Dadka ku doodaya inuu yahay "Ii giijay seetada" waa khalad sababtoo ah waxaa khaldanaya miraha heesta deel qaaf bayna noqonaysaa waayo heestu "D" bay ku socotaa qof kii xataa siii dhagayta wuu dareemaya inay leedahay " ii diiday seetada". Waxaa laga yaaba inay dhalato dood kale oo ah haddii seetada loo diiday see dabar ugu xirantahay, sidaan u fahmay waxaa la oran karaa inuu abwaan ku ka wada jacaylku wuxuu ii diiday seetadii sababtoo ah seetada waa dabar debacsan oo ratigu uula socon karo, lkn uu ka wado jacaylku wuu ii qabbiray oo dabarka kan igu xiran waa jeeni saarka kan la yiraahdo oo ah in labada lugood la isa saaro oo ratigu inuu boodi mooyee uu san socon karin. Mahadsanidiin.
ahmedfarah3421 waa run heestu D bay kusocotaa ii diiday seetada seetadu waa nasteexo marka awrka dabarku ku xidhanyahay, waar awrta dabarka kafura oo seeteeya ayaa layidhaahdaa, qofkaa waaloo seeta dheereeyay waata layidhaahdo,
Heesakan waxa ibaray jacaylkayga mulki waxaan ahaanaya mid Mar walba soo booqda oo dhageesta si aan iyada u soo xasuusto iyadaa ugu ilwaadsaneed aynigeed xitaa hadii ay iin leedahay waxan oran waa indhayga waan ku jeclahay mcnto❤
Hestan TikTok baan ka arkay Anoo ka Soo baxay TikTok oo UA-cam ka raadi isleh Ayey iyaga Soo hor baxday Aniga oo aan xita raadinin Muqaalki ugu horeyay ee IGA Soo hor baxday bay noqotay yaab
Heestan waxaa i bartey gabadh aanu aad isu jeclayn oo waayuhu na kala kaxeeyey, jacayl qof ku fiican ayey ahayd alle ha dayee lakiin anigaa ku ciyaaray.
Si ma Ex me dis le parole de cet chanson, alors je lui dirai qu'elle est loin du bon chemin. D'abord corrigé toi -tes heures : viens vers de s'excuse Hj23
Dadka ku doodaya inuu yahay "Ii giijay seetada" waa khalad sababtoo ah waxaa khaldanaya miraha heesta deel qaaf bayna noqonaysaa waayo heestu "D" bay ku socotaa qof kii xataa siii dhagayta wuu dareemaya inay leedahay " ii diiday seetada".
Waxaa laga yaaba inay dhalato dood kale oo ah haddii seetada loo diiday see dabar ugu xirantahay, sidaan u fahmay waxaa la oran karaa inuu abwaan ku ka wada jacaylku wuxuu ii diiday seetadii sababtoo ah seetada waa dabar debacsan oo ratigu uula socon karo, lkn uu ka wado jacaylku wuu ii qabbiray oo dabarka kan igu xiran waa jeeni saarka kan la yiraahdo oo ah in labada lugood la isa saaro oo ratigu inuu boodi mooyee uu san socon karin.
Mahadsanidiin.
II GIIHAY SEETADA
GARO INAY DARTAA TAHAY
SAAS WEEYE SXB WAA LA HUBAA TAAS
Ii giijay seetada weeye sxb. Abwaanku intaas yar qaafiyada wuka Yara beeray wanna qalad weyn.
Amed Farah
waa ii diiday seetada sababtoo ah dabarbaa ku xidhan, seeto iyo dabar seetadaa debecsan oo awrku ku socdaa ku daaqaa
dabar meel kuma gaadho
ahmedfarah3421
waa run heestu D bay kusocotaa ii diiday seetada
seetadu waa nasteexo marka awrka dabarku ku xidhanyahay, waar awrta dabarka kafura oo seeteeya ayaa layidhaahdaa, qofkaa waaloo seeta dheereeyay waata layidhaahdo,
@@mohamedmohamoudaden757
waar G maxaa keenaya meesha?
dabar iyo seeto yaa isku dara?
awrka ama ladabar ama laseetee, seetadu waa nasteexo marka dabar la garabdhigo
xitaa giijin waxaa kaga haboon
haduusidaad sheegtay kawado
diijin oo oo meelaha qaar looga isticimaalo giijin, heestu waa xarafka (D)
Qisada heestan waa qiso dhab ah oo aad uxanuun badan nimco jamac iyado yar marka dada deedu tahay 17 ila 18 ayay jacayl xad dhaafa waxay uqaatay wiil ay daris ahyeen isna waa jecla kadib Wilki waxaa loo diray jamacad dalka dibadiisa ah
Kadib gabadhi dhowr jeer ayay damcen reerkoodu inay ninku daraan
Fanaanadu iyadoo ka hadlaysa hawsha wata leh SAMAHEENA DIIDA ISAGAA KU DAALI
Kadib wakhtigu is wad dabdeed fanka gashay dabdeed Wilki nolosha wadaage
4 sano oo samir ah waa qisada lagu magac daray jacaylki nimco iyo mucashaqi baray jacaylka
Dhamanteen waxaan lenahay hawaaro jacaylku
Anba dunida maan arag
Dabadaana maan bixin
Waxa dabarka igu xiry
Ii diidy haasawaha
Garo iney tahy dartaa
Axsan erayo 😅😅😅😅😅
Nimco abdulahi milig
2-11-2024
Xamar Dhiliwaa xaafada SOS
Gobalka banaadir ❤❤❤❤❤
Wllo Murad ban leyahy isoo duceya Dunidan ban wllo ku nahaye qalbikeyga sidu rabo inuu ilaahey i wafajiyo kherna iiga dhigo Please qoralkeyga qofki aqriyo ha isoo duceeyo qof afkisa la saran yahy allaa ogee 🙏🙏🙏😰
muraadkaaga oo bılaa macsıyo ah rabbı gacanta mıdıg hakaga dhııbo♥️
Allah ha ku siiyo muraadkaaga wllo
Eebe weyne ha kuu sahlo walaal
Ilahay wixii khayr kugu jiro haku fudaydiyo wlal
Muraadkaaga Gacanta Alaha Kusaaro Walaalo Deeqaay Inshallaahu
Heesakan waxa ibaray jacaylkayga mulki waxaan ahaanaya mid Mar walba soo booqda oo dhageesta si aan iyada u soo xasuusto iyadaa ugu ilwaadsaneed aynigeed xitaa hadii ay iin leedahay waxan oran waa indhayga waan ku jeclahay mcnto❤
Hestan TikTok baan ka arkay
Anoo ka Soo baxay TikTok oo UA-cam ka raadi isleh
Ayey iyaga Soo hor baxday
Aniga oo aan xita raadinin
Muqaalki ugu horeyay ee IGA Soo hor baxday bay noqotay yaab
Waa wadanimid walee 😂
Anigaba sido kale waan umalaneya ina isku wada xidhan yihiin
Meel an ku saxo sxb
Waxa dabarka igu xidhay ii giijay seetada waaye maha ii diiday!!👊
Masha alaah fanaada codka mcn
Habaryartay nimco jaamac migil
Jir oo joog habaryar mcn❤❤❤❤❤❤❤
Waxay taladu durugta ama ka dulanta hadaalka durduriya jacaylkayga hadan qabaysanlaha dhawaca ani iyo inantaba nama gadheen
Heestan waxaa i bartey gabadh aanu aad isu jeclayn oo waayuhu na kala kaxeeyey, jacayl qof ku fiican ayey ahayd alle ha dayee lakiin anigaa ku ciyaaray.
Adunka ayaba sidasa qofna qofkisa ma helo marwalba qof aya wax ku ciyaara
Longue vie habo macane ❤
Ilahow hamigaga I rumee iyo waxa aan rabo iso duceeya inta iga danbaysa daawanaysa heestah
Hada Mey ku romodey abayo😢
Alle hakuu rumeeyo wllo waa maalmo khayr lehe
Erayda iyo cod dahabiya maamo Nimco jamac,tolow Erayda heesta Abwaanke sameeyey, laxanka iyo Musica la raacshayna caadimaaha inaba thanks wll .
Go forward ❤❤❤❤ wllo
@ARDA-MEDIA-PRO mahadsanid walaal viva Somaliland 💪
Waxay taladu durugtaa ama dulaantaa hadal kaa durduriyaa dibnahaga dhaafaa dadbmna kula ogaadaa kolka laysu diidee laga weecsho dawge
Ii Giijiyay Seetada Waaye Ee Maahan Ii Diiday Seetada Iska Sax
Codkii gaarka ahaa ee nimco jaamac❤
Tusmadana inoo door ✅
Samheena diida isga ku daali❤❤❤
Amba dunida maan arag dabada maan
golden voice nimco jamac AUN
Fanaan axsan wakhti dheer ka dib baan dib udhageesan
Halkaa aan kuso saxo walaal meesha aad tidhi “ii diiday seetada” waxay sax ku tahay “ii giijey seetada” Mahadsanid Dhugmaal Media!
Mahadsanid walaal
War heestan wanba iska jeclahay.😂❤️
ii diiday seetada maahe waa ii giijay/adkeeyay seetada.
❤hees igadhe ❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤ nima djama Miguel nolow
Nimco Jamac codkeda wan jeclahaye so badi wl
She is legend ❤😊
Yeah ❤
Iigiijay dabaka
Amba dunida maan Arag
dabadana maan bixin💘😌
Waxa dabarka igu xidhay ii giijay seeda ❤😢
Dj vissa to the word should be offen!?❤
Sixid yar
Ii diiday seetada ma ahan ee waa ii giijay seetay
Mahadsanid sxb
00:59
Waxa dabarka igu xidhay
Ii giijay seetada
Garo inay dartaa tahay
Ii giijay waa khalad walaal maba noqon karto hadday noqotana abwaankii sameeyay waa khaldamay waa deel qaaf heestu "G" maaha waa "D" ii diiday seetada bayna ku saxantahay.
“Waxa dabarka igu xidhay ii giijey seetada”
1:00 lyrics ku wa i giijay seetada
Ii giijay seeetada weeye ee maaha Ii daaday seeetada
Neima djama, markay cagalkena ay timado qosolkay ka dhameyn Wlhi... waliga neima djama maad is garab farisaten, wlhi wa funny
❤ star siecle 21.
Ii giijay seetada weeye
Erayo badan ayaa qalad lo qoray 🤣🤣🤣
ii giijay seetada
SIXID:
Ii giijay seetada *
Ii giijay waye
Waw
Neima djama miguil Djibouti
Je te libérer comme l'air mauvais 😂
❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤🎉🎉❤
Si ma Ex me dis le parole de cet chanson, alors je lui dirai qu'elle est loin du bon chemin. D'abord corrigé toi -tes heures : viens vers de s'excuse Hj23
🤩🤩🤩🥰🥰🥰