ABUUU CUBAYDA OO HADAL CULUS JEEDIYAY + WARARKII U DAMBEEYEY QASA + XISBULLAH

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 лип 2024
  • ABUUU CUBAYDA OO HADAL CULUS JEEDIYAY + WARARKII U DAMBEEYEY QASA + XISBULLAH
    SUBSCRIBE ► / @hbnonlinetv
    ►TWITTER: / hbnonline
    ►FACEBOOK: / hbnonline
    ►WEBSITE: hbnonlinetv.com/
    #hbnonlinetv
    #wararka
    #soomaali
    #MowliidHajiAbdi
    #dagaalkaqasa
    #Caalamka
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 89

  • @user-cc5bj2ly4h
    @user-cc5bj2ly4h 8 днів тому +17

    Yaaaaa allah
    Yaaaaa allah
    Yaaaaa allah
    Gurmad Awliyo

  • @Cabdixakiimmuusecige7
    @Cabdixakiimmuusecige7 8 днів тому +4

    IFAHMA OO IDAREEMA 1K ❤❤❤ Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye

  • @cabdirisaaqmaxamuudkilaas317
    @cabdirisaaqmaxamuudkilaas317 8 днів тому +4

    🎉 Xafidullaah Dhamaan Ururada Iska Caabin Muslimiinta insha Allaah❤

  • @abdilaahiabdi2462
    @abdilaahiabdi2462 8 днів тому +6

    Zalaan ka soo duushay caasimada ❤ somaliland ❤ HBN

  • @user-sy7pm9iw3y
    @user-sy7pm9iw3y 8 днів тому +3

    Masha Allaahu. Sannadka cusub 1446 hijriya Palastiin Rabbi ha guleeyo Aamiin.

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 8 днів тому +2

    Ilaahoow guuleey walaalaheen reer qaza ee Palestine 🇵🇸

  • @mulkehussein4183
    @mulkehussein4183 8 днів тому +1

    Guul ama geeri insha Allah waa guulesten Falastin🇵🇸❤️🇵🇸

  • @Libax962
    @Libax962 8 днів тому +2

    #Mxamed #Mxamud Cade iyo sida xurnimada le oo u hadlayo aad ayan ugu faraxsannhay #BBsomali hado lajogi lahaa sidaan uguma raaxeesteen codkiisa #xurta-ah #thank you #mowlid ❤️

  • @cabdicali8952
    @cabdicali8952 8 днів тому +1

    Dagal yuhuuda iyo rer galbedka. Ka garab dagalamaya. Way ku jabeen. ..
    Waxa kaliya. Oo ay dagaal u haystan duqayn. Lagu xasuuqayo shacabka. . ❤❤❤❤

  • @aslicadeey8511
    @aslicadeey8511 8 днів тому +2

    Abuu cubeyda waa run sheeg laakiin yuhuudu waa shar ilaaheeybaa quraankiisa kusheegay waa beenaalayaal oo shayaadiin ah oo bani aadam u eg laakiin waa iibliis ibliisu dhashay

  • @CaliRaage-kg5bz
    @CaliRaage-kg5bz 8 днів тому

    Mawlid xaji iyo M.M.Cadde waad ku mahadsan tihin warark xaqiiqda ah eed noo soo gudbisaan guul HBN.

  • @bashiiromar6389
    @bashiiromar6389 8 днів тому +1

    ALLAH HAJEBIYO CADOWGA GUMEYSIGA YAHUUDA IYO XULUFADEEDA CADOWGA AH AAMIIN YAA RABBI

  • @user-wz2od4tr7t
    @user-wz2od4tr7t 8 днів тому +1

    Mawlid iyo khabiir sare maxamed mxaud cade wan idin salaamy sidaad waradka saxda ah noogu so gud bisan waad ku mahadsantihiin ale ha idin xafido

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 8 днів тому +1

    Ilaahoow.uhiili.reer.falastiin🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸

  • @zainabmahamed1042
    @zainabmahamed1042 8 днів тому +2

    yaarabi yarabi yaraxman guuulban kuuwaydiinayaa walalahayo qasa guul guul gurmad kugargaar jibriil oogeeshwataa uudagalka galo

  • @CabdiBani
    @CabdiBani 8 днів тому

    Yaaalaah illaahow falastii kaalmee falastii guul guul illaah baa lajira

  • @cabdicali8952
    @cabdicali8952 8 днів тому +1

    Xaqiiqda. Dhabta ah. Ayuu cadeeyay. Falan qeeyaha. Ruug cadaaga ah. Guuuul. Isha allah cadawgii way jabeen

  • @XanaanworkShop
    @XanaanworkShop 8 днів тому

    اللهم لا سهل الا ما جعلته سهلا اون تجعل الحزن اذا سهلا ربي سهل الا مور اخواننا المسلمين فى فلسطين
    اخوكم من الصومال
    مقديشو الصومال

  • @Reserveareabank
    @Reserveareabank 8 днів тому +1

    Allahoow U Hiili Dadka Falastiiniyiinta Iyo Muqaawamadooda Jihaadka Kawada Gaza

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 8 днів тому

    Ilaahoow.uhiili.reer
    Falastiin.yaa.rabilcaalamiiinnn

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 8 днів тому

    MashaAllaha
    Maxamed.maxamud.cade.sida.fiican.aad.noodejiso.caloolxumada.naga.heesta.reer.falastiinn

  • @mahmedbarkele4589
    @mahmedbarkele4589 8 днів тому +1

    Allaahu Akbar

  • @Keway603
    @Keway603 8 днів тому +1

    ASC WCS walall baxta HBN Daman YAA RABII namithey AMIIM YAARABII 🇯🇴🕛💚🌎✌️🙏 samah xataa tib uaqriso waa Mit samah jirin ona jiritonto xalaiskajiro jirjirrolax Allah xangajiro AMIIM YAARABII AMIIM AMIIM AMIIM 🌎🙏🇰🇼 most be free 🇯🇴💚✌️

  • @HASANCabdule
    @HASANCabdule 8 днів тому

    insha Allah guul Qasa

  • @sarahkadiye8251
    @sarahkadiye8251 8 днів тому +1

    Allaahu Akbar Allahu Akbar
    Rabiyoow Guuley oo Guisha Sii Rer Gaza Falastiin Ya Allah

  • @user-ds5mk7zg9n
    @user-ds5mk7zg9n 7 днів тому

    Ilaah ayaamacooda ah inshaa alaah wayguuleysan walcaaqibatu litaqwaa guul muslimka reer falastiin

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 8 днів тому +1

    Guul xamaas guuleysta

  • @user-iw4ri7ur8e
    @user-iw4ri7ur8e 8 днів тому +1

    Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin illaahayaw naga aqbal ducada aan uducaynayno shacabka falastiin ee lagumaadi hayo illaahayaw naga aqbal aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin yuhuuda iyo maraykanka nag allaha haka dhigo aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin

  • @AbdiOmer-nc9uw
    @AbdiOmer-nc9uw 8 днів тому

    Axmad. Maxamuud. Cade. Maansha. Allah. Waa caqliga. Hbm

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 8 днів тому

    Ilaahey ha jabiyo yahuud iyo America reer galbeed alaha baabiyo

  • @Ider-bu6sg
    @Ider-bu6sg 8 днів тому

    Masha Allah 😊

  • @user-mg4qu9pb1n
    @user-mg4qu9pb1n 8 днів тому

    Allahayow guul degdeg ah sii reer Falastiin jihaadka way ku samreene. Aamiin Aamiin Aamiin. Yaa Allaah.

  • @DrGaadaa
    @DrGaadaa 8 днів тому

    ❤cubeyda alahu akbar ❤

  • @cabdinasirmalin8253
    @cabdinasirmalin8253 8 днів тому

    Insh guul❤❤❤

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 8 днів тому

    Guul xisbulaah guuleysta

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 8 днів тому

    Abuu cubeyda ilaahey. Caafimaad ha ku siiyo

  • @CasriGuure
    @CasriGuure 8 днів тому

    Allaahu akbar alaahu akbbar❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Farah-qg6ys
    @Farah-qg6ys 8 днів тому

    Allah haguuleyo musliminta

  • @user-tb7nn1ef6b
    @user-tb7nn1ef6b 8 днів тому

    ❤❤❤❤❤ kusoco warka❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ mowliid

  • @DrGaadaa
    @DrGaadaa 8 днів тому

    ❤wcs ❤alahu akbar ❤

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 8 днів тому

    Guul muqaawimada reer Iraq 🇮🇶

  • @KabaxumeMaharo-ky6sb
    @KabaxumeMaharo-ky6sb 8 днів тому

    Guul

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 8 днів тому

    Gurmad.Allaha

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 8 днів тому

    Guul xuuti guuleysta

  • @aminomohamed2850
    @aminomohamed2850 8 днів тому

    Ilaahayow guul reer Palestinian

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 8 днів тому

    Asc mowliid iyo Mohamed

  • @HassanBasri725
    @HassanBasri725 8 днів тому

    Horta waxaan idin waydiiyay yuhuudu ma dhimashaday dhaawac u yaqaaniin.😂😂😂😂😂

  • @cabdicali8952
    @cabdicali8952 8 днів тому +1

    Yukrayn. Iyo yuhuuda. Ay tageran. Way jabeen. ..
    Waxanay ku tusaysa. Siday u jabeen reer galbeedka. Is urursaday. Ee kibray.

  • @user-mg5jh9nk5u
    @user-mg5jh9nk5u 8 днів тому

    Afkiina caano lagu qabay

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 8 днів тому

    Mowlitdoow caawa maxaaytahay warkaan goormaat tabisay noo sheeg bisha iyo malinta jimco miyaa mise waa sabdi mese waa axat

  • @iifahantv7013
    @iifahantv7013 8 днів тому +3

    Ilah ha guuleeyo rer qaza iyo all falastin ❤

  • @user-pj2km2kc4d
    @user-pj2km2kc4d 8 днів тому

    Maya

  • @user-rc6xg3wg3w
    @user-rc6xg3wg3w 8 днів тому

    Asc hbn waaad salamtihii qabka aad wararka utabinaysaa simba wararka falaqaynta habeenimo waxaan Rabat in aad wakhtiga yard kordhisaan ilaa 45mt

  • @user-ne4mj3kn6c
    @user-ne4mj3kn6c 8 днів тому

    ❤❤❤💯💯💯💯✌✌✌

  • @HassanWarsame-si6cz
    @HassanWarsame-si6cz 8 днів тому

    SAWIRKA XUN EE NATANYAHU EE AAD NA HIR DHIGAYSO NAGA WAAD MAWLIIDOOW HADAAD ILAAHAY TAQAAN

  • @abdilaahiabdi2462
    @abdilaahiabdi2462 8 днів тому

    Kii bankafiir ayaa is dhiibaye maxad war kahaysaan hbn news

  • @user-wl4zp4ye7g
    @user-wl4zp4ye7g 8 днів тому

    Alaah,haugargaaro,faladiin

  • @OmarAbdi-mi9dt
    @OmarAbdi-mi9dt 8 днів тому

    Asc

  • @cabdirisaaqmaxamuudkilaas317
    @cabdirisaaqmaxamuudkilaas317 8 днів тому

    Wax Wada Hadal ah Ma Jiro

  • @mukhtaarmaxamed7165
    @mukhtaarmaxamed7165 8 днів тому +1

    Russian 🇷🇺💪🏾

  • @user-pj2km2kc4d
    @user-pj2km2kc4d 8 днів тому

    Hada haa

  • @abdilaahiabdi2462
    @abdilaahiabdi2462 8 днів тому

    😂😂😂😂😂 hindi yana masharcigii hanibaal aya qateen

  • @Footballgamer1589
    @Footballgamer1589 8 днів тому

    Nacdali ha kodho wixii kibra

  • @SalebanJaamac-ci9nc
    @SalebanJaamac-ci9nc 8 днів тому

    ابا عبيذ فحلل عرب

  • @ashaomer4235
    @ashaomer4235 8 днів тому

    Falastine Golaysda insha Allah

  • @XasanCabdullahiSiciid
    @XasanCabdullahiSiciid 8 днів тому

    Maadaamuu netanyahu culeesvbadan saaranyahay oo dhanka wada hadalada iyo xitaa shacabka iyo ciidanka iyo xaga xisbullaah hadana hadeey waxaas oo idil eey kuxirantahay heshiiska xamaas haduu sameyana eey xukumadisa eey dhaceyso makulatahay inuu inbadan iskudifaaco qolyahn wasiirada xagjirka ayaa xukuumada kabaxeyso israaiilna weey burbureesaa ee mareekanow xalkala ilaraadiya maanty israaiil qatarbeey kujirtaa

  • @MohamedTahliilmohamed-tb1cq
    @MohamedTahliilmohamed-tb1cq 8 днів тому

    abuu cubeyda yaxya sinwaar mohamed daaif waa raga go.aamiya hadii lagaaraayo xabadjooyin iyo hadii kale laakiin ismaaciil haniya waxaba kama galo xabad joojinta

  • @abdilaahiabdi2462
    @abdilaahiabdi2462 8 днів тому +1

    Binu kaafir waxa uu taageray wada hadaladii xamaas marka yahuudu way jabeen

  • @sulemandahir9208
    @sulemandahir9208 8 днів тому

    maashaallah allow caawi aamiin yarabi

  • @user-ce1qo8yl5h
    @user-ce1qo8yl5h 8 днів тому

    Alaahu Akbar jala wacalaa duufsantii al aqsa waxa uu alaah sw Ka dhigay tabtii Beder uxud khandeq fatxul khaybar fatxul maka fatxul daaif mutaa caamu rida xadiiqatul mowd yarmuuk qaadisiya fatxul fariz fatxul room fatxul Shaam fatxul baytul maqdis fatxul misra alaahu Akbar jala wacalaa ayaa ku mahadsan guushaas balse 1923 Kii markii wahaabiyo loo adeeg saday jabintii dawladii Islamic ahayd ee cuthmaniyiin tii waa markii koobaad ee Islam isku hiiliya la arko
    1923 - 2023 = 100 sano halka duufaantii al aqsa na ay bailaban tay 7/10/2023 kii manta waa 10 bilood kadib 100 sano & 10 bilod kadib

  • @nimcanabdi9437
    @nimcanabdi9437 8 днів тому +2

    xibula gantaladodu waxba madilan miya 60 gantal ayay riday ubad ledihine malaha wa falasha gatalada xibula

  • @YassinAhmed-yx3ol
    @YassinAhmed-yx3ol 8 днів тому +1

    Asc HBN Online TV mowliid iyo mm cadee guleestaa kusoocdaa falastin haagolestoo xamaass haagolestoo kataaibo AlQaasam haagolestoo Xuttii haagolestoo Xissbolla haagolestoo Iran haagolestoo Tourkigaa haagolestoo Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleestaa kusoocdaa guleestaa kusoocdaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤