WAR ODAYAASHI MA BAXEEN XOOGA NAGU HAYSTAY😂 TIKTOK WA JAAMACAD BAL ODAYAAL HADAAN U AFDUUBNEN KWRMA😂

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 260

  • @oneeshsuper7778
    @oneeshsuper7778 4 дні тому +58

    Anaga xiligeeni ciyaal xun ma aheen horta waxan iska dhaafe kab aa afka lagaa galinaa hadaa hooyo ama aabe dheh 😂💃🏽🏃🏽‍♀️

  • @meddaher961
    @meddaher961 4 дні тому +134

    Salam Alaykoum wazirka iyo sarakisha i am from Djibouti

    • @ťòŕöńťó-y7w
      @ťòŕöńťó-y7w 4 дні тому +4

      Djibouti Caan rabis😂😂😂😂😂 1,000,000 qof gaadhee 😂😂

    • @MarianoVolland
      @MarianoVolland 4 дні тому +1

      respect reer jabouti

    • @DeganAmina
      @DeganAmina 4 дні тому

      ​@@ťòŕöńťó-y7w 1million nabad iyo calan saxib iya laga dareemin say MashaAllah 😂😂😂

    • @cabdifataaxcabdi4447
      @cabdifataaxcabdi4447 4 дні тому +2

      Hambalyo 1m garteen😂🎉

    • @AhmedRashid-j3d
      @AhmedRashid-j3d 4 дні тому +1

      1M HampalyoH D Jabuuti 😂🩷🇩🇯

  • @Hussein_Mukhtar_10
    @Hussein_Mukhtar_10 4 дні тому +50

    Waxan Ilahay Nooga Baryaayaa Qaatumo Wanagsan Inuu Alle Nagu Dilo Dhamaan Teena Aamiin Aamiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @Asad-hagio-2
    @Asad-hagio-2 4 дні тому +42

    Dunida Masoo Marin Ruux ka qayr badan Kana Sharaf badan Nabi Muxamed ﷺﷺ

  • @KOKO_BUULE_45
    @KOKO_BUULE_45 4 дні тому +24

    WALAAHI UMA MALEEYMAAYO
    IN DHAHAAN IYO GACMAHAAN QURUXDA BADAN IN AY DHAAFAYAAN SALIGA NABIGA S.C.W❤😢

  • @hamzehassan519
    @hamzehassan519 4 дні тому +31

    Toi qui lit mon commentaire que Dieu t'ouvre la porte du succès kaliyaaa reer Jabuuti ❤ waasir wan kuu Salam ❤✌️🙏

  • @AbdihakiinMukhtar-ek9hv
    @AbdihakiinMukhtar-ek9hv 4 дні тому +21

    Jiilbaba jiilaa ka danbeeya❤😂

  • @sakariyeshabaga4397
    @sakariyeshabaga4397 4 дні тому +20

    War saki binu xajiyow shilalka taleefanka xagee gaysay 😢 wanu uxisnaye

    • @Soomali4562
      @Soomali4562 4 дні тому

      Qodobkaasi waa loo xiisay wlhi 😂

  • @somali_shorts-m
    @somali_shorts-m 4 дні тому +6

    Kusaliya nabiga muxammad scw scw scw ❤❤❤scw scw ❤❤❤

  • @FARDOWSOAPDIFITAX
    @FARDOWSOAPDIFITAX 4 дні тому +7

    Wale ani hooyadey iyo aabahy baan yeelin dhala ujabsan markaa aragto wllhi hooyadey sawirka ma ogala illahy ha iidhaafo waan jeclahy❤

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 4 дні тому +10

    TEAM ZAKI ONE LIKE 👍

  • @mohamedhimilo6064
    @mohamedhimilo6064 4 дні тому +9

    اللهمَّ صلِّ وسلِّمْ وبارِكْ علَى عَبْدِكَ ورَسُوْلِكَ محمَّد وعلى آله وصحبه أجمعين.🕌

  • @القافي-س6ع
    @القافي-س6ع 4 дні тому +11

    Qofka ugu horreyo caawa like ta yaan leyla dhaafun

  • @EngMohamedIbrahimAli
    @EngMohamedIbrahimAli 4 дні тому +4

    Team fam guutaale odayga xoog leh American style

  • @ayubsaid9744
    @ayubsaid9744 4 дні тому +4

    Wasiir furiteenkii music ahaa waa badashay see camal😂😂😂😂

  • @Hussaindulane321
    @Hussaindulane321 4 дні тому +3

    Jabuuti u hambalyeeya 1 million coming soon 😂😂

  • @Islam536-Yw
    @Islam536-Yw 4 дні тому +4

    KUSALIYA NABIGA SCW ❤❤❤

  • @arzaama4871
    @arzaama4871 4 дні тому +4

    Xafadeen dadak joogo waa sidan odayasah iyo dhalinayarad walib mamoyinak 🎉

  • @eyqalib
    @eyqalib 3 дні тому +1

    Talented maha waxaniye waa rogmad illahay inama rogee dad waa wayn oo lunsan weeye subxanallah

  • @farxiyabarkhad6345
    @farxiyabarkhad6345 4 дні тому +4

    WAY ILBAXEEN ODAYASHII HOYOOYIN LA CAYI MAYO ODAYAL WAD WAREERTEN😂😂 PLS IS DAJIYA

  • @abdullahirashid495
    @abdullahirashid495 4 дні тому +3

    Outstanding analysis, amazing reaction brother 🎉❤

  • @AbdirahmaanbadalKhalif
    @AbdirahmaanbadalKhalif 4 дні тому +1

    Kusaliya rasuulkeena scw scw ❤

  • @amindjibril4548
    @amindjibril4548 4 дні тому +2

    From Djibouti 🇩🇯

  • @mahamedabdirahman6591
    @mahamedabdirahman6591 3 дні тому +1

    Heestaa Qofkii Garanayaa Magaceeda Hay Soo Sheego Ilaa Shalay Ban Raadiyo Way igu Adkaysee 😂

  • @niito-yt
    @niito-yt 4 дні тому +4

    Comment gii labad iyo like ugu horeyay ❤

  • @muzamilaarka1123
    @muzamilaarka1123 3 дні тому

    5:52 odeyga big faam sey wlhi waye😂😂😂😂

  • @samatarhoussein3866
    @samatarhoussein3866 3 дні тому

    Asc waziir iyo saraakiisha iam from Djibouti 🇩🇯

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax 4 дні тому +1

    Jiilba jiilaa ka dambeyo❤❤❤❤

  • @abassyoussouf
    @abassyoussouf 4 дні тому +7

    Jilba Jil ba kadabeya😂❤

  • @ARCAfrica-el7by
    @ARCAfrica-el7by 3 дні тому

    Team xafaayad waa raaxeysteen walhi😂,xilligeenii waan careysan jirnay😂😂😂

  • @Madaaale377
    @Madaaale377 4 дні тому +1

    Dani waaye aakhiro nafsoo gali lagu dhaha😂😂😂Lana dhihi jirey

  • @SalmaanBROKEN
    @SalmaanBROKEN 3 дні тому +1

    Zakiyow 1m kaama haaya war ninkan haloo kaco

  • @S.muse1
    @S.muse1 3 дні тому

    Tiktok baa jaaniskaa siisay😂😂

  • @KhadarhireZultaan
    @KhadarhireZultaan 4 дні тому +3

    meqa like heli karaa

  • @CaashoMohamed-dw9kc
    @CaashoMohamed-dw9kc 4 дні тому +1

    Jiilba jiilba kadambeeya❤😂

  • @horyaalkaaqoonta
    @horyaalkaaqoonta 3 дні тому

    Jiilba jiilbaa kadameeya❤❤

  • @sucaadsalam
    @sucaadsalam 4 дні тому +3

    Horta jeelkenii waridka maxeeya u ahanjireena dhagax😂😂balse kuwa hada waa an other level 👍👏👏

  • @somali_shorts-m
    @somali_shorts-m 4 дні тому

    Team zaki bino xaji 1K nagarsiya like 👍 ❤❤❤

  • @CimraanMohamed-ci4ke
    @CimraanMohamed-ci4ke 3 дні тому

    Jiilba jiilbaa ka dambeeya ❤😂

  • @Caabi4431
    @Caabi4431 4 дні тому

    Wasiiir Shilalkiii telefonada Kaama Hayno sarakiisho aadbey u tabeysaye❤

  • @Kibirlyyda
    @Kibirlyyda 2 дні тому

    😂😅ani kuwa idhalayy mayac loolama imaado kalay kula dhigayaan😂ani dad xun maa ahyy😂

  • @Ceelaabe
    @Ceelaabe День тому

    Nio jiilkan naga nasiib badan 😂xiligeenii 😢😂

  • @ApdirisaqHh
    @ApdirisaqHh 4 дні тому +1

    Salaama calaykum wasiir❤

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax 4 дні тому +1

    Jiilkeena caadi ma ahan

  • @jabdhurwaayare-ln9vb
    @jabdhurwaayare-ln9vb 4 дні тому

    Chalange- waxa hoggaamiye reer kismaayo

  • @ayaansalad1062
    @ayaansalad1062 4 дні тому

    Walahi zaki nin wax badan og balwad yaan awlaada nagala barin wax fiican maha sida kale waa top ❤

  • @Updull44h1
    @Updull44h1 4 дні тому +1

    Jiilba jiilbaa ka yaab badn😂😂😂😊

  • @muhammedhassan418
    @muhammedhassan418 4 дні тому +1

    Teenager youtube u gooni ah aya lo sameyaa gmail marka sameneso ayuba ku shegaa ee is daji

  • @HusenApdirashid
    @HusenApdirashid 4 дні тому

    Wasirka waxan raba inan ku xigenkaga noqdaan rabaa❤

  • @MaxamedHuseincabdi
    @MaxamedHuseincabdi 3 дні тому

    Waziir soopadi fiidyowyada kahadlida qadiyada somaliya pro😢

  • @AbdihafiidXuseen
    @AbdihafiidXuseen 3 дні тому

    Jiikba jiilaa kaween

  • @farhiafagadhe1273
    @farhiafagadhe1273 4 дні тому

    Odayaal shidan baa soo bxy 😂😂😂❤

  • @amalomar380
    @amalomar380 4 дні тому

    Walee way Naga nasiib badan yahii
    Allow xafid

  • @SasmiyoMaxamedFaarax-ju3zp
    @SasmiyoMaxamedFaarax-ju3zp 4 дні тому

    WAZIIR SHILALKA TALEFANADA AAWAY NH 😢😢😢

  • @ducaqabequreesh227
    @ducaqabequreesh227 3 дні тому

    Hhhh waa nagataga wax waalan baa tihiine odayaashan xayraamey bad nagu wareerinaysaan

  • @Danaaje
    @Danaaje 3 дні тому

    Top challenge😅😅

  • @canshuurxikmaawi
    @canshuurxikmaawi 3 дні тому

    2019 bey waalidiintii wax aqriska barteen ka dib bey difaaca ka soo baxeen iyo is jooxaarinta 🤣 dadkii 2019 umaleenaaye sanad xun ogaada wuxuu ahay sanad dhalinta iyo waalidiinta ey is dhax galeen

  • @ككممم-ص3خ
    @ككممم-ص3خ 4 дні тому +1

    Hada kahor adeer ayaan dhahey adeer salaamacaleeykum waxuu igu dhahey edeb daranaa ma anaa facaa kula ekaadey eeyow dadkii hore salaan xitaa ma jirin😅😅😅😅

  • @mowlidnoor8985
    @mowlidnoor8985 4 дні тому

    Oday yashi hee haye iwad sheekada ana an dhageeste 😮

  • @samsammaxamed1183
    @samsammaxamed1183 4 дні тому

    Waalidiintii nagu adkay jirey waxan leyahay waa soo soconaye is adeya dheh😂

  • @user-ge7cm4cj7r
    @user-ge7cm4cj7r 4 дні тому +2

    😂😂😂

  • @ahmedfarah5718
    @ahmedfarah5718 4 дні тому +2

    Jiilka ugu ayaanka daran waa midaan adigu iyo inta kula garaadka ah joogaan.
    Wax idiin dambeeya ma jiraan ,
    Diin ma haysaan,dhaqan mahaysaan,dadnimo ma haysaan,waxaad la garaad tihiin calooshiina,caarkiina iyo hadba anshax laawaha aad shaashadaha ka dhaqan qaadataan. Jiil ba'ay dheh. Kuwaad dhashaan ayaa ku dhib qaba.sharyiin illahay ha na dhaafiyo.

  • @HamdaKamadara
    @HamdaKamadara 4 дні тому

    Al wllyal anga reer woqeyi wxan ma naqano 😢waa dad adag kuwaygi😅

  • @mohameddaahir6003
    @mohameddaahir6003 4 дні тому

    Wasiir waxaa u getaway angel Di maria

  • @samiyajama4943
    @samiyajama4943 4 дні тому

    Hada waa la ilbaxay oo aduunka la fahmay😂😂😂

  • @AmiirfahadSaabun
    @AmiirfahadSaabun 3 дні тому

    Jiilba jiilbaa kadanbeeya ma iga haysaa wasiir😂

  • @najiipahmad44
    @najiipahmad44 4 дні тому

    Haa walhi sawirka NAFTA Gali aa lagu dhahaa😂😂😂😂😂

  • @SumayoUpdi-k8f
    @SumayoUpdi-k8f 3 дні тому

    War ani beyo ikeena wayabamahe ani familkena heesxata kuma agdari kartid ilafun wata👩‍🦯 😂😢

  • @AbdullahimohamedAbdullahimoha
    @AbdullahimohamedAbdullahimoha 4 дні тому

    Asc all muslims ❤

  • @abwaancaaydiid
    @abwaancaaydiid 4 дні тому

    Waziir taasi waa for tembo baxday waay😅😅 laakiin sida aad uga hadashaay ayaa ah sidii ugu mudneeyd mahadsanid saaxiib Zaki waxaan ka mid ahay dadkii kugusoo biiray mar hore adoo maraa 300 oo qof bas waan kula socdaa ilaa 800k iyo wax ja badan marka salaan gaaray ayaan adiga ku salaamay saaxiib ❤

  • @YaxyeAabi
    @YaxyeAabi 4 дні тому

    Wasiir wax qari lagaama karo : masheege marKa❤❤😂

  • @NimcoHodan-r5f
    @NimcoHodan-r5f 3 дні тому

    Anigu tiktok ma isticmaalo adaa xanta ii keena noh

  • @Roblox-rj1ub
    @Roblox-rj1ub 4 дні тому

    Asc wankusalamay wasir odayga ferha wayn so omaika Fatxiya Obseye duqicadanka ahaa ee wadatay

  • @AsmaYusuf-c2z
    @AsmaYusuf-c2z 20 годин тому

    Heesta magaceed isheegA

  • @khalidahmetnour4947
    @khalidahmetnour4947 4 дні тому

    Waziiir a away Somali cow boy ma ka soon hadashid 1:29

  • @maxamedmoha7164
    @maxamedmoha7164 4 дні тому +1

    Wll plz love i saar😂😂

  • @user-rp1pw4uh7z
    @user-rp1pw4uh7z 4 дні тому

    Wasiir ree Djibouti aa 1M kaaa hoor gadhaay😅😅😅😅

  • @hodaallehaldoor1179
    @hodaallehaldoor1179 4 дні тому

    Team zaki bin haji like 👍

  • @Aswanitamedyacin
    @Aswanitamedyacin 4 дні тому

    Waasir wan kuu salam. I am from Djibouti

  • @MariyoBashiir
    @MariyoBashiir 4 дні тому

    Wasiir dabin wuudhamaaday😢😢😢😢

  • @SasmiyoMaxamedFaarax-ju3zp
    @SasmiyoMaxamedFaarax-ju3zp 4 дні тому

    Wali walidin adag jiran sida ayeyadey cml🥺🥺

  • @DaoudAwaleh
    @DaoudAwaleh 4 дні тому

    Wassir warkaka I am from Djibouti spécial Balballa

  • @AaminoAxmed-y6q
    @AaminoAxmed-y6q 4 дні тому

    Ciyaal xamar is not easy wlhy 😅😂

  • @Geenyoabdi
    @Geenyoabdi 4 дні тому

    Jiilka manta io kan beriba waan salamaya

  • @dr.smunishaliabdi3112
    @dr.smunishaliabdi3112 4 дні тому

    Alh so toosiyo umadan xage jogan maba arke 🎉😂😂 bsinka abayaal aa

  • @munibjnr3101
    @munibjnr3101 4 дні тому

    Waziir tiktok ciwankaga saxda aah waa kee plz 🙏🙏🙏

  • @queencaato8382
    @queencaato8382 4 дні тому

    😂tiktok dadka kaliyu ka waaly wa somali duq iyo doon

  • @aaminadiy3020
    @aaminadiy3020 4 дні тому

    Dadkii hore wee wada mashquulsanaayeen zakiyoow lkn hada waa wada shaqo la aan dhamaan jilib culusta laadhuu eey geedaha kula ciyaaraan ciyaalka xaafada

  • @KeynaanMohamud-qy8tp
    @KeynaanMohamud-qy8tp 4 дні тому

    Ika daba gee anaa ka war qabin tiktok

  • @MumtazYusuf-r7c
    @MumtazYusuf-r7c 3 дні тому

    Ani iyo hooyadey qacda waan iska tirsana😂

  • @MohamedLabsalah
    @MohamedLabsalah 4 дні тому

    Nasiya dumshi miya ayaantan heesteeda ku furfurane kuna xiraneysa e😂

  • @LiiJanba
    @LiiJanba 4 дні тому

    ANAA KAAGAARSIINAA ODAYGA

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 4 дні тому

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @NasiyaHoussein
    @NasiyaHoussein 4 дні тому

    Waziir anaka jawi bn ku jiran 😂😂😂

  • @Munamaanka-u9d
    @Munamaanka-u9d 4 дні тому

    Walida ka waqoyi way ku diliba hda wxan ula timado😂

  • @I.am.hope.1993
    @I.am.hope.1993 День тому

    The name of the songs, please .. someone 😅😊

  • @alimahamoudali
    @alimahamoudali 4 дні тому +1

    Wa runta 🚭🚭🚭

  • @abdisalamkuulow4020
    @abdisalamkuulow4020 4 дні тому

    😂 wasir wa sugayy ina so qadan donto alabtan😂😂🙏

  • @FeyruusIbraahim
    @FeyruusIbraahim 4 дні тому

    Waraa midkaas aabahay umalaynayi😂😂

    • @abdinour
      @abdinour 4 дні тому

      Abaha ma taqaanid malaha maxaa keena ygaracow😂

  • @abdinaafac8211
    @abdinaafac8211 3 дні тому

    Ree gobol shaqo kuma laha challengan only ciyaal xamar wye😂😂