Saraha aanan la dhisin Shangaani Fadlan yaan la dumin Ha noqdaan Madxaf. Bal fiiri Dabaqyada dunsan ayaa ka design qurxan kuwa casriga ah. Shangaani waxa ayaa dhaxal dhaqan dhismeed oo qadiima. Waa meel Islamic Persian Portuguese Italian Turkish architectures laga helayo waaye.
Soomaali wadajirka ayay ku wanaagsan tahay kuwaas mooryaanta ahna xisaabtooda ilaahey hor taal caasimad hal beel dagan tahay caasimad ma aha kuwa xamar unukaa leh rabo haka talo baxaan caasimad inay joogaan xamar ha joogaan caasimadana waxaa laga meeshii soomaali kaliya ma ehee caalamka xataa u furan
Guryaha qaarkood Hindi iyo Bakistaani lahaa. Kuwa kale Carab. Kuwa kale dadkii lahaa waa dhinteen, dadkii dhaxalka ahaana waa la isku heystaa ama maba oga.
Dhulkaaas booqadasha ayuu ku fiicana yahay aniga ma qabo in dabaq dheer iyo apartment in laga dhiso waayo ajnabiga dalxiiska u imaanaayo ayaa la tusaaa lacag looga helaaaaaaaaaaaaaaaa
IYADOO U BAAQAY DHAMAAN SOOMAALIDA CAALAMKA KU NOOL, FADLAN KACA OO KU SOO NOQO DALKAAGA !!! WADANKAAGA HADA UU U BAAHAN YAHAY XAFLADAN XASAASI AH!!! HALKAN WAAD KA FIICAN TAHAY DALKA AAN MUSLIMIINTA AH EE AY JOOGTAYN!
Walaalkay waxaan kuu soo jeedinaa inaad fiidyow kasta ood xamar wayne iyo shangaani ka duubtid inaad tobon doolar bas dad ku soo ijaarto meel ka mid ah xaafada qashinka ka qaado aaqirka waa dhamaana cuntada jidadka hala habeeyo madaxa bac halagu daboolo tinta gacmaha bac hala galiyo cuntada miraayo hala galiyo aaway minishiibiyadii shaqadeeda may qabsato faqri ceeb ma aha laakiin wasaq waa laga fiican yahay mar walba yuutuubarka xamar wayne ay soo sawiraan waxaad arkaysaa qashin. kawaanka malayga rinji hala mariyo asagana hala dadaalo meelo fiicana way jiraan xamar iyo jidad nadiif ah alxamdu lilaah horay haloo socdo waa jeclahay xamar macnaheeda waxaa waaye waan fiicnaynaa walaxaan u taraa wadankaagi waaye
😂😂😂😂😂😂😂😂😂 sxp tacabkaaga haiska gelin ila dawlad xoog leh aan ka heleeno ani xamar minankeey waxa degan reero oo xawaadle ah xoog kudeganyihn bilaajo carab shibis 2019
Shingaani wadnaha muqdusho ayay ahayd Reer shingaani weli cabsi ayaa ku jirto wixii ku dhacay ayaa weli dhagahooda ka yeereeyo in laga boobo ayay halis ugu jiraan hadeysan ka gaarin
Shingaani waxay ahayd meel xiligii boqortoyada ajuran ay dajin jirtay martida carabta ah ayago muslinimo kuso dhawayn jiray...isla dadkaas aya talyaaniga jaajus u aha oo guryo cad cad ayuu ku abal mariyay gusha uu ka garay ka dib dadkaasna waa hada dadka ay somalida dhahan cadcadka oo ah (carab+hindida la kenay+haraga talyaniga)...laguma ciqabin waxa ay samyen oo talyaaniga marku baxayay ayu dowlada hore kala heshiiyay ilaa uu mar siyad barre isku dayay inu saaro mntana waka haraagii talyaniga keenay way jogan...somalida bdna tarikhdan ma oga
Weli dagaalkii ma dhamaan beesa gelihee madfac iyo baasuka la tegaa hadana waa dhisee madfac saas lee maa lagu jiraa maya sidooda lee ahaanaayaan ilaa dowlo loo dhanyahay laga helaayo
Maashaa allaah waa Warbixin aad uwanaagsan, Reer Shingaani Burburka Muqdisho dhan wuu wada Gaaray Kaligiin maaha dhibka, Xaafadu waa Xaafad aad u Magac iyo Muunad weyn Dhista oo Dayactirta Xaafadiina, Qof Walba wuu dhistay Meeshiisee..... Teeda kale waa Xaafad Taariikhi ah Dadkii lahaayoow dhista oo soo Celiya Quruxdii Xaafadiina
Saraha aanan la dhisin Shangaani Fadlan yaan la dumin Ha noqdaan Madxaf.
Bal fiiri Dabaqyada dunsan ayaa ka design qurxan kuwa casriga ah.
Shangaani waxa ayaa dhaxal dhaqan dhismeed oo qadiima.
Waa meel Islamic Persian Portuguese Italian Turkish architectures laga helayo waaye.
Legend WAA dadkii Mogadishu lahaa la aantiina waa abaar
😂😂😂 dadki mogadishu laha kulaha balkaale sii
Waxaad iskudirto raadinaysaa 😂
Hawiye ma lahan ee anaga leh maa iska dhahdid intad dad aanba somali ahayn oo ayaga la dajiyay siin lahayd 100 sano cml daganyhiin 😂
Meesha waala wada dagan yahay xamar ee xumaan halaga dhowro wajigii soomaalia waaye ilaahow waji xumo hanagu ridin
hhh sariirtan ka so dhici rabay qosol dartiits
Mashallah tabarakallah ❤️ from usa
Long live somalia ❤❤❤
Allah noo dhowro dhulkeena Somaliyed meel walbo oo kuyaalo
@@YuusufCali-o2u aamiin
Masha allh faratello garadzio shingani waa murayadi muqdisho
@@saadatmohamed2877 prego fratello hai ragione
Dadkii lahaa waxna waa lalaayay waxnna waa qaxeen waxana waa laxoogay waxnna waa lakufsaday waa dadkii keliya ee ballaayadu heshay dadkani qabiil ma ma aqoonin keligood uun bay dawladii ka duntay ❤❤❤ shangaani yaa dhisan cadcadkii baa lahaa cad cadna kuma soo noqondoonnaan waayo qabiil baaka jira ayaguna qabiil kuma gelikaraan dadkaasi allah ha u gargaaro ❤❤❤❤❤
Soomaali wadajirka ayay ku wanaagsan tahay kuwaas mooryaanta ahna xisaabtooda ilaahey hor taal caasimad hal beel dagan tahay caasimad ma aha kuwa xamar unukaa leh rabo haka talo baxaan caasimad inay joogaan xamar ha joogaan caasimadana waxaa laga meeshii soomaali kaliya ma ehee caalamka xataa u furan
Sxb Ayaga Somali maa eheen Miyaa? Carab miyeey ahaayen?
Sorry shangani😢😢😢
Somalia hanolato 🇸🇴❤
@@AxmedAbdi-r7n hanoolaato
Mashaallah wlh waligey mamaqal shingani mana arkin ,balse Saxibo halakan wexey kuwangsantahy iney noqoto Mel touristska usidalxiso tago ee ini waxlagabadala maaha ee waa inu lagudathalo amnigetha sii ee dowlada daqaala kagahesho dalxista adunka ee taas ayaan fikradeytha ah
Lahjad koonfur, baad leedahay, hadddana shangaani waligay ma maqlin ayaad leeday, siday wax u jiraan?
@NewsFusion24 sxb runti waliga ma arag dul somaliyeed odhan ee athan kamaqlaya xita iney hargeysa katirsantahy maxan islha muqdisho weye ee makasayi ceb maaha sxb
Wadanka walahi wuu dhismay masha llah soomaliya soomali baa leg guul ❤❤
Xafadan aad aye u quruxsan tahay masha,allah
Mashallaah, ugu danbeen codsigii maalin hore kusio gudbiyay waa iga aqbashay, mahadsanid
@@MustafaAhmed-cb4hq Adaa mudan walaalkeeyga
MAANSHA ALLAH 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 SOMAALIYEY TOOSOO TOOSOO
ISKU TIIRSADA HADBA TIINA TAGDARANEE TAAGEERA WELIGIIN 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
ILAAHAW WADANKEENA NOO FIICNEE 🤲🤲🤲
BADROOLKA CIYOW NOOSOO BIXI ILAAHAW IIMAANKA SOMALIYA U SIYAADI 🤲
IIMAAN SAADIQ ALLAH SIIYO SOMALIYA OO DHAN 🤲🤲🤲اللهم امييين
@@leylaali5560 Aamiin
Caydiid iyo cali mahdi ,iyo habargidir iyo abgaal ,aa saan caasimada ugu ciyaaray,ilaahay ha u naxariisto
Baarka Waxaa lahaa Aabaana Allaha u Naxariisto
@@HassanAliHassan1960 runtaada waaye
Caloosha AA i xanuuneysa.
Shingaani Cadeey.
video qurux badan mahadsanid ader❤
@@WarsameHussein Adaa mudan adeer macaan
Abdul kheyr Syrian AUN
Aduun walahi wakaas maantana dad aan waxas aqoon a dhahayaan reer xamar aa nahay😥😥😥😥
Wall.adigii.xafada.deganaa.ayaa.iloobay.see.camal.makhnaashaha.sanada.badan
Guryaha qaarkood Hindi iyo Bakistaani lahaa. Kuwa kale Carab. Kuwa kale dadkii lahaa waa dhinteen, dadkii dhaxalka ahaana waa la isku heystaa ama maba oga.
Dhulkaaas booqadasha ayuu ku fiicana yahay aniga ma qabo in dabaq dheer iyo apartment in laga dhiso waayo ajnabiga dalxiiska u imaanaayo ayaa la tusaaa lacag looga helaaaaaaaaaaaaaaaa
Fav degmo❤ shangaani❤❤❤
Dadkii xamar lahaa waa kuwan illhy dhulkooda dib ugu soo celi oo qurbaha ia keen ha dhistaane
Dadkii lahaa qurbaha ayey galeen miyaa oo masoo laaban ama waa ajnabi aan soo laaban
IYADOO U BAAQAY DHAMAAN SOOMAALIDA CAALAMKA KU NOOL, FADLAN KACA OO KU SOO NOQO DALKAAGA !!! WADANKAAGA HADA UU U BAAHAN YAHAY XAFLADAN XASAASI AH!!! HALKAN WAAD KA FIICAN TAHAY DALKA AAN MUSLIMIINTA AH EE AY JOOGTAYN!
Dhulkaan waa faras magaalihii muqdisho, meeshaan ninkaan aqoon reer muqdisho ma ahan ilaahow noo nabadee wadankeena
Maasha Allah wllahi wadoyin aan somar marijiray ayan arkoya shingaani anigo waaberi kamit una socday kaaran ila ispital kesaney xasuus❤
Abow I fhansii . Shankani Somali yeey ka ahaayen?
Mashallah Meeshi ku dhasti aan ku soo korni 😢
Asaalam aleykum walaal waxaay udhiseen waa dhaxaal oo 3 faraac lakiin waxaa uroon anaay kadaan ? Mashaa Allah excellent information well done bro 👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾
Yaa maal gashanaayo muqdisho hawiye munaafiq iyo mooriyanimo kunool oo umadiina xoogaayo dhulkoda oo dilna ugudaraaayo xasuuq ah
ua-cam.com/video/uDbbuHKAkbc/v-deo.htmlsi=K8ef1IPcv5TdMcjP
Hhh cabsi cabsi
HA IS CALOOL XUMEYNIN DHULKA KALAY DHISO HADA DABAKAYO XITA KULAHAYNA AFKA SUUBSO
Hawiye asaga dhulka cidusan ogalayn dhisanmayso
Qalbiga saafi ka dhig adeer dalku hadda waa nabade cidna qori kuguma haysee 😂😂😂 qabiil malaayiin ah wax haka sheegin
Hadaad dhisatid dadbaa idka kaa dilayo guryahanba dadkii lahaa badankoodii waa la laayay qaybna baqdin bay la carareen
masha allah tabarakallah
Shangani hid ladhiso qurux ayay noqone
Dhul haliga siiyo aniga wada dhisanayee inshaallah
Been waxan aheen shangani hadii ladhiso waa bilacda xamar 😢😢😢😢 hala dhiso meshas
Mashallah ❤
Welcome to djibouti brother
@@cadodoualeh9170 insha Allaah mahad sanit
Degmooyinka Xamar midan ugu jeclahay shangaani
@@nastehamohamedabdullahi7354 maasha Allaah
Dadka dagan lacagmahaystan lacag xaRana maqadan wey kaqaxeen
Xamar cadeey, waa lagu xumeeyeyee ee yaa ku xaal marin doono
Away dabaqii Maaliyadda ee jaalaha ahaa, miyaa lagu yaacay?
@@warbaahintadhacdo7560 waa aa ba ay
2:55 Bangiga Ganacsiga waaye. Bangiga dhexe waa kan Silsiladaha leh.
Commercial Bank Of Somalia
Abaaba Bangiga ganacsiga iyo keedka Soomaliyeed waaye😎😎😎
@@1Alifarhan maasha Allaah
Meeshaan haddii la dhiso meel ka quruxbadan majirto
Aslah. Grazia mille👍🏽. Wadanka loso noqdo o ladhiso waaye.
@@mdeeqow4923 saxwaaye
Bangiga Ganacsiga ama Commercial Bank ayaa la dhihi jiray
Cunuga yar Oo kugu soo orday 😭 ilmaheeyga uu u eg yahay Ilaahow somalia nabadeey
@@HassanAliHassan1960 aamiin
Mnsha allah meeshaan maxaan maray,catoosh shaafto maa jirto maanta
Hala dhiso maxaa ka wadaa saaxib. Dhulka dad baa leh iyaga ma ogiyee qof kale uma dhisayo.
@@KalelaChannel waxaan ka wadaa dadka dhulka iskale ha dhistaan
Mashaalah
0:54 Berisamadkii jerdiinkaan jimco kasto ke caween jirna Shinemo Xamar marka laga imaado. Nabadda waa dahab
Shangaani ilaa Waxaa Jira dhoor Tuulo oo Somalia Qaasatan Koonfurta ladhaho Shangaani.
ALLOOW NOOSOO CELI DAWLADNIMADAYADII
Dadkii shagaani dagnaa wey ka niyad jabeen dalka
Dhisamaha qadiimiga hadii la burburiyo taariikhdii magaalada waa la aasay markaa.!
Xusuus allahu akbar
Walaalkay waxaan kuu soo jeedinaa inaad fiidyow kasta ood xamar wayne iyo shangaani ka duubtid inaad tobon doolar bas dad ku soo ijaarto meel ka mid ah xaafada qashinka ka qaado aaqirka waa dhamaana cuntada jidadka hala habeeyo madaxa bac halagu daboolo tinta gacmaha bac hala galiyo cuntada miraayo hala galiyo aaway minishiibiyadii shaqadeeda may qabsato faqri ceeb ma aha laakiin wasaq waa laga fiican yahay mar walba yuutuubarka xamar wayne ay soo sawiraan waxaad arkaysaa qashin. kawaanka malayga rinji hala mariyo asagana hala dadaalo meelo fiicana way jiraan xamar iyo jidad nadiif ah alxamdu lilaah horay haloo socdo waa jeclahay xamar macnaheeda waxaa waaye waan fiicnaynaa walaxaan u taraa wadankaagi waaye
Raqiis miyaa dhulkeda sxbow
bangiga silsila Wayne aa ladhi jiray
Bangiga gabacsiga iyo keydka soomaaliyaeed.
xasan moryan mad u shektid plz
cafaada shanga waa safardo iyo dhuulka ajanbkü lahaay wargaliyah safrdah
meel iib ah malaga helaa? meeqa booska haddii la heloba? walalkay kasoo war bixi khayr allah haku siiyo.
@@AbdulazizAli-d7k meel iib ah male
@@AslahAbaSafi Thank you, saaxiib.
music ka daba baxya ka daa sxbow
@@maxamedyuusuf6593 ok 👍
Bangiga ganacsiga iyo kaydka somaaliyeed ahaa
Shangaani dadkiisa majoogaan
Dowlada dumaysa meelaha dhisan maadhisto meeshan
Bangiga Ganacsiga Iyo Keydka Soomaaliyeed Waa meel shacabka lagu dhacay uu ahaay
Adi ma aragtay tuugo yaryar ay ahayd iyo hadal bilowgiis kow iyo sagaashankii ka dib tuugonimadii runta ahayd iyo aaqiro beelkii ayaa imaaday walina wax baa ka joogo ilaa intuu ilaahey u raxmaday maahee walaahu mustacaan
Masha Allah Aslax cup gown pro 🤙
@@CabdifitaaxMaxamed-v6p mahad sanit walaalkeeyga
Dadkii Xamar lahaa
ua-cam.com/video/uDbbuHKAkbc/v-deo.htmlsi=K8ef1IPcv5TdMcjP
"Sarihiina dhista, waa la kasay"
Cawaantii dumisay ma joogtoo!!
ua-cam.com/video/uDbbuHKAkbc/v-deo.htmlsi=K8ef1IPcv5TdMcjP
Miistaa Cabadale faramcho iyo Sandwich suubin jiray uma jeedo caanus ahaa
❤
Kuwii qaaqaawnaa oo saan Xamar u burburiyey weli ma joogaanoo iyaaaaaaa u dhis haddana burburi miyaa Tacab shiidle camal
😂😂😂😂😂😂😂😂😂 sxp tacabkaaga haiska gelin ila dawlad xoog leh aan ka heleeno ani xamar minankeey waxa degan reero oo xawaadle ah xoog kudeganyihn bilaajo carab shibis 2019
Mansh allh❤
Dadkii lahaa dhulka oo ahaa dad nabadeed weli sooma laaban ayaan qiyaasayaa oo weli cabsi ayay qabaan
@@Muslixtrades waasidaas aad ufahantay
Abuu khayr xataa shoarma aa laga cuni jiray
Guryaha bur bursan dadki laha waqti halo qabto kii iman waya qof dhisanaya hala siyo simple
Waa taaladii facist Talyaani markuu ku qabsaday guusha ku xusay badhtamaha Muuqdisho. iskadaa in aad burburisee, waabaad ku faanaysaa !
❤❤❤❤❤❤
AFSOMALI CUSBO LA AAN AH.
Wadhisaa hadhowna waala qarxinaa miyaa rali ahaW Nio😂
❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴
MR MACNO YARE NEGATIVE KA JOOJI MALAAY GADUUDOOW
ua-cam.com/video/uDbbuHKAkbc/v-deo.htmlsi=K8ef1IPcv5TdMcjP
bangiga ganaacsig
Shingaani waxee aheed meshii ugu darneeyd oo Abgaal Iyo Habargidir ku hardameen
ua-cam.com/video/uDbbuHKAkbc/v-deo.htmlsi=K8ef1IPcv5TdMcjP
Shangaani dhulka in la wada dhigee u baahan tahay
Taariikhda saxda ka soo gudbii jrdiin aad sheegysy wax qarson baa ku hoos duugan taarikhdeeda ano gobil joiga ban maqly in ay macbad ahan jirty
Ciyaal gobol iska fadhi aayar
ua-cam.com/video/uDbbuHKAkbc/v-deo.htmlsi=K8ef1IPcv5TdMcjP
Yaa lagu caabdudi jiray
Banca commerciale della Somalia
Mugadisho habargidir, xawadle, iyo abgaal aa hormar udiiday
ua-cam.com/video/uDbbuHKAkbc/v-deo.htmlsi=K8ef1IPcv5TdMcjP
Ayaga leh naceeb hawiye kugu jiro lkn xaqiiqda jirto ah iney boqol kiiba boqol muqdisho hawiye leyahy
@@AbdullahiAadam-y8c dee dhisa oo nabad kadhiga, qabiilkasta meeshiisii wuu nabadeeyay, sida garoowe, jigjiga, hargeisa, Garisa, baydhabo, kismaayo; idinku *unnukaa leh mooyee, arrin kale mahaysaan*
Wajigaaga wase maxa Habargidir ka rbtaa
@@IceMohedwaa tanaa aqlaaqdiina in ilaahey uu dhowray maahee
waa dadaleysa lakin xogaa aqonta dalka ayaa kaa warersan iloowsho ama oday nimo mid ayaa kuheyso
Marko cadey aaka dhisan shingaani😂
Shingaani wadnaha muqdusho ayay ahayd Reer shingaani weli cabsi ayaa ku jirto wixii ku dhacay ayaa weli dhagahooda ka yeereeyo in laga boobo ayay halis ugu jiraan hadeysan ka gaarin
Guryhayas angha leh
🏗️🏘️🏘️🏘️🏘️🏘️
Shingaani waxay ahayd meel xiligii boqortoyada ajuran ay dajin jirtay martida carabta ah ayago muslinimo kuso dhawayn jiray...isla dadkaas aya talyaaniga jaajus u aha oo guryo cad cad ayuu ku abal mariyay gusha uu ka garay ka dib dadkaasna waa hada dadka ay somalida dhahan cadcadka oo ah (carab+hindida la kenay+haraga talyaniga)...laguma ciqabin waxa ay samyen oo talyaaniga marku baxayay ayu dowlada hore kala heshiiyay ilaa uu mar siyad barre isku dayay inu saaro mntana waka haraagii talyaniga keenay way jogan...somalida bdna tarikhdan ma oga
Cajiib bal kawara cid dib udanesa miya lawayay bank iyo melaha kale wali jajajaban cajib
Weli dagaalkii ma dhamaan beesa gelihee madfac iyo baasuka la tegaa hadana waa dhisee madfac saas lee maa lagu jiraa maya sidooda lee ahaanaayaan ilaa dowlo loo dhanyahay laga helaayo