Asalaamu Aleykum walaalo imisa bilood ayaa lagu dhisay? Imisa lacag ayaa ku baxday si aan uga qiyaas qaadano Waxaan shah qurbojoog rabo inay guri dhisato dhul ayaan leeyahay . Mahadsanid
Masha allah guriga aad buu u qurxoon yahay meeqo ayaa lagu dhisaa gurigaan camal waxaan jeclaan leheeyn in qiimaha aad soo sheegtid oo ku baxay si aan oogu tala galno hadaan raboon Mahadsanid S
Maasha Allah, beautiful tiling and provisional painting skills. Dhismooyin quruxbadan waa jiraan laakiin waxaan kayaabay intooda badan rinjiga darbiyada lamariyo oo kusoo dareero mutuneelka ama floor skirting-ka. Dadka gurigaan rinjiyeeyey wey ka taxadireen aritaas well done ✅
Mahadsanid waa imisa qiimaha aad guryaha cayriyaa ah ku dhistaan.
Mashaa Allah aad bu u qur badanyahay Allow nabad nooga dhig ma huraankii waye (Aamiin
Aamiin walaal
Masha Allah gurigan quruxdiisa inaba caadi maaha guul iyo gobanimo noolaada
Asalaamu Aleykum walaalo imisa bilood ayaa lagu dhisay? Imisa lacag ayaa ku baxday si aan uga qiyaas qaadano Waxaan shah qurbojoog rabo inay guri dhisato dhul ayaan leeyahay . Mahadsanid
. Mashaa Allah waayey walaalo waxaana ku weydiisey gobolada dalka maka dhistaan mise muqdisho Kariya sida gaalkacyo iyo Misa 4bedroom 2 bathroom siding room 2 care garage qiimaha
Waad mahadsantahay laakiin ma aadan sheegin Guriga cabirkiisa Iyo inta Musqul ee uu leeyahay soo raaci
Cabirka 20×15
Rinjiga darbiyada waad ka taxadirteen, dhulka madowga kuma fiicna dalkeena Busta ayuu soo jiidana, ❤❤❤❤
Mashaa allaah xafadaa kuyaala gurika
Maashaa allah meeqa ayaa lagu dhisikaraa kanoo kale iisheeg qarashka kubaxaayo Inshaa allah
Walaal lambarkaan nagala soo xariir +252610482060 WhatsApp.
Ok
Asc gurigaan meeqo lagu dhisay please iisoo jawaab thanks
MashAllah 🥰 waaye allahumaa barak
Walaahi waxaan ka helay sida aad rinjiga u kala ilaaliseen oo aadan arkeyn rinji meelaha ku yaal yaal. Shaqo wacan
Maasha-allaah waa guri quruxbadan.
Waxaan ku dari dhul 1.5 meter oondarbiga la siman oo dhir lagu beero. Laakiin ariga yaa kaa celinaayo
4:55 Meeqo waaye dekooreshenka naqshada kore ee qolka?
Insha Allah xamar marki mooryanta laga sifeeyo an gurigeyga dhisana si casri
Maansha allah qurx kaliya ❤❤❤
Masha AALLAH
Guri nadiif ah.
Daaqadaha weyneeya
insha'allah.
Good job 👍🏾
Meeqo wasye dhisida gurigaan please
Dagenada dhan miya
Guri 20×20 meqaa ku dhiseysaan nocan camal kor shubka ah san u saaro guri lawad mustaqbalka
walahi mashalawaye
Qiimaha sheeg lakiin waxbaad qarinaysaa
Labo qaybood aad sheegtaan noosheeg qiimaha
Maash ahAlla 😮
Waxaan idin weydiina dhismo dabaq labo biyaano .ama G+1meeqo aad ku dhiseesiin .cabirka dhulka waa 20×15 labo jidle
160
Lkn maad nosoo shektaam qiimaha ugu yar ee aad kudhistaan wa intasoo sii ogama unasii diyaar garownahe insha allh
Walaal lambarkaan lasoo xariir +252610482060 WhatsApp. Faahfaahin iyo xog dheeri ah oo dhismaha ku saabsan waa lagu siinaa insha'allah
Cabirka dhulka iisheeg
Beeca?
Qaab dhismeedkaan waa marhore 2006 illaa 2015 maaha dhismaha hada socda mase dadka dhistaa raqiiskaa rabo
Guriga sidan udhisan jigjiga waxaladhaha hal iyo nirig waxana dhizayankan ladhisijiray 2000ilaa 2010 hada waxan cidi madhisato 😅
Gurigaan oo kale oo qofku dhulkii heysto meequu qarashkiisu noqanayaa qalab ouo shaqaba
Nus bos miyaa?
Maya
Masha allah guriga aad buu u qurxoon yahay meeqo ayaa lagu dhisaa gurigaan camal waxaan jeclaan leheeyn in qiimaha aad soo sheegtid oo ku baxay si aan oogu tala galno hadaan raboon
Mahadsanid
S
Walaal lambarkaannagalasooxariir adigoo mahadsan, +252610482060 WhatsApp
Mutuleelka ilmaha weyku dhacaan ama weyku jabaan malaha miyaa wadankeena alwaax ama waxyaabo kale oo badala mutuleelkaas dhalada ah bal Waan ubaahanahay isoo jawaab?
Mutuleelka qaar fiican aa jiraan, sibi bax aheen.
Waxaan rabaa mardhow in San Diego guri 5qol iyo labo musqul iyo jiko ee meqo ayaan ugu talagal Plz iso jawab
Walaal lambarkaan nagala soo xiriir +252610482060 WhatsApp.
San Diegoa maka dhidan mise wakaftan
Sacada xita wla qarin kara ma qarisan
Qiimihiisu waa imisa
Guri waa jiko aaway jikadi
Jiko waa leeyahay, qurux badan.
Masha alah lkn fahfahin baa lasii daba dhigaa wlkey ado raliya waa xafadese
Walaal lambarkaan nagala soo xariir +252610482060 WhatsApp.
Mashallah
Kan miyaa casri ah sxwow 😂
2000 ayan dhisanay jigjiga wanba yabanahy dadku casriga uyhy
Jikadiii away
Jikada waa 1 jiko, jiko qurux badan.
Jikada waa 1 jiko, jiko qurux badan.
Deen ma kudhiseysiin isoo sheega bilwalba lacag manilasina soo shega
+252610482060 WhatsApp nagala soo xiriir walaal.
Meeqo Suli waaye iyo cabirka dhilka