Sideed saameyn ugu yeelan kartaa in uu macmiilka wax iibsado?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024
  • Muuqaalkan waxan uga hadli doonaa sida ugu wanaagsan ee aad saameyn ugu yeelan kartid in uu macmiilka iibsado wax badan
    Si aad u kobcisid fahamkaaga macmiilka, ganacsigaaga iyo xirfadaada iibka, booqo bogga rasmiga ah ee koorsadeena caanka ah: Suuqgeynta iyo iibka
    bravoakademi.c...
    🚀 BARO FANKA IYO CILMIGA SUUQGEYNTA IYO IIBKA SI AAD UGU GUULEYSATID SUUQA
    Koorsadan waxaa ka faaideysan kara dadka soo socda:
    ✅ Ganacsatada yaryar oo doonaya in ay iibkooda sare u qaadaan
    ✅. Ardayda rabta in ay ku biiraan shirkadaha
    ✅. Shaqaalaha shirkadaha ee doonaya in ay soofeeyaan xirfadooda suuqgeynta iyo iibka
    ✅. Maamulayaasha suuqgeynta iyo iibka shirkadaha waaweyn iyo kuwo yaryar
    ✅. Qof waliba oo raba in uu fahmo sida maskaxda macaamiisha u shaqeyso si uu wax fiican uga iibiyo
    KU SAABSAN BRAVO GROUP:
    BRAVO waa shirkada gaar loo leeyahay oo bixisa adeegyada latalinta shirkadaha iyo shaqsiyaadka, tababarada lagu kobcinayo xirfadaha iyo koorsooyin ONLINE ah.
    BRAVO AKADEMI waa madasha ONLINEka ah ee aad ka heli kartid koorsooyin loo diyaariyay si heer sare ah oo taabanaya ganacsigaaga iyo hormarinta naftaada.
    🌍. www.bravoakademi.com/iibka
    🌍. www.bravoakademi.com
    🌍. www.bravogroupi.com
    Si toos ah nagala soo xiriir whatsupyadeena:
    +252612253334
    +252612253332
    Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
    FACEBOOK: / bravogroupon. .
    TWITTER: / bravo_group
    TIKTOK: / bravoakademi
    KU HORMARI NAFTAADA KOORSOOYIN ONLINE AH OO AY QAATEEN 5,000 ARDAY:
    📚. Hormarinta shaqsiyada qofka:
    bravoakademi.co...
    📚. Helida shaqo fiican:
    bravoakademi.co...
    📚. Suuqgeynta & Iibka guuleysta:
    bravoakademi.co...
    Halkan ka eeg koorsooyin kale oo ONLINEka ah:
    💌 bravoakademi.c...

КОМЕНТАРІ • 7

  • @abdiladiif3076
    @abdiladiif3076 Рік тому

    Excellent

  • @qaayodheer
    @qaayodheer 2 роки тому

    Masha allah macalin guuleyso aadban uga faa'idnay muqalka🙏

  • @ibrahimmahamed2090
    @ibrahimmahamed2090 2 роки тому

    Masha allah ustaad inoo soo badi muuqalada noocan oo kale ah

  • @drabdallahibrohassan7804
    @drabdallahibrohassan7804 2 роки тому

    Masha Allah keep going dear teacher

  • @EverymorningspeakEnglish
    @EverymorningspeakEnglish 2 роки тому

    M.a

  • @sulubfilms4374
    @sulubfilms4374 2 роки тому

    zxp ilaahay baa run jecele course yadaada kujira website kaaga ma aha kuwo lagoyn karayo xaga qiimaha dalkana shaqo la`aan ayaa kajirta dhalinyaraduna ma aha kuwo lacagta intaa leeeg ee aad koorsa walba saarty is ka bixin karaya

    • @rabsholeoffcial7329
      @rabsholeoffcial7329 2 роки тому

      Wllhi korsooyin fcn oohaya lakin lacagta maba ladhiibi karo lacag badan waaye