijaal walaahi ninkani waa dalmareen waa nin soo jabay Guulayso Madaxweyne

  • @asalcabdalesaciid531
    @asalcabdalesaciid531 7 років тому +15

    Taloow ciro dibi daayoo digaagad ma qakay alloow ciro ha nooga dhiibin xukunka guul mujaahid muuse biixi

  • @nuuradiincadami9794
    @nuuradiincadami9794 7 років тому +8

    Mansha allaa Esh calaa zxpo isku xiisay .

  • @CabdiwadudCisman
    @CabdiwadudCisman 7 років тому +7

    Hhhhhhhhhhhhh mujahid muse waan ogolahay

  • @xashkamadiinamunawara1729
    @xashkamadiinamunawara1729 7 років тому +16

    Waa kaa runtii sheegay mbc

  • @ismailnasri9936
    @ismailnasri9936 7 років тому +7

    In badanoo caytamaysaa waxaan leeyahay cay wax alle waxay kordhiso ma jirto aan sharaf darro ahayn,
    ninka Halgankii dhibayoow Adiga ku dhib-qaba .

  • @suxufimuhammedbileismail1077
    @suxufimuhammedbileismail1077 7 років тому +3

    Masha allaah Abtigay Mohammed Diiriye Afhakame noolaw abti. Muuse dibi liqe hoogbaa u sugnaaday

    • @qanciyeali7675
      @qanciyeali7675 7 років тому +1

      Suxufi : Muhammed Bile Ismail
      Manshallah abtigay Mohamed diriye afxakame ilahay haku dhawro iyo dhaman habaryarahay ugu horayso kaltuun diiriye afxakame🎄🎁

    • @suxufimuhammedbileismail1077
      @suxufimuhammedbileismail1077 7 років тому

      Qanciye Ali hello zxb waa kuma

    • @omarabdirahman3181
      @omarabdirahman3181 7 років тому

      Suxufi : Muhammed Bile Ismail waar miyaanuu taleex ahayn waa adeerkay alle hadaayee

    • @suxufimuhammedbileismail1077
      @suxufimuhammedbileismail1077 7 років тому

      Omar Abdirahman haa wallo

    • @qanciyeali7675
      @qanciyeali7675 7 років тому

      Waa taleex manshallah wa shiqsi wanagsan
      Abti nolow

  • @isxaaqbadri7046
    @isxaaqbadri7046 7 років тому +10

    xusus qurux badan

  • @xaajicabdiwaraabe9075
    @xaajicabdiwaraabe9075 7 років тому

    Mansha alaah muuse biixi waa gerenal muuse biixi cabdi waana m.waynaha jamhuuriyadda somalilandd insha alaah

  • @mubarakhashi9874
    @mubarakhashi9874 7 років тому +7

    Dadka inta caqliga xumi meel kale ayay ula baydhayaan nimankaa iska sheekaysanaya

  • @AhmedIbrahim-vc6sp
    @AhmedIbrahim-vc6sp 7 років тому +5

    Muse adag walagu yaqan janan iyo waxa madhagaysto dibigi ayu jananka kagawracay

  • @amuinammo4295
    @amuinammo4295 7 років тому +10

    Nin Rageed aftahan ah .

  • @abdikaniabdirahman8073
    @abdikaniabdirahman8073 7 років тому +2

    Guul muse bixi abdi

    • @deqahaybe5601
      @deqahaybe5601 7 років тому

      Abdikani Abdirahman hadhaco gulmihy ishalaah gushu waawadini

  • @abdiabdillahi9179
    @abdiabdillahi9179 7 років тому +11

    Waaar muusr waa nin adag dibigii janangu liqay

    • @asalcabdalesaciid531
      @asalcabdalesaciid531 7 років тому +1

      Abdi abdillahi kkkkkkkkkk
      Ninka dibi ligay miyaa ciro iyo afrta ku xeeran biyo u kaban xaasha

  • @kaltunwarsame714
    @kaltunwarsame714 7 років тому +15

    Geesiy noolow cadowgaa cagata hoose

  • @caliiiman4632
    @caliiiman4632 7 років тому +2

    Waaaaaaaaaw

  • @ibrahimali2860
    @ibrahimali2860 7 років тому +8

    Faisal Jaamac, waad xanuunsanaysa ragani waayihi ay soo mareen ayay ka sheekaysteen oo waa tii hore loo yodhi “dumar waa badhaadhaha ragna waa bi’isa. Muse waa ragii kaa xoreeyey faqashtii ku baro kicisay oo waa geesi geesi dhalay. bal ciro hadii dagaal dhaco iska daa inuu dagaalamo e ma lafihiisa ma u Catarina Kara? waa maya.

  • @ismacilabdirahman3061
    @ismacilabdirahman3061 5 років тому

    mnsha alh adero muuse

  • @engyoung1205
    @engyoung1205 6 років тому

    from mogdisho muuse ma ahan ninkii la iika shekeyay wa nin wngsn
    inkastoo dalkaan qof ann dambi kalin oo dhiig daadin oo ku yarhay dadkii noolaa burburkii dowladii kacaanka kadib

  • @IsxaaqHassan-z9c
    @IsxaaqHassan-z9c 5 днів тому

    7sano kahor wax olaynayaay odayshaa mantana caruurbaa oloylanaysaa

  • @ragehshow5499
    @ragehshow5499 7 років тому

    Viva MBC

  • @burcosomalilndrsdhaba1908
    @burcosomalilndrsdhaba1908 5 років тому

    Hhhhh masha allah saxiibo is helay wad naga qosliseen

  • @mubaarikmaxamuud4014
    @mubaarikmaxamuud4014 6 років тому

    Mnshlaaah wloooo

  • @dinisrealm3240
    @dinisrealm3240 7 років тому +2

    ninkani waa nin fcn. maxamad siyaad barre alle ha u naxariisto ayuu yiri. nin qiimo iyo qaayo leh.

    • @abdinurhassan3729
      @abdinurhassan3729 7 років тому

      Intaas miyuu nin fcn ku noqdeey lol
      .waa iga qosliseey war waa nin weyn ninku caruurta yar yar mahan.

    • @MohamedB614
      @MohamedB614 7 років тому

      Abdiweli Dini Goobtu wa taleex ee ogoow lol

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 7 років тому

    walahay sheekadan wa iga qoslisay geesinimadiisa timaamaysa hada ma islamahaayanu qalayna hadu leeyahayna wwwwwwwwwww

  • @jaamaal-yaasir3713
    @jaamaal-yaasir3713 4 роки тому

    Hhhhhhhhhh muuse qasaare qomaluud qoomaluud dhalay

  • @hadalyargaflaaan3141
    @hadalyargaflaaan3141 7 років тому

    War waa rijaal wllhi Umad Hogamin kara war waa talo ninka halla doorto
    Ciro waa miskin Faysalna waa Lama aamino Waa nin Fudud

  • @abdaleahmed9718
    @abdaleahmed9718 4 роки тому +1

    Hhh wlhi anigu rer waqoyi ma ihi rer galkacyod ban aha muse bixi wa nin baa nala oran jire lkn wlhi ninkaan dambiile dagaal haba ahaade somali o dhan ba ahe sidisa kale waa nin rageed wlh

  • @museciise5138
    @museciise5138 7 років тому +1

    Muuse halgamAa miyaa??anigii injirta geliyay maxaan ahay

  • @xashkamadiinamunawara1729
    @xashkamadiinamunawara1729 7 років тому +4

    Hy ma noqoneyso madax weyne

    • @faaraxladane946
      @faaraxladane946 7 років тому +2

      hada ma idinka noqonaya hada muuse waligii madaxweyne la odhan maayo habeen xalay tagay

  • @alisaidmohamed3996
    @alisaidmohamed3996 7 років тому

    Riyahaaga ayaa you dhaanto inaad gasho riwaayada iyo siyaasad bahalnimada ah oon kala jeclayn dal iyo diin iyo dad iyo wixii gubanayà

  • @fawziHapiip
    @fawziHapiip 6 років тому

    Muuse dibi dile kkkkkkkk walaahi waa geesi soo JabaY

  • @ksc8298
    @ksc8298 4 роки тому

    Maxaa sheeko ah

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 7 років тому

    Biixi waa 77 sano ayuu jiraa ceebey tacaal

  • @xashkamadiinamunawara1729
    @xashkamadiinamunawara1729 7 років тому +6

    Odey beenaa le ah waa layska yaqaanaa hy ciro ayaa kaweyn mbc

    • @craxiinnagiibclaahi9745
      @craxiinnagiibclaahi9745 6 років тому

      XashkaMadiina Munawara HHH yaan lagu maqlin malaha waad iska hadashaa uune

  • @maxamedaxmed6620
    @maxamedaxmed6620 4 роки тому

    Af kuxoogle guulwada ah hhhh

  • @wiilkawadanitaageerawiilka9009
    @wiilkawadanitaageerawiilka9009 7 років тому +1

    Haaa

  • @faisaljama4208
    @faisaljama4208 7 років тому +2

    Kkkk SNM ma shaadh kolba la soo gashadaaba sxb haduu muuse SNM aamin sanyahay muxuu shalay markuu Borame joogay Cigaal oo Faqashta ka yimi Tuur uga raacay mise kolba wa siday noola gasho kkll

  • @axmedmuxtqdin9126
    @axmedmuxtqdin9126 7 років тому +1

    Waar.odaygu.qosolbadanaa.

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 7 років тому

    Muuse jaahil baa looga yaqan ciidanka cirka avizione /ninkani ayaa sheegey dhuudhina waa uu xirey diyaarad buu gaska ku shubi jirey

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 7 років тому

    Kawaanle buu ahaa ninkani waad ka garaneysaa badowna waa ahaa

  • @apdirashiidaliadamcali2473
    @apdirashiidaliadamcali2473 6 років тому

    Mnchllllllllh

  • @xuseenxaashi4412
    @xuseenxaashi4412 7 років тому

    Wad iska hadlaysaa

  • @ahmedmohmed3401
    @ahmedmohmed3401 6 років тому

    Tuug muuse biixi aragtida ayaan Ku togan lahaa dadna madaxweyn ayey Ku sheegayaan

  • @optihakimzanio2416
    @optihakimzanio2416 6 років тому

    Waanu kugu hungawnay muuse handaraabaw

  • @najocali3104
    @najocali3104 7 років тому +1

    Gaajada ka baxbaan cindiga ku haynee hadaan galnay geerashkeedii kulmiye maaha ee waa Qudhmiye

    • @ugbaad1239
      @ugbaad1239 7 років тому

      Clcasiis Cali heeli maysan reer.wadani

  • @faisaljama4208
    @faisaljama4208 7 років тому +1

    Asal hargeysa Muuse anigu wan ka aqaan mala SNM ayuu ahabad adigu maqashee car bal maalin uu ciidan SNM ah Muuse kaxaystay oo operation sameeyay soo sheeg waa ninki dulcad ka samaystay hogaga uu qaxoontiga iyo islaamaha ku baadho Muuse ma dhagaweyne ayad mooday mise axmed mire mise gacmo dheere mise maxamed haybe iyo iyo qaar kale o badan

    • @caliiiman4632
      @caliiiman4632 7 років тому

      Waaa wakhti fog

    • @jjking446
      @jjking446 7 років тому +2

      Faisal jama camuu adiga caadifad qabiil baa ku haysa , lama indho adkaado! snm baad sheegaysa oo shalay ahayde .. muse biixi waxay mujaahidnimadiisu bilaabantey 1977 markii axmaarada oo la mari leeyahay buralayda karamardha nin arkun baa arkeyey uu ramiimka ka dhigey.. isaga oo duliye sare cidankii cirka ah! snm muse wuxuu ahaa cidna loo sheegi maayo.. ciro canaboodhe muxuu ahaa wakhtaa ragu jabayeen ee title mujahidnimo la guranaayey muu ka qayb galo yaa u diiday mujaahid ciro unba la odhan lahaa mante . MBC soo baxaya ku caano cab ama jeclow ama necbow waa madaxwaynahaaga soo socda inshoallah

    • @king-rb2mo
      @king-rb2mo 7 років тому

      MBC gull insha allaah

    • @omarshariif8538
      @omarshariif8538 7 років тому

      dibilaqe ayaa la oranjiray. ninkaan muusa biixi waa muuriyaan hadii aanahay reer baydhabo waxan karab dibigii uu laqay

  • @faisaljama4208
    @faisaljama4208 7 років тому +4

    Muuse waxaa u fiican inuu sida odaygaa riyaha iska raaco ninkaa ayey isku title yihiin isaga ayaa xulumi jiray muuse jaahilba la odhan jiray

    • @asalhargeisa3668
      @asalhargeisa3668 7 років тому +1

      faisal jama wuxuu yahay waa la taqaan cid waliba taariikhdiisay haysaa bal car soo hel qof cirro taariikhdiisay haya muuse faqashtii ninkii dadkiisa ka xoreeyay nin ciil qaba waxba ka qaadi maayo filaaliintii faqashta iyo daba dhilifyada yeelkood.

  • @xashkamadiinamunawara1729
    @xashkamadiinamunawara1729 7 років тому +4

    Beenaale hy ureyyso

    • @baalebb7371
      @baalebb7371 7 років тому

      XashkaMadiina Munawara ceeb wa sharaf dhac in ad caydo bel dhan

  • @xashkamadiinamunawara1729
    @xashkamadiinamunawara1729 7 років тому +3

    Beenaale