Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Qaaci Show | Axmed Jacayl & Canab Jidda | Astaan | 2020

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 205

  • @cawlmedia6406
    @cawlmedia6406 4 роки тому +33

    AXMED JACAYL
    Akhlaaq iyo edeb badan baa ka muuqata codkiisuna waa layaab marka loo eego heesuhu qaadayo waana nin xarago badan masha allah hore u soco Sxip

    • @jamamohamed7342
      @jamamohamed7342 3 роки тому +1

      Indonesia barbershop nala dawada
      ua-cam.com/video/MsryBpIMde8/v-deo.html
      Waa sidee

    • @axmediimaan9722
      @axmediimaan9722 3 роки тому

      Aad iyo aad sxb si fcn baan isku naqaan, wuxu galaa xafada kililka ee magaalada hargaysa,

  • @axmediimaan9722
    @axmediimaan9722 3 роки тому +1

    Ahmed jacayl waa wiil reer Hargaysa ah, gaar ahaanXaafada Sheekh Nuur(Kililka) ee degmada Gacan Libaax, Ahmed waa wiil akhlaaq badan oo degen runti, waxan ku ogaa abwaan lkn heesahana wuu ku darsaday, ahmedoow hore u soco indr.

  • @Ahmedmohamed-wo2fv
    @Ahmedmohamed-wo2fv 4 роки тому +14

    runtii si kadis ah ayaan axmed jacayl ula kulmay. waayo inu heesaha sameeyo waan ogaa lkn inu heeso qaado maanan ogay. axmed yare indr hore u soco abid.

    • @jamamohamed7342
      @jamamohamed7342 3 роки тому +1

      Indonesia barbershop nala dawada
      ua-cam.com/video/MsryBpIMde8/v-deo.html
      Waa sidee

  • @umucaynihenna3347
    @umucaynihenna3347 4 роки тому +60

    Abayo iyo abwe hanti idinma waydiisanaayo😥waaxan idinka codsanayaa qif walba ee aqrita qoralka inuu isoo booqdo plse🙏🙏1k igaarsiiya allah dartiis

    • @mustafabashiir7050
      @mustafabashiir7050 4 роки тому

      Abayo calosha i hurisey wanku saray

    • @lamahuraanChanel
      @lamahuraanChanel 4 роки тому +1

      Hore u soco abayo wan kju saaray subscribe adna ii saar

    • @engnuradin4228
      @engnuradin4228 4 роки тому

      Haye ana ii Saar ana galeelka aan furaya

    • @MOHAMED-zc6bg
      @MOHAMED-zc6bg 3 роки тому

      Ok wllo

    • @jamamohamed7342
      @jamamohamed7342 3 роки тому

      Indonesia barbershop nala dawada
      ua-cam.com/video/MsryBpIMde8/v-deo.html
      Waa sidee

  • @shabeellyarreofficial9904
    @shabeellyarreofficial9904 4 роки тому +3

    Axmed jaceyl inankani waa inankii bandhiga kusoo Baxey waad ficantee halkaa ka wadd🎤🎻🥁

  • @dhinbil70
    @dhinbil70 4 роки тому +2

    Salaan sare woooooow woooooow hesaaahana no so bafiiya FANAAN GASS FROM CALIFORNIA

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 4 роки тому +5

    Wiilkaan yar cod xariir alla eedo gacaliye ❤❤❤❤❤❤

  • @xafsajama9829
    @xafsajama9829 4 роки тому +5

    Axmed Maxamed adan Axmed jcyl 👑❤

  • @mukhtarmahamed3119
    @mukhtarmahamed3119 4 роки тому

    Astaan aadbaan ugu mahad naqayaa waayo kanyari waxay siisay jaanis wanaagsan oo uu kusoo bandhigo codkiisa quruxda badan runtii waxaan umalaynayaa fanaanimada wuxuu ku jiray waxaan gaadhayn 3 bilood codkiisana waad yaabtaa isaga iyo inantaba cod fiican bay leeyihiin heesaha ay qaadeena si wanaagsan bay uqaadeen maasha allah HARGEISA HOYGA FANKA UMADA SOOMAALIDA HARGEISA SOMALILAND 💯💯💯💯💯💯🎤🎤🎤🎤🎶🎶🎹🎹💚💚💚💚💚💚🤍🤍🤍🤍❤❤❤❤❤💚💚💚💚💚🤍🤍🤍🤍🤍🤍❤❤❤❤❤💚💚💚💚💚🤍🤍🤍🤍🤍❤❤❤❤💚💚💚💚🤍🤍🤍🤍🤍❤❤❤❤❤💚💚💚💚🤍🤍🤍🤍❤❤❤💚💚💚🤍🤍❤❤❤❤❤

  • @Bn99757
    @Bn99757 4 роки тому +5

    I like this guy . Just came out in a day and now he’s is a fanaan hahah

    • @dervishswag3896
      @dervishswag3896 4 роки тому

      Doesn’t Everything in life have a beginning and ending.

    • @zakimohas
      @zakimohas 4 роки тому

      Yeah I see him only one barnaamish and now he is fanaan coz his amazing voice👍🏿🙄

  • @Realmehdi121
    @Realmehdi121 4 роки тому +3

    Axyaa yaa Qaraam Shoodhahaygii #Bulshawibeatz iyo team Astaanba waxaan leeyahay afkiina caano lagu qabay👏👏👍👍labada Fanaana axyaa sowtul Ruxul xawiif fankey u hiiliyeen👏

  • @ahmedget6876
    @ahmedget6876 4 роки тому +1

    Maanta waa ii kaw comment UA-cam ku xariiqo waxaan Ka haysan waayay dhalin yartan fanaaniintii oo dhan qalbiga Ka xagtay wooow

  • @ayanwarsame7218
    @ayanwarsame7218 4 роки тому +4

    Hargeida xarunta fanaaniinta iyo Muryida my town

  • @xayiramedia8952
    @xayiramedia8952 4 роки тому +4

    Mnshlh casimadayda Somaliland hoygii fanka Somaliland

  • @khadarmohamed6505
    @khadarmohamed6505 4 роки тому +2

    What a talented young people you are. Fantastic

  • @realwaryaa1982
    @realwaryaa1982 4 роки тому +2

    Hooyga fanka iyo Murqaanka Hargeysa hadh wanaag

  • @lilboss5452
    @lilboss5452 4 роки тому

    Abshir eshcaala codad kala dhicin salaan baan udirayaa hooyada fanka soomaaliyeed hargeysa caday✋✋✋✋✋✋✋

  • @habifarah6128
    @habifarah6128 4 роки тому +2

    Wllky Ahmed jacayl qof qaliyaa jiro joog

  • @saeddhago2959
    @saeddhago2959 4 роки тому +3

    Zhpky Ahmed mohamed adaN hore usocod balaadhaN zhp

    • @CAATEEYEH
      @CAATEEYEH 3 роки тому

      Wee siciid dhego legend noolow adna bro

  • @somalinetflix3533
    @somalinetflix3533 8 місяців тому

    Allow Fanaan ma Yahay inadeerkay Salaama Axmed Carsaanyoy

  • @mustafabashiir7050
    @mustafabashiir7050 4 роки тому +3

    Runti qarbadan o fananin isku shegya ayu dhama kan yari hore u soco zxp

  • @abdirashidguled6697
    @abdirashidguled6697 3 роки тому +1

    Waxan ku qiimeeyey inay yihiin fanaaniintii qarniga codkiina iyo akhlaaqdiina eebe haydiin barakeeyo

  • @habeendhaladtimirta7311
    @habeendhaladtimirta7311 4 роки тому +2

    walaahi taageeradaydii waan ku guulaystay anoo buuhodle joogaan labadan aan taageere u ahaa caawana waan la dhacay codkoodii hanbalyo

  • @mohamedcm4848
    @mohamedcm4848 4 роки тому +1

    Ciyaalo kilidhki kabaha cadcad fanani ayaa ka soo baxaday aad iyo aad

  • @cayniqurux1695
    @cayniqurux1695 4 роки тому +3

    Ahmed jacayl 😍hore usoco bro

  • @qalliguhaad4300
    @qalliguhaad4300 3 роки тому

    fanaanada canab jida wey dhimatay alaha unaxariisto

  • @cabdiaxmedboss1521
    @cabdiaxmedboss1521 3 роки тому +1

    Axmed masha allh brother axyaa cod alle haku xafido 🥰

  • @samsamcaday7ug165
    @samsamcaday7ug165 3 роки тому +3

    Axmed keep going prather 💋💋💗💞

  • @mubarikmaxamed1084
    @mubarikmaxamed1084 4 роки тому

    Eesh cala alfanan axmed Mohamad adan jacayloz go forward bro dhiiga ugu horee

  • @Sir-apdrzak
    @Sir-apdrzak 4 роки тому +6

    Erayada heesta axmed mooge ee miyaan xalayto jiifsaday caadi umuu wada sixin but he is talented💯

  • @nouramohd1314
    @nouramohd1314 4 роки тому +2

    Wwww ahmed jacaylow fanan 👏👏👏👏👏👍👍👍👍👍💯💯💯💯💯💯💯💓💓💓💓💓💓💓🌻🌻🌻🌻🌻🌻🌻🌻💯

  • @m.x970
    @m.x970 4 роки тому +18

    Reer waqooyi intey waxaan kuso hordhigaan bey misana kuleyihin waynu idin ka go,aynaa jaw 🤔🤔🤔 adeerow waynu isla meereysa neysaa ila qimaaha 😂😂😂😂

  • @majedismael6056
    @majedismael6056 4 роки тому

    Caasimatu dunya iyo CiyaaLkii caasimadda ka cabaaji iyo waxaas looma baahna. Way abtirsaddeen fanaaniintu💪

  • @abdirahmanabshir1748
    @abdirahmanabshir1748 4 роки тому +2

    Ax alow kuu naxariisto legend Ahmed mxmed mooge waa xasuus qalia anoo yar secondryga dhigta ayn jeclaaas

    • @princeaamin5472
      @princeaamin5472 3 роки тому

      Wan ku salamaya al fanan gass sxb gacaliye meshan adiga unba kamaqan 😂 😂

  • @hamdabili5240
    @hamdabili5240 4 роки тому +2

    Ahmed jacayl wll hore 🥰🙏

  • @abdishakourshakti7364
    @abdishakourshakti7364 2 роки тому +2

    Comentyada Oo Kaliya Ayaaba igu filnaaday
    Fanaanka Keliya Ee CM usoo baxaya Next Few Years 😀🧐😂

  • @omaralsomali2012
    @omaralsomali2012 4 роки тому +1

    Canabeeeeey
    Waan kusalaamay👍🏻

  • @abdiwahidhussein8396
    @abdiwahidhussein8396 4 роки тому +1

    Casaanyo legend waan ku salaamayaa.

  • @aminhussein578
    @aminhussein578 4 роки тому +2

    Inantu cod dahab ah bay ledahay inankuna kama dhaco keep going

  • @khadarmohamed6505
    @khadarmohamed6505 4 роки тому

    A new star is born.

  • @maxamedhaadi9561
    @maxamedhaadi9561 4 роки тому +1

    Masha aalh zxp axmed jacayl

  • @deeqkilixofficial6891
    @deeqkilixofficial6891 3 роки тому +2

    jidhku muu dubaaxsheen
    naftanoon ku jirinoo
    cirku jabaq ma keeneen
    tii oon jirin daruurtuye
    ifka lamaba joogeen
    dhulka laguma jiifen
    ogobeey jacaylkuna
    waxaan jirin haduu yahay
    jaleecdaan ku eegaba
    jiro ima haleesheen
    mana jidhiidhicoodeen
    Heee he heee he
    intaan jahawareeree
    miyaan xalayto jiifsaday
    jirjirkaba miyaan dhigay
    riyaad igula joogtee
    W/Q Deeq kilix

  • @khalidahmed3810
    @khalidahmed3810 4 роки тому +1

    Kiladhkii fanaanbaa kasoo baxay

  • @axmedcarafaad988
    @axmedcarafaad988 3 роки тому

    Mustaqbal fanaan ayuu leeyahay hote u soco

  • @kamaalilkacase
    @kamaalilkacase 3 роки тому

    Waa kuwaa fankii Aan Rabey dadkeygaw Horey baan Idinku ogahey

  • @maariyahassan5171
    @maariyahassan5171 4 роки тому +1

    Ma ka soo qayb gali karaa qaaci shaw waan ubaahane🖤

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 2 роки тому +2

    Heesta Dixon
    Waa xasuustii AUN Kooshin Yare
    Maxaa Dixon kaaga xidhan
    Ma Geel baa Kuugu dhalay.

    • @hassanrage2840
      @hassanrage2840 6 місяців тому +1

      Hilmam hadal kuma jiro waa xasuustii axmed yaasiin digfeer AUN

    • @SuugaanSafaari
      @SuugaanSafaari 6 місяців тому

      @@hassanrage2840
      Waad saxan tahay saaxiib Thanks

  • @dharkayncabdiraxmaan3662
    @dharkayncabdiraxmaan3662 3 роки тому

    Waah waah kuluuqayntii maxamad mooge liibaan

  • @maxamedmandeela8207
    @maxamedmandeela8207 4 роки тому +2

    Axmed maaxamed aadan mr jcyl
    Sxb qali halkaa kulaman jclyn geesi wxthy nin aan jclhy balse halkaa iyada ah sidaad dib uga noqon lahyd wn ka tashanaynaa

  • @mustafekayse5218
    @mustafekayse5218 4 роки тому +1

    Caleek caleek ahmed jacayl

    • @libanhussein5340
      @libanhussein5340 4 роки тому

      abwaan mustafe kayse cilmi aqoon yahan , stress ka qurbaha qaraamka ka hoos gal .

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 3 роки тому +1

    Eedo aad iyo aad cod macaan💕💕✋😍😍💙💗❤❤

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 3 роки тому

    Eedo xaqiida wu ka baxay💗❤❤❤❤❤

  • @xamdanuurmaxamuud8340
    @xamdanuurmaxamuud8340 4 роки тому +1

    Axmed jacayal edo afku kuma go

  • @asmacali6894
    @asmacali6894 2 роки тому

    Axmed jacayl

  • @bishaaryareofficial4221
    @bishaaryareofficial4221 3 роки тому

    Canab jiddah guulayso weligaa

  • @yaxyeyemani646
    @yaxyeyemani646 4 роки тому +3

    My big bro keep going

    • @jamamohamed7342
      @jamamohamed7342 3 роки тому

      Indonesia barbershop nala dawada
      ua-cam.com/video/MsryBpIMde8/v-deo.html
      Waa sidee

  • @omarsollasofficial8926
    @omarsollasofficial8926 4 роки тому +1

    Fan Nooleeye🎺 Qaaci NaXasuusiye🎻
    #ASTAAAAAN_SHOOOOOW🎖💥👑

  • @maxamedfaysalaxmed
    @maxamedfaysalaxmed 4 роки тому +1

    Axmed jacayl keep going

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 3 роки тому

    Yaasiin digfeer allayarxama

  • @khadrayuusuf2209
    @khadrayuusuf2209 3 роки тому

    Ma kala dhacdaan runtii 👏👏

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 3 роки тому

    Gabadhaan waa fanaanad actian iyo cod macaan

  • @darwiishcumar6046
    @darwiishcumar6046 4 роки тому +1

    Ninkan makeenin heeska ilahay ha unaxariistee waxaa heeska qaaday suuraan iyo aamina c/laahi

    • @adalimpire4128
      @adalimpire4128 3 роки тому

      Soraan maha wlaal waxanku maqley axmed mooge

  • @mubarikmaxamed1084
    @mubarikmaxamed1084 3 роки тому

    Go forward wllky ahmed Mohamad adan jacayl

  • @ridwaannuur3287
    @ridwaannuur3287 3 роки тому

    Keep going ahmed jacyl

  • @cabdiqanimaxamedcabdi401
    @cabdiqanimaxamedcabdi401 4 роки тому

    Axmed horu mar kuu rajynayah wlo

  • @maariyahassan5171
    @maariyahassan5171 4 роки тому +2

    Qaaci shaw 🌹🌹🌹🖤❤

  • @munadeer9743
    @munadeer9743 3 роки тому

    axmed horey u soco

  • @saedfaisjama282
    @saedfaisjama282 3 роки тому

    Ifka lamaba joogeen
    Dhulka Laguma jiifeen
    Ogabeey jacaylkunaa
    Waxan jirin hadu yahay
    Jaleecadan ku eegaba
    Jiro ima haleeshen
    Mana jidhidhicooden
    Intaan jaha wareerayeh
    Miyaan xalayto jiifsaday
    Jirjirkaba miyan dhigay
    Riyaad igu joogteee
    My Love___Q_M_D

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 4 роки тому +1

    Sida gaalshire fadhiyo😭😭😭

  • @ismahaanfarax8542
    @ismahaanfarax8542 2 роки тому

    Hadad guuro jiidhee axmed jacal whi waan ka hayaa heeztan waxaan ku jecezhaday 10 ka badan kamana dhergo kep goin bro

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 4 роки тому

    Abdinaasir macalin iyo kooxdiisa ✋✋✋✋✋✋

  • @amiinmuxumedsoofekaneeco6553
    @amiinmuxumedsoofekaneeco6553 4 роки тому

    Mahadsanidiin Astaan .
    Xusuus iyo dib unoolaynta fanka ayaad qayb weyn ka qaadateen

  • @ridwaannuur3287
    @ridwaannuur3287 3 роки тому

    Dawsi daacad meesha keena nio fanaankaasan tageraye

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 4 роки тому

    Maashallah cod macaan allyarxama shamso omar❤❤❤❤❤

  • @nadarmahat9961
    @nadarmahat9961 4 роки тому

    AHMED JCYL WAN KU WADANAA🥰🙏

  • @ayanqurux7998
    @ayanqurux7998 4 роки тому +1

    Maansha allah

  • @colaadcabdullaahicolaad9199
    @colaadcabdullaahicolaad9199 3 роки тому

    Asc aad baan ooga helay kooxdan (astaan) Qaaci Show waad mahadsantihiin malyuumaad goor
    Waxaad tihiin kuwa dib inoo fahan siiya suugaantii hore, idinka ka hor way nagu, ereyo, adkaayeen lkn labada fanaan-
    Axmed Jacayl & Canab Jigjiga
    Aad baan u fahanay ka, ereyo, ahaan & codad mcn ba mar kale dhamaan kooxda waan u mahad celinayaa GUULAYSTA.

  • @mohamedfarah2210
    @mohamedfarah2210 4 роки тому +1

    Qoladaan musicada tumayo horta halkaa saldhig u ah waan rabi lahaaye

  • @maxamedcabdi101
    @maxamedcabdi101 4 роки тому

    Axmed and canab keep going

  • @ayanwarsame7218
    @ayanwarsame7218 4 роки тому +2

    My home town 😍😍😍😍😍

  • @nasiimyusuf31
    @nasiimyusuf31 4 роки тому +2

    Olaaaaaaaalay axmed jecal 😂

  • @kunciilabdi3787
    @kunciilabdi3787 4 роки тому +1

    Waahwaah🎻😍

  • @apdiqani9389
    @apdiqani9389 4 роки тому +2

    waxay qaaday laba heeso oomacaan waxaa lahaa shamsi cumar iyo saynab cige

  • @shidane22
    @shidane22 4 роки тому +1

    Ifka lamaba joogeen
    Dhulkanoo la jiifin
    Sidaa bay sax kutahay ee maahan (dhulka lama jiifeen).

  • @suugaanyahan2704
    @suugaanyahan2704 4 роки тому

    Naftan goowle dhaxan liyo.. Guuro dhaxanle maaha .. Halkaa iska sax

  • @djnasri3013
    @djnasri3013 4 роки тому

    Ahmedka keep going brother

  • @shamsahennayoutube117
    @shamsahennayoutube117 4 роки тому +1

    Good morning and thanks for the email and the 👍👍👍👍🌞🌞💐💐💐💐

  • @edebsanaragsan7039
    @edebsanaragsan7039 3 роки тому

    Axmed jacayl 💋💋

  • @sultanibrahim3895
    @sultanibrahim3895 4 роки тому

    Labaduba waa top

  • @ayanqurux7998
    @ayanqurux7998 4 роки тому

    Woow caleek caleek

  • @qalbizametiktokar5733
    @qalbizametiktokar5733 4 роки тому

    KING or Queen Plz & Plz waxaan idiin ka codsanayaa inaad i gaadhsiisaan 10km

  • @muuminababe7489
    @muuminababe7489 4 роки тому +3

    Hargaysa Iyo Murti Iyo fanaanin
    Muqdisho Bila xigmada iyo Niiiko amison

    • @cabdiqanimaxamedk2873
      @cabdiqanimaxamedk2873 4 роки тому

      😀😀😀kadaa inder qaali

    • @aarka8204
      @aarka8204 4 роки тому +2

      Adigoo muqdisho aflagaadeen hargeysa ma amaani kartid miyaa??

    • @muuminababe7489
      @muuminababe7489 4 роки тому +1

      @@aarka8204
      Haa waayo waa Ilaa Qiyaamaha Laysla Googayaa ee Wax Ku soo guuur

    • @muuminababe7489
      @muuminababe7489 4 роки тому

      @@cabdiqanimaxamedk2873
      Iga Walle Wanaag Ma Leh Ee Iska Kay Tageer Un Hhh

    • @aarka8204
      @aarka8204 4 роки тому +2

      @@muuminababe7489 cunug yariis ah baa tahay ee jawigaada iska qaado

  • @abdisamedmire2955
    @abdisamedmire2955 4 роки тому

    Masha alllh wow great voices dad kan ba dadki fanka ah
    Caleyk canab waad naga soo dahde

  • @cadaala_filims
    @cadaala_filims 3 роки тому

    Dardaarankii waad gaftaye
    Adoo fasax gaaban tagay
    mxaa Gibla kaaga xidhan
    ma geel baa kuugu dhalay?
    Naa ma geel baa kuugu dhalay
    Hees aan ad u jeclaahy
    Legend yaasiin Axmed Digfeer
    ( Axmed Yaasiin Digfeer)

  • @adammursal4106
    @adammursal4106 4 роки тому

    Heesahan ay qaadayaan cidii lahayd waa inaad sheegtaan. Hadii kale wixiinu waa fadhataysi.

    • @sacadcali3234
      @sacadcali3234 3 роки тому +1

      Labada heesood ee hore Axmed mooge Iyo shamsa Cumar ayaa kala qaadi jiray weliba ta Axmed mooge erayadeeda waxaa curiyay Cabdi Aadan Xaad Cabdiqays

    • @adammursal4106
      @adammursal4106 3 роки тому

      @@sacadcali3234 waa sax. Waxay ku xumaadeen dadkii lahaa heesaha sheegi maayaan.

  • @axmedkaamil2387
    @axmedkaamil2387 4 роки тому

    MUUQAALO WACAN WAALAYDINKA HAYAA WLEE

  • @banadirproductio
    @banadirproductio 4 роки тому +15

    *Wll mcn Allah naarta ha idinka xoreeyo adiga iyo waalidkaaba hadaad hal **#Subscribe** iisaarto igu caawi wll mcn*

    • @QalinleTv
      @QalinleTv 4 роки тому

      wan ku saray subscribe walal Amiin Amiin Amiin Dhamanteen ilahay Kuwi Naarta ka xoreeeyo Allaha Inaga Dhigo Walal

  • @yasinmagan2244
    @yasinmagan2244 3 роки тому

    Mucjiso faneed

  • @abdiaabdullahi2295
    @abdiaabdullahi2295 4 роки тому +1

    Caadi ma ahaan...cod baa ku ladhan labaduba

  • @mohamire4395
    @mohamire4395 3 роки тому

    Waan kuusaary