SOCDAAL FAHANSII ADIGOO HADLIN HADII SAAXIIBKAAGA UU FAHMO $25 DOLLAR QAADO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 831

  • @sHimaaLi_x1
    @sHimaaLi_x1 Рік тому +140

    Yaa ilamida oo aduusan asad hagio dawan seexan kariin like sar 😂❤🫶🏿

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 Рік тому +148

    Kusali saliga Nebigena Muhammed The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammed❤️❤️🕋🕋🕋

  • @mariakalgacal7398
    @mariakalgacal7398 Рік тому +31

    Saalax wa wiil akhlaaq badan bal eega sidu hablha utilmaamayo mashallah wiilasha klena hakaga daydaan 🥰

  • @updyrahmanahmett9813
    @updyrahmanahmett9813 Рік тому +217

    inta Mooday in teamka SocdaaL lagu soo celiyay Like saara😁

  • @Samiirofarxaan12
    @Samiirofarxaan12 Рік тому +118

    Hadaad ujeedo❤Magacaa nabigeena suuban muxamed scw like saar❤❤

  • @Anfac__anna
    @Anfac__anna Рік тому +27

    Cumeera ninka iga qosliya wee kaa jiiftay caaw mideeda kle wax fahansiiska saalax mid ladhayalsan karo ma ahan m.a😍 macalimow dar alle aanba ujeclaaday😘ceyda lucky man ninka nasiibka ladhashay 💗ASAD HAJIO THE ONE AND ONLY BEST UA-camR DADAALKAADA LAMA XAQIRI KARO 💗😘ALLAHA NOO WADA DAAYO WIILASHEENA

  • @aaminoabdulle8997
    @aaminoabdulle8997 Рік тому +24

    Caafimaad iyo farxad lama iibsan karo inta xanunsan allaha caafiyo inta murugsana Rabi haka faydo murugta farxad alle hasiiyo

  • @muzcapapdirashiid7390
    @muzcapapdirashiid7390 Рік тому +66

    Imisa qofood ayaa muqalkaan ka heshay 👍
    Asad Hagio🔥

  • @abdllacade3673
    @abdllacade3673 Рік тому +39

    Inta Nabiga Scw jacel hasoo qorto 👈🏾❤

  • @asmahassan5438
    @asmahassan5438 Рік тому +26

    wlhi 😂😂😂😂 waa iga qoslisen cayda iyo sxbki waa xaraabo waan wataa keep going wll asad figradahaaga waan ku haysanaa masha alla

  • @user-fd1mg3jk6y
    @user-fd1mg3jk6y Рік тому +11

    the best person ever the most shine all most ceated allah prophet muhamed scw🥰🤲🕋

  • @bulshaawiaweys4381
    @bulshaawiaweys4381 Рік тому +11

    intii asad muuqaalkiisa sugeysay is muujiya me Number one 🥰🙏🙏🙏✅

  • @aragsan1888
    @aragsan1888 Рік тому +60

    salaax waa fariid siduu gabdhaha u tilmaamayo masha Allah, wiilasha kale haka bartaan

    • @hafsaroobleameey8153
      @hafsaroobleameey8153 Рік тому +3

      Ha Wlhi Masha Allah si xushmad leh u sharxaa ♥️🫶

    • @eagle276
      @eagle276 Рік тому

      luuqad dhagooleedka xabadkee tilmaamaan ceebna maaha

    • @aragsan1888
      @aragsan1888 Рік тому

      @@eagle276 waa ceeb, diin iyo akhlaaq midna maaha in jidhka gabadha la tilmaamo

  • @naciimaapdi1110
    @naciimaapdi1110 Рік тому +15

    Salax waxaan Ka helay siduu dumarka utilmamayo macha Allah❤️hore usocda inamadaydi🥰

  • @Iamhibo
    @Iamhibo Рік тому +20

    KU SALI NABIGA MAXAMED
    SALALAAHU CALAYHIM WA SALAM
    HA DHAAFIN ADIGOON LIKE 👍 SAARIN
    PLZ
    KEEP GOING PRO ASAD HAGIO

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 Рік тому +35

    [ ] Midka la xanuujiyo samir🤕
    [ ] Samirka waxaa ku xiga farxad😊
    [ ] Midka habeenkii oyayow😥
    [ ] Waxa ku imandona iftiin weyn🕯 [ ]inshaAllah ♥

  • @ridwaanshacuur5138
    @ridwaanshacuur5138 Рік тому +63

    Team salax and cayda is another level wallhi😅😅😅

  • @mohamedhaajiisse6440
    @mohamedhaajiisse6440 Рік тому +22

    Caawa Ana Kow Noqday LIKE Ta Haleygu Cimamado Caawa 🥰🥰🥰

  • @nurfunny6411
    @nurfunny6411 Рік тому +12

    Saalax Carab si fudud ayuu u tilmaamay dhamaan Ayaaniita suu u sharxay waa wax kale keep going team27

  • @zamiirhamse940
    @zamiirhamse940 Рік тому +10

    Ku Sali xapiipkeni muhumat scw🤲

  • @khadrayusufmuhumed5523
    @khadrayusufmuhumed5523 Рік тому +67

    King ceyda waa another level 😂

  • @najmakhaliif8608
    @najmakhaliif8608 Рік тому +21

    Another level best UA-camr in somalia keep going asad hagio and funs🥰🥰🥰

  • @abdisamadaden3310
    @abdisamadaden3310 Рік тому +42

    Wllhi this game is another level😂🥰I like it

  • @ABDIFATAHdb
    @ABDIFATAHdb Рік тому +8

    Walhi salah waa legend wax fahansiinkiisa 😂😂😂

  • @koosabdulle7070
    @koosabdulle7070 Рік тому +2

    Kusali saliga nabaigeena mohamed scw scw

  • @nasirjack4509
    @nasirjack4509 Рік тому +6

    Ku sali xabibkena nabi muxamed scw

  • @yahyehero801
    @yahyehero801 Рік тому +7

    Wll ku sali nabiga scw 💓

  • @adna2204
    @adna2204 Рік тому +61

    Congratulations ceyda and saalax legends 💪

    • @catiiqtv3893
      @catiiqtv3893 Рік тому +1

      Subscribe isaar wllyla hami sare ayan leyahy mhdsnd wll qali

  • @bakarhaara5790
    @bakarhaara5790 Рік тому +7

    Saalax Legend Ayaanita Suu Usharxaa Qosol Igu Dishe🤣😂

  • @nadarcadey7484
    @nadarcadey7484 Рік тому +12

    Saalax caadi maaha masha allah 👌

  • @seynabbote2536
    @seynabbote2536 Рік тому +1

    Ceeyda iyo saxibkius waa qatar Allaah ha xifdiyo dhamantod Insha'Allaah

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Рік тому +8

    Hadii aad rabto barashada Afka Ingiriiska isoo raac waa hubaal waad baran si bilaash ah inshaallah ❤

    • @nuraabdala7700
      @nuraabdala7700 Рік тому +1

      Xagee ka helaa waa rabaye

    • @sahantoosan9083
      @sahantoosan9083 Рік тому

      @@nuraabdala7700 ciwaanka Aad Hada u jeedo soo booqo waa kaas midka la Iga helo
      Sahan toosan

  • @xikmadoTube
    @xikmadoTube Рік тому +5

    Aduunyadu waa daar aan cidna lahayn kaliya waxaa dadka kula colaadtama Qofka aan caqliga lahayn.🙏❣️

  • @mohomethabdulaahiabdullahi5946

    Waqti waa inad qabataa asad sey ciyaartu u macanato fidyowguna u kobnado👍👍👍

  • @naimohaji6338
    @naimohaji6338 Рік тому +10

    Ani saalax jeclaaday saalax hada iijeedo love you 😁😁😁

  • @ASAD.HAJIO27
    @ASAD.HAJIO27 Рік тому +86

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet muhammad❤️❤️❤️

  • @hibomohamud4242
    @hibomohamud4242 Рік тому +1

    Masha allah waa barnaamij fiican o soo jiidasho leh sidaa kuwad wll asad hagio waqtiga sidaa kudaa si ay sifiicn wax ugu fahmaan

  • @saacidsoomaali9382
    @saacidsoomaali9382 Рік тому +3

    Timeka limit ku xir ilaa ugu yaraan 6daqiiqo teamkana qaabka ay ufadhiyaan kala bedel
    tusaale Ceyda ha fahamsiiyo saalax
    Macaluna ha fariisto o Cumer ha fahamsiiyo
    good job bro

  • @cadecade3308
    @cadecade3308 Рік тому +23

    Al the best team asad 💪💪

    • @catiiqtv3893
      @catiiqtv3893 Рік тому

      Subscribe isaar wllyla hami sare ayan leyahy mhdsnd wll qali

  • @nimcodagan586
    @nimcodagan586 Рік тому +5

    Mansha alaah soobadi wll qali mcn wax walba adaa mudan 🖐🖐💥❤😘😘💛

  • @filmschannel9530
    @filmschannel9530 Рік тому +16

    Dhmaan inta aragta qoral keyga wxan le yahay Asc👏

  • @umumaxamedamiin2185
    @umumaxamedamiin2185 Рік тому +1

    Shan daqiiqo uga dhig su'aashiba wax kayar sodon sikin ha,uga jawaaban ama waqtiga haku dhoco ama qarkood ha,iska gudbiyaano ee sidaas ha,uga dhamaato gudbiska 3 fursad ayay ku fiicantahay 5tiiba hal fursad madaame yihiin 15 su'aal see kula tahay ina hooyo

  • @warda4257
    @warda4257 Рік тому +5

    Yes ceyda iyo saalax congratulations 🎊

  • @hamzeahmetahmet622
    @hamzeahmetahmet622 Рік тому +2

    Mucalimuu iyo saalah waa best wllhie❤🙏

  • @karimaaomar
    @karimaaomar Рік тому +6

    Zaalah & Ceyda marwalbo !!! 🫶🏽🕊️

  • @THEKILLER-qn2ky
    @THEKILLER-qn2ky Рік тому +2

    they were definatly behind the door listening the brefies team

  • @naciimafaarax7588
    @naciimafaarax7588 Рік тому +2

    Masha allah team cayda
    Allah caqliga haydiin barakeeyo

  • @BasheLiig
    @BasheLiig Рік тому +6

    Waxaan Aad Ugu Qoslay Wllhy Qaabka Uu Ayaaniito Ufasirey Saalax Qol Baan Rag Dhalin yare ah lahurdoo Qosla ,Baan is hayn kari Waaye Rag dhan baan Hurdadoodii ka Kalaaftey Sxpyal Team 27 Dhamntiiba Horumar Wangsan baan idin rajaynaa @Asad Hajio Adigan pro Cafimaad Waarah ban ku rajaynaa

  • @wayoflifewayoflife1135
    @wayoflifewayoflife1135 Рік тому +2

    Yeah asad THANKS MORE🙏👏🙌🤴💯🎉

  • @abdiasiis4626
    @abdiasiis4626 Рік тому +3

    Yes team Kena Badiyey Ceyda and Saalah 🥳💯

  • @gaaldile8678
    @gaaldile8678 Рік тому +3

    Ku sali xabiib keena Muhammad scw 🥰😍🤩

  • @saidoomer7269
    @saidoomer7269 Рік тому +2

    Cawada saa iidaya usoo dhakh sate Sasa laraba koman tigana Ana u horeya car ben dhaha asxabey

  • @mandekmohamed7358
    @mandekmohamed7358 Рік тому +1

    Legend ceyda wlhi fahamkiisa wax kale waaye masha allah

  • @sakariyecabdi3865
    @sakariyecabdi3865 Рік тому +2

    Boqorka UA-camrada asad hagio iyo teamkiisa salaan sare legend ♥ ❤ from hargeysa ♥ ❤

  • @otadheere4045
    @otadheere4045 Рік тому +1

    Macalimuu wàa legend haduu socdaal si ixtiraam leh u tilmamay

  • @ibrozawlow3217
    @ibrozawlow3217 Рік тому

    The best person ever the most knowledge scw

  • @abukarmohamed6319
    @abukarmohamed6319 Рік тому +1

    Asad iam your first comment and like

  • @hodanabukar3611
    @hodanabukar3611 Рік тому +1

    Aniga saaalax ayaanba ku heystaa wllhi waa legend keep going bro ❤❤❤❤❤❤

  • @amaarmohamed3666
    @amaarmohamed3666 Рік тому +7

    06:52 Wlhi waa qoslaY Cumeer legend waaye 😂😂😂😭

  • @nasraosman1107
    @nasraosman1107 Рік тому +1

    First comment hi mi brother Asad never give up

  • @Dollarpoi
    @Dollarpoi Рік тому +1

    Wllhi UA-camr igu mada dalada badan somaaliya Asad hagio🙏❤️

  • @MohametH-p3l
    @MohametH-p3l Рік тому +8

    Fikir aaan ku darsado barnamijkan suaaalo kala duwan usoo diyaari 🙏

    • @wehelashaq3368
      @wehelashaq3368 Рік тому +1

      Sidaasi waxay ku xun tahay kuwa badiyaa waxay dhahayaan suaalahanaga ayaa adkaa oo kuwoodaa naga jilcanaa

  • @kpdeero7543
    @kpdeero7543 Рік тому +4

    Legend qalbiga kasalamay 🤚👉liketa dhacku sii 😀

  • @dhegeyahmed2492
    @dhegeyahmed2492 Рік тому

    Ceyda iyo Saalax waa adagyihiin fadlan Faadil iyo Arimeheyna ubalami kuwaas ayaa adage.

  • @bilananshuur4429
    @bilananshuur4429 Рік тому +2

    Ceyda iyo saalax caadi ee isku fahansanyihiin waa team fiican waa lagu tashakaraa congratulations my team

  • @ज़मज़मलकी
    @ज़मज़मलकी Рік тому +1

    Keep going legend wll Asad🥰 Soonka nawad allah nagu gaar siiyo amiin yaarabbii🥺🤲

  • @ladanaligueda8376
    @ladanaligueda8376 Рік тому +2

    Wll asad hagio waan ku salamy and waxaan rajynayaa in malin maalmaha kamid ah aan ka qayb qaato cirahaaga😊 because Malaisia ayaan usoo socdaa inshllh. Big fan from Djibouti 😇

  • @hafsahubi7790
    @hafsahubi7790 Рік тому

    Barnamishka Waa mit fcn Lkn sawira Badi. Yare waxe ila tahay in uu qish jira cml thanks pro

  • @ikraanzubeyr3257
    @ikraanzubeyr3257 Рік тому +4

    Macalimoo io cumeer funny waye wlhi😂😂feeraha ixanujiyeeen

  • @ramlomayow5917
    @ramlomayow5917 Рік тому

    Ceyda iyo saalax masha allah waye side wax isku fahansinayan masha allh

  • @saciidooww
    @saciidooww Рік тому

    Macalimuu legend Wlhi Socdaal indhahiisa wax Waa Ka Sheegi Karay raganimo

  • @casisajamalcasisajamal1625
    @casisajamalcasisajamal1625 Рік тому +3

    Congratulations congratulations 🎊 caYda iYo saaLax🥰

  • @zamzamqueenzamia4019
    @zamzamqueenzamia4019 Рік тому +3

    Keep going my brothers 💪 🙏🏻 💯 ❤ 🙌 💙 💪

  • @cabdicumaribraahim9300
    @cabdicumaribraahim9300 Рік тому

    Saalax fahan siiskiisa caadi maahan wallhi

  • @aminaali75
    @aminaali75 Рік тому +1

    Saalax fahansiiskiisa wa another level wlhy 🥰

  • @marcossbk190
    @marcossbk190 Рік тому

    Kusali nabigeenmuxamed scw scw 😪😪😪

  • @hindacismaan3024
    @hindacismaan3024 Рік тому

    Soo badi wallo oo sawirada gabdhaha ku soo badi najma nashaad ku soodar

  • @fatimacadey4697
    @fatimacadey4697 Рік тому +1

    Yepp mnta Ana u horeeyo❤✊hore u socdo kings

  • @Azhar505
    @Azhar505 Рік тому

    Mashallah cunugaan af dhagoolka wuu ku fiican yahay lkne cayda aad u fahmo maaha allah

  • @xamdifarxaanciise3710
    @xamdifarxaanciise3710 Рік тому +3

    Gabdhaha ku soo samee 💖

  • @cadeeyabdi4804
    @cadeeyabdi4804 Рік тому

    Waaw another level team cayda is_fahamsiska ku ficanyihiin

  • @xaliyeyoutube5794
    @xaliyeyoutube5794 Рік тому

    Habeen danbe inshalah najmiita chanalkeeda so saar shaashada oo dadka kugu xiran supecripe siday ugu usaraan
    Gabadha wa jeclahay farxadeeda mashalah

  • @lakimanofficial6998
    @lakimanofficial6998 Рік тому +5

    Team 27 keep going 💪 game kan wanjeclahay

    • @catiiqtv3893
      @catiiqtv3893 Рік тому

      Subscribe isaar wllyla hami sare ayan leyahy mhdsnd wll qali

  • @usaameAhmed827
    @usaameAhmed827 Рік тому

    Asad ragii game kii hore wax fahan sinayay ayaad kuso celisay inad kala badisho ayay hayd cayda iyo cumayr ay qaatan fahan siiska thanks

  • @ahmedsahal6670
    @ahmedsahal6670 Рік тому

    Ku Sali nabiga Muhammad scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @abdirahmansucuud
    @abdirahmansucuud Рік тому +1

    15 video wuu uqalmaa challengan ee kuwad asad hagio nolol dheer iyo cimri barakhaysan ku nololw Big fany

  • @miskiabdi6575
    @miskiabdi6575 Рік тому +1

    Walalo abeera maad keentaan🤣

  • @muniirocabduqaadir8266
    @muniirocabduqaadir8266 Рік тому +2

    M.a 2legend ceyda and saalax m.a

  • @yahye......34
    @yahye......34 Рік тому

    TuuuGa NozOo Samee Oo ay ku jiraaN Arimaheena iyo Iam k bro

  • @rashkaboy5401
    @rashkaboy5401 Рік тому

    Woow asad barnamijka kuwa hapa lahadlin ka aaamus wax ha u qashin

  • @NimcofaraxsaNOmer
    @NimcofaraxsaNOmer Рік тому

    Sidan kuwad wakhtiga aan xadidnaynga ah sidan baa fiican lknseh.
    abeera noo keen waan uxiisnay ee wllhi farxadiisiibaan tabnay ee oo ibrakadarbana keen arimeheena. Imk.
    I.a

  • @MubaarigAhmedAbdiMugo
    @MubaarigAhmedAbdiMugo Рік тому +1

    BEST SOMALI YOU TUBER ASAD HAGIO👏💪

  • @sanurasanura1156
    @sanurasanura1156 Рік тому +2

    Next time try ceyda and maclimo,cumeer and salax 😊

  • @zamioapdi5640
    @zamioapdi5640 Рік тому

    Asad hajio yuutuberkygiih alle hku xifdiyo❤❤

  • @ahmediiyasin984
    @ahmediiyasin984 Рік тому

    Waa barnaamij aad u xiiso badan fadlan soo badiya😁🙏

  • @aminmohamed1864
    @aminmohamed1864 Рік тому +1

    Waqti cayiman ka dhig asad oo limit uyeel 5 minutes cmal way ku filanthy

  • @khalidyusuufat000r8
    @khalidyusuufat000r8 Рік тому +2

    Inta socdaal inu soo labtay umalanaysay like

  • @fanreact7076
    @fanreact7076 Рік тому

    Game xiiso leh. 7 daqiiqo u qabo. Inoo soo badi Asad. Mahadsanid.

  • @younisosmanjama
    @younisosmanjama Рік тому

    The pest person ever the most knowledgeable and the most shine All ALLAH Created is prophet .Scw 🙏🕋🧠

  • @Suleiman_Nor
    @Suleiman_Nor Рік тому +1

    Allahu Akbar............☝️