WARARKA SOOMAALIDA: HUBKA CAABUDWAAQ LAGU QABTAY + MUQDISHO + CAWSWAYNE+ BAAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 23 сер 2024
  • WARARKA SOOMAALIDA: HUBKA CAABUDWAAQ LAGU QABTAY + MUQDISHO + CAWSWAYNE+ BAAY & BAKOOL
    SUBSCRIBE ► / @hbnonlinetv
    ►TWITTER: / hbnonline
    ►FACEBOOK: / hbnonline
    ►WEBSITE: hbnonlinetv.com/
    #hbnonlinetv
    #wararka
    #soomaali
    #MowliidHajiAbdi
    #dagaalkaqasa
    #Caalamka
    #WararkaSoomaalida
    #HBNTV
    #QASA
    #Somalia

КОМЕНТАРІ • 33

  • @khadija-zy3zc
    @khadija-zy3zc Місяць тому +5

    Allaahu akbar, wallee sirmaqabe saab ayaa biyo u celiya Reer cabudwaaq,guuul Guuul iyo gobonimo,ilaahay iyo feejignantiina ayaa hubkaa idin siiyey ee idina haysku laynina. Oo u haysta cadawga idinku xeeran!! ❤❤

  • @warsameabdi6914
    @warsameabdi6914 Місяць тому

    Sxb hubkaan faarmaajo iyo qashin kale.oo rabay inay ku dhibaateeyaan shacabka iyo dawladnimadooda waana guul hadiiba laga leexiyay qorshihii balaayo ee qaaimeentu waday

  • @maimounhassan2890
    @maimounhassan2890 Місяць тому

    Lacagtii somaliya awey diyaraddii somalida laheyd awey dowlad somali ma dhawa

  • @Godir9752
    @Godir9752 Місяць тому

    Asc mowlid wad mahadsantahay gar ahan wararka somaliya hadan su al kuweydiyo away wiilkii liban

  • @NounareDj-qo2sq
    @NounareDj-qo2sq Місяць тому +1

    Waaba runtiisa

  • @mohamoudgedi9791
    @mohamoudgedi9791 Місяць тому +1

    Tani waa cuna khawaten lasarayo masakinta

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 Місяць тому

    W.m.santihiin .

  • @mohamoudgedi9791
    @mohamoudgedi9791 Місяць тому +1

    Canshurta xamar kaliyaa

  • @AbdiAliFaroole-jm4qp
    @AbdiAliFaroole-jm4qp Місяць тому

    Sxb Ma ogalin Canshuurta Uu Sheegay Wasiirka Maaliyada

  • @dr.ahmedhersi2639
    @dr.ahmedhersi2639 Місяць тому +1

    Jeesow waa dhaciif waa in la’xero waa dameer aan aqli la’hayn

  • @Sakariyesanwayne-o6f
    @Sakariyesanwayne-o6f Місяць тому

    Soomaaliya illaahay ha ukaalmeeyo

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 Місяць тому

    Mowlidow noosheeg warkaan komaat tabisay shal mase maanta mase jimco waa ku wareernay noo sheey bisha iyo maalinta

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c Місяць тому

    Jesow iyo koxdisa musharka u qata xage laga keni hadi u iska hadlo jesow o khain ah

  • @ShamisAli-r3u
    @ShamisAli-r3u Місяць тому

    Somaliya ilahey kedahay Ethiopia hub soo galisay ayado adeeg saneeso somali kale ha dhowna belo is ku leynayo war dadkan diinta ka tagay ee qabiilka ka doortay diin toda yaa kala qabta tankale mamul goboledka galmudug asaga muxuu qabataa hadoo ka adkeen belah is ladaga sidan sax mahan xuduud benadka iyo badda ha laxiro sidan qawarijta xitaa hub ku heleso oo Ethiopia hub siineso sidee askarta logu leynaa wadan albabadis balaqan yihin cadawna gudah kugu jiro wexey ehed cidanka jooga xabashada inla war diyeeyo

  • @Ahmed_ali2024
    @Ahmed_ali2024 Місяць тому

    Sidee looga wareejinaa kulahaa Somalia odhan ayaa wada hub ah shacabka waxaa hubeyay mdaxweynaha shacabka hubeysan ayay kamid yihiin reer cabud waaq waa. Hadiyad uu ale siiyay

  • @cabdirisaaqmaxamuudkilaas317
    @cabdirisaaqmaxamuudkilaas317 Місяць тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @Fays2010
    @Fays2010 Місяць тому

    Dowlad aan adeeg bixin oo lacag baad ah ka rabta shacab dhibbane ah.

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c Місяць тому

    Jesow wa Qomo lud khain ah dila ah wana in umada laga qabta

  • @Godir9752
    @Godir9752 Місяць тому

    Marka wiilkii laban aha mashaqo kale ayuu heley mafasax buujira maxanunsan yahay balka sowaran

  • @Sakariyesanwayne-o6f
    @Sakariyesanwayne-o6f Місяць тому

    ❤❤❤❤❤hbn

  • @hasansalad9058
    @hasansalad9058 Місяць тому

    asc ww dhamaan somali

  • @Fays2010
    @Fays2010 Місяць тому

    Xawaalad dibadeed miyaa?

  • @MaryamaHassan-go9xk
    @MaryamaHassan-go9xk Місяць тому

    Adan dhuxu dalka halaga qabto wa wayeel xaaran cune ah habaar ha kudhoco xassan kidaab buu lashaqysa babada yaahuu

  • @mohamednoor4008
    @mohamednoor4008 Місяць тому

    Masagawa dagaal kamadhamaada miya mise AS ayay ukumaha dhigati

  • @sayidalinuur9051
    @sayidalinuur9051 Місяць тому

    Waxaan idinkula talin lahay inaad iska ilaalisaan war aadan cadayn uhayna inta badan

  • @MuuseMijagas
    @MuuseMijagas Місяць тому

    War meshan somaaliya waxdawladi kamatirto wayo maboolis baloodira away malatarigi ayhayseen ama kuwi nabad ilaalinta aykushegeysay dalada taagta daran

  • @owsedguresuul8794
    @owsedguresuul8794 Місяць тому

    Garaadahan nin generaal ah xabsi loo magacaabay ceeb iyo xishood darro sow maaha

  • @FarhiaAbdilahi-r5z
    @FarhiaAbdilahi-r5z Місяць тому

    😂canshurta bixiya somaliyay

  • @jamacadan2200
    @jamacadan2200 Місяць тому

    Sharcima aho in lacanshuuro waa qalaad iyo boob iyo dhibaato lagu hayo shacaab ee wasiirka dalka iyo dadka yanaan dagaal iyo boob yanaan lo horseedin asc

  • @ibrahimabdullahi7706
    @ibrahimabdullahi7706 Місяць тому

    Been waye warkas awey muqalada meydadaka dhiri gelin been ah naga daya sida huyyuda

  • @KhadarXasan-yb6dv
    @KhadarXasan-yb6dv Місяць тому

    Gudin yahaye imaad gooyseene badhkee ayaa kugu jira