Wll maanta Hadaan diin ku dhaqmayno oon allaah ka baqayso somali xaaladaasi son kumaynaan jirneen/////ball haan ku shale reer qaza /iimaankoogo/ kaliya maan Gandhi karnaa inago100% Muslim ah????
Masha Allah dar ilaahey ayaan kuu jeclahay tasina waxa sawabey mar waliba tariikhda miladiga ad ka hor marisit hijriyada alah ku xafido wll Qaali aduun iyo aaqiraba اللهم امين يا جميعة الخير صلو على رسول الله صلى الله عليه وسلم اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم وبارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم إنك حميد مجيد يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك و سنة نبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم اللهم انصر اخواننا في فلسطين اللهم احفظ في أطفال الفلسطين ونساءهم اللهم آمين ءامين ءامين يارب العالمين يارب استجب دعانا إنك سميع الدعاء ❤❤❤❤❤❤❤❤
Subxaana Allah sheekh,walaalo intii Somalia waxqabsan labeed waxay ku bicinayaa party 🎉 iyo istustis,meel hel majirto hospital heart.oo waxay u aadaan. India marka hore hasameestaa wax yaalaha yar yar
U sheeg dab damis maahini waa in ay iska dhiibaan Zakada si ay iga badbaadaan Musiibo sidaan oo kale ah Reer Siuqyada Magaalooyin Soomaaliyeed dhiiba Sadaqada iyo Zakada kuugu waajibtay kheyr Allaha ha idiin siiyee
Magalooyinkaan somaliyed ee mar walba hadba la gubayo siiba ganacsiga la beegsanayo dad khibrad leh oo wax ka qabta mala waayey mise shisheeye bay caawin karabaan cajiib yacni anigu waxan aaminsanahy in la gubo ee dab iska rabaani ah uusan aheyn waayo magaloyinka somalida ganacsiga uun baa gubta in la curyaamiyo ayaana la rabaa ama sirdoono dalal kale ha ahaadaan ama dad kale oo dano gaara ka leh hala iska qabto
Wllhi tani waxay badeli doonta aragtiida reer galbeedka mareykanka iyo Israel gonii go.an ayay noqoneysa madaxda hadi ay dalkooda kalitaalis ay ku xukuman oo ka dhacoo daagalo sokeeye meel loo baxsan karoo ma. Jirto hadi ay hiirgaliyan waxay hada waadan dowladaha yurub
Aamiin Yaa Rabi Allah ha u cawido Xoolahoodii INSHA ALLAHU Tacaala.
Allaahu akbar waxan haysanaa diin awood badan falastiin guul iyo gobonimo
Wll maanta Hadaan diin ku dhaqmayno oon allaah ka baqayso somali xaaladaasi son kumaynaan jirneen/////ball haan ku shale reer qaza /iimaankoogo/ kaliya maan Gandhi karnaa inago100% Muslim ah????
Jazakallahu kheyr sheikh Mustafa for the updates.
Imisuu bakaaraha gubtey wax u gargaara lama arag oo ka tacsiyeeya reer hurdaaye
Allaahu akbar allaahu akbar falastiin allaah haxoreeyo
Guul cabdi majii alle ha quweeyo
Allaahu akbar
Ya Rabi qaza Ya Rabi Ya Rabi Gaza YaRabi Gaza
Say fire extinguisher my Brother greeting you from afdheer especially hargeele 🤝
Asc. Waa qadar Allaah Allaah in u cawiiyo maa masiib Rabani.
Illahay shacabka Somaliyeed cawad iyo wax ka khayr badan ha siiyo
Illaahay bedel kharqaba ha siiyo aamiin aamiin aamiin
Was a.alah..ugargaaro
13:06 ❤
Shiiqa mustafa manta wa isniin
Aamiin ilaahay bedelqayr qabo hasiiyo dadkii hantidooda kubaaba day reer argeysa
Masha Allah dar ilaahey ayaan kuu jeclahay tasina waxa sawabey mar waliba tariikhda miladiga ad ka hor marisit hijriyada alah ku xafido wll Qaali aduun iyo aaqiraba اللهم امين يا جميعة الخير صلو على رسول الله صلى الله عليه وسلم اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم وبارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم إنك حميد مجيد يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك و سنة نبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم اللهم انصر اخواننا في فلسطين اللهم احفظ في أطفال الفلسطين ونساءهم اللهم آمين ءامين ءامين يارب العالمين يارب استجب دعانا إنك سميع الدعاء ❤❤❤❤❤❤❤❤
Mashallah mustafe cali aad bad u mahadsan tahay, thrum iyo natayahu waa niman nacasnimo iska ciyaarciyaaraya ilaahey unba qaban doona
الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر ❤
Bismilah illaahow badal ka qayr badan intay lumiyeen usoo dedeji Aamiin Aamiin
Aamiin yaa Allah
Maashaa. Allaah ❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
guuul💪💪💪💪qasaa🤲🏽🤲🏽🤲🏽yarabii
Illah ha u naxariisto aamiin yaa rabi Aamiin
Heer hargeysa All ha siiyo bedel la kheerbadan❤❤❤
❤Maashaa Allaah ❤ Sheekh MusTaFe ❤ ILaahay DarTiis ❤ Ayaan Kuu JecLahay ❤ WaLaaL❤❤
Aamiin aamiin mahadsanid sheekh
Illaahow noogargaar anaga iyo intii muslim ah
Ku.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Aamin
Amiin aamiin
Illahay ha u gar gaaro badal dhayar badan ha siiyo walalheen reer hargeyso
Mansha Allah guul islam
Ameen Yaa Rabb
Mashalh Muslim aljeeriya ❤❤❤
Dadkeena maxaa dabka ku soo celceliyo ilaahow badal qeerqaba wlahen hargeesa❤❤❤
Illaahay ha ugargaaro
Caro ilaahey baa haysa reer waqooyiga
Miyey ku waseen ileen dhaco taa ka wayni majirtee
Yahuuda Dhulka Allaha La jaro ayagoo Dulaysan
Sh Mustafe today is Monday waxad tiri today is Tuesday
Ilaahay kuumasuurta galiyo xrrkaas
Aamiin ilaahey ayan kaalma u weydiineynaa inshaa Allah badal qer qawo alah soo giliyo
وعليكم ألسلام و رحمة ألله وبركاته
Waa siyaasad
Asc Walalkay mustafa ali chacban /4 /. ? / 1446/😊❤❤❤❤
Allahu akbar allahu akbar😢😢😢😢
amiin amiin ❤❤
Nationalism is good everybody should stay in there country and develop it instead of being a refugee in a different country.
Alaahuma aamiin
aamiin
ALLE HAUBADALO DHIBKA SUUQA HARGEEYSA INKASTOO ANKAFOGAHAY
Aamiin, Allah ka gargaaro dabkaa hantidooda baabiiyey.
Subxaana Allah sheekh,walaalo intii Somalia waxqabsan labeed waxay ku bicinayaa party 🎉 iyo istustis,meel hel majirto hospital heart.oo waxay u aadaan. India marka hore hasameestaa wax yaalaha yar yar
Alahu akbar Alahu akbar
Subhanallah
Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤
wcs wlc brother 👍👍👍
Qoysaska hargaysa dabku waxyeeleeyey ilaahay ha ugargaaro
Aamiin allah u cawado
Masha.allah
Aamiin yaa rabi Aamiin
Aniga sh mustafoow waan soo dhaweenaya ineey reer galbeedka joojiyaan qabilaada qoxotiga waxaa dhamaneeso isku haleenta reer galbeedka
Masha Allah dhigga muslimka biyo ma ahan
Shock haka bixin balaayo aduunyo dhan alle kugu rid adiga iyo inta Gaza/Palestine dhibaha inta Gaza uhiiliyayna illaahow guul wayn sii Aamiin Aamiin
ALLAH CAZAWAJALA ha ugar gaaro amiiin
Dabku wuxuu hargaysa ka dhacey 12:30 ee maaha saladii subax ku dhawaad
Ilaahow caawi
Wcs waraxmatullaah wabarakaat Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw
Asc kow Somali media
Ilaahow inta larabo inlabarakiciyo uhiili
وأن لم يغيرو نسخ الله سبحانه وتعالي بعد أن ارسل رسولنا صلي الله عليه وسلم فلذلك ليس لهم الذين حتي امنو وتبعو الذين حقيقي
U sheeg dab damis maahini waa in ay iska dhiibaan Zakada si ay iga badbaadaan Musiibo sidaan oo kale ah Reer Siuqyada Magaalooyin Soomaaliyeed dhiiba Sadaqada iyo Zakada kuugu waajibtay kheyr Allaha ha idiin siiyee
Gaalo muslin diida alaha qabto aamiin.
Asc
Waxaan ahay qofkii ugu horeeyay ❤
Aloow badal Khayr qaba sii reer hargaysa
Sheekh mustafe waad saxantaye waxay 12 habeenimo..
Scw!
War sucuudii hadaba heshiis wuu ka dhexeeya yuhuud ee waa ku sidee ah kan aad sheegi nataniyaahu walaalkii saw M B shadankan maaha
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Madaxwaynaha Aljeriya wa nin Aqli badan o aragti dher si an cadi ahayn ayu oga reyay Nacaladi ha ku dhacde Natalayow
Electric ayaa bilaa quality runtii hadaan dhibaato kale oo xaasidnimahi jirin runtii
Algeria maxey tareen yaahuu
😂😂😂😂😂😂
Hadal mooyee waxba maysan tarin
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Magalooyinkaan somaliyed ee mar walba hadba la gubayo siiba ganacsiga la beegsanayo dad khibrad leh oo wax ka qabta mala waayey mise shisheeye bay caawin karabaan cajiib yacni anigu waxan aaminsanahy in la gubo ee dab iska rabaani ah uusan aheyn waayo magaloyinka somalida ganacsiga uun baa gubta in la curyaamiyo ayaana la rabaa ama sirdoono dalal kale ha ahaadaan ama dad kale oo dano gaara ka leh hala iska qabto
Wllhi tani waxay badeli doonta aragtiida reer galbeedka mareykanka iyo Israel gonii go.an ayay noqoneysa madaxda hadi ay dalkooda kalitaalis ay ku xukuman oo ka dhacoo daagalo sokeeye meel loo baxsan karoo ma. Jirto hadi ay hiirgaliyan waxay hada waadan dowladaha yurub
Lacag badan baa hub lagu qasaariyey
Laakiin dab damis Maya ama school
ilahow badly qerqasii
Ilaa hadey ku dhex eryadaan sacudiga cawaanta gorgorodaha wata wadooyinka iyo guryaha ay ku jebiyaan
Masar waxaa mushaarka loo siiyaa inay yuhuuda waardiyeeyaan
Taasi kuma aamaana binu salmaan shacabka ayuu ka baqaayaaye naxariis Uma hayo reer falastiin
MAHADSANID LKN GAAL SIDUURABO MANOQOTO
Palestine daad iyo dawlado badaan ayeey indhaha ufuurtay.
Israal habaadosxb
Marka aad ledahay muslimiin ma iska dhahdid somali maxa qaldan sheekh ma somali ba afkada dhibaya mase dawasha la aan kugu dhici doonta
Carabta waa dad lo taliyo
Soomaalida waxay yaqaanaan sida hubka loo gato Laakiin mayaqaanaan sida dabka looga gaashaanto
Wcs
ASC halki kalmu ubad ku celcelisa
Suuqa bakaaro xataa saas uu u gubtaa marka suuqyada maxaa guba
Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey mustafa call allaha kuxifdiyo
Hv😊😊😊😅
Dabka suuqyada somaliya kadhaca baaritaan madax banaan ayay ubaan tahay
😂😂😂😂😂😂