Ururkaan KDS Qatar miyuu ku yahay dalka ? ma saxbaa mise waa Qalad

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 вер 2024
  • Soomaali weyn

КОМЕНТАРІ • 48

  • @SayidcaliSayidcali12
    @SayidcaliSayidcali12 Місяць тому +9

    Way guulay sanayaan kds inshaa allaah

  • @munahassan880
    @munahassan880 Місяць тому +3

    Abwaan loogada calaamada guduudan ee istalaabka ah in aad kadayso ayaa wanaagsaneed qofka asagoon dhagaysan ayaa markuu arko calaamada ayuu wuxuu isleeyahay abwaanku say waxkayihiin ma dhalinyarada is abaabulaysa ayuu kasoo horjeeda dadka qaarbaa ururka qabiil usaariyaya dhalinyarada soomaliyeed xoogooda iyo maskaxdooda allaha mideeyo towfiiqda allaha waafajiyo danta dalka dadka iyo diinta kuwa ushaqeeya allaha kadhigo adigana ajar iyo xasanaad allaha kaasiiyo guubaabadaada

  • @ardasaid1562
    @ardasaid1562 Місяць тому +6

    Dalka abwaan waxaa xoreeyey dhalinyaro hadana wuxuu ubaahan yahay dhalinyaro sax ah

  • @abshiroabdi8393
    @abshiroabdi8393 Місяць тому +2

    Waa talo iyo tusaale aad u wanagsan waa loo bahanyahay dad aan qabiil an mataleynin o dalka waxa hada ka jira bedala dalkeena iyo dadkeena cadaalad iyo mamul wanagsan o diinta ku dhisan ayuu rabaa ALLE ha noo keeno dulidan wax qarxineysana ALLE ha naga qabto Allaahumma Aamiin

    • @Hidanhuda
      @Hidanhuda Місяць тому +1

      Amiin yarabi lkn waina anaga fikirna

  • @maslaxabdi1457
    @maslaxabdi1457 Місяць тому +1

    Ururkaas sideen Ku helaa anigu waxaan jooga Kenya waan Ku darman e

  • @IbiEntertainment
    @IbiEntertainment Місяць тому

    Sxb rajada ayaad dhalinta ka burburinaysaa waxaan ku mooday nin fiiro dheer leh laakiin hadalkaaga waxaan u arkaa mid Cadowga garab siinaya walahi 😢😢😢😢 Ururkanna wuu guulaysan sidaad dooni caqabad ugu noqda laakiinse rabbi ayaa garabsiin inta Xalaasha Somali ah InshaAllah wuuna hirgali waadna arkidoontaa bi’idnillah🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @KowtherOsman-gc7zv
    @KowtherOsman-gc7zv Місяць тому +2

    anigu kumajiro kds manatageerayo faiidana malahan haday faaiido leeyihiin furimaha cadawgeena beykasoobilaabi lahaayeen howsha aywadaan saasdarteed anigu kuma qancin in soomaalida oo aan ognahay tafaraaruqa kadhextaagan hadana labilaabo tafaraaruq kale waa nasiib daro Aad uweyn runtii

  • @JawaherMohamet-mu9fy
    @JawaherMohamet-mu9fy Місяць тому +1

    Ustad kugu maraacsani.sababtoo luuq iyo dhulkaas tage hadana puntland ba la qaadanaya dhulkeena waa ina ilaashano

  • @CabdiqaadirCalimaxamed-ft2ip
    @CabdiqaadirCalimaxamed-ft2ip Місяць тому

    Gar iyo gardaro waan wataa ururka kds waxwalba waan badalayna

  • @shaqalecabdikariim9233
    @shaqalecabdikariim9233 Місяць тому +2

    Abwaan dadka waxa danta u ah kugu aqaana ee barmaamij kobciye cooperative la dhaho oo soomali midayn kara ayaa jira bal noo bidhaami❤

  • @fatumabarre1610
    @fatumabarre1610 Місяць тому

    Asc, dhalinyaro intii aad ururo cusub aad kala aadi laheden marka hore ka xoroba ururada aad ka tirsantihin sababta waa ururadi qabiilka oo qofkasta oo qabiilkooda tirsada, qofkii xornimo raadainaya waa in uu maskaxda xor ka noqda, dhalinyarada somaliyeed waa in maskaxda xor ay ka noqdan.

  • @SahraRuun-j4y
    @SahraRuun-j4y Місяць тому +1

    Adeerkaa xasan sheekha miyaa warkan kuu soodhiibey

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 Місяць тому +1

    Kacdoonka gobalada hakabilaabaan haku xajiyaan Qawaarijta Dani xalaydaan ayuu Itoobiya leefleefaayay

    • @HalimoJusuf
      @HalimoJusuf Місяць тому

      Itoobia pl cadow ku aha lkn xassan dhiiqo waa cadowga pl

    • @sahruja5777
      @sahruja5777 Місяць тому

      @@HalimoJusuf waa beentaad isku aqridaan qofwalba cadaw ayuu idinku yahay cadawga Soomaaliya waa idinka iyo Dani dibirweyne

  • @mrfanax-d1b
    @mrfanax-d1b Місяць тому

    Dhallinyarow ka jooga wallaahi markii dhagaystay ayaan ka dhaartay dalkeyga

  • @AbukarAbdullahi-o8i
    @AbukarAbdullahi-o8i Місяць тому

    Amaari. Tala. Daarood. Iyo. Isaaq. Waa tan hada. Qaraxa. Muqdisho. Ku gubtay

  • @FadumoXaaji-h6i
    @FadumoXaaji-h6i Місяць тому +1

    Nio see wax uwadaan ururka Ka leexdo wixii qabiil wadoow.

  • @suusaanclcasiis
    @suusaanclcasiis Місяць тому +1

    Abwaan waa runtaa waxay rabaan in xamaasad lasoo boodaan inay ha dhawana qabiilada iyo cadawga kula biiraan illaahay kama dhigee lkn dowladaan qabuuraha faganaysana way ka sii liidataa oo dadkii way niyad jabeen kii dhuntay meeshu amaan ku waayay maxaa moodaa kii noolaa

  • @fadumoabdulaahi3215
    @fadumoabdulaahi3215 Місяць тому +1

    Abwaan waxa nala baratay bar dhimankaan

  • @Kaamiloabdinuur
    @Kaamiloabdinuur Місяць тому +1

    4:10 4:11 4:11 4:11 4:12

  • @JawaherMohamet-mu9fy
    @JawaherMohamet-mu9fy Місяць тому

    Viva K.D.S

  • @abdiwaliosman4706
    @abdiwaliosman4706 Місяць тому

    Kds Waligeey
    Mamaqlin
    Waa
    iikoow

  • @babwaaqoibraahim19
    @babwaaqoibraahim19 Місяць тому

    Maashaalaah ❤❤❤❤ runta ayaad taabatay

  • @adamosman4185
    @adamosman4185 Місяць тому

    SOMALIDA CAADIFAD & DAGAAL GUULDARADIISA LA OGTAHAY BEEY GALAAN

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 Місяць тому

    haduu KDS XAQ KUSOCODO ALLAHA GUULEYO OO SOMALINIMADA LOO HALGAMAYA SAXTAHAY CADAWGANA LEYSKA CELINAAYO

  • @Princesszoya-p2k
    @Princesszoya-p2k Місяць тому

    Kkkkk wiilakn dhakinyarada caqligisa bu ka hadlay..... soo kqmq baran karan wixi dhacay oo ma samaynsan karan qorshe qodo dheer mida kala tan iyo qaxiii ya waaye cida dhibtootay dal iyo dubadba wa dhakinyaro hadaysan wax ka badalin wadankoda ku kale waxba kama noqon karan wanna wax loo bahan yhy waqtigan cadowgu hareereyay dalka sokeeyo iyo shisheeyaba leh ...... maxay ka liitan bangaldeshe 3 wadan africa iska kiciyay cadowgi faransiska...... maanta waalin soomaliya ugu baahi badan thy maleh dhakinyaradoda.. is my opinion

  • @sahuursahuur396
    @sahuursahuur396 Місяць тому

    😂😂😂

  • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
    @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi Місяць тому

    Haa dhalin yaradu ha baraarugeen

  • @hakimifilms7
    @hakimifilms7 Місяць тому

    Sxb camaariyoww sideey ila tahay cubcut ayaa wax ku hagaajisaa sax anigana muuqaaladada iyaga oo minutkoodii u horeeyey maraya
    Marka sxb muuqaaladaada waan u fiirsaday waxaana ku arkaa mararka qaar inaad adiga oon hibin muqaalka iska soo galiso, hada markaad sheekada noo dhamaysay muuqaalka mugdi ayuu isu badalay waa uuna socdaa taas waxaan kaa leeyahay iska fiiri walaal
    Marka labaadna aniga waxaan ahay dadka aad kuugu xiran marka sxb hadii ay macquul tahay oo aad commentigeyga aqrido dadka kugu xiran muqaalkaaga xigo ii tusido dadka youtubkeygana waakana

    • @mohamedahmedqasaali3243
      @mohamedahmedqasaali3243 Місяць тому +1

      War qaybata danbe ee muqalka maba haga jiyo

    • @suusaanclcasiis
      @suusaanclcasiis Місяць тому

      Wllo muuqaalka inta mugdigaa waxaa loogu tala galay in muuqaalka lagu dheeryo in ladaawado looguma talagalin intuu bilaa micne iska caac oran lahaa buu hadalka soo koobay malaha caruur baathy waad iska fahmi lahayde

    • @Hidanhuda
      @Hidanhuda Місяць тому

      😂😂😂fecbook ayuu kuqalda war abwaanow mesha fecbook maahin UA-cam waaye naga cun madowgan

  • @fartunjama2269
    @fartunjama2269 Місяць тому +1

    I believe 1 nashig ,Somali✊✊✊☝👏👏💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙

  • @AbdixakinMohamoud
    @AbdixakinMohamoud Місяць тому +1

    Abwaan waan kuwadanay lkn maanta waa nagu naagaysay

  • @drsharifhaji4299
    @drsharifhaji4299 Місяць тому +1

    Wax KDS la dhoho marabno habartood ha u geeyan

  • @africa5466
    @africa5466 Місяць тому +1

    Faaido ayuule yahay✊️

  • @medovepenman
    @medovepenman Місяць тому +2

    Aragtidada haka hadline aqlaboyada ka hadal adu matihid umadi soomaliyed oodhan

  • @Hidanhuda
    @Hidanhuda Місяць тому +1

    Wan kuraacsanahay from mugdisho cadey xalane halaga saaro ajnabiga wadanka dhan itobiyanka iyo oromada halaga saaro

  • @SaidOsman-ob9ek
    @SaidOsman-ob9ek Місяць тому +1

    Madaxda oo Dhan faro ayaa Laga hayaa mid dhaqaaqi Kara ma jiro.isku dubni sameys caqabado badan ayaa leydin dhigayaa

  • @CabduqadirXuseen-ue1sk
    @CabduqadirXuseen-ue1sk Місяць тому

    Abwaan hadalkaaga waa sax ❤

  • @maryamabdallah3904
    @maryamabdallah3904 Місяць тому

    😢ASC abwaan camaare waxaa jiro kobciye cooperative chat 2 iyo soo raac telagaramka kobciye cooperative chat 2 iyo kan kobciye 1 waxaa insha alaah kobciye cooperative noqon doonaa SYL 2 guuuuul baan idiin kuu rajeynaa habbo camaare ascww

  • @143-k1d
    @143-k1d Місяць тому +2

    urur aan hiraab madax u aheyn somalia kama shaqey naayo yaa lees daalin

    • @Mooiokk
      @Mooiokk Місяць тому +1

      Ma kula tahay murusade inay racayan urur hiraab wato ilayn mesha adaa qabiil La imaade wad caqli xuntahay hadaad hawiye kala jeclaato idin ma rabno angana

    • @casalasal6466
      @casalasal6466 Місяць тому

      HIRAABKU SOW MOORYANTA DALKA BURBURISAY MAAHA 34SANO NO MORE

  • @abdi7932
    @abdi7932 Місяць тому

    waaankugu raacsanahay fikirkaga wll