CUWEYMIR MA HADA LO MIYA AUTISM MIYU QAWA WAA TANA JAWABTA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 13 жов 2024

КОМЕНТАРІ •

  • @kuraxaysonoloshada574
    @kuraxaysonoloshada574 Рік тому +12

    Waa hoyo kaliged awlaad korsanaysaa dadka qalbiga ha kadhawicina keep going sister ❤

  • @HOOYOFATUSHHASSAN
    @HOOYOFATUSHHASSAN Рік тому +41

    Ku Sali Nabigena, The Best person ever, the most trusted person ever, the most knowledgeable and ever shining person is our beloved Prophet Muhammad Salalaahu Caleyhi Wasalam ❤️🕋📿🙏🙏🙏

    • @SAli-db7dw
      @SAli-db7dw Рік тому +2

      Salalaahu caleeyhi wasalam❤

    • @QueenMuniiza
      @QueenMuniiza Рік тому +2

      عليه افضل الصلاة والسلام على رسول الله صل الله عليه وسلم

    • @leylacabdulahi390
      @leylacabdulahi390 Рік тому

      Scw scw scw

  • @Ka-sheke
    @Ka-sheke Рік тому +6

    Cunuga hadlka waxaa ka dahiyey waa dhalada aad u daarto ee dhalada inta ka deysid lashekeso o somaliga bar👍

    • @umumascuud3307
      @umumascuud3307 Рік тому +2

      xitaxitaa xanuunka Austm tvga laga qaadaa

  • @user-umuAli
    @user-umuAli Рік тому +4

    Muhiimada caafimaadka waaye ilmaha isku mid maahan ilmaha qaar 2sano markay gaaraan wixii kadambeyo way caatowaan ilmaha qaarna ciyilka iyo caatanimada way u dhashaan ee ma aha in ay hooyada dayacday alle hakuu xafido xabiibti caafimaadka muhiim ah❤❤

  • @Queenugbaad
    @Queenugbaad Рік тому +36

    Muhiim maha inciyalkagu ay butanyahiin abayo lakiin dadku waxay arkayaan waxaad caruurtada sisid when your sharing your daily Routine . Markaa don’t feel bad if people share their opinion of what your feeding your kids. Adigaa noloshada ka dhigay public UA-cam na dortay inaad share garaysid waxaad caruurtada sisid. Hadayku dhibayso share less of your children. The truth is people will always share their opinions if it’s negative or positive.

  • @foozmuqtaar8502
    @foozmuqtaar8502 Рік тому +5

    Wan ku dareemi kara ina ader hal talo isku day ilmahaga inad camirada ka yaray so Allah nawada xifdiyo ilmaha love u sisters ❤❤

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 Рік тому +18

    Alxamdulillah walashay fartun
    Cuweymir iyo baby cabir inay cafimad qabaan ayaa muhiim ah, cayil maha muhiim, Alle ha u siyaadiyo cafimadka iyo dadaalka, wax idin dhiba Alle idama tuso, Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin ya Allah❤❤

  • @rawihassan8615
    @rawihassan8615 Рік тому +15

    Muhiim maaha cayil teeda kale cayil wax fiican maaha ilmo cayilan soomaali qurux ayey u yaqaanan hooyo fiican inaa tahay isha macalin ah allaha isku kiin xafido edo ❤️

  • @khadrahasan8090
    @khadrahasan8090 Рік тому +1

    Mshllh sistre storng mom keep goin wllo qli Aadbn kutgeeraaa Ilmhaaq Alle hkudaayo Hankul koriiyo wllo

  • @MaryancaliMaxamuud-v4u
    @MaryancaliMaxamuud-v4u Рік тому +5

    Cuweymar ikori sodohdii mustaqbalka waye insha allah cuwaymaro ubixina ❤ ilove you so much tuuney ilmaheda ❤

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Рік тому +22

    Labadaada waalid Janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii soo booqo channel keyga please ❤

  • @bulshokulmiye8998
    @bulshokulmiye8998 Рік тому +3

    Abayo qaliy cumamir mar ka umushiy ana waxan umuliy gabar saas iyo siy ka daraan biy cato utahiy wa wax noor mal ah ilmaha mar kiy 3 da sano ku soocdan wa cato daan dhib maleh ❤🎉❤🎉 hadu cafimad qabo wa masha alah ❤❤❤❤

  • @duniyohassan10
    @duniyohassan10 Рік тому +2

    Abayo waxa jiro otisamka qabo ilmo amisan dagan qelo badnen plz wlltinimo akugu shega iga qado taladas dhageso dr yasha kutaqsusay plz qalad maha

  • @shenkeronabdirahman7227
    @shenkeronabdirahman7227 Рік тому +4

    Is ok caata nimada cudur ma ahan aniga 5 baa ii jooga alxamdulilaah wana wada cato marka waa caadi

  • @AyaanCumarcisman
    @AyaanCumarcisman Рік тому +2

    Horta fartuun wlhi waa hooyo fiican oo aad ugu dadaasha cariurteeda caafimaad inuu ilmuhu kuu qabo ayaa kuu muhima Cayilkuna il iyo xasad mooyee wax kale mataro
    Wllo haniyad jabin hadalada dadka ay ku leeyihiin
    Midbaan kugula talinayaa wlo social media ubadkaaga ka yaree carabka dadka ka leexi inshallaaah

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza Рік тому +1

    الحمدلله على كل شيء وعلي كل حال

  • @naciimamaxamuud740
    @naciimamaxamuud740 Рік тому +1

    Marka hore asc wllo caruurta sii muus iyo shuuro iyo bad caano badan waa iga talo❤

  • @umualma2451
    @umualma2451 Рік тому

    Wllo qali caruurtu waxa mihima u ah inay ku cafimad qaban Allen haku xafido somali waa dad baruru jecel baruurtun caruurta uma fiican wlhy dhakhatku wuxu ku dhahay ilmaha cayilka ka ilaali marka anigu talo waxan kugu siin laha hayso duubin carurta yaryar allen hakula koriyo wllo 🥰🥰🥰🥰

  • @amira1438
    @amira1438 Рік тому +2

    masha alh ilmaha waa qurux badanyijhin catada waa qurux cayil faido maleh wana lojeda ilmahaga iney yihin ilmo qurux badan korish quruxon waa ka muqda mideda kale ilmaha tv lee ka dhaf maskaxdoda ma xamili karto tv ushegey bananka ubixi ha la sodhelo ciyalka ilmo waxa jiran dagan aana hadal badnen ilmaha madaxa weyna cayow aye koran weyna dheradan masha alh alle ha kula korsho owlada abayo

  • @daganabdikareem8836
    @daganabdikareem8836 Рік тому

    Omg mashquulka inta leeg muxu ahaa ilmaha wu hadlaya qasab maha ilmaha inuu hore uhadlo caruurta qaar kuwayga kamida 3 bay kuhadashay mantana wa ta oguhadal badan masha allah marka wllo ilahay ha kuxafido cato cafmad qaba aya fiican cayil il iyo xabuun kamadhamaado

  • @Amina_jannoo
    @Amina_jannoo Рік тому +1

    Allaha Kula koriyo ilmaha

  • @laylamohamed1144
    @laylamohamed1144 Рік тому +4

    Don't worry fartun Waa iska korayan caatada ayaa fican jiiska yogarta sii

  • @wardaladan425
    @wardaladan425 Рік тому +3

    Nolosha camerada gadaasheda xooga saar abayo intasa muhiim ah allle hakula garab qabto korsiintoda ta kale ilmaha naaaska hooyadis si fiiican u cabaa korsiimo xumaan lamaba kulmo ba ilaa markad aroosada ahayd ban kula socdey hoyoyinka ilmaha naaska ugu fiicana maad ahayn xaqiiqatan hana nala yaabin abayo adiga noloshada puplic nooga dhigee

  • @MuwaahipHassan-bk4rs
    @MuwaahipHassan-bk4rs Рік тому +1

    Ale ha kudayo wllo cato cafimad qaba wax lo dhigo male aniguba laba caata aya I joga ale ha i daye

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 Рік тому +13

    indho dheeraa dadkaan soo qoray comments ka aad ka jawaabayso tuuneey waayo wllhi Anigu been kuuma sheegayee shalay video gaa waan daawaday ama waan fiirsaday hadana inaan ilmaha ku qoslo isay wax u kala dafayaan maahe ilaahay baanku dhaartaye cayil iyo caato midkay yihiin kuma mashquulinba xataa wllhi billhi niyadayda kumasoo dhicinba yaab waxan waa loo kala dhashtay markaa hore usoco qli cayil muhiim maaha caafimaadka aya muhiim ah Alxamdulilaah Alle ha u siyaadiyo caafimaadka

  • @gamer5Real
    @gamer5Real Рік тому

    Aamiin yaa rabii shukran abyo mcn ❤❤❤❤

  • @FarhiaOmar-r9b
    @FarhiaOmar-r9b Рік тому +1

    Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @msszooya1919
    @msszooya1919 Рік тому

    bismilah shaqo la aan bdna nagaha oo mashqul bdna

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza Рік тому +6

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين

  • @Nimcosharaf465
    @Nimcosharaf465 Рік тому +22

    Allah is one❤❤❤

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza Рік тому +1

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @babanane1617
    @babanane1617 Рік тому +6

    Abayo fartun i know it hurts when people comment about your kids but keep going abayo you dont have to explain anything to anyone your young beautiful mom your kids are beautiful dont listen to Negative people's comments

  • @allowhooyojanadageeamiinum3730

    masha allaah abaayo allaha kudaysto muhiimadu wa inay cafimadqabaan ana kulamida ilmahayga wacaato dadaalna imayaro but alxamdulilaah way icaafimaad qabaan cayilkana waa udhalasho dadkeenana cayilkay jecelyihiin badankood halka caalamku kafakaraan cafimadka cayilkana laga cararo

  • @abdimoalim3449
    @abdimoalim3449 Рік тому

    fartun wan ku salame somaliyey ilmaha faraha ka qada cayil muhim ma ahan cafimadka muhim ah alx hadee cafimad qaba cafimadka allha u siyadiyo

  • @raxmodaaihir7434
    @raxmodaaihir7434 Рік тому

    wa sax ilahey hakucaafiyo wllshey 2020 ilaa 2023 wacaato ilmii dhashty 2ani iijogto waa sidan

  • @hibao9569
    @hibao9569 Рік тому +2

    Bisinka somalida waa an professional habka aan u hadalada ka qaldan hooyo ilmahaeefa waxas amuu qabaa lana dhahaa teda kale doctor matihiin tan kalena isku xishoda

  • @BadriyoSiciid-sg1ew
    @BadriyoSiciid-sg1ew Рік тому

    Xbbt soomaali ma.qancin kartid deee

  • @karimaaomar
    @karimaaomar Рік тому +2

    Dadku waxay arken uun ka hadlen! Iyna si wacan uga jawabtay. Naga daya hadba showga!!

  • @umriyaan9
    @umriyaan9 Рік тому +2

    Masha allh allh kulakoriyo carurta madaxa weyna aniga wilkeyga SAS owaha 5 sano karkow dhafay dhirirki owracay hada manaweyna Manayara cadicatada ciyalka gabar Cato kuwana Masha allh waye yanlaguwarerin ❤❤

  • @nasroaden2469
    @nasroaden2469 Рік тому

    Abayo ilmaha madaxa ween wuu dheeranaya wiilkayga saas ahaa hada nin dheer noqday ManshaAllah ilmahaga Allaha kuxafido eedo uahay ilmo cafimaad iyo qurux waa caatada naagahan yey kaa cunin ilmahee tv kadhaaf hasoogalin mardanbe waa iga waano

  • @farxiyoaxmed749
    @farxiyoaxmed749 Рік тому +1

    Abayo allah ku dhowro ilmahaga waa masha allah hadeba ku cafimad qaban alxamdulilah dheh ayaga iska cayili doono

  • @yaasmiinjamac9446
    @yaasmiinjamac9446 Рік тому

    fartuun caaqilada baa tahay gobonimo ,,,ayada quranka ku biloow yuotubkaga inshalah

  • @Kiki_afcad-m7c
    @Kiki_afcad-m7c Рік тому +1

    Muuqaal kan ma daawan kare jabaabta iisheega ma qaba haa ama maya

  • @ilhanmohasuleyman4568
    @ilhanmohasuleyman4568 Рік тому

    TUNEY ABAYO WAXWA HA IS WARERIN NOCAN ANE IJOGAN WALIBA WA MATANO WAXA ISDHEHE CARURUTAN EEDO MAHAYSO.WEXEY U EKAYEN CARURTA QOXOTIGA WAXWALBA SII LAGAMA CUNAYO.WAXAN ISUGU KARIN JIRAY BASTO BARADHO KAROT JIKAN WAN USHIDI JIRAY MASHA ALLAH HADA WA NIMAN WAWEN WA 7YEARS AYAGA MARKE WEYNADEN DANTODA CUNTADA UQATAEN ABAHOD WUXU IDHIHI JIRAY MALABKA LAGU CAYILO MADSISAY HADA WALADILAY ALLAH UNAXRISTO HAIS WARERIN ❤❤❤❤

  • @wanaagsaninmacalin-pb8zj
    @wanaagsaninmacalin-pb8zj Рік тому

    Caruurta alha ku cafiyo fartuun cayil waxba ma shegayo mu hiimadu waa cafimaadka

  • @Dajiya-f4n
    @Dajiya-f4n Рік тому

    Somali waa mucjiso duqsi miya meel walba way ku dhex dhacayan sheekh ma cafinayan shariif ma cafinayan Fana ma cafinayan gabadh xaas ah ma cafinayan carmal ma cafinayan Inan gashantiya ma cafinayan wiil doba ma cafinayan wiil xaasle ah ma cafinayan sodog ma caginayan sodog ma cafinayan madax ma cafinayan caruur ma cafinayan dal iyo dibad ma cafinayan akhiro iyo adun ma cafinayan cid idinka aman heshay ma jirto illahay ka baqda umada daya ilmahan daya. Kolay war ma daynaysan lakin laba kaliya afkina amaan haka helo reeraha familka ah ee ad iyagoon daginba ad ledihin maxaf U dhali waydeen sanad bad isqabtane iyo caruurta labada amaan siya plz. walashay masha allah alle haku xafido caruurtada dadkan xanusanaya ha U jawabin noloshada alle haku barakeeyo ayan ku leyay .

  • @boqoradacadar
    @boqoradacadar Рік тому +1

    Ilmaha caato waa qurux abaayo yay nan ku waalin dadkaan mashquulka badan

  • @asiamsami3203
    @asiamsami3203 Рік тому +4

    I wish you could post your videos with English subtitles

  • @sahraisaaq5854
    @sahraisaaq5854 Рік тому

    Mashallah tabarakallah wll alle hagu xafido.caruurtu iskumid maaha qaarba si weeye qaarba hadal badan qaarba aamus badan.autisamka qofka qaba mana ciyaaro contact maleh wax ma eego ma hadlo markaa gabdhii qoraalkan so qortay mar wakba wax aadan cilmi ulaheen haka hadlin somalida qaar caruurtay ku mashquulan acudubillah naa xishooda hooyo kasta waxay jeceshahay ubadkeeda farxadiisa cfmdkiisa wax walba❤❤

  • @ياسمينمحمدفارح
    @ياسمينمحمدفارح Рік тому +1

    maashaa alaah ilaahay hagu xafito abaayo qaali oo marwaba hagukarab galo ❤

  • @yaasmiinjamac9446
    @yaasmiinjamac9446 Рік тому +1

    fartuun aoutismka waa kala lefal kuwa hadalin oo degan jiro aan dhib badneen wiilkeyga weyn sida aha marku 2 sano laha ,,,,wiilka cartoonka tvga ka yareey waa talo fiican ilmaha hadalka ku yar tvga wuu sii dhaawacaa ,,fartuun wiilkaga caanaha geela sii iyo dhuuxa geel sii si hadal badan oga imaado inshalah

  • @faayxun8823
    @faayxun8823 Рік тому

    Wlhi abaayo cayilka alle haya aniga 2 ijogta ilahey ujoogane wax waliba waa usameeya away hee dadki cuni lahaa dadkana hadal maka daalan ilmaha maa wax siisid aniga saan wax waliba uso gaday waa daala allah siyo cayil caafimad leh

  • @fatimomuuse2105
    @fatimomuuse2105 Рік тому

    Masha allh abaayo xijaabkaagi soo cesho qaaali waad kala sharaf badnayd

  • @rorobano6907
    @rorobano6907 Рік тому +1

    Abayo caato waxba mahan hadey cafimad qaban wa alxdlh

  • @zeinabahmed3784
    @zeinabahmed3784 Рік тому

    Asc Abayo ilkaa igawaran xanon miya wankabaqaye dor sano ayan niyada kuhaya ilkaheyga wayderyihiin please jawab Abayo

  • @safiyoahmed5864
    @safiyoahmed5864 Рік тому +1

    Masha Allah caruurta Allah kuu xafido Amiiiiiiiin ❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹🌹👑👑👑👑👑👑

  • @hodanciye8879
    @hodanciye8879 Рік тому +1

    Macaanto alaah hakuu xafido somalidana iskaga😂 samir ❤

  • @mimi-bs8ku
    @mimi-bs8ku Рік тому +1

    Masha Allah ilmahaaga wax maqabaan abayo cuntana hakuqasbin youtubka lee kafiirso sida appetite koda lo furo vitamins ka lee sii wey korayan intee yaryihin somalida ilmaha wey kugu ceysa markey weynadan wey kugu cowrisaa hadalkana asaga iska imanayo haduuba fahmayo wax oo u daganyahay … dhuuxa geelka Nairobi kadirso oo canjeerada ku sii ❤

    • @ruun565y
      @ruun565y Рік тому

      Abyo nairobi ana jogo inte laga hela

    • @sweetamla2058
      @sweetamla2058 Рік тому

      Muxuu taraa dhuuxa geela

    • @mimi-bs8ku
      @mimi-bs8ku Рік тому

      @@ruun565y suuqa hilibka tag er weydii xataa asagoo diyaarsan aya helee oo lasameyay

    • @mimi-bs8ku
      @mimi-bs8ku Рік тому

      @@sweetamla2058 abayo waxu Tara maskaxda ilmaha iyo Dadka weynba Wu u ficanyahay waayihii dambana waa laisku raacay caruurta hadalka iyo firfirconi inu siiyo.

  • @aminohasssan3244
    @aminohasssan3244 Рік тому +2

    Dad ka sualahas kuso qoray ilmo ma dhalin miya qof ilmoolow ah wu fahmi kara In ciyaal ka qaar ee cunada ee cunin ilmo waxa arkeesa hal meel wax kuwada cunan hadana mid caato ah midna wu cayilanyahay

  • @ayanahmednur5773
    @ayanahmednur5773 Рік тому

    abayo macan tuuney somali mala qancin karo tan kale nagahan ayago gurigoda ilmahoda war ka hen mey ku mashaqulan tadka kale thnkz ilmahodo cato ah kuwaga shaqeyan kor uga bax in hoyo dhiran karti leh nadafad le tahay wa ognahay ❤❤

  • @nastexotahliil1682
    @nastexotahliil1682 Рік тому

    Cayil waxba haku falin ishiisa iyo caajiskiisa

  • @FathiyaM-j3q
    @FathiyaM-j3q Рік тому

    Ilmaha xananeso mar hore arkay sibay ulicayan xumana haigaarkin walashey cafwan

  • @susua1895
    @susua1895 Рік тому

    Asc abayo marka hore mashallah ilmo qurux badan oo health ah aya hestaa allaha ku dayee Dadkaan horta maxe uu judge gareyan dadka mida kale hoyo somaliyed wax walbo ayada ilmaheda la jecel su’aalo anan hoyo la qedinim aa wediseen ax hoyo la dhaho iahaga cato waye iyo ma dhaqalesid iyo karsada ka xuun iyo waxas qalbige toos uu adaa wallahi hoyo xuun ina tahay aa isku malenee ma ficno

  • @fadumodahir-lr1um
    @fadumodahir-lr1um Рік тому

    Masha Allah wllo fatuun allow kula gori awlaada cidna hajojin wllo

  • @marianmohamed3937
    @marianmohamed3937 Рік тому +1

    Ilmaha caatada aa ugu caafimaad fiicaan. You are the best mother dear. Ilmaha activity oo banaanka kusoo qor ama socodka u wad maalin kasto si ay u gaajoodaan. Hooyo aad u fiican aa tahay.

  • @rumaanciisexuseen4557
    @rumaanciisexuseen4557 Рік тому

    M.a mcnto alle hku dayo ani drs ahy wilkaga hdu marpo hadlo uuna madax adken ma qawo Autism alle kma rido bayo

  • @shukrisharaf
    @shukrisharaf Рік тому

    Vitamin illaa 3sano ama ugu yaraan 2sano bar inteey ka gaarayaan ha iska siinin abaayo

  • @fadumojamac763
    @fadumojamac763 Рік тому

    Otisim waa dabaal am waa dhimandhian fartuun

  • @kadramohamud1318
    @kadramohamud1318 Рік тому

    Fartuun waanku salaamay walaasheey si wanaagsan ayaad uga jawaabtay comentiga qof dulqaad leh baadtahay allaah hakula koriyo caruurta.

  • @amiiraali2173
    @amiiraali2173 Рік тому

    Maasha Allah tabaarakallaah Allah kuuu xafido🎉🎉xbbti

  • @amiiraali2173
    @amiiraali2173 Рік тому

    Ilmaha camera uma fiicn adiiilee. Nosoo sheekee yaan il inooga dhicine Allah inoo xafido illaha

  • @Jeceel
    @Jeceel Рік тому +5

    Somalia ma aqaan waxaan kuqeexo
    Waa dad dadka niyad jabiyo
    Aniga cunugteeydu Alxamdulilaah waa iii cafimaad qabta
    Mashaa allah❤lkn waa caato
    Dadka ayaa nafta ii kenay alle cunugta cata badanaa
    Ma cunta siisid
    Bal hooyo maan jecleyn cunugeeda inu uqurux badnaado
    Dadka illahey wanaga hatusiyo
    Dadkey niyad jabiyaan

    • @ridwanabdulahi2221
      @ridwanabdulahi2221 Рік тому

      Kkk abayo ilmo dhafi mayan somali aniga xita gabar hesta 5 sana o cata qof somali ah hada arko waxu idhaha cato wayo ani wa isu naxaya war maxan sameya yab marka wa cadi le dhaha

    • @Jeceel
      @Jeceel Рік тому

      @@ridwanabdulahi2221 abyo waa kuniyad jabinayaa ani qurbahan joga dhaqtarkeeda ugeyay xita wuxuu dhahay misaankeeda wa okay hada kala jecli ama ha hadlaan ama ha amusan

  • @ummulkhairahmed8336
    @ummulkhairahmed8336 Рік тому

    Asc abayo Masha'Allah Ilaahay carurta hakuu xifdiyo sifcn ayad uga falcelisay qoralada dadka Anna waxan kugu darsan lahaa ilmaha quraan saar inkasto ad shegtay inad ku aqrisid qurankas lee kuwad IL dad xitaa wey kentaa ilmaha iney cuntada qaadan wayan iyo xanunada marka guriga iyo ciyalkaba quranka lee ugu dadal

  • @raymasomali
    @raymasomali Рік тому

    Alle haku dayo abayo

  • @umunashaad5341
    @umunashaad5341 Рік тому

    Fartuuney abayo caruurta alle haku xif diyo

  • @ZahraAhmed-uc4qw
    @ZahraAhmed-uc4qw Рік тому

    Abaayo waxaan haystaa baby cumaymir leeg hadalkiisan ma badno waan caafimaad qabaa alxamdulilaah ilmuhu isku mid ma ahan waxad tahay hooyo fiican alxamdulilaah alle Haku xafido xabiibti

  • @munocalicalasow4124
    @munocalicalasow4124 Рік тому

    Abaayo hore usoco

  • @farhadanolasha9761
    @farhadanolasha9761 Рік тому

    👍

  • @Aaamina12
    @Aaamina12 Рік тому

    Farmaajosi wll iyaga iska cayilaya cafimadka muhim ah

  • @nuurulimanchannel
    @nuurulimanchannel Рік тому +1

    Weli wuu yerya wakhti la dhararo ma gaarin even gabadheyda isku mar dhalney weli si fiican uma hadlin ❤

  • @ramadaklant2313
    @ramadaklant2313 Рік тому +1

    Abayo quracda waxa sisaa boorash moos timer apel loos intaaas isku shiid si waa ku qurux badnanayaan ❤

  • @XabiibaAbdi-v8d
    @XabiibaAbdi-v8d Рік тому

    maashaa alaah ilaah ay Hague xaflto abaayo gwalior marwaba❤❤❤🤲🤲🙏💯✋️😊🤛

  • @kherjecel1705
    @kherjecel1705 Рік тому

    Masha.allaahaah.abaayo.masuuliyada.ween.ee.aad.heysid.illaahay.hakuu.fududeeyo.ilmahana.hakula.koriyo.mcney.fartuuney.xijaabkaa.ca.soo.Cesho.xijaabkaagaa.ok.qurux.badneed.xumaanaha.iifahmin😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @Khadroxasan-zn1bz
    @Khadroxasan-zn1bz Рік тому +1

    ha u jojin waxas ciyalka 4 sano ku hadla jira hadi hadlin dhib malahm gabdhyda hadal fican mataqano Alxmdulilh caqligeda wa taam

  • @rahmaabduqadir5125
    @rahmaabduqadir5125 Рік тому

    Illahay ha Kama dhigo abayo wiilkada wu ficanyahay dadkan yay ku walaalin allaha ku xifdiyo

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza Рік тому +4

    اللهم ارحم موتانا وموتى المسلمين أجمعين يارب العالمين

  • @raxmomuxudiinofficial7285
    @raxmomuxudiinofficial7285 Рік тому

    Masha Allah illaahey ha ku xafido caruurta

  • @fatushayaan8316
    @fatushayaan8316 Рік тому +1

    masha Allah abyo Allah haku daayo carurta lkn la shekeyso shekada aad bey u cawisaa carurta ❤❤❤

  • @farhiyaduble48
    @farhiyaduble48 Рік тому

    Abayo dadkan yeysan ku walin. Alle haku deysto❤ ciyalkaagaaa ❤

  • @jhussain1507
    @jhussain1507 11 місяців тому

    Abaayo yeey kuwaalin dadkaan caruurta cayiil uma fiicno walahi hadaay cafimaad qabaan alxamdulillah caato wax madhiibto

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza Рік тому +9

    اللهم اشفي مرضانا ومرضى المسلمين اللهم آمين يارب العالمين

  • @qalanjo730
    @qalanjo730 Рік тому +1

    Somalida waa wada dhakhtar wali aniga wiil aya ijoga wax kasta uyaana wana hadla lkn aniga unba fahmo lkn dadaka waxay dhahan maxu uhadlilayahay marka dadaka ilamaha kumashqula ayan layaba

  • @aminabella8266
    @aminabella8266 Рік тому +5

    Please mom is not easy wlhi don't say do this and that she know better than everyone so

  • @munonuune5013
    @munonuune5013 Рік тому +2

    Waa sax abaayo waxaa dhici karto inuusan qabin lkn aniga xataa isdhahay waayo curudkayga ayaa qaba wuuna dhib yar yahay mana qelayliyo aad ayuuna u dagan yahay lkn ilmaha wax isku xariiriya waa inta badan waa ayaga insha allah u fiirso abaayo alle hakuu daayo

    • @suumaya-ds3bk
      @suumaya-ds3bk Рік тому

      Abay ani xata curadka an is dhaha waqaba wana ilmaheyga cunuga ugu dagan dhaqatir badan an geye wexey dhahen maqabo lashekeyso wayo ani waxan TV kadaye aso sadax jir ah.wlh markan soxasuusto wan calolo xumada san TV ugu daye habenkow dhashay fadhiga jodari udhigay asan TV udaye 😢😢😢😢 ilaa hada hadal fican maleh

    • @kaltuunabdullahi203
      @kaltuunabdullahi203 Рік тому

      Hadal kaliya maaha gabadhan cunugeeda iyo kan amiira qurux mar hore aan ka dareemay calaamado badan autism ah,qofki yaqaana yaqaan ilmahaas.
      hadalka waxaa ka daran eye contact,mana lahan 2daas wiil, tvga iyo mobile ka ayaana ku keeno ilmaha.

    • @kaltuunabdullahi203
      @kaltuunabdullahi203 Рік тому

      ​@@suumaya-ds3bkisku qiso ayaan nahay wlh asoo hal jir ah oo hadal ii bartay ayaan mobile siiyay shib cunugi

    • @suumaya-ds3bk
      @suumaya-ds3bk Рік тому

      @@kaltuunabdullahi203 abay hadal qeyr qaba Allaha noga keno ani aso fadhi barad ah i weci jiray markow sanad garay maleh waci iyo cayar lkn wali madaren sanen markow 3 sano galay in dhhii kala furay hada san TV uga daye waronyahay

  • @hilwaabdi2109
    @hilwaabdi2109 Рік тому +1

    Wilkan wali wuu yaryahay waaba 2jir ani 3 jir aan wali sifican uhadlin ii joogo waan cartoonka ilmaha looshito englishkan se logu hadla sidi in lagu dhashay carton leen laga bartay dadka qaar wey igu caayan maxaaa waaye cunuga weyn an afsomaliga aqoon ma dhiman ba aa la igu yiri yaab wlhi wax ka fahan badan ma jiro ani wuu ilasheekeysta lkn erayda sifac uma saxo

  • @halimaabdinoor4210
    @halimaabdinoor4210 Рік тому

    SubxanaAllah abayo Allaha kudowro aniga ciyalka wax qaldan kumaarkin Masha Allah cuntadana ciyal o dan aya sas ah cuntada waydithan

  • @shukriali6715
    @shukriali6715 Рік тому

    Oo dadkan shaqalan badana siday ogaaden ilmaha waxay cunan iyo wax kale bisinka

  • @deeqaabdullahi5777
    @deeqaabdullahi5777 Рік тому

    Wiilasha ma war badna waa run

  • @BibiBib-l8d
    @BibiBib-l8d Рік тому

    Cayil waa C-dur sonkor laga qada

  • @xaliimosacdiyo2963
    @xaliimosacdiyo2963 Рік тому

    Fartuuna habi somali haujawawi abayo hooyo fiicN ayaatahy sadar muuqado su alkadhan