Nin Maalqabeen Ah Arin Yaab Leh Ka Dalbaday Culima Bal Daawo~Sh Umal

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2024
  • Channelka Rukumo oo "Subscribe" ku dhufo si Hesho Qisooyinkii iyo Muxaadaroyinkii Uga Dambeyey ee Culimadeena ino so Gudbiyeen, lana wadaag "Share" walalaha kale.
    © Islaam Media ⦙ 2022 ⦙

КОМЕНТАРІ • 6

  • @fartunalihashi4833
    @fartunalihashi4833 Місяць тому +2

    Waayahaye naga daaya siirooyinka iyo axaadiista tirada badan oo kaliya bara. Ka sheekeeya. Sharraxa macanaha qur’aanka kariimka ah. Iyo Allaah swt Awooddiisa. Cabsidiisa. Naxariistiisa Sunnadiisa. Xadiiskiisa intaas KALIYA dadka usheega
    Xadiis ka fiican xadiiska Allaah swt. Majiro sunno ka fiican sunnada Allaah ma jirto
    Nabimuxammed scw. Risaalada Allaah. Gudbiyuu ahaa.

  • @Diinteenasuuban
    @Diinteenasuuban 27 днів тому

    Sharaf iyo karaamo kor kaaga ha ahaato walal. Meel fog Nala gaadhsii channelkan diiniga ah kana faaiidayso. Jazallah khyr

  • @SaciidcabdullahiRooble
    @SaciidcabdullahiRooble Місяць тому

    Suxaanallaah miyaadan Islam ahayn axaadiista rasuulka scw kamaarantid iyo siiradaba

  • @FadumaAhmed-cn7wi
    @FadumaAhmed-cn7wi Місяць тому +1

    Saxix

  • @Cabdimxmed-mi7cz
    @Cabdimxmed-mi7cz Місяць тому

    ❤scw scw scw ❤scw scw scw ❤