DAJIYA HASSAN FT ABDIRISAQ QURBO WALAHAY CODKAGA OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023 2

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 жов 2024
  • EREYADA: NASTEEXO ALI
    LAXANKA: QAMAR SUUGANI
    MUSIC: DJ AYUUB
    CAMERA & EDITED: AHMED AK
    Copyright@Hawraar Music

КОМЕНТАРІ • 77

  • @mohamedahmedmohamed3675
    @mohamedahmedmohamed3675 Рік тому +13

    Qamar suugani cid laxan ku gaadhaysa ma jirto xaqiiq ........ legendary

  • @abdirzck
    @abdirzck Рік тому +12

    Heesaha ciida sanadka laxanka wada Qamar weeye 🔥

  • @sadikmoha3993
    @sadikmoha3993 Рік тому +9

    Wale sanadka QAMARKA QARNIGA la celin waa what a melody 😮🔥🎹🎷

  • @marwaibraahim7059
    @marwaibraahim7059 Рік тому +13

    Hees aan wakhti badan sugaynay tob qurbo vs dajiya layaab layaab❤💯🥳

  • @quluupmideeye6370
    @quluupmideeye6370 Рік тому +11

    Qamar suugani waa goetka fanka shanta somaliyeed waayo waa abwaan heesaha qaar isagu samaysta iyo laxamiiste wayn iyo codkiisa oo siduu doono iyo toonku doono ayuu ka heesi kara qamar The lagend

    • @LoVeR_Man23
      @LoVeR_Man23 6 місяців тому

      Marku laxamaynay waan so dhigaya

  • @siciidcadde-sr8zx
    @siciidcadde-sr8zx Рік тому +5

    Hesstaan hadaad ka heshay qamar u mahad celi Father of melody aabaha laxanka qamar

  • @Bintumrayama
    @Bintumrayama Рік тому +33

    Eid mubrak qof kasta o farintayda arka ❤😊 Gabdha ayaa cod macaan inta igu raacsan Like 😂

  • @ZalmanAli
    @ZalmanAli Рік тому +5

    QamarrkaH meel u ka maqanayahay ma jirto

  • @Hikmeeya
    @Hikmeeya Рік тому +11

    Dajiya amazing voice❤🎉

  • @shuceybcxakiin7598
    @shuceybcxakiin7598 Рік тому +6

    Gabadhu kala qurxoon markey taashka wadato iyo marka ay baatiga wadato m.a is asturidu qurxoonaa nio😊

  • @inamohamed6352
    @inamohamed6352 Рік тому +4

    Cabdirisaaq iyo dajiya lamaanehaygii isku wara❤
    Hees top ah❣

  • @NaeimaliNaeimaliinahooyo
    @NaeimaliNaeimaliinahooyo Рік тому +2

    Best camerman aHmed ak❤

  • @ismaacildanan536
    @ismaacildanan536 Рік тому +11

    Hala Hala Eid Mubarak Hawraar And Fanaaniinteena Somaliyeed ❤🔥💯 Another Song❤💯🔥

  • @birmadyare
    @birmadyare Рік тому +1

    Dajiya Ft Qurbo
    Qoyskiinu Ha Raago 🙏

  • @quluupmideeye6370
    @quluupmideeye6370 Рік тому +8

    Fanaan aanu qamar laxanka u saarin halasoo sheego bal waakase 😂

    • @gerogia890
      @gerogia890 Рік тому +3

      Fankuba wa qamar iyo qaraami ma cidla laga yidhi 🥰

  • @mohamedmukhtar2534
    @mohamedmukhtar2534 Рік тому

    Xaalad kale.🔥🔥🔥

  • @HipoFaarxan
    @HipoFaarxan 8 місяців тому

    Waaaaaaaaaw alle hysku kin dyo wyo bdn walalkey and dumadey❤❤

  • @KhaledYusuf-i5k
    @KhaledYusuf-i5k Рік тому +3

    Abdirizaq Iyo Dajiya On other Level

  • @RahmaHoussein-r2p
    @RahmaHoussein-r2p 2 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤habibi AR thank you habibi for your ❤❤❤❤❤❤

  • @halkahaleel794
    @halkahaleel794 Рік тому

    Qamar yaa qamar
    Waxaasaa laxan la dhahaa

  • @guuledjerar4136
    @guuledjerar4136 6 місяців тому

    Qamar laxamaystaha 5 somaali🎉

  • @heebaancumar9324
    @heebaancumar9324 Рік тому +2

    Dayuus naag aan asturayn

  • @zermubarikbakal4212
    @zermubarikbakal4212 Рік тому +1

    Mnshlh dajiya iyo sayigeda alle ha isku kin brakeyo

  • @AyaanAEiltireh
    @AyaanAEiltireh 4 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤habibi je t'aime toi je t'aime je t'aime ❤❤❤❤❤❤

  • @beer-lula_22
    @beer-lula_22 Рік тому +1

    ❤❤❤msha Allah nolosha wada jir ku dhameysta 🎉

  • @naimokulmiye2761
    @naimokulmiye2761 Рік тому +1

    First familygan waan taageeraa ❤

  • @wardiofficiall
    @wardiofficiall Рік тому +2

    Clicked accidentally. Let's see if this turns out to be a banger

  • @sadikmoha3993
    @sadikmoha3993 Рік тому +3

    LYRICS: NASTEXO
    DAJIYA
    Markan walwalaayo Qof ii walbahar
    Waxad tahay ruux Waraysta xogtayda
    QURBO
    Wakhtiga noloshyda Inan la wadago
    Naftaada wangsan Wa ii farxd wayn
    DAJIYA
    Walahay codkaga Waydhado qudhata
    Ayaa ka dabiiba Walac qudhayda
    QURBO
    Wixii ku dhibaya Qalbiga ka wecsha
    Ada ka warabshay Jacyl wadanhayga
    Kooris
    Waxad tahy dokha Qofkan u wakishay
    Ma wiiqo kashda Ku wanshy xiskayga
    Inan ku wax yeelin.

  • @abdulaahifuaad344
    @abdulaahifuaad344 Рік тому +2

    Ku saliya nabiga s c w ❤❤

  • @TALIYE143
    @TALIYE143 Рік тому +1

    xidiga bulshada hawrar music production😎

  • @khalidcali3010
    @khalidcali3010 Рік тому +2

    Woow❤😂 hawraar cep going 🎉

  • @abakersoulei9659
    @abakersoulei9659 6 місяців тому

    Machallah lamanaxa ❤❤❤❤

  • @XaliimoAhmed-ro4rp
    @XaliimoAhmed-ro4rp Рік тому +1

    ❤❤❤❤❤

  • @iqroxasan4781
    @iqroxasan4781 Рік тому +1

    Heez wey dhaftay🥰♥️

  • @khadarfaalo9234
    @khadarfaalo9234 Рік тому

    Hawlwadeena rer hawraar labdn ya so lugoyay

  • @AxmedDhalac
    @AxmedDhalac Рік тому +1

    Best cpuple

  • @SiciidMaxamed-de7lg
    @SiciidMaxamed-de7lg Рік тому +6

    Qamar zuugani laxamizta qarnigan 2023

  • @ubaxgeenyo5640
    @ubaxgeenyo5640 Рік тому

    Walhy codkaga

  • @ahmedfaysal1104
    @ahmedfaysal1104 Рік тому +1

    JaceyL0❤

  • @asmamalabo3260
    @asmamalabo3260 Рік тому

    Weee hawraar🎉

  • @kobciyeofficial8321
    @kobciyeofficial8321 Рік тому +1

    Abwaanad Nasteexa Ali
    Mahadsanid ina adeer❤

  • @tubecyare4110
    @tubecyare4110 Рік тому +6

    Melody another level Qamar sugaaani

  • @maxamadcade2234
    @maxamadcade2234 Рік тому +2

    Comment ugu horeeyo Pin ii saar

  • @maxameddalab4
    @maxameddalab4 Рік тому

    Nasteexo Indho❤
    Erayada 😮

  • @zakariezackaria
    @zakariezackaria Рік тому

    Lamanihii qarniga ❤❤❤❤

  • @guleitfuaad6677
    @guleitfuaad6677 Рік тому

    Woow ❤😊

  • @MunaMuxumed-ry2mw
    @MunaMuxumed-ry2mw Рік тому +1

    Wooow ❤️👏

  • @suhaybcalisuhaybcali1321
    @suhaybcalisuhaybcali1321 Рік тому

    Heestu macana

  • @Biigle-abdi
    @Biigle-abdi Рік тому

    My couples

  • @ayaanaaadan4849
    @ayaanaaadan4849 Рік тому

    Lamaanaha qarniga🎉❤

  • @mrcarlos7522
    @mrcarlos7522 Рік тому +1

    Wiwee

  • @xamdaxilwaxamdaxilwa823
    @xamdaxilwaxamdaxilwa823 Рік тому +1

    M.a my fv family Best song❤😮😊

  • @ubaxgeenyo5640
    @ubaxgeenyo5640 Рік тому +2

    M a❤❤❤❤

  • @coonkacadde124
    @coonkacadde124 Рік тому +1

    Howraar music kam bak kusoco

  • @Samiirofarxaan12
    @Samiirofarxaan12 Рік тому +3

    BEST SONG AND BAST SONG KEEP GOING ❤❤❤

  • @huseenibraahim4747
    @huseenibraahim4747 Рік тому +1

    Heesta mrky 5m gaadho 🤫

  • @apdiaziizhilwa3063
    @apdiaziizhilwa3063 Рік тому +1

    Lamanaheena😂

  • @khalidadan2055
    @khalidadan2055 Рік тому

    War qoftan codba ku Dugan wale 😮

  • @sucaadcabdiraxman3810
    @sucaadcabdiraxman3810 Рік тому

    🥰

  • @ilyaazgoodahmed8843
    @ilyaazgoodahmed8843 Рік тому +3

    Heesta comin soonkeeda markay so baxdy waad haasaawi jireteen ee ismaydaan qabin waxany soo baxdy idnko is qaba alle haydin dhawro😂😂👋

  • @munasarabdimohamedikuqaado7739

    Best couple 💑 😊

  • @skillhup_Som
    @skillhup_Som Рік тому

    Ina asturto mxa ku diiday

  • @yasiinahmed3453
    @yasiinahmed3453 Рік тому

    Nio ani xaaskga soo qaabi mawa isinaayo damiirka wlh wayo ileen dumarka Waa dhyman dhymnka waa la qarsdaa😢

  • @zoomalipoy242
    @zoomalipoy242 Рік тому

    my fv. couple🖤😌

  • @guutojr612
    @guutojr612 Рік тому

    Fav couple❤

  • @abdirahman-24-u6e
    @abdirahman-24-u6e Рік тому +4

    Best Couple 🥰🔥

  • @AxmadCabdullaahi-h9q
    @AxmadCabdullaahi-h9q Рік тому

    Qq⅕4h

  • @mubaarigcabdisalan1289
    @mubaarigcabdisalan1289 Рік тому

    DAJIYAY KANYARI MUUDHALANBA UURLE MATUSAYSA ILASANDKI HORE EE NAGASO SAR KAYAR NIO 😅😅😅

  • @farxiyocadaawe2117
    @farxiyocadaawe2117 Рік тому

    6:23
    23/4/2023
    🥹❤️

  • @hanadcrown
    @hanadcrown Рік тому +5

    Gabadhani ma dhasho miyaa ilaa sandki hore iyadoo urlay hees soo qadayae😂😂