Heestii Alla Dheeriyaa Dhuxusha ka madoobiyaa | kooxda astaan ubad

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 вер 2024
  • Erayada iyo laxanka macalin bashir
    musiga seerabtaa
    sound enginer * abdikadir kalmoy
    ---------------------------------------------------------------------------------
    Buurahan dhaadheero Nagu haayo dhinaca anoo dalxiis dhugasho soo baxay soo dhaayaha masaarin gabar aad u dheeroo somaali dhalad ah midabkayga dhuxul yahay sow inteey isoo dhugatayoo dhoolaha cadeysoo qosol dhag ka siisay
    waan ku dheehdan midabkaygoo u dheshay soomaali
    Dheeriyaa Dheeriyaa Dhuxusha ka madoobiyaa Dheeriyaa
    Aabahay ban arkaa ban arkaa Hal iyo nirig buu Wadaa buu Wadaa
    __________________________________________________________
    Toban bey dhalaysaa dhaqaalaysan doonaa oo dheefsan doonaa dhuuni siisan doonaa dhar ku iibsan doonaa aaboow nirigtuun isii
    ________________
    waan ku dheehdan midabkaygoo u dheshay soomaali somaalii
    Dheeriyaa ala dheeriyaa dheeriyaa
    Dheeriyaa dheeriyaa Dhuxusha ka madoobiyaa Dheeriyaa
    Hooyadey ban arkaa lax iyo nayl bey Wadaa bey Wadaa
    Boqol bey dhalaysaa dhaqalaysan donaa eey ka maalin donaa kaba dhalashadaydaan xaflad ku dhigan donaa hooyooy nayshu un isii
    Dheeriyaa dheeriyaa Dhuxusha ka madoobiyaa Dheeriyaa
    Hooyadey ban arkaa lax iyo nayl bey Wadaa bey Wadaa

КОМЕНТАРІ • 123