DAJIYA XASAN JACAYLKU XADKIISA DHAAF OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 жов 2024
  • DAJIYA HASSAN JACAYLKU XADKIISA DHAAF
    EREYADA AXMED XARAF
    LAXANKA LIIBAAN GOOD
    MUSIC CADCEED
    Copyright@Hawraar Music

КОМЕНТАРІ • 192

  • @kaynaanmahamed-iq2re
    @kaynaanmahamed-iq2re Рік тому +117

    Anigoo Ogsoon Inay dadku mashquul san yihiin hadana waxaa jira Qof qoraalkayga akhrinaya aad baa idin salaamayaa dadka intiisa wanaagsan ❤️❤️❤️✨✨🕊️🕊️

    • @ayaancabdi3518
      @ayaancabdi3518 Рік тому

      Wn kaa qaday wll❤

    • @Barwaaqo-gv9xu
      @Barwaaqo-gv9xu Рік тому

      Waan ka qaaday

    • @djhaniahmed7943
      @djhaniahmed7943 Рік тому

      waaqrisada waan kaa qaaday waalakis laakin anigu uu ma arko hees maacqula maaxad kaa qaabta waaxanu raabna in laaga haadalo waaxa haada taagan soo dheegaso heestan plz CALI ZAKI HEES WALAALNIMO AH / AROOSKA HIBAQ GOBAD IYO JIMCALE

    • @zakiyonor9927
      @zakiyonor9927 Рік тому

      😅

  • @Sports_history77
    @Sports_history77 Рік тому +42

    Dunida masoo marin shaqsi ka fadli iyo karaamo badan NABI MUXAMED SCW ❤

  • @rahmacawil977
    @rahmacawil977 Рік тому +14

    Ilaahayoow isii guri xalaal ah amiiiiiiiin 😢 yaa raabi

  • @xuseennuur5955
    @xuseennuur5955 Рік тому +4

    ❤❤wewe waxani weey hees dhaaftee 😊hawraar music best 👌 work keep going her voice are golden

  • @Aragzanupdirahmaan-uj5ec
    @Aragzanupdirahmaan-uj5ec Рік тому +19

    Ayyyyyyyyyy😭😭😭😭😭jacaylkaygii ani wuu iga tagay waanan u xiisey walahi iigu zoo duceeya inoo izoo noqdo oo uu agtayda joogo🥺🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

    • @idilankara8427
      @idilankara8427 Рік тому

      Amiin

    • @ahmedshine6048
      @ahmedshine6048 Рік тому +2

      Nafta sii weli ka tegi maye😂

    • @adnomohmed5740
      @adnomohmed5740 Рік тому +4

      Qof mar inuu kaa tago aqlbalay oo inaa xanun darento kuu ogoladay faaido maleh alaa ku jecel ee alx dheh mid la qeyr badan oo an abid ka tagin alle haku sahlo

    • @aslimed5476
      @aslimed5476 Рік тому +1

      Nin katagayy rajo maleee😢 sistar be strong

    • @CabdiSalan-ww7wj
      @CabdiSalan-ww7wj Рік тому

      Jacayl ma jire wasmo ayaad raabta mala

  • @mumtazdagen588
    @mumtazdagen588 Рік тому +14

    Wxkle🎵♠Oof msh allh hargeisa,bilan🥺♥U.S.A jogna xta bilicda mleh Allow usiyadi er abtigey🎉

  • @caliaxmed52
    @caliaxmed52 Рік тому +16

    Codk Iyo musica another level ❤💯

  • @Qaazimpashiir
    @Qaazimpashiir Рік тому +3

    Wow wx kle
    Macalimadii saabiriina muuse wa kiin jaamac queen olways queen 👑🌍🔥🤟

  • @ifraxmaydhane
    @ifraxmaydhane 11 місяців тому

    Habalaha samroonka mamulkaa ku so baxayaan bal day sidey wax u wado dajiyaa i love you inder❤❤❤😊

  • @fadxiyuusuf4964
    @fadxiyuusuf4964 Рік тому +2

    tani way heest dhafte magc kle ha loo raadiyo nio ❤

  • @RahmaHoussein-r2p
    @RahmaHoussein-r2p 3 місяці тому +1

    Ok ok habibi ❤❤❤❤habibi AR ❤❤❤❤habibi AR thank you habibi for your ❤❤❤❤❤❤habibi AR

  • @hajimudazirupdi5647
    @hajimudazirupdi5647 Рік тому +9

    Cadceed on the bet ax yaa another level❤🎹

  • @umalkhayromar8253
    @umalkhayromar8253 Рік тому +12

    Waaw gurigayagii laguh duupey heestan waaw❤❤❤❤

  • @abdikaremjanaalle4491
    @abdikaremjanaalle4491 9 місяців тому

    Anigu waxan layaabay music cadceed on the beat muxuu samynaayo wlhy siduu doono ayuu kayeelaya music wlhy ax yaa another level amazing 🎹

  • @ayaan850
    @ayaan850 Рік тому +1

    Abdalla jamal walalkis miyaa wiilkani aadbuu ugu eegyahay woow hestan wey iga gadantahay of ❤

  • @amiiracabdiamiiracabdi-ox6sc

    Quruxdii borama dajiya xasan

  • @nagayee
    @nagayee Рік тому

    Masale view 🔥🔥🔥🔥🔥

  • @munasaryarre
    @munasaryarre Рік тому +3

    whatt a diroctor and modell and gold voice best music

  • @cabdirashiidxusseencali7894
    @cabdirashiidxusseencali7894 Рік тому +1

    cish cala Hees oo waliba codka cajiibka ah ayan lamiir daaday
    oĥ Dajiya Hasan run ahanyltii si waafib ah ayad no dajisay nolow abidka wlle❤️❤️❤️💯

  • @uptherhmnizmail9157
    @uptherhmnizmail9157 Рік тому +5

    Inta ila tagerta dajiya hasan ismmuujiya😕✌❤

  • @khaalidyusuf888
    @khaalidyusuf888 Рік тому +25

    Cajiib Dume Dajiya hassan Talented Voice ❤

  • @MariaAliadan-rh8di
    @MariaAliadan-rh8di Рік тому

    Wlhi codkeda mcn dajiyo xasan inolow

  • @hoodocabdi7451
    @hoodocabdi7451 Рік тому +5

    Gabadh darawelkeedii jeclanaysaa u fahmay.😂🤟🏻❤️

  • @nuuramaxamedmadar9649
    @nuuramaxamedmadar9649 Рік тому

    Allow qof kasta qofka uu qalbiga kuhayo sii una soo dhawee

  • @abdinajiibmohamed2581
    @abdinajiibmohamed2581 Рік тому

    Wuxu ma film baa qofta oo heesaysaba lama soo qadanine
    2023 inta kadhiman waxaan kabaqaa in saan lee wax losoo dubo

  • @Marwa.Abdirahman-zr9li
    @Marwa.Abdirahman-zr9li 8 місяців тому

    Heestan waxan igu leedahy xasuus zaxiibkay ayaan wada dhagaysan jirnay lkn had ilma joogo 😢walin ma ilaawin 2/2/2024

  • @Jimcaalejunior
    @Jimcaalejunior Рік тому +3

    Ayyyyy cod macaan iyo music Cad ceed amysing

  • @hodanabdi7415
    @hodanabdi7415 Рік тому +5

    Another level dajiya hassan

  • @Ena-kader
    @Ena-kader Рік тому +1

    Wakhti aan sugyay hees an calaacal ahyn bay so baxy ❤ inaderty 🥰

  • @hiboahmed3892
    @hiboahmed3892 Рік тому +1

    DAjiya hasan boqorada codka m..a hore Uu soco hno 💙🔥

  • @sayidcumaryuusuf4100
    @sayidcumaryuusuf4100 Рік тому +1

    Waaw hees qaaliya iyo fanaanadeena qaaligaa Dajiya ❤

  • @jabanehirsiofficialchannel5098

    Cad ceed maxaad samaysa 😮😅

  • @CaishoAhmed-ww8cw
    @CaishoAhmed-ww8cw Рік тому +2

    Waxaan qalbiga dhalinyarada uma fiicno jeceel beena ayeey ku beeraan dhalinyarooy waxaan ha hilmaaminina 🙏

  • @shukriabdi4378
    @shukriabdi4378 Рік тому +5

    Maan jamaal inantii waata ka heshay aad shaqadi uga dhex muqatey😂😂

  • @abdiganiismail7291
    @abdiganiismail7291 Рік тому +3

    Wxn u fahmay uun naag darawalkedi damacday.

  • @AyaanAEiltireh
    @AyaanAEiltireh 4 місяці тому

    Ok habibi je t'aime toi habibi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @amiiracabdiamiiracabdi-ox6sc

    Masha allah dajiya xasan

  • @rayan781
    @rayan781 Рік тому +1

    Ceeshlacaa hees dajiya❤❤

  • @FaraxXuseen-bz8pb
    @FaraxXuseen-bz8pb Рік тому

    Esh calaa hees❤

  • @Balanbaalisstudeo
    @Balanbaalisstudeo Рік тому

    Horta Jaaskii Mlaga Maarmy kk

  • @yazirahmed3392
    @yazirahmed3392 Рік тому +2

    Wxn hees waa dhaaftay🤩😘🥰😇❣️💯Sido kale Vediogu Waa amazing Cimaamadiisa lama haysan karo🥰❤️

  • @clrizaqdayipfarah213
    @clrizaqdayipfarah213 Рік тому

    Wxn Heee Waa hees dhaftaY ❤

  • @fosiyamohommetjama9544
    @fosiyamohommetjama9544 Рік тому +1

    Xanuun badnaaa qof aad
    Isku xidhey
    Misne aad xoog ugu xiistey blse aanad
    Xatta hader waci karin
    Wan nacay jacayl😥😥😥😭😥😥😭

    • @hoodoyuusuf4108
      @hoodoyuusuf4108 Рік тому +1

      Sorry💔💔 qali kula mid ahay
      Se qalbiga adkee oo iska dhig qofkaa in anad hal maarin aragba

    • @fosiyamohommetjama9544
      @fosiyamohommetjama9544 Рік тому

      @@hoodoyuusuf4108
      Si kaste ood isku dedo in aas is ilowsiiso hdna ma awoodid💔💔💔

    • @hindadaahir7262
      @hindadaahir7262 Рік тому

      Wlhi wll waxad modaa inaad qalbigayga ka hadashy jacaylka wax walba kafilo balse ado ka adkaysta unba Ron hadi kale kabaha lagula dul maraya

  • @Kp_poductions
    @Kp_poductions Рік тому +6

    Dajiya Hasan & Maan JamaaL
    LayaaP 🎤❤
    Camera = Ahmed Ak 📸🔥

  • @nasracadeyhanaan9127
    @nasracadeyhanaan9127 Рік тому +2

    Waaaw cajiib dajiya queen hore usoco inaba cadi maho wlhi heesta io jalinka❤️🖐️

  • @inantaSomalilandkufanta7766

    wof calek erayada laxanka musicga codka dajiya jilinka man jamal quruxda iyo jawiga Hargeysa Hadh intuba wa top 100/100❤💤💋🥰

  • @Bashiiir186
    @Bashiiir186 Рік тому +3

    First view hawraarka layaab layaab 😊

  • @ismailarab8232
    @ismailarab8232 8 місяців тому

    ❤dajiya🎉

  • @ramlafarhan4657
    @ramlafarhan4657 Рік тому

    Jah maseera undhiman rawaa

  • @daahir2422
    @daahir2422 Рік тому

    In xasan wan ku wata🎉❤

  • @Cpnpdocast
    @Cpnpdocast Рік тому +2

    Niyow Dajiyadan Aad Baan Uga Baqaa 🙏❤️

  • @maxamed_istaar451
    @maxamed_istaar451 Рік тому +6

    Omg 😱 What a song 😳

  • @ahmedjelle4582
    @ahmedjelle4582 Рік тому

    Asad hagio ❤

  • @xamdacabdi7180
    @xamdacabdi7180 Рік тому

    Waw heesta iyo maan way iskusoobaxayaan

  • @Hodan15
    @Hodan15 Рік тому

    woooow hees wata dumo dajiya hasan

  • @kurlipaaxofficial9980
    @kurlipaaxofficial9980 Рік тому

    Ma dareewalkeedii bay caashaqday inantu

  • @najaxgaabo6530
    @najaxgaabo6530 Рік тому

    Horto asmadu ma dharkan uunbay haysataa heestii hore ay ku jirtayna kalarakan ayey xidhnayde

  • @apdirazhetapdirazhet414
    @apdirazhetapdirazhet414 Рік тому

    Wax kle ❤

  • @mukhtarfidhiidhe18
    @mukhtarfidhiidhe18 Рік тому +9

    Music-gu waa another level 😮❤

  • @FarxiyoSahal-q6w
    @FarxiyoSahal-q6w 7 місяців тому

    Dumashi cod mala ❤❤

  • @naazerdayib7845
    @naazerdayib7845 Рік тому

    ina hazzan top wlhi
    jiliinka qurbaa kuzoo bixi lahaaa

  • @RidwamoHameTt-tl5eq
    @RidwamoHameTt-tl5eq Рік тому

    HeestU waa an oTher leveL🤤

  • @amaalhajjiahmed9929
    @amaalhajjiahmed9929 Рік тому

    Saad u naaxday cidkiba qaab daro

  • @meymaabubakar6782
    @meymaabubakar6782 Рік тому +2

    What a director🔥🤸‍♀️

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi Рік тому +2

    Oh What a voice.

  • @abdirahman-24-u6e
    @abdirahman-24-u6e Рік тому

    DajiYa 🔥🥰

  • @ayannageye9376
    @ayannageye9376 Рік тому +1

    Dajiya qrx ❤

  • @CxakiimZulaymaan
    @CxakiimZulaymaan Рік тому +4

    Heestan another level 😊🎉

  • @apthiriyadofficial
    @apthiriyadofficial Рік тому +1

    N.F.M 🥰😍💔

  • @AfuwaNamudiira-gg3ox
    @AfuwaNamudiira-gg3ox Рік тому

    Nice

  • @monnamohamud6891
    @monnamohamud6891 Рік тому

    Wxn hees mahe nga bandhee

  • @xamsexadaari7737
    @xamsexadaari7737 Рік тому

    Dajiya hassan fanaanadeena❤❤

  • @amiiracabdiamiiracabdi-ox6sc

    Cudkii oo qofa m a

  • @ahmedmohamedelmi8393
    @ahmedmohamedelmi8393 Рік тому

    Ahmed Osmann Haji Ahmed Warsame - Ahmed Somali is the best best director 🔥🔥🔥

  • @CabdiMuusemuxumed-ut6mh
    @CabdiMuusemuxumed-ut6mh Рік тому

    Cabdi muuse muxumad

  • @aliabdillahisihan8403
    @aliabdillahisihan8403 Рік тому

    Dajiya hassan ❤❤❤

  • @hubaalyare2010
    @hubaalyare2010 Рік тому

    Computerka densan marka kale ka fiirsada asxabta jiliinka qabilsan dhanka kale qolyaha iska leh halka lagu jilayo Want to live Uk qoraal qurux badan maaha sida kale Nice Song keep going

  • @Hagahawngsan
    @Hagahawngsan Рік тому +2

    Jacaylku xadkiisa dhaaf Hmze❤🫂💯

  • @munaahmed5256
    @munaahmed5256 Рік тому

    wooow🔥

  • @mohamedabdillahi8677
    @mohamedabdillahi8677 Рік тому

    Waxani hees mahee nagala dultaga caliyada

  • @Zahracaday
    @Zahracaday Рік тому +1

    Heesti daaqad la furaayo iyo socod baa naagu dhamaysen 😂

  • @AyaanAEiltireh
    @AyaanAEiltireh 7 місяців тому

    AR ILOVE YOU JE T'AIME 😂😂😂😂😂😂

  • @hanadzaki12
    @hanadzaki12 Рік тому

    Wewe❤

  • @hassankere8308
    @hassankere8308 Рік тому

  • @CaqliOgaadeen-bd2sq
    @CaqliOgaadeen-bd2sq Рік тому

    😂wxani ma heespaa

  • @umulkhayrdaahir8705
    @umulkhayrdaahir8705 Рік тому

    jah Bezt song % 100❤💯

  • @sawdaladan3076
    @sawdaladan3076 Рік тому +1

    Jeclkaba ana isku shegty isna jecl no more farxa😏🙄💸👸

  • @AbdirahmanAadanBuraale-mc8pc

    Jacaylku ha waaro🎉🎉🎉🎉

  • @SaynabJamac-op1jq
    @SaynabJamac-op1jq Рік тому +1

    ❤❤❤and to get a chance of the same time to

  • @Najiip-pu6ls
    @Najiip-pu6ls Рік тому +2

    Weekii ina jamaal uwaashay 🤣🤣

  • @omar57holly
    @omar57holly Рік тому

    Kaalaya xafiiskaasi UK miyaa leh mise Ku faanid waayo

  • @Zack_Officiall
    @Zack_Officiall Рік тому

    Director ku wa fcn yahy lkn Camera angles aya aYa Yara qaldan

  • @calibidhaanshe8237
    @calibidhaanshe8237 Рік тому

    Ak inanki inamada

  • @zamiitazimraan574
    @zamiitazimraan574 Рік тому

    😊😊😊

  • @abdinasirabdirahman5478
    @abdinasirabdirahman5478 Рік тому

    Ma filimbaaan daawanynaa mise heees 😅

  • @Sahal_khataroz
    @Sahal_khataroz Рік тому

    Layaab layaaab🔥🔥🔥🔥

  • @abwaansharmakegermany
    @abwaansharmakegermany Рік тому

    Maan jamaaL🎉

  • @yahyeahmed9783
    @yahyeahmed9783 Рік тому

    NIO HAWRAAR CADI MAHA WLHI WAXAY DUBAYAAN MUQAAL 30 SANO KADIB LADAWANKARO OO BILAASHUCAAC AH 🎉🎉🎉

  • @ashamusehirsi
    @ashamusehirsi Рік тому +1

    😘😘😘😘😘😘😘💥💥💥

  • @abdullaahiabukar7339
    @abdullaahiabukar7339 Рік тому

    Thank you so much