LIVE with Sheekh Abdulqadir KISHKI

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 лис 2024

КОМЕНТАРІ • 176

  • @aminaabdi1119
    @aminaabdi1119 5 років тому +5

    Masha Allah masha Alla jasaakalaah khayr

  • @abdiahmednur5966
    @abdiahmednur5966 6 років тому +25

    Mar arkin shikhaan oo kale nasiib ayeey leeyihiin caruurta uu aabe uyahay somali uu kadhashay nasiib ayeey noo tahay in uu naga dhashay shikh guuleeyso cilmigaga oo kale allaha nasiiyo aamin ya rabi

    • @adenrahman1830
      @adenrahman1830 6 років тому

      Fuck you kish

    • @abdiahmednur5966
      @abdiahmednur5966 6 років тому +2

      Aden Rahman shikha maxa u ceeyne inkaar hakugu dhacdee

    • @faizamohomed3271
      @faizamohomed3271 6 років тому +2

      Aden Rahman, saqajaan aan akhlaaqad lahayn baad tahay waxyow lunsani.

    • @abdirashidmohammed3882
      @abdirashidmohammed3882 6 років тому

      Abdi Ahmed nur ma ninkan quraanka yidhi waa makhluuq

    • @Zizouu94
      @Zizouu94 5 років тому +1

      Kan sheikh ma ahan wa faatale mesha falsafo Ayo ku haaya nimanka o tusaalo kuso qaadanayo asiga is cadeenayo ino ayaga afkaartoda heesto , aflaton , Napoleon , shakespeare , imaam khazaali ne been ayo Ka shegay ileyn waligeed lama maqlin caalim mise imaam heesaha xalaal wye dhahy , odaygan falsafadi odayasha gaalada buugagtoda o so aqriyay Ayo nala imaday ki diinta jaahil ka ah ado kle ah lo Ka caqli badi kara

  • @mustafxasan2680
    @mustafxasan2680 5 років тому +2

    Mansha Allh Shiikh kishki wa runsheeg dacad ah

  • @mohamedomer9066
    @mohamedomer9066 4 роки тому

    Ilaahay ha kabaqo Abdiqadir Kishki. Masaladda Dilka qofka Muslim ka kuma raacsani. Ilaahay ha u toobad keeno. Qofka Muslimka ah ee guur hore oo xalaala soo maray dhagax baa lagu dilayaa.

  • @maryanruunshnuur.4516
    @maryanruunshnuur.4516 6 років тому +3

    Sheekh kishki qeyr badan Eebe ha ku siiyo waayana noo joog ilaaheey ha ku dhowro aniga aad baan u soo dhaweynayaa Sheekh kishki waayo aqoontiisaa durugsan mid maadi ah iyo mid diini ah.

  • @caashunicadey5923
    @caashunicadey5923 6 років тому +5

    jaza kumu laha qeer sheeq waligey mara kiin sheqan mana maqal lakiin mata kali aan fiir saday way na sheeq aad ufiican 👍👍👍

  • @charmarkemohamed8039
    @charmarkemohamed8039 6 років тому +13

    Maasha allaah.
    Sheekhii ugu cuslaa dhamaan culimadda somaliyeed.
    Allaa ha barakeeyo oi haka jazaai siiyo sheekha.
    Sheekh kishki waxa ka daadanaya xikam badan oo falsafad iyo diinba leh, allaa haku barakeeyo shekh qaali ah.

    • @maxamedsaleban8329
      @maxamedsaleban8329 6 років тому

      Charmarke Mohamed tiidhba kadadanaysa khaniis kheekh

  • @fardowsaabdi334
    @fardowsaabdi334 6 років тому +5

    Maanshaa Allah sheekhani waxuu isku darsadey cimli iyo caqli ilaahay haku barakeeyo oo haku xifdiyo waxaad.halkaa kawad sh kishki

    • @mascademedia2459
      @mascademedia2459 4 роки тому

      Fardowsa Abdi ninkan aad daheyso Shiekh waa ninki dahay heesaha waa halal

    • @faizam523
      @faizam523 2 роки тому

      @@mascademedia2459 Haa waa runtii heesuhu waa xalaal ma adigaa xaaraan ka dhigey? rasuulkii caleyhi salatu wasalaam ayaaba casha ku dhahay haloo heeso walaasheed oo aroostey. Waxa la diidayaa waa musiga ee maaha heesta.

  • @nuram3495
    @nuram3495 5 років тому +4

    Mashallah Abdinasir solo Allah dadka adoo kale ah hanoosoo badiyo

  • @faya786
    @faya786 6 років тому +11

    ASC Abdinasir waxaan kacodsanayaa in culimada kalena sualahan ookale inaad weydiisid siaan isugu barbar dhigno JazakumuLah.

  • @MohamedAhmed-jw9gi
    @MohamedAhmed-jw9gi 5 років тому +4

    Mnsha allh shiikh jisakallah culumadu diintii bayba naguwareersheen oo ciriirikadhigeen

  • @jebreila95
    @jebreila95 6 років тому +3

    woow - S 8aad. Culumada waxay ka helaan Dhaqaalaha ugu badan wadanka Sacuudiga, hadii ay si negative ah ooga hadlaan arimaha Sacuudiga uu sameeyo dhaqaalaha ayaa laga jarayaa. Culumadeenana waa dhaqaale raac intuu Eebe u gargaarey mooyee. Sheeqana waaba sheegay iney weyn doonaan maslaxadooda

    • @suleymaancali7230
      @suleymaancali7230 5 років тому

      Kishki meeshii lagu arko ha lagu dilo,waa murtad,murtad meeshii lagu arko ayaa lagu dilayaa.

  • @Abdikaaf
    @Abdikaaf 6 років тому +3

    Maashaallaah Sheikh Kishki, Ma filaayo gof Sheikh Kishki cilma badan inoo soomaaliya ku noolyahay.. Sheikh Abdikadir Kishki wa niin 30 sano ka badan diinta Islaamka soo baranayeey, wuxuna kasoo baxay jamacaatul azhar

    • @mohammadabdirisaaq5661
      @mohammadabdirisaaq5661 5 років тому +1

      Asc wllo ma iisheege kartaa cadaynta ah in uu diinta baranayey 30 sano uuna ka soo baxay jamacada al-azhar si aan kaaga rumeysto

    • @Zizouu94
      @Zizouu94 5 років тому

      Somalida ado kle Aya Ka buuxo o jaahil Ka ah diinta ki walba o hal aayad iyo xadiis kuso xifdiyo ma sheikh ba ? 😂 , Odaygaan hadalkisa bdna wxo tusaalo kuso qaata matalooyin odayaal gaalo ah wxiisa falsafo wye waligeey ma arag sheikh o niman diin heesan kuso hadal qaadanayo qudbad walba sida , aflaton , Napoleon , Shakespeare , micnaha bugaagtoda ayo so aqriyay kadib anago wxas nala imana marko hees xalaal Wye dhahay Ayo qirtay ino fataale laso dirsaday yhy ,lkn ado kle diinta jaahil Ka ah lo Ka caqli badi kara

  • @maxamedsaid3645
    @maxamedsaid3645 4 роки тому +1

    Kishki waa caalim maashaalah

  • @fadumohassan1540
    @fadumohassan1540 6 років тому +10

    sheeqaan ALAHA xafido waa Run sheeg runtana waxay dhibeysa kuwa diinta si qaldan u isticmaalo.

    • @YousufAli-lc6yj
      @YousufAli-lc6yj 5 років тому

      Sheekhow iLaahay ayaa La xisaabtam doona kuw Ku af Lagaadeeyay

  • @musaabdi694
    @musaabdi694 6 років тому +5

    Shiiq. Kishaka alaha. Ku. Dhaafo. Ee. Cilmiga. Ilaahey ku. Baray nogu. Faa idey. Alahaha ku. Xaafido

  • @sunalitaxuseenshariif8460
    @sunalitaxuseenshariif8460 6 років тому +3

    masha allaah

  • @sahraali7177
    @sahraali7177 6 років тому +3

    Mashallah Sheekh Kashki wuu kashifay culumo mooryaanti Somalida maskaxda ka gumeysatay oo burburka qaranka qeybta ugu weeyn ka qaatay. Geesi Kishki nooloow dulmiga la dagaalankiisa ha ka fadhiisan. Iyo soo celinta rajada umadda muslimka ee Soomaaliyeed.

  • @maxamuudgurmad3752
    @maxamuudgurmad3752 3 роки тому

    Maansha allah yabaarik

  • @sudiissa1914
    @sudiissa1914 6 років тому +4

    Masha Allah

  • @zahraahmed1075
    @zahraahmed1075 6 років тому +3

    Masha Allah wan so dhowenena

  • @qooryarestudio
    @qooryarestudio 6 років тому +10

    axmed idaawaqaca haka barto qaabka dadka loowaraysto solo guuleyso c.nasir solo

    • @faaraxtaajir454
      @faaraxtaajir454 6 років тому +1

      Kaas wariye maha waa horuu bbc ka tagay xaguu horta wariya ka yahay wahaabiyaduu la shaqaystaa baan umalayn wuuba dagaalamayaa waraysigiisa midakale warqaduu wato ee sualaha waa loosoo qoray shibli baa soo qoraan isdhahay sualuhu dhamaan waa wada been abuurkii wahaabiyo kaga been abuuran haysay kishka

    • @abdifitaxmohamud5893
      @abdifitaxmohamud5893 4 роки тому

      Idaa WAQACA nin xun ma,ah waxbuusan hubsan fudeedna wuuqaday

    • @xaqiiqochanel3706
      @xaqiiqochanel3706 3 роки тому

      @@faaraxtaajir454 jaahil wahaabiyo lagu brogramiye

  • @saciidsheekh7584
    @saciidsheekh7584 5 років тому +3

    Cadawagaaga cagta hoostiisa sheekh kishi allah ku xifdiyo

  • @Abdikaaf
    @Abdikaaf 6 років тому +6

    Maashaallaah Sheikh Kishki

  • @khadra65
    @khadra65 5 років тому +4

    sheequ waa mutacalin aad diinta uu yaqaan oo aan dadka maangabka ah uu joojiin. waad ku mahadsaan tahaay wariyee soola

  • @mascademedia2459
    @mascademedia2459 4 роки тому +1

    War akan Shiekh ma ahan waa nin cilmi ku yarhahay waaye

  • @faysalmahamed6698
    @faysalmahamed6698 4 роки тому

    Shiiq kishka allaha ku xifdiyo

  • @Sweeti924
    @Sweeti924 6 років тому +4

    Asxabta kishki waba dhaqtar

  • @maxamuudgurmad3752
    @maxamuudgurmad3752 3 роки тому

    Arimaha aad u loobadiyo soo badiyo

  • @mascademedia2459
    @mascademedia2459 4 роки тому +1

    Sheikh ma ahan kan waa ninki dhahay heesaha waa halal

  • @abdiaali6893
    @abdiaali6893 3 роки тому

    wajib ween ayaasarin waanakagaabsheen

  • @adelsaeed1729
    @adelsaeed1729 6 років тому +1

    Mr Zowlla Ma Weydiisi hadu Qarax Dhaca Iney Meel Soo Istaagaan Oo Ugu Haddli Waayeen... Ten Kale MAXAMED C.Wahab.RAXAMTULAH CALEYEH Waaka Hadashay... Akhwaan Masalamiinta Muflasiinta Kahadal

  • @newage1393
    @newage1393 6 років тому +2

    Caasimada online kaso hadal ustaad, waa dad somalia bad thinks ka gudbiyo waa in shaqa laga qabta webkaas

  • @waveydon-sabz7539
    @waveydon-sabz7539 6 років тому

    Hadaan wax ku darsado soolo kishki hadalkiisa Saudiga in a la dhaho Najda waxaan leeyahey in uu ku noqdo maashaas Maka ,Madiino iyo Jidah waxaa laysku dhahaa Hijaas Najdana waa Riyaad marka boqortoiyada dadkeeda ayaa ah Reer Najda inta kalana waa Hijaas sidaas ula soco Sheik Kishkiw

  • @faaraxtaajir454
    @faaraxtaajir454 6 років тому +2

    barnaamuj macaan buu ahaa waan dhamaystay

  • @SergioRamos-ng3gv
    @SergioRamos-ng3gv 4 роки тому +1

    #Kishki waaa sheikh kaliya ee somalida #Nabada iyo macanka islamka sida dhabta ah. #Usheegaya wahabiyada sharkoda Allah hanagaqabto.
    Carurta waxay Canada uga yaacayan #Argagaxisadanimada ayaa sababay ay diintu kentay.#Wahabiyada

  • @zakariyaahmed1053
    @zakariyaahmed1053 4 роки тому

    5ta diinta dhaawacday buu ciwaan ugu dhigay

  • @mohamudali3743
    @mohamudali3743 4 роки тому +1

    War waxaan diin mayaqaan yuusan ku danbaajin

  • @dahir1802
    @dahir1802 7 місяців тому

    Heesaha sheeku teebuu ujeceltahay?

  • @abdicasiis2510
    @abdicasiis2510 5 років тому

    Solo umada ha dhumin akhi kishka sheekh maahan waa nin aaminsan bini aadanku inuu ka yimid daanyeerka war ilaahey kabaqa

  • @imanhaji7166
    @imanhaji7166 4 роки тому

    Abdinasir Ahmed adeer cadawnimada iska daa ninkaan aqoon kuma yaree,Allah ka baq oo dambi dhaaf weydiiso waad danbaabtaye

  • @Foody-j4z
    @Foody-j4z 3 роки тому

    Soola warkaaga wuu cadaadey.

  • @bashiirmohamed4708
    @bashiirmohamed4708 4 роки тому

    Allaaah noo daayo

  • @fadumohassan1540
    @fadumohassan1540 6 років тому +8

    sheekgoow inta ku neceb alaha kaa qabto.

    • @moonsun8500
      @moonsun8500 6 років тому +3

      walaal mahadsanid aaad iyo aaaad , sheekh kishki hada waaba qof 4 aad ee somali kiristaan ahaa oo uu diinteena suuban u ku soo celiyay . diinteenu waa diinti dooda , isqancinta , jaceylka , hadda 2 bilood waxaanba la doodayay nin mareykan christian ah , oo maalinkasta suaal ayaaba i weydiiyay .waxaanu dalishada markasta sharaxa wahaabiyada , laakin waan u sheeg in ayna sidee aheyn markasta ,

    • @zaamsomali6733
      @zaamsomali6733 6 років тому +2

      moon sun haa waa wllo ILLAHEY haka abaaliyo Sheekha

    • @fadumosaid6873
      @fadumosaid6873 4 роки тому

      Nin sheikh sheganaya oo malyuun difacaya oo isku qaawisay meeshan adunka dhan laga fiirsanayo diintina wa kabaxay tiri. Oo music baneynaya Allow shartisa Naga badbaadi , hawa raac oo dhan baa sheikh helay iyo jaahil

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 6 років тому +2

    Kan waa shiiq shaydaane, Warkiisa naga daaya. Nika Caayey Xaasaskii Nabiga csw. Warkiisa Marabno...Jacayka iyo Wadaninimada Waa loo dhashaa Ee Qofna Qofkuma Abuuri karro..Kamana Goyn karro Wuxuu Allah Qof Udhaliyo, ama ku abuuray..

  • @qureshasheikh0963
    @qureshasheikh0963 2 роки тому

    Asc Sola wanksalmay adiyo martidaada

  • @Somaliprotv
    @Somaliprotv 6 років тому +7

    DAAWADAHII KOWAAD MACALIN SOLA SI FIICAN AYAD U WARAYSATAY LAKINSE JAWAABTA SI FIICAN UMA BIXIN SHEEKHU MA QUR AANI BAA MISE WAA SUNI CAADI AH

    • @newage1393
      @newage1393 6 років тому

      OGOWNEWS waad iga badisay

    • @Somaliprotv
      @Somaliprotv 6 років тому

      August Afrah walll hee soo dhawaw maxan kagaa badiyay

    • @sidiiroonrabaaog4222
      @sidiiroonrabaaog4222 6 років тому +1

      OGOWNEWS WL waaaa qur aaani

  • @badacasgale4169
    @badacasgale4169 3 роки тому

    Waabeentaas

  • @cabdiraxmaanmaxamed3582
    @cabdiraxmaanmaxamed3582 6 років тому

    Kishki ilaahay ha Ku qabto

  • @YahyeKhader
    @YahyeKhader 5 років тому

    Quraanka iyo sunnadu
    Isma qilaaafan wixii qilafana waa bidco
    Rasulkana akhlaaqdiisu waa quranka

  • @mohamedabdull3687
    @mohamedabdull3687 6 років тому +2

    Mansha allh waa suaalo fcn

    • @anabgelle8723
      @anabgelle8723 5 років тому

      Adeer heesuhu waa xaaraan daliilna waa loo hayaa
      Teeda kale xadiiska oranaya inal xalaalu bayin wa inal xaraamu bayin kaliya laguma joojin. Waxaa lagudaray wabaynuhumaa umuuru mushtabihaad laa yaclamuuna huna kasiiran mina naas. Wamanitaqaa umuuru mushtabihaad faqad istabra a diinihi wacirdihii. Waman waqa waqa filxaraam

  • @zakariyaahmed1053
    @zakariyaahmed1053 4 роки тому +2

    Asc kani waa u gaaloobay wuxuuna ku gaaloobay in uu beeniyay hadalka Alle uu leeyahay (وكلم الله موسى تكليما) surah An-nisaa aayada 164 oo micnaheedu tahay (Alle wuu lahadlay muuse hadalbuuna lahadlay ) wuula hadlay oo kaliya ma aha sababtoo ah ereyga takliiman baa micnaha adkeeneeso oo leh hadalbuu la hadlay.Marka Qofkii yiraahda cod geedka lagu abuuray baa lahadlay oo soo ma noqoneeso Alle ma la hadlin ee codkaas la abuuray baa la hadlay.oo sooma ahan marka Alle soo Quraanka ku sheegay wax uma jiraan ee anoo kishki baa saxan soo ma aha waa gaalnimo.intaan oo dhan waxaa loo dan leeyahay Alle Quraanka ma hadlin ee wuu abuuray.waxeen ula jeedaan Alle markuu doono inoo hadlo cod buu abuurtaa maxaa ka gaalnima xun .wax yaabaha ee dhalineeso oo galnimada aha in nabi muuse oo codka uu maqlay oo codka geedka oo ahaa waxaa kamida ah in
    1.in codka uu maqlay nabi muuse ee eheed codka geed ka lagu abuuray ee eheen Alle hadalkiisa qadiimiga aheen oo Alle marka uu doono inoo hadlo cod abuurto
    2.iney geedka codkiisa ey tiri wixii Quraanka yiri Alle ayaa yiri (أني انا ربك) oo micnaheedu tahay in codkii la yiri codka Alle ma ahan ee tiri (anaa rabigaa eh) inuu nabi muuse oo ka aaminay cid aan Alle aheen inee tiri anaa rabigaa eh oona ka qaatay maxaa ka gaalnima xun .(surah dhaahaa ayada 12)
    3.iney tiri )anaa Allah kaliya ah Alle kalena ma jiro icaabud oo salaada oog xasuusteedana u oog) surah dhahaa ayada 14
    4.iney tiri (anaa ku doortay) surah dhahaa 13
    5.iney tiri (qabo usha suuradeeda hore oo ulnimo ayaan ku celinayaa) surah dhahaa 21
    6.iney tiri (si aan kuu tuso ayadkeena waa ween ) oo waxa codkas aan Alle eheen ee usheegatay rabinimo oo tiri anaa Alle ah uu nabi muuse ka aaminay (maxaa ka gaalnimo xun )yuhuuda xitaa saas ma tiraahdo oo waxey tiraahda nabi muuse codka uu maqlay waa codka Alle.kawaran yuhuuda ayeey ka caqiido xun yihiin
    7.iney leeyihiin codka geedka ayaa lagu abuuray oo geedka aa Alle cod u yeelay kadibna geedka baa la hadlay nabi muuse.taas waxey noqonee geedka baa la hadlay nabi muuse oo ilaahnimo u sheegtay oo icaabud yiri oo nabi muusane wuu ka qaatay
    8.inuu kadibna nabi muuse uu geedki Alle nimo u sheegtay uu baryay oo uu wediistay (rabi laabta ii waasici) surah dhahaa ayada 25-35 oo ku yiri nabi muuse geedka mid na arko baa tahay
    9.inuu geedka yiri (waan ku siiyay waxa aad weydiisatey) oo ducadi waa kaa aqbalay surah dhahaa aayada 36-40 .oo ey tiri hore ayaa kugu maneestay nicmadeeda,hooyadaa ayaan u waxyooday,oo ey ugu sheekaysay maraxiisha oo soo maray oo qeybka ah
    10.iney ku tiri (anaa kuu abuurtay nafsadeeda) si aan rasuulkaaga dhigto surah dhahaa aayada 41
    11.oo ey tiri(aayad keega la taga hana iloobina dikrigeega)surah dhahaa 42
    12.oo ey yiraah deen nabi muuse iyo nabi haaruun geedka codka lagu abuuray (rabigenoow waxan ka cabsaneenaa inoo inuu xadgudbo oo islaweenaado) surah dhaha 45
    13.oo ey geedka uu jawaabay oo yiro (ha cabsanina anigaa idinla jira waan maqlaa waxwalbo waana arkaa) caleyhimus salatu wasalaam nabi muse iyo haaruun
    14.iney codkii geedka lagu abuuray oo codka geedka noqotay markaa kadib ey ku tiri nabi muusee caleyhi salaam(anaa Alle ah rabigaa caalamiinta ) surah qasas ayada 30
    15.hadii layiraahdo Alle cod buu abuurta waxey noqonee (كن فيكون) kunta oo Alle wax ku abuuro in ee tahay cod Alle abuurtay oo codka kun leedahay kadibna kunteeda oo micnaha yahay (kun/bimacnaa noqo ah) in ee wax ku abuur meen oo noqoneeso codkii Alle abuuray la leeyahay in ay noqodeeda ama kun teeda ey wax ku abuurmeen oo ka dhiganto iida abuurtay maqluuq oo gaalnimo cad ah
    Marka walaalayaal sida saxda waa in Alle hadlo oo na cod inuu abuurto ubaahneen oo Quraanka hadalka Alle asalka ah ee qadiimiga eh inuu yahay uuna Alle lahadle nabi muuse uuna nabi muuse codka Alle u ka dhaxmaqlaaye geedka cida hadleesana uu yahay Alle oo rabi nimo sheeganayey asigaana u xaq leh inla caabudo uuna nabi muuse ka aqbalay amarka Alle na qaatay Alle na markuu doono inuu wax abuuro uu ku abuuro noqo oo sheegina yahay sida Alle uu urabay surah yaasin aayada 82.marka hadii layiraahdo Alle cod buu abuurta waxey noqone inuu Alle wax ubaahdo shey.Alle ayaa nazahan Allena cidna u baahna anagaa Alle ubaahan.marka hadii layiraahdo codka nabi muuse maqle cs waa codkale waxey noqonee sheygaas ayaa rabinimo iyo ilaahnimo sheegtay nabi muuse ne wuu ka aqbalay .waxeyna khilaafsantahay Quraan sida naskiisa ku cad (wallaahu aclam).wuxuuna duraa ninkaan cabduqaadir kishki lagu magaacaabo axaadithta nabiga s.c.w wuxuuna isku daya nabigaa inoo ku ceebeyo caaisho R.C wuxuuna baneeyay heesaha.waxaana laga haayaa asagoo ka qeyb galay xuseyniyaad shiicada iyo dabaaldagood.marka waa shiici is qarinaayo oo zindiiq ah wuxuuna duraa asxaabta wuxuuna ku tilmaama axadiithta ey soo wariyeen in ey nabiga ku been abuurteen oo yuhuud wax ey kasoo qaateen nabi maxamed s.c.w u tiiriyeen wuxuuna kow kadhigta asxaabta u kubeen abuurto abaa hureyra R.C oo ku tilmaam in wax yuhuud kasoo qasootay xadiith ka dhigay.abaa hureyra madiino cimrigiisa yahuud lama daganeen ayuuna daganaa yahuuda ne nabi muxamad s.c.w ayaa kararay waligeed kuma ey soo laaban markaa kadib marka wuxuu asxaabta u caaya uu faasiqiinta diinta kubeen abuurtee ugu dhiga sida shiicada .Marki laqabtay waxaa usoo danaaniyeen shiicoo oo gabayo ku difaaceen .culimada dhan wey ka digeen ashaaciro suufiyo salafiyo kuli dhamaan wuxuu wadaa caqiido faasid ah waxaana u tageen culimo ey ku jiraan sh dirir iyo culimo kala duwan.axadiithna nabiga waa uubeeniyaa sida axadiith rajmi (in dhagax lagu tilo qofki zineesta oo guur hore usoomaray )oo 38 saxaabi iyo 11 taabiciin kala duwan oo saxiix iney ka soo wariyeen nabiga oo umahaatu sitah lagu wariye oo bukhaari iyo muslim u badan yihiin .bukhari iyo muslim maa aamin sano oo sida shiicada waaye oo nabiga bey ku been abuurteen buu leeyahay.wuxuuna yiraahda dhibka muslimka heesto waxaa usabab ah sunada nabiga s.c.w. waxuu jooga canada hala iska ilaaliyo zindiiqaas gaal ka ah
    ASSALAAMU CALEYKUMA WARAXMATULLAAHI WABARAKAATUH

    • @faizam523
      @faizam523 2 роки тому

      Zakariye Ahmed, qofka ku sheega qof islaama gaal ayaugu xun, hada adiga ayaa qof liita ah, adiga iyo tuuga shiekh shible sheegta ayaa umada been ku akhriyey ilaa hadana waa wadaan. Tuug tuug dhashey baad tihiin. Sheikan waa ninka ugu dhow runta kuwa aaminsan wahaabiya ee tuugta lacagta ka soo qaatey sucuudiga si ay u faafiyaan been aan diinta islaamka meelna kasoo galin.

  • @daldeeqducaysan882
    @daldeeqducaysan882 6 років тому +2

    Allow tubta tuusan nagu dil. Somaliya markay burburtay wax walba soo baxay.

  • @nuram3495
    @nuram3495 5 років тому +2

    Shiikhu caqli diini kuma fasirin ee wuxuu yiri qofba caqligiisa buu go'aankiisa ku cabiraa lakiin so'aalaha diiniga ah xadiis buu uga jawaabay sida ribada iyo dilka qofka iyo kuwakalaba ee Culimada iyo Qofkasta oo Muslim ah waxkasheegooda yaanlagu dagdagin

  • @caydaroos
    @caydaroos 4 роки тому

    ALXM
    Sujuudaa kaa muuqato solo labadiina adigaa sheekh ah ma ogid miyaa!!?

  • @ruwaydabarkhad9976
    @ruwaydabarkhad9976 6 років тому

    Subxanallah ninkan waa suufi hadu music ku raxaysto

    • @affarokurz1486
      @affarokurz1486 5 років тому

      Diinti oo dhan intaas ayaad Ka fahamtay, Illaah caqli ha Ku siiyo

  • @brotherfather7424
    @brotherfather7424 4 роки тому

    Sheekhow somali ayadaa isku cadow ah
    Cidkaloo cadaw ku ah eed male

  • @hussenhashi4174
    @hussenhashi4174 5 років тому

    Solo diinta hadanad aqoon ha danbabin
    Culimada warayso

  • @hussenhashi4174
    @hussenhashi4174 5 років тому +1

    Ha isku dayin inad anaga caqli wax nagu galiso diintu caqli maha hana isku dayin inad caqli ku fasirto diinta

  • @iglancaday2586
    @iglancaday2586 6 років тому +1

    Shiicada nacalada kurida asxaabta haday Muslim noqdaan gaaladana waa muslimiin

    • @maoulidissaali3796
      @maoulidissaali3796 6 років тому +3

      Iglan Caday adoo Kaley buu sheyku kaa haadla yey ...aqligaa gagaa fuur ama school taag

    • @moonsun8500
      @moonsun8500 6 років тому +2

      adiga noloshada neceyb iyo cuqdad ayaaaba u waalaneysa , diinteenu wa naxariis iyo nasteexo , maaha gaaleysin iyo cuqdad iyo naceyb

    • @kamaaldiini9311
      @kamaaldiini9311 6 років тому +1

      adiga hadda aqoon leheedahay o culimadda ka mid tahay banaanka iska dhig

    • @magaalada1
      @magaalada1 6 років тому +1

      moon sun fff

    • @yahyeshiekhabdulle4487
      @yahyeshiekhabdulle4487 6 років тому

      Iglan Caday wxaa wanagsan inta aadan qof gaaleesiin inaaa diinta barato tankale dagdag kawaantow

  • @xkhaalid798
    @xkhaalid798 3 роки тому

    Su aalo han oo kale hala waydiimo

  • @liiboy0
    @liiboy0 5 років тому

    Ninkan hal mid ayan ku haysanaa taaas oo ay tahay muxuu u aflagaadeyaaa xaasaska rasuulka SCW oo uu ilaah karaaameyay

  • @mukhtarahmedmayow9462
    @mukhtarahmedmayow9462 6 років тому

    allh ha naclado sh khishki

    • @Dacwahmedia
      @Dacwahmedia 4 роки тому

      sheqna waa ledahay wana nacladeysaa isku keen

  • @sultanshaie2011
    @sultanshaie2011 6 років тому +3

    Sola nin aad u yaqaana technology yadana wad tehee maxaa kaa yara khaldan oo aad microphone 🎤 ugu hadli weyday waxba lagaama maqlee 😊 waa iga talo .

    • @clubhouse1207
      @clubhouse1207 6 років тому +1

      Shaaciye Aabir war ninka technology giisa iyo microphone Maxaa iska galay kkkkkkkk

    • @learningNewSkillsIT
      @learningNewSkillsIT 6 років тому +1

      Shaaciye Aabir sxiwow adaan taleefan meesha ku haynin ama computerka ee fuundi gayso waxaa isticmaalayso

  • @misspamba1
    @misspamba1 5 років тому

    @kishki RIBA is xaram walahii I don’t care what you say. Lots of Muslims have lost there fortunes due to RIBA from banks. No one has a Garantie to be healthy and pay it for all his life. Sometimes if you fail to pay they add lots of money on it that you end up not being able to pay.

  • @hussenhashi4174
    @hussenhashi4174 5 років тому +1

    Maxan umaqli waynay hada kahor
    Diinta uu ninkani wado ma diinta wax Iska badalen mise anagad na walaysan

    • @SergioRamos-ng3gv
      @SergioRamos-ng3gv 4 роки тому

      Fikrado carab ah ayaa laguguso qasay sxp cid kahadashayna maleh. Asaga kahor

  • @hussenhashi4174
    @hussenhashi4174 5 років тому

    Wuxu raba in diinta caqliyan loga doodo lkn diintu Way qoran tahay wana waxyi
    Rasuulkeni subana scw laguso dajiyay

  • @caadlemedia
    @caadlemedia 6 років тому +1

    ninkaan xaalkiisa caadi maahan sababtoo ah waa nin nabiga cswslm caayay

    • @yahyeshiekhabdulle4487
      @yahyeshiekhabdulle4487 6 років тому

      CAADLE CHNNEL adigoo Alle caqli kusiiyay weliba xiligaan casriga ah joogo in si fudud laguu qaldo

    • @sharmaabdi1344
      @sharmaabdi1344 6 років тому

      YABAAL CHANEL garsaala gaab umal ayaa nabig scw caayay oo wasaqle ku sheegay kaas xaalkiisa waa sidee

    • @abdinajibibrahimadan5968
      @abdinajibibrahimadan5968 5 років тому

      @@sharmaabdi1344 qabil ahan mD dint u difacysa ilen umalna m arkin sheilh kish ma arkin asgo caynyo 👍

  • @sahralibinali8870
    @sahralibinali8870 4 роки тому

    Diinteena waamid halajoojiyo waxyaalahakale

  • @axmedaadan1641
    @axmedaadan1641 5 років тому

    Midka kurtadka ah ama caayay allaah ama ambiyada ama kutubta caayay maxaad uqarin

  • @adelsaeed1729
    @adelsaeed1729 6 років тому +1

    Kashak Fiiri Maxamed C.Wahaab Aad Wax kasheektay Katoobo Keen.. Shiyuukhda Sacuudiga Aadka Hatleesit Waa Kuwa Ladhoho Saruuryinta Oo Akhwaanta La Mit Ah Khalddan

    • @SergioRamos-ng3gv
      @SergioRamos-ng3gv 4 роки тому

      Mohamed binu abdal wahab wuxu ahaa ninka qaraxyada manta Somalia iyo caalamkaba kasocda fikirkoda laha. Ey yuhud ah buu ahaa

  • @maxamedxasanmiremirre
    @maxamedxasanmiremirre 6 років тому

    .

  • @sab1sahara442
    @sab1sahara442 5 років тому

    runrtii cadaalad umaadal umaadan waray mana aadan waydiin waxa kishi axaabtii waxuu oran jiray iyo xaasakii rasuulka kayiri umana jeedo filimadii uu ka duubay

  • @hussenhashi4174
    @hussenhashi4174 5 років тому

    Ay ay dhalay oo af qadhmuun umadad rabta inad fasahadiso lkn käa qadan mayno

  • @hussenhashi4174
    @hussenhashi4174 5 років тому

    Waxa waxad ugu sheekaysa solo iyo asxaptiisa jaahilinta äh

  • @caliaxmedmaxamed292
    @caliaxmedmaxamed292 6 років тому +1

    Adiga iyo wahaabiyadu aad bad uqaldantihiin

  • @msrbossmsrboss8863
    @msrbossmsrboss8863 6 років тому +2

    Iyaa dalbatay hadii midhiyaha aad dadkaka caydo waslagu caayi khiska was shaydasn

  • @hussenhashi4174
    @hussenhashi4174 5 років тому

    Wlhi adiga iyo kan iyo intii racdaba Allah cadab shadiid äh ayuu udiyariyay

    • @misspamba1
      @misspamba1 5 років тому +1

      Hussen Hashi who are you to judge subxanalaa walahi jahil nimadu waa mushkiilaad.

    • @SergioRamos-ng3gv
      @SergioRamos-ng3gv 4 роки тому

      Wahhabi waa kas ma adiga cadbta xukuma

  • @hussenhashi4174
    @hussenhashi4174 5 років тому

    Wlhi banku dharte kan waa beenale

  • @imanali1136
    @imanali1136 6 років тому

    Hadana ayadii ribada ee albaqra ku jirtay miyad beeneysay subxanaka yaa cadiim

  • @caydaroos
    @caydaroos 3 роки тому

    Asc
    Bro solo kan ma soo ogaatay inuu sheekh aheyn!!?

  • @yasiinhusseingarweyneahmed7581
    @yasiinhusseingarweyneahmed7581 5 років тому

    Diinta ma Sacuudiga leh (Jini ninka keeno bixiyaa Sheikh sidaas u hadlaayo. Sola please Why Shiikhda Somalida wareysigooga ka sugaayaa brother .

  • @maryanali3455
    @maryanali3455 6 років тому

    astaqfurullaah

  • @zakariyaahmed1053
    @zakariyaahmed1053 4 роки тому

    bal daabta amakaag (5ta diinta qaribte) oo jeediyay zindiiq kishki dabta diinta ayuu caqli giisa inoo ku daro isku dayaa.dinta waa caqaaid waxii Alle soo dajiyane waala qaadanaa caqli geena ha ogolaado ama hadiido

  • @MrSaidi03
    @MrSaidi03 6 років тому

    Abdikadir kishki wuu iska hadlaa cilmiga physiology been buu ka sheegay wax la dhahaayo ma jiraa markuu culumada uu ku sheegay cognitive dishonest wax la dhahaayo majiraa.Hadalka qof weyn marku hadlaayo inuu ka fikiro waxuu dhahaayo

    • @lindamoha2099
      @lindamoha2099 2 роки тому

      Cognitive dissonance dheh 🤦‍♀️, cilmi yaraantu waa dhibaato, adigaba qof weyn baa tahay ka fikir waxa aad ku hadlesid marka hore 😂

  • @hussenhashi4174
    @hussenhashi4174 5 років тому

    Maxad ninkan uso qabatay hadaydan shurako ahayn Mad umada uso xidhiidhisid sheekh Mustafa iyo sheekh umal iyo sheekh xuseen cali dadka wanagsan ninkan walan ma waxad ukeentay inu umada fasahadiyo

  • @SergioRamos-ng3gv
    @SergioRamos-ng3gv 4 роки тому +1

    Noolow kishki waxaa tahay #Halyeey. Waxaana tahay nin Aad u #Qalbi wanaagsan.
    Wahhabi wuxu aminsanyhy naceeb dagal qof ladilo iyo #Qarax. Dugsiyada Quranka ayaa Lagu barta Somalia #Qaraxyada sida loosameyo.
    1970,bayso galen itixaad ama wahabiyada Waana Ragga wax baray. Alshabab.. Wahabiyada ilahay hanaga qabto.

  • @iglancaday2586
    @iglancaday2586 6 років тому

    Heesha ayaa banaan taas kaama yeelin

  • @egrill8504
    @egrill8504 6 років тому +2

    Sheekh Shibli daawada ninkan waxa uu ka yidhi. Ninkani diin garan maayo. Solo waxaan is lahaa intaa waad dhaantaa oo diinta waxbaad ka taqaanaa. Sorry brother.

    • @danoowtv2521
      @danoowtv2521 6 років тому +1

      eric grill shibili iyo hooyada iyo hoyadisba ana waso

    • @Abdikaaf
      @Abdikaaf 6 років тому

      eric grill ...Ma filaayo gof Sheikh Kishki cilma badan inoo soomaaliya ku noolyahay.. Sheikh Abdikadir Kishki wa niin 30 sano ka badan diinta Islaamka soo baranayeey, wuxuna kasoo baxay jamacaatul azhar

    • @Abdikaaf
      @Abdikaaf 6 років тому

      eric grill ..shiibili maahan gof cilmi badan leh

    • @shukriabdiweli4481
      @shukriabdiweli4481 4 роки тому

      Shiikh Shibli isagaba been lagu haystaa, 700 oo gabdho Somali Aids qabo sheegay

  • @hussenhashi4174
    @hussenhashi4174 5 років тому

    Solo nin macquul äh ayanku qabay
    Waxan ogaday inad qol foof madhan
    Tahay ma ninka diintedi mcnayd
    Caqli inu ku fasiro raba oo diidan wax yigii ayad ku tilmamaysa nin wanagsan

  • @misspamba1
    @misspamba1 5 років тому

    Kishki yaw jooji in aad siyasaad ka hadashiid. Farmajo ha amaanin please. Daad badan oo kudhegaysta oo an mid ka ahay ayaa kaa cararaya. Farmajo waa min xuun oo munafaq ah. If you support Munafaaq we might think you are one of them.

  • @abdirashidibrahim9937
    @abdirashidibrahim9937 6 років тому

    Aduunyo xaalka ba ninkaan waxaan modayaay nin waxbartaay oo aqoonyaahan ah lakiin nasiib daaro shayaadiintii ayuu culuumo uu arkaa aad ayaay aqoontada u liidaata walaahi zola ilamaha dhaashay ayaa ninkaan kishki ah garaanaya inuu shaaydaan yaahay ee walaal waxan kudhiihi laaha marka hore baroo diintada

  • @abdirashidibrahim9937
    @abdirashidibrahim9937 6 років тому

    Waaban ogaahay inaadan diintaada waxba kaa aqooon zola walahi waxad kataqaano malaaha waayo kan ayaad taageerta aqoonyaahay agtaayda kaama tihiid hadaa kadiib ee walal diintaada baaroo shaydankan xaraamiga ah ayaa shekh kuunoqday subxaanalaah

    • @Abdikaaf
      @Abdikaaf 6 років тому

      Abdirashid Ibrahim ..Ma filaayo gof Sheikh Kishki cilma badan inoo soomaaliya ku noolyahay.. Sheikh Abdikadir Kishki wa niin 30 sano ka badan diinta Islaamka soo baranayeey, wuxuna kasoo baxay jamacaatul azhar

    • @abdirashidibrahim9937
      @abdirashidibrahim9937 6 років тому

      kaaffuu walaal koley qofka marku diintisa barto markasa waxfahma xaramigaan sheekh agtiisa ma aha

    • @howieie2081
      @howieie2081 6 років тому

      Bal inuu sheekh kishki kaa fcn yahay kumuu caayin lkn adiga afkaga waxaan ka hayaa cay kiinee baa xun markaa? Aniga adigaa xun ban leeyahay wayo qof baan iska aflagaadaysay

    • @faaraxtaajir454
      @faaraxtaajir454 6 років тому

      @@abdirashidibrahim9937 hoyadaa baa xaaraamiyad ah iyo aabaha waliba

  • @iglancaday2586
    @iglancaday2586 6 років тому

    Kishki tuaalaha diinta markuu ka jawaabaayo why uu gaalada tusaale ahaan ugusoo qaata baadar hebel ama brf hebel ayaa saas dhahay

    • @moonsun8500
      @moonsun8500 6 років тому +2

      kkkkkkkk sxb galada wixi wanaag ah iyo wixi faaida waa laga qaadanaya , galada haddi aad sidaas u necebtahay telefoonka , gawaadhida , tifayada , diyaradaha , mobilka , internetka iyo waxkasta oo noloashada ku xeeran iyaga ayaa sameeya , markaa adigu maxaad galada waxooga ugu tagi weyday

    • @mohaofficial7975
      @mohaofficial7975 6 років тому +1

      Iglan caday kan wuxu ku hadlaayo wa benaale dinta islamka wu u gafey saxabadi nabiga s.c.w ayu caayey iyo xasaskii Alle haka qabto islamka

    • @fadumohassan1540
      @fadumohassan1540 6 років тому +2

      +moon sun
      si fiican baad wax u fahan siisay 👍

    • @moonsun8500
      @moonsun8500 6 років тому

      walaal dadkeena waxaanan la barinba naxariista iyo cafiska balaadhan ee diinteena , waxeyba u heystaan diinteenu in ay tahay tii dilka iyo naceybka , madhab wuu asaasay cabdulwahaab 1744 diin inoo noqon maayo laakin diinteenu waa madhabki nabigeena ahaa qarnigi kowaad ee hijriga ,

    • @moonsun8500
      @moonsun8500 6 років тому +1

      sxb meeshu uu kaga gafay saxabada nabiga soo sheeg , iyo meesha uu xasaska nabiga ku caayay soo sheeg , ma waxaad sheegeysa cajaladi la soo gogoyay . ee xataa ninki sidaa sameyay uu ka noqday , waan ku sugaya , ee soo dir cadeynta sheegeysa in uu caayay nabiga xaaskiisa , haddi aadna cadeyn u haynin walaal ilaahay oga toobad keeen waana ramadaane , beentu waa xaaran , walaahi waa dinbi weyn in aad qof muslim ah aad been ka sheegtid ,

  • @camilyare7089
    @camilyare7089 6 років тому +1

    ninkaanka dadka xun xun luu u hiiliyaa. Shaikh ibliis waaye kan.