Asc Aboowe marka hore wn tageera waliba aad hormar wacn iyo cafimd ayan ku rajeynayaa markas to seexanayso quraan ka aqriso waa iga waano cfmd kula jecalhy
"لا ترهق نفسك بما يقال عنك الله يعلم ما في قلبك وهذا يكفيك" "Marnaba Ha ku daalin waxa lagaa sheego, Ilaahay waa og yahay waxa qalbigaaga ku jira, taas ayaana kugu filan" Fadlan walaal nagu soo biir si an wax ukala faa'idno🙏🧡
Aad ayaa la ii xanun jiyey wlhi manta u danbeysay wan Oyayey hada na wan sii murugonaya qalbigeyga aad ayu u holcaya video yada nuucan waxan u dawada inan isku mashquliyo wlhi 😭😭
Ani ahan gabadha u danbeyso ayn ka shakiyey wyo si toos ah uma aysan fiirineynin Ibrahim wey ka jees jeesaneysy shakigeyga waa uu rumowy another level🤗
Easy game ayu aha sbbta oo ah gabadha xijaaban iyo wiilka magaca ibraahim qof kasto Wuu garo kara muslim magac aye waten ya igu raacsan al muhiim magac yadooda sheegin aheyd 🙏🏼
Anigu waan saadaaliyay inay maryam tahay, balse anigu indhaha iyo eegmada kuma garan waxaan ku qiyaasay caqliga logic ga ah wuxuu sheegayaa in labada qof diin ahaan ay isku mid yihiin inta badan labadoodaba waa Muslimiin sidaas daraadeed isaga magaciisa waan ka gartay inuu muslim yahay gabadhana timaha ayaa ay maro ku xidhnayd sidaas ayaan ku qiyaasay inay yihiin Muslimiin maadama ay isku diin yihiin ayay is dooran karaan inta badan sida ay ubadantahay, muuqaaladaada aad ayaan ula socdaa Asad waad ku mahadsantahay muuqaalada quruxda badan ee aad noo soo gudbiso. Hadaad ila fikirtahay Pin garee Asadoow commentkayga ama cidii kale ee sidayda ufikirtay like saar
Asc Asad hagio legend sxb guul wacan sxb waxaan ahy tagero ugu horeyo aan dawado UA-cam tem 27 Sxb legned waa ku wadtaa wlhi hori usoco guul aya ku rajeynaa magaceyga halmar ku soo dhax qaado adigoo rali ah asadhagio27
Ee weyba iska cadeed wlh marki hore aanba dareemay 1. Gabadha wa asturantahy xooga 2. Matching dress ay wateen 3. Midba midka kle si saxan uma firin karin bcz they love each other🤣🤣
Inta pay sii iska dhaafisay like saara
🤣🤣🤣👍👍
❤❤❤❤ 0:40
woo na dhibay ❤
*The best person ever the most knowledgeable and the most shine all Allah created is Prophet* ﷺ ﷺ ❤ ❤ 🕋🕋
Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw
Scw scw
Away abeera
The best person ever the most knowledgeable and the most shine allaah created is prophet scw scw ❤❤🕋🕋
Scw scw
Ku sali habiibkeena muhamed scw scw❤️
Scw
Scw
اللهم صلى على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
Salla allahu caleyhi wasallam
Sallahu calayhi wasallam❤
Inta Sugaysay Muuqaalka Asad Hagio Like Saara👍👈❤️💞
Asad waan ku tageeaa
Yes
Inta U qabay naagta dhax kujirto ina tahay like 👍 saar🙄😭🤌😁
Haa😄🫡
Wll adiga iyo walidkaga ilahay janada haidinkukulmiyo amiiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😢🔥❤️ wll Ilhay darti igucawi inad isoboqoto
The best person ever the most knowledge able and the most shine created prophet Muhammad 🤍صلي الله عليه وسلم
Scw
Asc Aboowe marka hore wn tageera waliba aad hormar wacn iyo cafimd ayan ku rajeynayaa markas to seexanayso quraan ka aqriso waa iga waano cfmd kula jecalhy
Cayda jeceel wax woow ka ya qaan kkķkkk
Ilaahow gabdhehena somalia noo daa quruxdii adunka weeye ❤
Hhh somali maha
@@khadarxasan8896 wan ogahy hableheena said bay u shidanyihin kuwan say u egyihin bal eeg
Naagaha somalida way is cadeeyaan Moyee ma quruxbadna ,asturaada iyo is cadaynta unby dheeryihiin ,calool,shafweyn, waji diirkii laga qaaday look hablahan Siday u diyaarsan yihiin yaan lays xaqirin .habo Somali ah oo qurux iyo assured isku darsadayna waa jiraan
Imisa qofood ayaa muqalkaan ka heshay 👍
Asad Hagio🔥
Ceyda qalbiga maryama ayuu badbaadiyay wlh weeyniyad jabileheed hadii aan ayada lagusoo darileheen short listing ka😢❤️
MAGACA ALLE ADIGOON LOVE SARIN HA DHAFIN ❤
Ceyda lucky boy inuu yahay caawa leeba xaqiiqsaday sxbkeyga marna walalkeyga qaaliga ah ceyda keep going ayaan ku leeyahay
Hadaa aragto magaca nabigeena Muxamad ﷺ ❤ ﷺ
Like 👍 saar ❤SCW
Wcs
Scw SCW SCW IN 😘😘😘😘😘😘
Scw scw scw scw majorito cidu dhibkuhayo saliga nabiga caly salatusalam
Scw
@@cqaadirshiqciise wcs
"لا ترهق نفسك بما يقال عنك الله يعلم ما في قلبك وهذا يكفيك"
"Marnaba Ha ku daalin waxa lagaa sheego, Ilaahay waa og yahay waxa qalbigaaga ku jira, taas ayaana kugu filan"
Fadlan walaal nagu soo biir si an wax ukala faa'idno🙏🧡
MashaAllah another level plz kusaliya nabiga scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Salalhu caleyhi wasalim Allahu akbar
Wll hadaad fafiinteuda aragtid nabiga ku sali halmar scw
Salla allahu caleyhi wasallam
Scw
Inta pysii iska dhaafisay like isaara
👍👍🤣🤣
Wllhi waa is dhaafiya pay sii gaada cun dheh😂
🤣🤣
King ceyda good wax garad aya tahay sidan ku soco mawalba gool ku rajeynya sahip❤️🔥
Wlhi mar kii koowaad baan sheegay in dheheeda ayaan ka dareemay sababta oo ah indhahooda sifiican iskuma aysan eegayn [[Horaa loo yiri Indho jacyl isma eegaan]]🥰🥰
13:15 OMG🙈 Somthing Feeling like Love❤😥😂
Ceyda Cadi Ma'ahan Melkasto lucky ku joga😂
Xaliimo calool k@@s waxaas ma taqaanaana adinka 😂
@@maxscavo1727 Faarax Luwo basto Wanaqn Asoo Double ah😂Barasho Wangsan Aqon Nigu kii dhimane😂😂
Say m.a
The best person ever the most knowledgeable and the most shine All Allah created is prophet Scw 🙏🕋🧠
Ani wa saxay marki u horaysay gartay inay Maryan tahy 💓 congratulations ceyda 👏
Anba wllahi😂😂
Say isug dhagen iyo heesta ka helay wayo way😂😂😂😊😊😊
Dhip mlahan ana kumatalayo hakabaqin pe😅😅😅
Wayo Wayo waxatahy single aatahy baan moda hhh
Hhhhh nadiira way o way 😄😄
Ku Sali nabiga Muhammad scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️
Salla allahu caleyhi wasallam
inTa JiiFka Ku dawanysa waa iDin Salaamay 😂🙌🙌
Awal dabo dabo maku dawan lehed 😩😂😂👑
@@yakaleboy1579 Haa 🤣🤣
@@yakaleboy1579 Mideda. kale xiligaan maxaa ku soo jed;siiyay😳😂😂
Walaga qaday
@@1LAMINE_1 habeen ay noty anaka
Ceyte Waxuu Fiiriyey See Iskufiirinaayeen Shaxaari Waaye Kadhacdey. Caawa Habalyo ceyte❤❤❤❤
Kusaliya nabiga scw
Scw🥰🥰🥰🥰
Scw scw scw scw
SCW♥️
Scw
Scw
Ibrahim wa magac musLim gabdha maryam sido kale wa magac musLim ayadana madaxa u asturan saasan ku gartey aniH anoon indhahoda eegin baan gartey paH ❤
Saara xita wa mgc muslim😂
Beebtaa maaaha anigaba saas baan kow ku gartay
@@rahmohasan Sahra aya Muslim ah
Wow maryam and Ibrahim hore ayan Ka fahmay iney lamaane is jecel yihiin siiba Maryam indhaheeda laga daremaya ❤
maxamed qadar 1M coming soon ⚽🔥✌️
Inta ka heshey muqalkan ☝️
Maryam aan doortay weyna naqatay cos isma firin karin wlhi jaceylka waxban ka aqana 😂🎉
Ayyy ceyda siduu u qiyasay🤴🏾💪 siday hab isku siyeen🥺❤💪
Keeps goings my brothers asad hajio and king ceyda another's levels choice 💯♥️👍😀💪
Wlhi kowdi horan soo saaray maryan inay ibraahin qoftiisa tahay jah eegmada gabadha ay hoos fiirisay 🥰naxariis😌
#iLaahaY DarTii #Like iiGu Saaar Wllo Mcn😰💚
Wallaahi markii ugu horeesay baan qiyaasay inay iyada tahay iyidoo codeenta labilaabin wallaahi
Inta vidoe sugeesay aan ka sexan kirin love saar😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Waaban ku seexdaa anu😂😂
Wlhi kula mid ahay anigoon fiirsan maba seexdo
1minit asoo ku jira inta daawatay
@@yousufibrahim1208 isku mida nahay niyow😂😂😂
@@Dhabarweyne hhh kiniinka hurdaduu inoo yhy asad 😂😂
kusali xapipkena muhamed scw noolaha ugi wnga bdn ee alle uu dunida korkeda ku aburo
[ ] Midka la xanuujiyo samir🤕
[ ] Samirka waxaa ku xiga farxad😊
[ ] Midka habeenkii oyayow😥
[ ] Waxa ku imandona iftiin weyn🕯
masha allah ilaah malin walba farxad allaha noka dhgo
Qoral i farxad galiyay masha allh
Waa tan dhaxda
Aad ayaa la ii xanun jiyey wlhi manta u danbeysay wan Oyayey hada na wan sii murugonaya qalbigeyga aad ayu u holcaya video yada nuucan waxan u dawada inan isku mashquliyo wlhi 😭😭
Ani ahan gabadha u danbeyso ayn ka shakiyey wyo si toos ah uma aysan fiirineynin Ibrahim wey ka jees jeesaneysy shakigeyga waa uu rumowy another level🤗
Ceyda saved this couple otherwise they would have felt very strange about their love🤣
What😂😂😂😂😂
Hhhhhhh really wllhi
😅lol
Wlhy barmaamijka bilawgiisii baan sheegay 🎉 Alaha jacaylka Hanoo daayo ❤
Masha allah huray usoco asad hagio nin siyad macalin ah oo ujeejen ah landhere
Ceyda caadhi maahan MashaAllah 😊
I wish I could there one day inshallah I will visit you . Keep going Asad hagio .from 🇨🇦🇸🇴 I hope you answer my comment ♥️
M.a wee isku qur xoon yihiin ilaaheey ha isku bara kareeyo ❤
Mida qamaarka xiran inshaa allaah shaatiga cad gabdha wadataa
Yaa Ila sugaya baramishka utilmaam saaxibtaa🥺
Kas wu nga badbaty🤧😅
Keep going bother 🤴🏽❤️🔥
Funny SAARA welcome to the team again👐👐Cwa waxan ogathay inan Qiyaasta ankufiicanahay😂😂
Legend isoqora yaq hanalesoboqde😁😁
Ani xitaa waan qayasy Maryam inay tahay😍
Lengen
Saraaaaa miss you qoftan kaftnkeda kahelaa😂😂
alla asadow saa usoo ceshceshtay lee inta dambe wd laheshay heesta🥺m.a wnba u maleeynaye maryam
Ani xta wllhi 😩
@@khayriyaahmed1360 asad wuu nawalaya😅
Sidaan usugaYaY in aad Video so galiso uMa maleen kartid nlow abwe ❤🤴🤲
Wlh Tan xijaban ine thy waa aminsana sawbto ah magaca io ibrahim io qofta se uxijaban thy amazing 🔥✅
ani team cayda ayan noqdy from gabiley somaliland
Asad allah 6lexda laxaad taam alllah haka kaaga dhigo ina kula soo xiriiro rabaa pls first
Isku mid nahay ceyda maryan ku qayasay iyo ibrahim😍
Masha allah cayda jacelayka wadta taqan Allah ku xiifadiyo
Asad hagio zxb illah haku sharfo zxb wlhy wn ku tageeraa illhy wxan kaaga baryayaa inaa Malin lugahaaga ku socondoontid zxb aamin
12:36 ceyda lack man isn,t easy🤴🙌💯🎉🙏
Easy game ayu aha sbbta oo ah gabadha xijaaban iyo wiilka magaca ibraahim qof kasto Wuu garo kara muslim magac aye waten ya igu raacsan al muhiim magac yadooda sheegin aheyd 🙏🏼
Sara xita waa magac muslim
War xijaab kaliya miyaa la isku raacaaa hahah kuwa kaleba waa Muslimiin, Somali meel gaaban ka arkay
Waar ninkaas ceyda waa ehlu jacayl wlhi jah ❤
Wlh qafka kaw sheygay baan ahay si caadi ah u fahmay labadaan ine wax Ka dhaxeeyan Yes aragtideyda 1aad waan Ku guuleystay ✅✅✅
Waan sadaaliyey waanan ku guulaystey🤣🥰
Eye contact markii lagaso tago labiskoda laga garan kara lamaaano ine yihiiin ani shaki igama galin wa aqonsaday😂cayda legend
Ayyy waa gulaystay bilaawga videoga ayaanba dhahay waa maryam ❤️🩹😩
Same Wayna Noqotay😩😅😂
Allah maskax disa u barkeyo ceynte markasto asiga leba barimo galo
cayda laki waaye waxan wakale waaye wlhi 🤴❤️
Anigu waan saadaaliyay inay maryam tahay, balse anigu indhaha iyo eegmada kuma garan waxaan ku qiyaasay caqliga logic ga ah wuxuu sheegayaa in labada qof diin ahaan ay isku mid yihiin inta badan labadoodaba waa Muslimiin sidaas daraadeed isaga magaciisa waan ka gartay inuu muslim yahay gabadhana timaha ayaa ay maro ku xidhnayd sidaas ayaan ku qiyaasay inay yihiin Muslimiin maadama ay isku diin yihiin ayay is dooran karaan inta badan sida ay ubadantahay, muuqaaladaada aad ayaan ula socdaa Asad waad ku mahadsantahay muuqaalada quruxda badan ee aad noo soo gudbiso.
Hadaad ila fikirtahay Pin garee Asadoow commentkayga ama cidii kale ee sidayda ufikirtay like saar
Wlhi mrkiiba waa qiyaasay maryam ayaana dhhy❤️❤️🥰
Maryamo ayey ugushaki yey asad hagio thank you so much
wxn zadaliyya bilawgiiba 3 jeer o klena wn zadaliyaya mariam iyo ibrahim❤
Zxb king ceyda always he is winner what Geep going ceyda🇩🇯🇩🇯
Alx aragtideydu wey dhedhahy hora u ogaadey🤲😱
Aniga . Waan sheegay maryan baan ku dhegsaday cayda waan isla guuleysaney hambalio iso dhaha xaasidin tiyey😌😌😌😌
Ayyu saaara funny miss u❤️❤️
Wlh mar Horaa qayasay Ibraahim Iyo Maryan In ee Saxip yihiiin
The first I see SARA I am very happy🥰 because Sara is a comedian girl
Wllh wan ugu shaki sana waayo Asaga wa Muslim marka waxaan is dha hy qoftan madama ey xijaaban tahy Amey eyada tahy
Qoftii funy aheed baa là keenay wlle dheerey😂😂
Wlhi ani xtaa Wan qayase inee ayada thy woow ceyda legend
Chalenge + dhibco kusoo celi plz 🙏 🥰
Boqorka UA-camrada asad hagio iyo teamkiisa salaan sare legend ♥ from hargeysa ♥ ❤
Maasha alaah aniga iyo ceyda isku fikir aan noqonay maryama iyo ibraahim 😁😁😁🫶🏻🫶🏻🫶🏻🫶🏻
Isku mid nahy wlhi🤣😭🫶
Wlhi wa fahmay sida u qiyasay lee hora loyiray indho isjacel isma eki garan Wlhi king ceyda laki man qadar aya tahay
Cayda iga gudbi farintan Brother waxa tahay abaha jacayl kee labad aniba walahay tas uga shakisna hadana wankawalacay 😍🥰pls ugud bi farintan marabian inankulasohadli wayo balse waydhacday igaralinoqo dhiblogaygiyow
Wuu xukudhahana ilaso xidhidh si
@@asmamaxamuudcabdilaahi2779 abyo number kisa maku siiyaa dhab ayey iga thy
@@Afra_mohamett maya wall waxan hore uxidhay Inan furomarabo iskada
@@asmamaxamuudcabdilaahi2779 caadi waye abyo choice ka adaa leh it's not problem 🥰
@@asmamaxamuudcabdilaahi2779 anaa kaa gaadhsiinaya fariintan abyo
Aniga maryam wxaan u iri
Wxey wataan labo mgac oo muslimiintu la bxaaan 💖❤
Wllahi marayam aan doortey😍😍
Yes waa gartay markii ugu horaysayba cos indhaha bidhiq bidhiq ka siinysay
Sara funny welcome back😂😂
Asc Asad hagio legend sxb guul wacan sxb waxaan ahy tagero ugu horeyo aan dawado UA-cam tem 27
Sxb legned waa ku wadtaa wlhi hori usoco guul aya ku rajeynaa magaceyga halmar ku soo dhax qaado adigoo rali ah asadhagio27
Asadow meesha wax eye contact ladhaho majiraan ee qofkii caqli leh wuu fahmi karaa sabatoo ah labadooda waxay wataan magacyo muslim(Maryam &ibrahim) wayna xijaabantahy maryam hadii aana qaldaneyna ibrahmi waa nigerian
Aqoona uma lihi labadoodaba marka Qofki fikiro wuu fahmi karaa
Anigana markii kow ayaanba gartay. Rayigaas yaa ilaqabo 🙂
Cayda masha allh Wana fikir dheer tahay Qalbigedane waa ilalisey gabadhas hambalyo
So beautifully ❤🖤🖤🖤 mash allah
Keep goin pro asad haigo
Ee weyba iska cadeed wlh marki hore aanba dareemay
1. Gabadha wa asturantahy xooga
2. Matching dress ay wateen
3. Midba midka kle si saxan uma firin karin bcz they love each other🤣🤣
Yes ani wa shekay bacuse qof her hijjab ❤❤
Hesta lo saray😢😂😂😂ceyda wa legend😂❤
Asad hagio wll qaali allah haku sharafo alle dartiisa kujecelhy allah cafimaad kusiiyo