Wasiir Biixi" Majirto Canshuur cusub oo ay Dowladu soo rogtay.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 40

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed Місяць тому +2

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @orahwng-l8v
    @orahwng-l8v Місяць тому +4

    Allow naga qabo tugadan xasn shekh iyo dowladisa ayaxa bahan ee diratda barlamnka away mataldi away aa u dharten dowlada idinka ka amr wen awodina lacg miya sisaten wa ibsan tihiin lalush aya qadten

  • @safiyoiidle1758
    @safiyoiidle1758 Місяць тому +1

    Amni ma heysano. Xalay aa ugu dambeysay waxaa la qarxiyay. Top Cofee. Askarta la siiyo canshuurta nalagaqaado ayadaba shacabka leyso

  • @maxamedclle2573
    @maxamedclle2573 Місяць тому +1

    Wax so dhaweyay ma jirto fikirkada, tusale masha anan gari krin hormuda adegsana, qufka adan gari krin muxu ka fa,ida, waxbarasho,cafimad, amni, kuguma haystan, tan kle lacag la imow

  • @daadircabdiraxiinaadan1455
    @daadircabdiraxiinaadan1455 Місяць тому +2

    Been badnaa subxana Allah 😢

  • @AbdirishiidYasiin-sz7br
    @AbdirishiidYasiin-sz7br Місяць тому +2

    Tuug tuug dhalay ilaahy kuzo qabay muxuu xaaraaa ka dhergay isaga io aabihii xasan guguurte

  • @abdulkadirdeex1952
    @abdulkadirdeex1952 Місяць тому +1

    Canshuurta macalimiinta Laga qaado adinka keenteen

  • @abdikfilabile270
    @abdikfilabile270 Місяць тому

    Ma xishoodo wxani, cansguurta Aadan Hargaysa Iyo Burco Ka qaadikarin Miyaaad muqdisha ka Qaadaysa umada hadii aad munshaarkaaga ka Hesho Dhibta Ka joooji

  • @amancrn8715
    @amancrn8715 Місяць тому

    Sabab canshur lagu Qato maba jirto amni ma heysano cadaalad ma heysano wadooyinka caasimada waa Kuwa dhiiqo ah teyda kale canshurta aad sheegeysan wllhi xalaal ma ahan wado xaraan ah oo awood ah ayaad shacabka u isticmaaleysan Allah ayaa idin la xisaabtami doono xilkiina kama Soo bixin shacabkane waad ku tumateyn

  • @zakariyajama9195
    @zakariyajama9195 Місяць тому

    Horta dadka masaakiinta inta aad ka qaadi laheedeen maad yareesaan expenses idinku baxo sida duulimaadyo aan waxba soo kordhineen kulamo lagu qabto hotel oo kiro ah marka xildhibaan qaato 5000 oon waxba la qaadin wasiirka sidoo kale lkn miskiin miis cambo ku iibinaayo aad leedahay dhiib 5% walba dhahay 2% oo ha fiirin inta ku soo gasho kaliya dadka waa baahi iska gooya income tax marka adinka self contributions sameesan dadka waa idinku daysanayaan lkn miskiin miska la fuulo waa hakicin

  • @abdirashidw.....1531
    @abdirashidw.....1531 Місяць тому

    Wasiirku riyo ayuu ku jiraa
    Marka hore wadanku lacag ma leeyahay?

  • @Zakariya0070
    @Zakariya0070 Місяць тому

    Khawarijta iyo murtidiinta waa isku mid ee shacabka soomaaliyeed waa in ey ogaadan

  • @abdifatahbashir
    @abdifatahbashir Місяць тому +1

    Tuug la qabtay tabar ma leh

  • @Arabduur
    @Arabduur Місяць тому

    Canshuurta commentiga amaa la bilaabaa😂😂😂
    Qofkii 10 commenti dhiibta
    $10 hadiyaariyo😂

  • @geelqaad9160
    @geelqaad9160 Місяць тому +2

    Dawladu canshuurta waxaa ka horreeya nabadgelyada.

  • @abdirashidaliyuusuf357
    @abdirashidaliyuusuf357 Місяць тому

    Hooyada canshuurta kawas umada dhiigooda ayad cabaysan diirato war shacabka aawey war waxan iska qabta

  • @JamacCali-o4x
    @JamacCali-o4x Місяць тому

    Indha adkaa been bandana amni kuqaraabo miyaa hadana

  • @abdirizakmohamed9954
    @abdirizakmohamed9954 Місяць тому

    Kla hada waxaan garn la ahy canshurta heer muqdisho kaliya laga qaafayo dawladana lagu mamulo hadana buuqa iyo eeda dhan dusha uga dhacayso isla iyakii

  • @abdikfilabile270
    @abdikfilabile270 Місяць тому

    Amniga wax laga Qabayo xgee waaye 2sano oo la dagaalamayo hal toollo alshabaab kama aadan Qabsane yaa maskiin burca kulaaabo

  • @libanomar9769
    @libanomar9769 Місяць тому

    Canshurta hala bixiya dowlad nimadha iyo dowlad dhiskay kaa midh tahay

  • @miskimohamud2036
    @miskimohamud2036 Місяць тому

    beenta jooji dadka badagood wax soo dhaweeye majiro lacag guriyo lagu dhisto maheen intaa lunstaeen allah ha idin ku anfaco

  • @maandeeqcookingmuxadrahcha7392
    @maandeeqcookingmuxadrahcha7392 Місяць тому

    War hoooyo alle ka baqa canshuurta shacabka diyaarad iyo dalxiisa ayaad ku aadaan maalinta yomul quyaamah waa la idiin weydiin doonaa..teed kale maxaad siisaan shacabkamaskiin ah .....wuxuu yir safarad 😮 aduunka fiiriya dawolda markasta diyaarad saaran soo raadiya...naga xishooda

  • @yuusufbaxaar109
    @yuusufbaxaar109 Місяць тому

    Ninyahaw waxaad ababuleysa dagal sokeye ee Xamar kabilowda iyo burburinta 😊dowladnimada
    Somaliya. Wakas kii kagahorey harge sa kadhistay daraha( jajus xarfana iga dheh).

  • @mooseemilano322
    @mooseemilano322 Місяць тому

    War intaadan canshuur ka fakarin bal horta maka fakartay in aan lacag leenahay mise gobol America ka tirsan ayaad nagu xisaabtay meel kasto dolar ayaan la taganahay teeda hadaad canshuur hor marineysaan eeyaha aad qoryaha usoo dhiibteen ee wada mooryaanta ah umada ka hor leexiya oo system ama nidaam caalami la imaada taas ayaa shaqo idinkaaga baahanee

  • @MohamedAli-dk5cx
    @MohamedAli-dk5cx Місяць тому

    Yaa naga xorleexiyo ninkan usoo dhigtay waxa yar ee dalka Soomaaliyeed.
    Away amnigii xalay waxa dhacay waa sheeko miyaa ?
    100 macalin ayad shaqada ka joojiseen!
    BECO waa qaali, korontada lacagaha ku baxa waa qaali!
    War ninkan intuu inoo wadaa aan burco iyo Borama, Garoowe aan ka qaadi karin 1%?

  • @Israa-fj5xj
    @Israa-fj5xj Місяць тому

    Wax ad ku qabaneysan malahee kenya cml hadan idin gubi been ban idin shegnay car wa kas masakinta lacag ka jarta dadba malinki 1dolar xataa soo galin ama shaqo heyn shilinka uso helo miyaa qadaneysan axsan ceeyr hala siiyo masakinta iyo dadka wa yelada

  • @MohamednorMohamed-bt3pj
    @MohamednorMohamed-bt3pj Місяць тому

    Lacagta in aad soosarto maxakudiiday😂

  • @mustafibrahim4034
    @mustafibrahim4034 Місяць тому

    Waa runtiis wa sida aduunka canshurta loga qaado bulshasada wadamada kale waan soo dhawenaya fikirkeyga si loogu qabto nabad galayada iyo bahida dadweynaha

  • @mustafcbdi339
    @mustafcbdi339 Місяць тому

    Toog suud wato

  • @abdikfilabile270
    @abdikfilabile270 Місяць тому

    Hawiye waaa Loosoo shaqo tagay walhi kkkkk

  • @abdirizakali3506
    @abdirizakali3506 Місяць тому

    Sakay casikan sarnay 5kn sh.somali dhib aya ladhahay ama felka so kal!! Wana casi faruqa oo dadki sarnay dagen si uu uso kudbo!! Amnika kas miya sxb!! Ani waxa ila quman lacagaha siyasiyinta dhacen oo lawada ogyahay in qasnada laka so shubo kadib 10% hanalaka qado wan ogolnahay mise dabaqyo cusub aya nalaka dhisi raba!!!

  • @hiboahmed2752
    @hiboahmed2752 Місяць тому

    Waxay lagu qabanay jeebka bad ku shubaneysan

  • @abdi-azisabdirahman4787
    @abdi-azisabdirahman4787 Місяць тому

    100% 41cent mise one unit/$0.41

  • @user-jo4ns8eo8r
    @user-jo4ns8eo8r Місяць тому

    siilka hooyadaa canshuur ka qaad

    • @yunankkays3901
      @yunankkays3901 Місяць тому

      asaga kuma oga, wax madan yelin wll ee hooyada iyo akhlaaqda dadnimada iyo diinta ixtiram oo hadda dood uqabto qofka raad so

  • @orahwng-l8v
    @orahwng-l8v Місяць тому

    😂😂😂 dadka ina nolsha ku sii adgesin moye dhib ka ma yaresin doqnkan arak waxo ku hadlayo dadka cawan miya u malesa canshurta aa ka qadid gadidka iyo guryaha miya idinku yaratay dowlad cid la xisab tamto malhn sharci ma jiro wlhi

  • @radiyorunsheg2590
    @radiyorunsheg2590 Місяць тому

    Tuuganima suut uso xiraten

  • @daadircabdiraxiinaadan1455
    @daadircabdiraxiinaadan1455 Місяць тому

    Evc waa isticmaalaa waligee ma arak ano lacag leega jaranayo been badnaa

  • @rashkaihajiahmed7679
    @rashkaihajiahmed7679 Місяць тому

    Beenaale