DEGDEG: Xil.M Abiib oo xalay lagala baxay xabsiga iyo halista danbiyada uu qirtay oo xukun culus uu

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 вер 2024
  • DEGDEG: Xil.M Abiib oo xalay lagala baxay xabsiga iyo halista danbiyada uu qirtay oo xukun culus uu ku...

КОМЕНТАРІ • 41

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 10 днів тому +7

    Guuuuuuuul somaliland viiva somaliland viiva

  • @Hemzeveron
    @Hemzeveron 10 днів тому +6

    Nine Samaroona oo HABAR AFANE oo Musafinaa ayaa yahay SNM haadi aay jirin SOMALILAND maay jirtane ALLAH MAHAD LEEH

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 10 днів тому +3

    Xildh wuxuu uxidhan yahay qarankiisa xadhiguna xal

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 10 днів тому +1

    Arintaa waan ka filayay waayo wuxuu isku Arkay nin wax ka bedeli kara jiritaanka sland ❤

  • @fadumo4024
    @fadumo4024 10 днів тому +2

    Hasheego wixii reer Soomaalilad ah kula jirey Khiyamo qaran dhamaan

  • @CaliAxmad-b5e
    @CaliAxmad-b5e 10 днів тому +4

    Faysalbootaan ka waraama sida loola dhaqmo isaagoo umad Xasuuqay Sideedse ula dhaqaantaan Xildh Abii?

  • @user-sm6nz6pf1t
    @user-sm6nz6pf1t 4 дні тому

    SubhanaAllAh ilahay ban ka magan galay khiyano

  • @Cabdiibrahimcaabi-ge4lp
    @Cabdiibrahimcaabi-ge4lp 10 днів тому +3

    guul weyaan xadhiga m abiib

  • @user-gr4dz7ku4j
    @user-gr4dz7ku4j 10 днів тому +1

    faqsheeyi idnku sidaa dadk odhan jirteen magaranisaan mabayi daan xidhi jirinie inta malintii hees loo qaado ayaa subixiina latoogan jiryi

  • @ismailjama3411
    @ismailjama3411 10 днів тому +1

    Qaran dumisku wuu badan yahay.
    Liiska ha lasoo bandhigo

  • @Suheila22
    @Suheila22 7 днів тому

    Ileen Isaaqu ma xishodaan beentana waa ka wada mid haduu yahay wariye iyo siyasi qof reer isaq ah sheekada isaqu waa aabow iga celi kan yar kan weyn anaa iska celinayo ma sii jiri doontaa somalilad?

  • @kawsarhussein4446
    @kawsarhussein4446 10 днів тому

    Isaq dowladeyna😢

  • @fxcooking9677
    @fxcooking9677 10 днів тому +1

    Eedaha kala duwan ee isaaq diidnimada awalba maxasaanad baa ilaalisaan marka aduu kuuxirnaan sidoonka beenta naga daa qabiil qabiil udawladayn baan arkaa 26 iyo kabadan muusaa istaahila

    • @SaedDahir-v6d
      @SaedDahir-v6d 10 днів тому +1

      Daahir riyaale markay Sandra uxidhnaayee gaboose mohamed hashi salad uxidhnaaayeen mareerbuu uxidhnaaayeeen

  • @Ahmed-qr9tf
    @Ahmed-qr9tf 10 днів тому

    Beenta yaa kuu soo dhiibay. War garaad dhaamo ayaa jira. Iska aamus waxba kumaad hadal.

  • @ShamisAli-b2m
    @ShamisAli-b2m 9 днів тому

    3q❤❤❤

  • @kawsarhussein4446
    @kawsarhussein4446 10 днів тому

    Xilibaan m abibi awdal state❤

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 10 днів тому +1

    XIDH. ABIIB, OO XIRTAY MUUSE BIIXI WIILKIISA, JIR DIL IYO DHIBATOYIN LOO GEYSTAY, AYEY HADDANA QASAB UGA SAXIIXDEN, QORALLIDI BEENTA AHA EE MUUSE MASIIXI LAGU YAQAAN.

  • @HooriDucaale
    @HooriDucaale 10 днів тому

    Somali land ma hargeysaa meeday somali lan waxaad wideysaa habar awal oo weligeed cid ma mulin dalkii meyey meeday sool meday borame hatirsan burco iyo ceerigaabo waayo waxa iskaleh habaryoonis habar awal waa dhedeg

  • @MustafeSharmarke-ej1zj
    @MustafeSharmarke-ej1zj 10 днів тому +4

    iidoor tv ayaa ka waramaysaa

    • @ayaanibrahim8735
      @ayaanibrahim8735 10 днів тому +1

      WAR WA SOMALILAND WA QARAN WA DOWLAD WA NABAD WA SOMALILAND NIN AN CIILAY BA I CAAYAY CAY.

  • @daahircabdikorme490
    @daahircabdikorme490 10 днів тому

    isaaqoow been been ma soconayso

  • @Xuseenaxmedaare
    @Xuseenaxmedaare 10 днів тому

    Beenaale waa been waxaad ka sheekaynaysaa yaa adjiga xogahaas oo dhan ku siiyay maxayse warbaahinta kale u sheegi wayday ,adiga waxaagu waa iska caadifade lkn waxaan ognahay in telofankiisa codad uu u duubay dad caadiya si casruyaysan loogu bedelay inuu sirdoono somaliya iyo jabuuti ah uu u duubay oo ay jabuuti iyo emaratka ku kulmeen taasna wey fashilmi doontaa hadii maxkamad cadaalada la keeno oo looyaradiisa loo ogolaado inay dad khibrad u le ay baadhaan sida codadka loo badalay lkn cadaaladu xagay taalaa kiiskaa beenta ah ayaa xildhibaanka la rabaa in si duuduuba loogu qaado oo xadhig dheer lagu xukumo waase xisaab u taala goor ay noqotaba cid kasta oo shirqoolkan ka qayb noqota ha dheeraato ama ha dhawaato,e

  • @nuurmacoow3523
    @nuurmacoow3523 10 днів тому +1

    SNM WAXAY DADKA UJILAYAAN RUWAAY BILAA QIIMO AH
    WAR NIN SHARCI DARRO KUXIRAN SIDEE BAARIS LOOGU SAMEEYAA ISAAQ WAA FASHILMAY

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 10 днів тому

    Haa waa huwantaa iyo faqasha xaarmajo

  • @daahircabdikorme490
    @daahircabdikorme490 10 днів тому

    Talaabo😅Qaran😢 Qaran kkkkkkkkkkkkkk Qaran

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 10 днів тому

    Beenee waa run beenee waa run heego heego

  • @Sumaya-v5x
    @Sumaya-v5x 10 днів тому

    Isaaqland

  • @user-wf7ku3xz2x
    @user-wf7ku3xz2x 10 днів тому

    Dhilaadi kudhashee waas 😂😂

  • @saidajiindhe8841
    @saidajiindhe8841 10 днів тому

    BEENAALAYAAL100/100

  • @maxameddugsiiye8341
    @maxameddugsiiye8341 10 днів тому +1

    Lla been badanaa

  • @hadayaabdirahman9998
    @hadayaabdirahman9998 10 днів тому

    Hoyada baalaxidh

  • @Galaxy-kv8pg
    @Galaxy-kv8pg 10 днів тому

    Ilaaheykabaqa wala diley INA abib oo was kufsaten hayaay dambi maleh INA abiib hayaaay waleydin ogyahy we ilaaey cage ka galeysan ya final qaxaab

  • @user-eo7br4hv1o
    @user-eo7br4hv1o 10 днів тому

    Sidaad jeceshahay baad usheegtay Ayaaqaaday dacwadii 10kii nin ee u horay usheegay iska daa beenta

  • @AmhedLucky-we3fl
    @AmhedLucky-we3fl 10 днів тому

    War Naga asmus asqas caac

  • @kalidmed5272
    @kalidmed5272 10 днів тому

    Been taa joji😂😂😂

  • @SaleebaanMahdi-o7l
    @SaleebaanMahdi-o7l 10 днів тому

    Hhh

  • @haweyorashid9419
    @haweyorashid9419 10 днів тому

    Goormay qaaran nooqdeen beentah joojih

  • @YassinAhmed-i3y
    @YassinAhmed-i3y 10 днів тому

    Propaganda