Alla abayo mcneey is astur Allaha ku asturee plz aduun wa ka tagaynaaye tan labaad nimanka ajaanibta kaa ah ee aad marwalba u horeyso iskada wa xaaraan waana ceeb ma fiicna garab istaag ama garab fariiso lkn inay kaa dambeeyan ceeb weeye subxanallAah abayo wa ku jeclahay wlhi wanaag ba kula jeclahay hayga xuman Allaha nawada hanuunsho dhamaanteen ciid mubaarak quruxdii qalbiga wanaagsaneydeey
Xishodka waa imanka margi la dhahayo waa sano kale bal nagtan weyn arga meel rag ka buxan misane misajid ah bey isku so qawisay sidi Qof aroos u socda aloow xishodka Haa naga qadin iyo alaah ka cabsika gbdha faceda dhaman way asturan yihin iyada la firfirinoya oo lagu qosloya nag fcn oo kale ayey ba dadka I salamosa #yasiralaah
Subxaanallah Salaad lagu ciyaarayo Wll waxaad sheeganaysa in aad soo tukatay salaadii Ciida dhuntaduna waa qaawan tahay sidoo kale waxaad hortagaysa kumanan Muslimin ah oo salaada Ciida soo aaday haddii xitaa allah ka xishon wayday kama xishoone ma ka xishon wayday Muslimiintan isku jira Ragga iyo Dumarka ee wada Labisan ama wada asturan yaab Teda kale raggan kula jooga walahi waxaan ogaday in ay yihiin Saaxiibo aduun waayo ma ka wayday mid talo kusiiya bal fiiri dhamman Commentigaga dhamman dadku waa wada naxeen markii ay arken qaabka aad u labisan tahay iyo sheegashada in aad soo tukatay Salaad Subxaanallah Talo wll waa Aduun Is astur xoogna mahe waa talo oo keliya qurruxdada jecel nahay iyo wanaagaga Haddii aad si xun u fahantay ama aad jeclayn hadaladan oo kale ka raali noqo lkn waa ku wanaag
Eid wanagsn dhamaantiin team enjoy faraxad ku wada ciida walshay aamina qurxeeey adiga oo raaliya waxaan raba waxa yar ku sheego luquntada qurxda badan into qari wll qaali
Comant vidio laga qoray ayaan aad u akhriyay waxaa u badnaa waanada la waaninayo aamina cabdi Qaadir talaw miyay akhridaa comtiga salmaan Waa inuu u sheego coment loo qoray walaashaa
ua-cam.com/video/qUglTaWAwXw/v-deo.html
Amina asturaada ku dadaal waxa la joogtaa rag ajnabi kaa ah naftaada ilaali intaad helaysid midkii ilaahay kuu qoray take care
Subxanallaah Sidaan miyaad kuso dukate Wllo Allaah kusoo hanuuniyo Is astur
Subcxaanallah sidan waqalad muslin matihidoo maxaa wayesaan jirkaad cowrawaaye walashe is astur abyo
Naa is astur illah ka baq waxa ad lajogto waa rage
Qofki ugu fiicna uguna kheyrka badnaa, uguna aqoonta fiicna, uguna naxariista badna, uguna udgoona, uguna dulqadka badna Rabbi inta uu aburey waa nebi Muhammad Scw ❤
Salallahu Calayhi Wasalam ❤️
Salalaahu Caleyhi Wasalam 🤍
Alla abayo mcneey is astur Allaha ku asturee plz aduun wa ka tagaynaaye tan labaad nimanka ajaanibta kaa ah ee aad marwalba u horeyso iskada wa xaaraan waana ceeb ma fiicna garab istaag ama garab fariiso lkn inay kaa dambeeyan ceeb weeye subxanallAah abayo wa ku jeclahay wlhi wanaag ba kula jeclahay hayga xuman Allaha nawada hanuunsho dhamaanteen ciid mubaarak quruxdii qalbiga wanaagsaneydeey
Kaga daran masajid ayey kujirta ayado qawan horta maisqaban midkan
Maashaa allaah Waad waanisay alle ha ku barakeeyo inaga Waa inaan waxii xumaan ah aynaan ka aamusin ,hada Waxaad arki ruux qaawan oo xumaan ku jira oo loo qori Maashaa allaah Maxaa Maashaa allaah ah Subxaanallaah,allaw na xifdi
Xishodka waa imanka margi la dhahayo waa sano kale bal nagtan weyn arga meel rag ka buxan misane misajid ah bey isku so qawisay sidi Qof aroos u socda aloow xishodka Haa naga qadin iyo alaah ka cabsika gbdha faceda dhaman way asturan yihin iyada la firfirinoya oo lagu qosloya nag fcn oo kale ayey ba dadka I salamosa #yasiralaah
Subaxanallh wllo qawanaanta qurux maaha ee jirkaaga naar ha usoo jidin
Asc aamino abayo xijaabo allaaha ha ku xafitiye inshaallaah ciid wanaagsan 💐🕋
Subxanallah wll amina saan maad salaad u aaday
Subxanalaah waa yaab qof muslim ah oo aan asturneen see salaad uday illaah ka baq
Anigaba wayabay side salda kudukatay waba qawan tahe
Masha allh alle ha ku dhawre is asdor macaan quruxey
Masha allah AAMINO cadey Eid wngsn sidookale wlshe aan jclhy AAMINO 🇲🇾🇲🇾🇲🇾🇲🇾🇲🇾🌎🌎🌎🙏💋❤
Masha Allah inaderty aamina waad qurux badan thy lakiin hno is astur marwalba farxadada wn jeclahay
abyo dhamna comments ka dad qalbi wangsan una duceynaya arka masha allah tabaraka allah qof cayneso ma arko allah xaqa ha tuso
From India 🇮🇳 Eid Mubarak Guys Masha Allah Hambalyo Hambalyo Hambalyo 🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩😮😮😮Masha Allah 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏💥💥💥💥💥💥💥💥💥💥💥💥💥💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟👑👑👑👑😘😘😘😘
Wawa masha allh ciid wanaaksan
Eid mubarak ✨ reer maleysia 🇱🇷🇱🇷🇱🇷
Adiga oo ah qof muslim ah mxa u qawan thy hblha kle ee wda asturan sowdiga arkya weliba rg ayd ku dhex jirta إتق الله اختي
Bisinka saan maa salad lagu tukadaa walbo maa is asturtid oo allah ka xishotid
Amina cabdi qadir ziz keep going
Aaminaay isastur
CIID MUBARAK MCNTO🥰🥰🥰🥰
Abaayo mcn aamina isastur
Eid mubarak
Subxaanallah Salaad lagu ciyaarayo
Wll waxaad sheeganaysa in aad soo tukatay salaadii Ciida dhuntaduna waa qaawan tahay sidoo kale waxaad hortagaysa kumanan Muslimin ah oo salaada Ciida soo aaday haddii xitaa allah ka xishon wayday kama xishoone ma ka xishon wayday Muslimiintan isku jira Ragga iyo Dumarka ee wada Labisan ama wada asturan yaab
Teda kale raggan kula jooga walahi waxaan ogaday in ay yihiin Saaxiibo aduun waayo ma ka wayday mid talo kusiiya bal fiiri dhamman Commentigaga dhamman dadku waa wada naxeen markii ay arken qaabka aad u labisan tahay iyo sheegashada in aad soo tukatay Salaad Subxaanallah
Talo wll waa Aduun Is astur xoogna mahe waa talo oo keliya qurruxdada jecel nahay iyo wanaagaga
Haddii aad si xun u fahantay ama aad jeclayn hadaladan oo kale ka raali noqo lkn waa ku wanaag
masha allah waad ku saxantahay wanadada tii qaadato allaa ka dhigo gabdheheena asturka ayey ku qurux badanyihin allaa asturo
@@cadexasan5847 Alaahuma Ameen 🤍
Aamin cabdiiqaadr eid mubark
Xbbti maxad surka u qawisay shalmadadii bada ku qurxu badanayde boqortoyo an tageero bada tahy ee inta inaga hagaji mcnto hore usoco ❤❤❤
Eid wanagsn dhamaantiin team enjoy faraxad ku wada ciida walshay aamina qurxeeey adiga oo raaliya waxaan raba waxa yar ku sheego luquntada qurxda badan into qari wll qaali
Waxan ku oralaha bad ku tir thank you sister.
ciid mubaarak dhamantin
Anna Abdi Eid Mubarak Tagyero from Kenya
Masha allah ciid mubaarka
Masha allah ciid mubarak
Imaam amiin gabanaa
Ciid mubarak
Masha Allah lkn wll aaminay asturnantu wa qaliye is astur
Mashallah Eid Mubarak guys
Ciid mubaarag aamina
Cid mubarak wllaheyga
Ciid wanagsan
CIIDE .ANIIGU SAHAL ABDI BOULALE. WAXAA AAN SANAD KAN. .KU .SOO.CIIDEY. MAGAALADA. QAHIIRA. EE.DALKA. 🇪🇬 🇪🇬 .MASAR . 🇪🇬. مصر
Abaayo wacodsi qamar bintu qaali halkee kudanbesaa please please please please Abyo😪😪🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻team injoy guul✊️✊️✊️✊️✊️✊️✊️✊️✊️
Ciid Mubarik Tem enjoya ❤️
Amina Allah kacabso hijaabka qaado wll waa ceeb Allah kacabuuray haku jees jeesin adigoo qaawan Allah nafta waa kaaqaadi karaa tan waa aduunyo kuxisaabtan tan aakhiro suubso camal wanaagasan oo aduunyo iyo aakhiro wax kuu taraayo
Walashey is astur waad qurux badantahay
😭 Aamina sister ma sidaasad masjidka ku gashay salad lagama aqbalayo wllo is astur ilhy haku sharfee plz
Wacaleykum salam 🥰 ♥ ❤
Aid moubarik
Asc wr wbr walashey Amina Eid Mubarak xabibti ilahay ka cabso jirkaga asturo si ilahay kaga badbadiyo narta aadbey u kulul ilahay hanaga wada badbadsho🤲🤲🤲
Aad bey u kulushahay
Masha Allah
Ciid mubrk dhaman somali weeyn
Masha allaha ma beautiful family team enjoys wanijeclahy damatina hambalyo ❤❤🥰👌👌♥️💯🤲🤲
ciid mubarak wllshey mcn 😢❤
Manshalah our boys
iimaan amiin 🤣🤣🤣🤣🤣
Allaw xijaabka iyo asturaalka ku jeclaysii aamina , maalintii rabi xagiisa loo noqon lahaa ayaadba is qaawisay الله يهديك
scwscwscw
M.a wll hay
Qoorta Qaawan iyo salada ciida fahmin
Sister astur naanta ku qorxantahy
Eiid mubarak ✨ 💖
Ciid wanaksan them enjoa
Wllo qari qortada wa cebo
Amina plz is astur qali
Mnshlah eid Mubarak 💯💯🎊🎊🎊aamina wll pls wow wacanteee is astur wlshy mcn❤
Masha allah farxada alle haydin siyaadsho balse wllo mcney qoorta asturo adoo labiska aad ugu jeceshay xidhanaya baad hadana is asturi kartaa qli sheelada qoorta saaro qli
Is astur wlley
subxaanalaah masjid ayaad joogtaa maxaa kuugudhacay qoortaada banaan maanta waa ciid oola faraxsanyahay abaayo qoorta qarso waa cowro
Asc habo waa ku jecalahay waan ku xiranahay waan kuu sheegaa Mar kale ha katakana taraaxada waan ku jecalahay dara allaha
Walal is Astur
Salaad qaawani lagu tukanayana Malaysia laga helaa
😍😍😍🤩🤩🤩🤩🤩🤩
Ragiya asturan nagtiya qawan wlhi wa wx laga xumado
Comant vidio laga qoray ayaan aad u akhriyay waxaa u badnaa waanada la waaninayo aamina cabdi Qaadir talaw miyay akhridaa comtiga salmaan Waa inuu u sheego coment loo qoray walaashaa
35 sano ayuu qol ku xidhna
ua-cam.com/video/KJALietRF1k/v-deo.html
Qofki ugu Hortey😂😩
0
Abaayo.is astur waa dembi inaad qoortaada qaawiso aduunyadaan waa laba maalin si aad jano u gasho ilaahey raali geli intaad nooshahay
Walaley xijabka qDo bisinkee
Abaayo maxaad isla qaawisay waliba adoo salaad u socda subxanalah alaah e is astur adoo rali ah
Masha allaah
Mashallh edwabagsan
Abyo mcn Alle kacabso maanta waa aduunyo birrina Aakhiro &qofkasta iyo qabrigiisa camalkiisa abyo mcn intaa nooshahay is astur Alle haku asturo sida maquruxbaa mooday wllhy qurux maaha waa fool xumo Alle hijaabkuu na amray waad is qaawin intaasoo rag ajnabi kaa ah ayaa ku arkaya waana lagu weydiin doonaa malin aan maanta ahayn is xisaabi intaan lagu xisaabin Alle hanuunka hakuu siyaadsho Aamiin
Na walaaley is astur illheyka cabsee
Syelki dhana wa iska khaladay saan ma kutukatay istaqfurulaah😅
Wlhi waan layaaway acuuudu 😢
Abaayo anna cabdi waxey aheed ina tareexada saradiid abaayo is astuur waa malin farxaad badan
Aamino wllo sidan madkudukaty subxanallah saladasmajirto
Mzha Allah wllhay ciid muparak lkin qlih qoorta quruxda bdan ino qri qlih Allah hku aztureh😘🙏
Wllo aminay is astur ilahay kabaq adoo asturan kasoo baxgurigaaga wllo ilahay dartii ayaan ku waninayaa itaqulaa haku dayan dadka intaxun lkn kudayo inta wanaagsan
Wax kabadal si daan aaminaay hno
Maansha Allah hambalyo hamblyo hamblyo lkn alle ka baqo Waayo Wada qawta qertada wllo mahadsanid
Subxanalah is astur wax qurux ah oo ka muqdaa ma jiro
Aamino wllo aruusmadusicota
Wllo aamina is astur wxn rajaynayaa inaanad qalad ii fahmin
Toobkan ay sidato xalafadaha lagu tagaa lkn ciida ma ficiina inaad ku tagto bal arag hablaha kale sharaftooda
Goortada oo qaawan maad dukaneysaa
aamino abyo gabr wanag san ahathy lkn qoortada qari
subxanallah qaawinidu masha qurux wlal is astur hore marka waxa lagu gaara cabsida Allah
Aamina aawe xijaabkiii
M.a😍😍😍😍😍
Abaayo is asturaaa
wll maxaa kaa khaldamay dhaqan Uma lihin inaan is qaawino hadaan rer boorama nahay aamina
Qliyeey is astur oo Alle ka cabso wn ku jeclahaye
Aaminay wllshay qaali is astur waamaxay qoortan banaani hno walhi waan ku jeclahay aadna waxaad uugu qurux badan tahay markaad xijaaban tahay
Alla qofku markuu qawan yahay foolxuma badanaa oo hada ma qurux baad isu haysataa eyga ayaa kaa qurux badan walahi
Asc abayo amina marka eid mubarak abayo wanku baryaa ale ka cabso dharka aad xiranthy &dadka aad meesha la joogto isma lahn qoeen wlh wanku jeclahy lkn abayo blz adoo asturan hadana asxaab taada labashaal blz and blz
Waliba raga wajib kumaaha inay dhar asturan xidhaan lkn inaga ilahay ayaa inagu waajibiyay markaa somuqo ado asturan
Inan wacan ayad ahyd maxakuqaday mexijabki wllo
amiina abyo mcn wanku baryaa qorta qarso wan ku jecelahay lkn ino qari qorta banan wa iga codsia