''Ciyaalkii yar yaraa Hubaysnaa ee Xisbiga Kulmiye Waa in la soo Bandhiga in la xidhay iyo in......

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 16

  • @abdihayd2924
    @abdihayd2924 21 годину тому +1

    ❤❤❤WAXA. UUKAHADLQYAA. WAA. RUNTII. HALA SOOBANSHIGO. HADEY. RUNSHEEGAYAAN. BOOLISKU ❤. DADKA. LAXIDHEY. EE LASHEEGAYO❤❤❤

  • @abdirashidhassan5027
    @abdirashidhassan5027 21 годину тому

    That's right wakase haso bandhigan inay xidhanyihin iyo inkale waba lahaya sawiradode

  • @ducoqabe-z3b
    @ducoqabe-z3b 20 годин тому +1

    Run ayuu ku adimay ambassador ku, hadii ciidanku run sheegayo hasoo bandhigo iyaga oo maxkamad ka saarayo. hadii kale waxaad ogaataan in ay kasii badanayso.

  • @husseinibrahim-y8h
    @husseinibrahim-y8h 20 годин тому +1

    Waa sax sharciga hala keeno ama beentaasi umada halagadaayo waxana cad inboolisku ay xukuumada lasafanyihiin taasina waa dawladii majirto .

  • @LugooyoOmar
    @LugooyoOmar 20 годин тому

    Denari waayo waa asholl

  • @CabdiDiiriye-y8r
    @CabdiDiiriye-y8r 19 годин тому

    HAA WAA IN LA SOO XIDHXIDHAA KUWA LAGU SHEEGAY SIRDOONKA DADBAN EE COWBOY YADA SIDOODII U HUBAYSAN EE MAGAALO NABAD AH DAGAALKA KA DHEX BILAABAY HADAAN WAX LAGA QABAN SOW LAYSKA CELINMAAYO HADHAWNA WAXBAA DHACAY AYEY XUKUUMADU ODHON DOONTAA HADA WAA IN WAXLAGAQABTO.

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 19 годин тому

    2017 AJNABIGI IMOO YAMI MARKEY YIDHADEEN KULMIYA HELEY WADANI BAA NIN.KZ.MID AH DIL.UGU HANJABEY HADUU MARKALW WADANKA YIMAADO

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 19 годин тому

    MA ISBADZL DOONBA OO TOLOW CIRO MAANU AHWYN NINKII 82 XILDHBAAN HAYN KARI WAYEY 3 MILLIONS SOMALILAND AH KUMA.AMINA KARNO MID. KALE WAA SAXIIBKA CADAW KASTA SOMALILAND LEEDAHEY

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 21 годину тому +2

    Waa been cid la qabtay ma jirto taliyaha police Somaliland waa golaha dhexe ee xisbiga kulmiye

  • @momindekk1
    @momindekk1 21 годину тому

    Huddhu hudhuu adeer waa qabiil

  • @husseinibrahim-y8h
    @husseinibrahim-y8h 20 годин тому +1

    7sano oo filan ah waysoodhamaadeen ee fartiina kubedbaadiya craxmaan iyo maxamed labadacodbasiiya.

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 13 годин тому

    Muuse biixi sharci ma qore taliyaha boliiska ololaha ku jiro risaasta ololaha ka mid tahay 😂😂😂😂😂

  • @nugaal012
    @nugaal012 13 годин тому

    Kkkkkkk. Bal kan eega wuxuu ka hadlonoo kale waayay.

  • @husseinibrahim-y8h
    @husseinibrahim-y8h 20 годин тому

    Waar, ciyaalka qaranimada kuciyaaraya ee ahaadhkii dawlada kulaynaya shacabku masiijirayaan ee

  • @abdiali319
    @abdiali319 21 годину тому

    Hadii la idinka helo, ma liqaysaan?

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 19 годин тому

    Wax la xidhay ma jiro.
    Waaa been iyo wax dadka lagu seexiyo..
    Dee wadanka been ayaa lagu wadaa kkkk
    Wax kasta oo la sheego waa been kkk