Masha allh habar yar ad aya uqurux badan tahy mar walbo sidan u farax sanow alle haku barakeyo noloshada wax kasto ad ku farax dana rabi haku si nuriyo mom qiso cajib ah waye walahi ani waxan so xasus tay abtigey iso cawiyay in badan asa na agteda ka mudan sharaf manta
Hooyaday mcn ilhy ha ii daaye iyadaa iguso dhacday anoo barwaaqo kujira Ayaan soo boqdaa markaysay wax kasta ay isdhahado gabadhaha way anfacaysaa Aya isiisaa ilhy cumrigeda ha dheereyo iyada iyo walidintedba waayo badan rabi ha isku daayo
Ayaaney wan ku xiisney qaali malamahan waqtigii barqada maka badashey duhurka xata noogu badal hadey ku surta gali waysu si walba wan ku wadana xapipti ❤
أللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد أللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما بارك على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد و عليكم السلام ورحمة الله وبركاته يا طيبه حفظك الله طال عمرك ان شاء الله الحمدلله على نعمة الإسلام سبحان الله و بحمده سبحان الله العظيم
Walahay waa yar yar yhn hada waxa igu soodhaca abtigay hooyaday isku hooyo lee yihin ayanay abtigay noloshay wax ma waydiisan sas ay tahay wax isoodiraa walalahay dhamantood ani lee IGA fakinaa hooyo ayeeyo markuu lasoo hadlo ani lee IGA wareestaa m.a ilahay abtigay haidaayo hada isbuucii hore phone IGA halabay uma sheegin hooyo soowacay gabadhiieeday dhahay tell ka halabay tiri wxuu dhahay maxad iigusheegi wayday aniga abtigaa ma ihi miyaa abti ha isdhibin aabahay iigadayee bisha markay dhamateen maye anigaa gadaayo isbuuc kabacdi lacagta soodirayaye Deen xitaa kusii qaado phone la aan macquul ma ahan haye dhahay ilhaa hada phone magadan biri lacagta markuu isoodiro gadanayaa I.a❤ Marka adinah siday qisooyinkaga iidhafin tell kale guriga iskayala kasiidhagaysanayaa ❤Malin kama maqnan karo channel you tube dartaa why usoogalaa❤
Ani dumashigey igu so dhacay oo ano agon ah boska abahey iigalay wlasheyna hoyo ii noqoty ilaa wax barashadeyda xata gurkeyga qf wngsan ii doray asago ka cabsanaya in la ixumeyo 😢😢Abal ba hadan maqlo asa iguso dhaco
Wcs abyo ayaney alh ku sharfo marka kowad marka labad anika hal wila ika weyn asakana hoyadeyda dhashy lacagow qata bishii 4 boqol o dolar bishii markaan lacala inan waco ey dhacdona labarado ika dansada blse walshey ika yar hadey 5 dolar hesho 2.5 I siisaa alh ii dhaafi wlshey iak yar kan ika weyna waa hoyadey curadkedi hoyadeyna ma nola asaka laka rabay inow boska kisto no kale waba nocas blse alh so tuso wllnimada qeymaheda wlsheyna alh ii xafido
Masha allh habar yar ad aya uqurux badan tahy mar walbo sidan u farax sanow alle haku barakeyo noloshada wax kasto ad ku farax dana rabi haku si nuriyo mom qiso cajib ah waye walahi ani waxan so xasus tay abtigey iso cawiyay in badan asa na agteda ka mudan sharaf manta
Shukran abyo , wllhi waan jeclhy qisooyinka , Gabadhan hore uma aqoonin lkn waa kucosbahay oo waan ku xirnaan doonaan , masha Allah abyo qisooyinkaaga waxwalbay isugu jiran , shukran ❤❤
Ayaaney walaahi waad Iga oysiisay sababtoo ah walakey ayaa igau so dhacy waliisa sidii hooyo Iyo aabo ayuubiyahy alx ❤❤❤❤❤
Ooh 😞 sorry xbbt
Subxanalaah wlhi waakadhaxey qisada dhamadkeda waa xanun aamiin yaa rabi ducadada ayaaney ❤❤❤❤❤❤
Ilahow anan wllkey ama walshey wax uquuri waynin inalilah😢😢😢
ayan salama Caleykum maasha Allah ❤❤❤❤
Xasbunalah Ilaahow iimaan ka hanaga qaadin😢😢😢waa qof aan iimaan lahayn
m. A abyo allah ku barajeyo
Hooyaday mcn ilhy ha ii daaye iyadaa iguso dhacday anoo barwaaqo kujira Ayaan soo boqdaa markaysay wax kasta ay isdhahado gabadhaha way anfacaysaa Aya isiisaa ilhy cumrigeda ha dheereyo iyada iyo walidintedba waayo badan rabi ha isku daayo
Aniga walaalahay oo dhan ayaa igu soo dhacay Allaha raxmaankaa ha iidaayo iska dhaaf inay ilmahayga ay wax u iibiyaanee walaahi habeenkii markay ilmahaygu aykacdo iyagaa ukici jiray markaasay iska seexo idhihii jireen inamada illadhashna subaxdii markuu ilmuhu kaco ayay iga qaadijireen markaasay qolkooda ku haynjireen waxaan moodijiray inay ilmaha iyagu dhaleenba walaahi Subxaan allaah
Ayaaney shaqo iitaalo lee waqti fiican soo galisay hada shaqada kugu qabsanaa like waa kuu saare
Wcsww abyo mahadsanid abyo🙏 illahay Faxfaxda iyo cafimdka Alle haku ziyadsho❤🌹Ana uhoreeyo Ayan quruxey 👸🌹🥰🎉🎉
Amiiin abyo illahay cafimdka Allah haku zeyadiyo
السلام عليكم أختي أنا في سلام أحييك أختي شكرا لك على الفيديوهات والقصص الجميلة التي تشاركيننا بها دائما جزاك الله خيرا
Ayaaneey ilaahaybaa qurux ku siiyay allaha ikaaxiftiyo abaayo wax tahaya walaashaya aan alle dartii aan ujeclahaya
MashaAllah. Allahuma Baarik.
khyr hafalin shar kuuma imaadee ❤
Cuqdad nafsi ku dishey dheh😢😢😢cadawadsanaa😢😢😢
My brother Alle II dhaayo Amiin yaa raab
Subxanaalh 😢😢😢😢allow iinamk hanag qadin qof an iiman lahen ba qof walloki ah wax ku quudhin 😢😢😢😢
Ayaaney wan ku xiisney qaali malamahan waqtigii barqada maka badashey duhurka xata noogu badal hadey ku surta gali waysu si walba wan ku wadana xapipti ❤
Ayaan 😘❤
Alla taas wall maahn , wll aan wallkii caawinaye oo intey abaal uheyn lahyd oo uduceyn lahayd kusoojeesanysaa , subxaanallaah , Allow adigaa kaa magan galny nuucyadaas oo kle Innaa lillaahi , Alla wiilkaas wanaagsanaa masha Allah , wllhi aduunka waxwalba waa la arkaayaa 🥺, shukran abyo adigana qisooyinkaga cajiibka ah 👍♥️
Ayaaney aabahy maba nooleeyn waqtigaan guursadey blse walaal igusoo dhacy ilaahdda maahn markaan iskaabulada aha walalaha aabhay dhalay mooyee❤❤❤❤ alle haidayo
Hooyadey mcn
Subxana allah wa musibo waxas cml ilahey walal nogama dhigo
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi sharafey
abayo Ayaan Allah farxada haku zeya diyo macanto amiiin Qali ❤❤
Aniga waxa iguso dhacday walshay oo kaligee hoyaday ii dhashy wa qofka kaliya qulubtayda dareenta❤
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallah shukrn
Aamiin Aamiin aamiin
Hppti Imtixaanaat aa galaaye Mudaa idinka maqna Idin xiise 🥹
Asc walaasheey ayaan gobdoon waan ku salaamay walaasheey mahadsanid video yaasha quruxda badan iyo sheekooyinga Qisooyinga ee marwalba aad Nala qeebsato ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasanaad ilaah haku xafido Amin Amin Amin guulayso waligaa walaasheey ayaan gobdoon shaqo fiican ayaad u heysaa dadkeena soomaaliyeed keep going my sister ayaan gobdoon you doing great work thanks again my sister ayaan gobdoon mahadsanid walaasheey ayaan gobdoon Asc walaasheey ayaan gobdoon waan ku salaamay walaasheey mahadsanid video yaasha quruxda badan iyo sheekooyinga Qisooyinga ee marwalba aad Nala qeebsato ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasanaad ilaah haku xafido Amin Amin Amin guulayso waligaa walaasheey ayaan gobdoon shaqo fiican ayaad u heysaa dadkeena soomaaliyeed keep going my sister ayaan gobdoon you doing great work thanks again my sister ayaan gobdoon mahadsanid walaasheey ayaan gobdoon
Ayaney ana uhoreyo 🎉❤
😢😢SUBXAN'ALLAH sheydane baa qaatey
Ala waa xanuun wlh qisadaan😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
Xasbiyallah wanicmal wakiil😢 iimaanka Allow hanaga qaadin ninkii walalkeed uga taagwaayay markay guursatay miyay hadana nolosha uquudhi wayday 😢😢😢
Ayeydeyaa igu soo dhacde allow kuu naxariso qabrigaadana kuu waa sici🤲😭
Ayaney wallkey o isku abe nahy aya igu sodhahy o an waligay iloben inta nolahay malin ayow i imaday aniga cunugkeyga shax rinji ah sinayo mrksaow intow baxay maqribki asogo gasac cano iwado walhi sidan ugu farxay ilahey aya oga allow ideyso
Ayann gabdonn ❤
Subxanalaah ilahoow adaan ka magan galay
Wcs walaashey igu qaaliya ayaan cadeey aadbaan kuu salaamay inbadan
Ayeeyo❤mcn😢
Ani waxaa igusoo dhacay Aapo Habenkii xili uu doono hayimaado wuu ikicinaa Cashadiisa uu wax iga siiya subixii Schoolka intana aadin Quraacda Wuxuu leyahy Anon ku hubsan irida kama bixi karto Sacad saacad uu isoo wacaa Aapo wxs maa ubahanthy mxaa kaa nusqaansan Aabo mxn kuu sameeya Aduunkeyga waye Aabahay illahay haii daaye ❤🤲🤲
Hooyo mcn❤
Wlshy boskii hoydeen Ino buuxisay ilh ha Ino xfido hoydeyna ilh ha u nxrsto 😢
Subaxaanallah
Asc abyo macan ayan seithy❤❤❤
Walalkay iga wayn iyo hoyoday Mcn ayaa igu soo dhacay
Xasidsana subxanallah
Ayaneey ani wllo fcn maba lihi 😢 kuwo cay bdn oo buuq bdn weye hooyaday intay noshay uunba is arkaynaa
Maskiin walahi 😭 hada sidebu unolyahy wayo qofkii dadka kaso dhaweystay marna garab uah sidan ugalay ya subxanallah 🥺😭
Allah ayaaney maxaa tiri kulaha wan iscashaqoya wanba isla qurux badnaday😂😂😂
أللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد أللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما بارك على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد
و عليكم السلام ورحمة الله وبركاته يا طيبه حفظك الله طال عمرك ان شاء الله الحمدلله على نعمة الإسلام سبحان الله و بحمده سبحان الله العظيم
Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
iimaanka AllAhA nosugo
اللهم❤ صل وسلم❤ علي نبينا❤ محمد❤ صلي اللع❤ عليه وسلم❤
Iska jir ayaan ey waa bilaa walal
Ayaaan ney. Abyo gabar maa jidka kusoo jirta. Mardhow nasan dhahdee😂😂😂
😭😭 ani hoyday 2sano anoo jiro dhimatay. Walaal iga weyn iyo mid iga yar midne ma arag
Abaayo eedo arxan malaha wllo badan baan arkay oo ilmaha walaalkood neceb 😢
Khuruxeey qisadan walagga horay Gabar yutubar ah oo sowda maxamud ey ugu qorontahy aa marhore soo gudbise
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@@QisasChannel sorry khuruxey hada xuman ifamte
😂 ALLAH habaryaar waad igaa qoslisaa.
Kkkkk ayaan quruxey Mar kasta adi quruxley tahay adi
Sheekadan sawda qaalib ayaa kasoo sheekaysay waan maqlay
Asc abyo seeiitihiin ayaaney hada kahor ayaad kasheekeesey❤❤❤ waa kusocelisey
Subxalllah 😮😢😢
Wlahi aniga wax iguso dacay majiro walala badan aya ila dashey xita imaso wacan qarkod canada ayay jogan sinka xita igama qabtan
Ku saliya NNK SCW SCW
Asc ayaaney xbbti markan gu arko shaqada guriga soxasusta san shaqiya ilahy haku xiftiyo😊
Mashaallah ❤❤❤
Abti ❤❤❤
❤❤
Wcs ayaney share out isamey plz🙏
Aboo aya iku su dhacay abayo Qali
Zakaria da iz ma nym
Mnshlh xppti shekdn horaan baan kaga dhagystay ma noogu soo celisay😅
Bisinka yarabi 😢😢😢
Waxa igu sodhacay wllky ma ilmaha wllky dhalay an dila subxnllh adunkaba ugu jaclahy wlhi
Sxbtay ayaa igusoo dhacday 😢
Ayaney wll dhafarka iska daa indha hoostoda ku Godatey e
Subxanallha 😢
Horta ayaney Waxan Kuwey dinah Watey Carabta dhihi jireen Sharafteney ku dheshey kawa kasineynah he Hada Miska dhafen Cadadas
Wcs abayo❤
subxalllah
Anig wanbu jclhy gabdhan wllhi anigo waligey arig cafimad kuwaar huno
Salamaaad 😭
😂😂😂😂 ayaaney wad iga qoslisay kulahaa iskada mar dhawo baan nasane
Hooyadee mcn markaaa walaca ahaaa sidee iigu damqanjirtay iyadoo midkale ila dhalay ileedahay waxaan wax miyaaaa
Walahay waa yar yar yhn hada waxa igu soodhaca abtigay hooyaday isku hooyo lee yihin ayanay abtigay noloshay wax ma waydiisan sas ay tahay wax isoodiraa walalahay dhamantood ani lee IGA fakinaa hooyo ayeeyo markuu lasoo hadlo ani lee IGA wareestaa m.a ilahay abtigay haidaayo hada isbuucii hore phone IGA halabay uma sheegin hooyo soowacay gabadhiieeday dhahay tell ka halabay tiri wxuu dhahay maxad iigusheegi wayday aniga abtigaa ma ihi miyaa abti ha isdhibin aabahay iigadayee bisha markay dhamateen maye anigaa gadaayo isbuuc kabacdi lacagta soodirayaye Deen xitaa kusii qaado phone la aan macquul ma ahan haye dhahay ilhaa hada phone magadan biri lacagta markuu isoodiro gadanayaa I.a❤
Marka adinah siday qisooyinkaga iidhafin tell kale guriga iskayala kasiidhagaysanayaa ❤Malin kama maqnan karo channel you tube dartaa why usoogalaa❤
Ayaaney kheyr qabto noso dhAqso wllhi indhaha idaalay saan kufiirinaye😂
Ani dumashigey igu so dhacay oo ano agon ah boska abahey iigalay wlasheyna hoyo ii noqoty ilaa wax barashadeyda xata gurkeyga qf wngsan ii doray asago ka cabsanaya in la ixumeyo 😢😢Abal ba hadan maqlo asa iguso dhaco
😢😢😢😢😢
Illhy qof iga fakira oo saso dhan igawar hayaa allah haisiyo
Wcs abyo ayaney alh ku sharfo marka kowad marka labad anika hal wila ika weyn asakana hoyadeyda dhashy lacagow qata bishii 4 boqol o dolar bishii markaan lacala inan waco ey dhacdona labarado ika dansada blse walshey ika yar hadey 5 dolar hesho 2.5 I siisaa alh ii dhaafi wlshey iak yar kan ika weyna waa hoyadey curadkedi hoyadeyna ma nola asaka laka rabay inow boska kisto no kale waba nocas blse alh so tuso wllnimada qeymaheda wlsheyna alh ii xafido
ayaan abyo dowlaad mxaa la dhahaa nah
Armaajo
Haa mid igusodhacay oo ano kamiro kalahadlayo igu dhahay abaayo maxaa kugudhacay marka waligey mailawayo walalkey hado kuarko waxoo kudhaha indhahaga waxaa ka arka ina caato thy maxaa kuhelay ma murug ayaa jirto
Masha Allah❤❤❤❤
Cuqdad nafsi ku dishey dheh😢😢😢cadawadsanaa😢😢😢
❤❤❤❤❤❤