اللهم صلي على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد❤❤❤
Masha Allah shekh qeer Allah ku siyo aniga musqusha markan galo waxan ku arkay markan xogo fadhiyo talow fiican ayan ka hela tusale marakan ka cajiso quaan aqriska waxey nafteda e ledahay maxa ka qaldan beryan quaan ma aqrinoysi waqti u samey quraanka nolashada wax ka badel sidan xal ma ahan kadib wax kasto wan saxa marka taloyinkas fiican maxey aheyen wax xun weligey kuma arak waxan ka hela figrad fican o quseyso wanaga
Ana kula mida aby go anda noloshada dhan musqusha aya ku gara qr wa fuliya qarna ma fuliyo ma aqan sbbta musqusha mrka galo xamasad ama dhiri galin an u helo
Sheqow ani musqusha talephanka ku dhexdawada mrkana talephanka wadna waa iska fadhiya ano wx u fadhiyo aqoon tankle mrku telka iso dhaco wan ku dhec hadla mida kle go anada ama noloshada rbo ina gaaro mrka musqusha galo aya go anada qaata dhib nuce jinkas iga imankara shiiq lkn ogow shiiq ducada wn aqriya musqusha lagu galo mr wlba maba ilawo wn aqriya
لااله الا الله محمد رسول الله😢😢😢
ماشاءالله بارك الله فيك يا شيخ
JazakAllahu khair sheikh ❤
اللهم صلي على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد❤❤❤
Sheikh alaabta oo dhan miyaa laga qaadayaa qolka ilaa rooga, because waan ku tukadaa roog iyo sijaayad ayaa ii taalo. Jazakallah khair Sheikh riimi ❤
Shiiq waad mahadsan tahay
Masha Allah shekh qeer Allah ku siyo aniga musqusha markan galo waxan ku arkay markan xogo fadhiyo talow fiican ayan ka hela tusale marakan ka cajiso quaan aqriska waxey nafteda e ledahay maxa ka qaldan beryan quaan ma aqrinoysi waqti u samey quraanka nolashada wax ka badel sidan xal ma ahan kadib wax kasto wan saxa marka taloyinkas fiican maxey aheyen wax xun weligey kuma arak waxan ka hela figrad fican o quseyso wanaga
Ana kula mida aby go anda noloshada dhan musqusha aya ku gara qr wa fuliya qarna ma fuliyo ma aqan sbbta musqusha mrka galo xamasad ama dhiri galin an u helo
Sheikh waxa isku arkaa cabsi habeenki marka la gaaro
Asc dhamaan iisooduceeya in allaah I caafiyo allaah dartiis
Sheqow ani musqusha talephanka ku dhexdawada mrkana talephanka wadna waa iska fadhiya ano wx u fadhiyo aqoon tankle mrku telka iso dhaco wan ku dhec hadla mida kle go anada ama noloshada rbo ina gaaro mrka musqusha galo aya go anada qaata dhib nuce jinkas iga imankara shiiq lkn ogow shiiq ducada wn aqriya musqusha lagu galo mr wlba maba ilawo wn aqriya
Waa. Waalatay
Asc shekh walaahi khayr baa kaafaa iiday jasaakalaahu khayr