Asc Shehk ifasir riyadhan abahey ooxijabte yan riyodha kuarke riyadha ano hawen isjogna took ama sariq yanaso gale anahorarke wanfijine wusonaqne indaha kalaqadhe waxbawo majiro fadhlan jazakumullaha kheir
Shkh waxan markast ku riiyooda Anigoo aroosa baadiya jooga man jooga baadiya Aniga Markast Weeya iga so noqo tahay sidkle waxan ku riiyooda Aniga Ari iska doonaya
Shaikh waxa ila degan gabar an so dhawastay an ka dhiktay wlashy cml lkin ayada adunkay inecbantahy xasid ayay igu tahy markastana wxan ku riyoda anigo gabadhi garacayo madaxa ayan ka garaca ifasir kher Allah ku siye
Asc sheekh masegka waxaa kuu soo qoraysa waa gabadh sheekh waxaa agay garoob macalinkay ayaa idhahy waxaa ku riyooday adigoo illahay reerkadii hore illahay kuu soo celiyey ii fasir sheekh
WAXAAN rabaa riyadan ii fasir Waxa ku riyooday eedaday oo dhimatay mar hore iyada oo igu keh nin aan garanayo hebel waxad iga siisaa £100 waxay a u ekayd inay meel ka kiraysanayso oo u lacagtii uga rabo Waxay a tiri arinka iska fahan WAXAAN iri aniga bixinaya imisa cisha ayaa layga sugaya waxay tiri labo Cisco
Oo sidee loo soo gaabin karaa bilee yoo intii ugu muhiimsanayd uu ka tagaa ileen qofku maba garanayee ,ta labaad dadka riyooyinka fasirkooda aad ka u yaqaanaa waxay sheegeen in aan riyada waxba laga tagin riyaduna waa rumuus midh midh loo macneeyo. ee sheekh bal halkaa dib ugu noqo.
,aya sheekha fahan sariirtaasu diidaya in lagu daro lakiin sariirta hadan ceeb laga sheegin riyo dhaba tahay wa okay qof inu qof caadiya u sheego lakin sharaacasuu fadhiya sheekh in laga reebo fican
jow kow now walahi waxan wa been wa qurafaad wa show wuxu sheegaya waxa u qofku rabo in u maqlo ama wax raago kaliga qofka si uu qofku run u moodo jow walahi ninkan beenta sifican bu u bartay ee somaliyeey waxan u ni sheegaayo wa been iska caad oo dadka caqliga lee fahmayan ninkan sixirka bu yaqana ee iska ilaaaliya jow kow now hadana bow
Asc sheekh Allaha ku barakeyo ii soo fasir riyadan madaxweyne aan garanayo oo aan isla qaadnay shey culus anago wadna ayaa waxaa imanaya wiilal illaa 3 jeer waxey leyihin keen aan kaa qaadna culeysa ana waxaan ku dhahaa madaxweynaha ka qaada balse waa iska tagaan waxan ahay hoyo marwo faaduma xaaji
mahadsanid sheikh waxan jooga diri dhaba somaligalbed sheikh waxan ku riiyooday neef adhi aah oo rii aah oo uu Ay uu galmoonayo markas sheikh iso fasir mahadsanid ❤
riyada ma ku fasiraa؟
@@barooaflax yes
Asc walal inta maku soqori Kara riyada
Asc sheekh please Riyadaan ii fasar waxaan kuriyoday dadku ileeyihiin gabar Qurux badan dhalay
Riada iifasira waxaan kuriyoodaa an oo igu soo noqnoqda anigoo hooyo wayna anigoo gabadh dhalay anoo umula iifasira inshaala
Asc Shehk ifasir riyadhan abahey ooxijabte yan riyodha kuarke riyadha ano hawen isjogna took ama sariq yanaso gale anahorarke wanfijine wusonaqne indaha kalaqadhe waxbawo majiro fadhlan jazakumullaha kheir
Xgeen inkl sooxidhiidha
Jassakalahu khayr sheekh
Asc dhamna waa insalamay tiifiiga iyo sheeqa ale haxifdiyo waxaan aya 6:14
Asc wllo wan waayay meel aan idinkala soo xidhiidho ma isaacidi kartaan
Asc wll garma lasooqoraa riyooyin
Sheekh anu waqtiga salaadu dhawdahay e ay idhaafi rabto ayaan rayi cabsi ah ku ka kaca
Asc sheekh waxan ku riyoodey anigoo dabaq dheer ilaa 5 ah ku jirnay aniga iyo laba wiil o asxab nahay marka dabaqi ayaa biyo nooguso galeen sida daadkiyo kale ah markaa waxan helnay god safety ah oo sida tuumbo ah an kasoo simbiririxaney hoos la iskugu tuurayo markaas an gaadhey taxadkii ayaa igu dambeysan riyadii mahadsanid
Sh alle ha noo kaa dhawro waxaad ku jirta dadka ay dhif io naadirka tahay in lahelo❤
Shkh waxan markast ku riiyooda Anigoo aroosa baadiya jooga man jooga baadiya Aniga Markast Weeya iga so noqo tahay sidkle waxan ku riiyooda Aniga Ari iska doonaya
Shaikh waxa ila degan gabar an so dhawastay an ka dhiktay wlashy cml lkin ayada adunkay inecbantahy xasid ayay igu tahy markastana wxan ku riyoda anigo gabadhi garacayo madaxa ayan ka garaca ifasir kher Allah ku siye
اسلام عليكم ورحمت الله وبركاتهsheekh waxaan kuriyooday hooyaday dhimatay dhar sano kahor anoo uqubeeynaaya afkana faleebo wax kusiinaaya sheekh fasirkeeda waamaxay
Asc sheeq waxaan kuriyoday gabar yar oo aan ayèyo u ahay 3bil jirta ayadoo soconeya wajigana kanuureysa fatlan iisoo fasir riyadaas
Salaam bro.
Waxaan ku riyooday iyadoo la ii dhiibay sxni bariis cad ku jiro iyo waxoogaa hilib madow ah dusha ka saaran yihiin. Cabaar markaa cunay baa wiil ila cunayey inta bariiskii iyo hilibkii dayrka ka tuuray. Ayaan arkay saxnigii oo ku hareen waxoogaa Salaato ah (Saladh) iyo xasharaad nooca luga badan oo ka kooban xabad dheer iyo mid gaaban.
Ku mahadsanid sxb sidaa marwalba noogu fasirtid
Sheekha xagee kala xiriiraa? numberkan shaashada idiinku qoran waa khaldanyahay
Sheeq waxaan kuriyoday wiilkeyga oo dhuunta mas kagalay deedna dhuunta iska qalaya maskana dhuunta kasoo baxaya sheeq riyaads fatlan iifasir
Asc sheekh masegka waxaa kuu soo qoraysa waa gabadh sheekh waxaa agay garoob macalinkay ayaa idhahy waxaa ku riyooday adigoo illahay reerkadii hore illahay kuu soo celiyey ii fasir sheekh
Asc
Asc sheikh waxaku riyoday gursaday qof anangaranyn maxa
Sheikh ma lambarkisiba riyan waydinlaha
@mmtv, in riyo la I ii fasiraan raba Ciwaanku meesha ku qorane ma jira buu leeyhay, ee xaggan kuso dirna riyadayda?
Fadlan xagee idinka loosooxiriira riyaan raba inlayfasiro
Asc dhaaman hawlawa deenada tiifiig sheeqo ale haxafido waa hooyo joogato galmudud dadeed waa 38 sheeqa waxaan weeydii naya wiil ayaa igadhintay habeen kii sideedii ayaan kuriyoo day anigoo la ileeyehy dhih inaali laah wa inaa ileeyhi raaja cuun dhaha waa soobo day anoo leh ee sheeqa ale aqoon taha kuunuuriyo ee ii firis
Waxan u riyofay danyeero idilayo oo idilala
Waxad yeshan Mm TV waxyabahan iska wadwata intad wadanka Cadawga usoracdan maficna fasirka riyada iyo waxii lamida wacyigalin ta wadanka kashaqeya dhama Cadawga somaliland meel ugaso wada jesta
anaba soo waday tv waan ka xanaqsaaa magacoda wa somalia hadalkooda marmar baan ka booda sheekhan lakiin wa sheekh fiican masha Allah wa dawan doona
😂😂😂😂😂😂😂
Gabadha arooska riyada ku gashay ilaahay hau soo dhoweeyo
Intiiba waxay ku cuntay riyo
Ilaa sheekhu qoslay 😂😂😂😂😂
6:56
WAXAAN rabaa riyadan ii fasir
Waxa ku riyooday eedaday oo dhimatay mar hore iyada oo igu keh nin aan garanayo hebel waxad iga siisaa £100 waxay a u ekayd inay meel ka kiraysanayso oo u lacagtii uga rabo
Waxay a tiri arinka iska fahan WAXAAN iri aniga bixinaya imisa cisha ayaa layga sugaya waxay tiri labo Cisco
ninka magaciis , anaa ku fasirayee
Oo sidee loo soo gaabin karaa bilee yoo intii ugu muhiimsanayd uu ka tagaa ileen qofku maba garanayee ,ta labaad dadka riyooyinka fasirkooda aad ka u yaqaanaa waxay sheegeen in aan riyada waxba laga tagin riyaduna waa rumuus midh midh loo macneeyo. ee sheekh bal halkaa dib ugu noqo.
,aya sheekha fahan sariirtaasu diidaya in lagu daro lakiin sariirta hadan ceeb laga sheegin riyo dhaba tahay wa okay qof inu qof caadiya u sheego lakin sharaacasuu fadhiya sheekh in laga reebo fican
War riyo in la ii fasiraa rabaa ee sideen ku gaarsiiyaa
Riyada watsab miyaa lagu soo diraa ??
Waxan kuriyooday anoo aroos laidhigayo mana arag. Gabadhi waxan Galay gurigi anoo dharka iskabadalaya dharkaw
riyadaa ma wanaagsano ee camal wanagsan ku dadaal.
wlh aclam.