Nairobi 2022 || Sixirka iyo Sixroolaha || Sh Maxamed Ismaciil

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 січ 2025
  • ✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔
    fadlan Subscribbe Salafmedia dhagsii ┇► / @salafmedia

КОМЕНТАРІ • 56

  • @ayanmasale6971
    @ayanmasale6971 2 роки тому +8

    Asalamu Alaykum waxan ahay hooyo Somali ah oo xanunsan aad iyo aad waxan u dhagaysta sheeqena ILAHAY SWT hano siiyo cimire dheer iyo cafimad oo cibadosuban alahuma Amiin waxan raba inan imado hadu sheeqena joogo Nairobi uuna dadka ku Quraan sarayo fadlan ma iso shegi kartan shukran jazakalahu Qayr

  • @MuznaAdan
    @MuznaAdan 6 місяців тому +1

    Jazaak Allhu kheran yaaa sheikhanaa

  • @nasimmusa9356
    @nasimmusa9356 2 роки тому +5

    ilahay haku barakeeyo sheekh maxamed iyo kooxda noso gudbisay

  • @dheerey7582
    @dheerey7582 2 роки тому +1

    Jazaakalahu khayr sheekh waa sheekha keliya aan kadhegsto marka laga hadlayo arimaha jinka, isha iyo sixirka

  • @abaktion
    @abaktion 2 роки тому

    BARAKALLAHU FEEKUM sheikh mohamed ismail

  • @SaadaYacin
    @SaadaYacin 8 місяців тому +1

    Allah ah lu nuuro hana ku xiftiyo

  • @sbofficial3140
    @sbofficial3140 2 роки тому

    Maashallah Maashallah Maashallah Maashallah.Waa sh aan aduunka ugu celehey.Aad baan uga faa idestaa.

  • @fathiaomarahmed148
    @fathiaomarahmed148 2 роки тому +4

    Asalam Alekoum Sheikh mâcha Allah Jazakala keir

  • @abdurazakmohamed7458
    @abdurazakmohamed7458 Рік тому

    Haye Ka waran xalkiina dhaman sow Khayr maaha

  • @RahmaMaxamut
    @RahmaMaxamut 5 місяців тому

    Masha allah sheekh

  • @foos81
    @foos81 2 роки тому +7

    Asc sheeqa jazakuma lahu qeyr caqliga la xadaayo aan isku arkay ma sixirbaa 🤲☝️

  • @fatmaally7311
    @fatmaally7311 2 роки тому

    Masha Allah TabarakAllah sheikh

  • @kaltuumcali6184
    @kaltuumcali6184 2 роки тому +4

    الله يحفظك يا شيخنا

  • @AlperenHampty
    @AlperenHampty 4 місяці тому

    ❤machaallah84, bonjour check hadj mohamed ismail,c est moi al hadj AMIRAL Houssein Ahmed douale, mon fils douale va bien

  • @fatumanoor3261
    @fatumanoor3261 2 роки тому

    Jassaakalaah khayr sheekhunaa

  • @mohamudmohamed7245
    @mohamudmohamed7245 2 роки тому +2

    Jazakallah

  • @fatmasheikhuna7403
    @fatmasheikhuna7403 2 роки тому +1

    ❤❤❤❤❤ masha allah shugranlak ya sheikhana

  • @feysalyare6685
    @feysalyare6685 2 роки тому

    Sheekh maxamed Ismail

    • @nouhismail9052
      @nouhismail9052 2 роки тому +1

      Wllo sheekha xaruntiisu waa hargaysa hadii aad aad ugu baahantay hargaysa ugu imoow card ayaa lagoostaa ilaa 1 month ayaa lasugaa

  • @faatimahayaat1597
    @faatimahayaat1597 2 роки тому +6

    please 🙏 ii nasoo boqda waxaan kheyar aheyan soma gudbiyo

  • @Shukri-t9t
    @Shukri-t9t Рік тому

    Mashaalah

  • @amiiroqunyr1154
    @amiiroqunyr1154 2 роки тому +1

    Wcs shiikh

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo4838 2 роки тому

    Masha alaah sheekh

  • @zahraabdullah2359
    @zahraabdullah2359 2 роки тому +2

    Asc wll sheikh ma nairobi ayu yimid

  • @mustafaabukar3988
    @mustafaabukar3988 Рік тому

    Mashallah

  • @hajiali8689
    @hajiali8689 2 роки тому

    Mash Allah

  • @ahmedabdi7922
    @ahmedabdi7922 2 роки тому

    Great lecture

  • @fadumamohammed5101
    @fadumamohammed5101 2 роки тому

    Asc sheikhow waxan qabaa suaal cuntada aadsheegtayoo dariska lasiiyay oon bisinka loo qabatay wali mashirkibaa?

  • @hajiali8689
    @hajiali8689 2 роки тому +1

    ✅✅✅✅✅

  • @FarahAbdul
    @FarahAbdul 2 роки тому +1

    Waxa aad iiga yaabiyay qofkaa diintii oo dhan ka kufriyay si uu in yar oo maal aduunyo ugu helo.

  • @abeliever6823
    @abeliever6823 Рік тому

    Assalaam Alaykum
    Waxan jeclahay Inaan faahfaahin ka helo Sheikhan
    Dad jiran ayaan doonayaa inaan ugeyo di asagu Quran usaaro
    Fadlan walalayaal ilasocodsiiya wadanka sheekhu uu kunolyahay

  • @MahamedfarhanMfm-lr6ud
    @MahamedfarhanMfm-lr6ud Рік тому

    M.a

  • @fahmoxasan7066
    @fahmoxasan7066 2 роки тому +1

    Wcs

  • @Najma-Mohamed
    @Najma-Mohamed 2 роки тому +1

    32:22 hadu marba banaanka kuso hadhay, sidee bu wax ila cuni?

    • @SABIRABDISHAKUR
      @SABIRABDISHAKUR Рік тому

      marka banaanka wax kusocuneyso sida maqayAddaha

  • @gaduudey2889
    @gaduudey2889 2 роки тому +2

    Waxaan ka codsanayaa in aad noo soo gudbiso dhaman casharada mahadsanid

  • @daarulqaraar7536
    @daarulqaraar7536 2 роки тому +3

    Walalaha muslimiinta Ah waxan idiin sheegaya inaad kuso biirtan DAARUL QARAAR oo ah channel lagu soo gudbiyo khayrka ♡waan idin jecelahay dhamantinba ♤..'"'

  • @samsamali8015
    @samsamali8015 2 роки тому

    asc wr wb walalyaal shiqa xagee lagala xiririkaraa please

  • @Somfox1
    @Somfox1 2 роки тому +1

    Hooyo Somaliyeed oo ku dayasho mudan walee .. Ilaahay agtiisa bay cadaaladi taalaa .. BAL nala daawo ku farax ilaahna talo saaro .. Allow Hooyadan Janatul fardowsa gee Aaamiiin HOOYO KU DAYASHO MUDAN ALLAHU AKBAR ua-cam.com/video/av2Xeh9eYmU/v-deo.html

  • @HassanYassin-yd9xg
    @HassanYassin-yd9xg 10 місяців тому

    Sheekhoow MADIIDAD ( RAABIDA) DAWADEEDA?

  • @baal5213
    @baal5213 2 роки тому +1

    Asc walalah Shiekh Numberka kisa ma iheli karatan hooyaday baa rabata Shiekh Jasakalahu khayra walah

  • @GuresoCabdi-cu7qx
    @GuresoCabdi-cu7qx Рік тому

    M

  • @ronayshankroon
    @ronayshankroon 2 роки тому

    lie

  • @dalmar8431
    @dalmar8431 Рік тому

    AAYADAHA WAHAABIYADU LEEXISAY
    WAXA KU YAAL KITAABKA:
    KHUD CAQIIDATAKA
    OO UU QORAY MUXAMMAD BINU JAMIIL ZAYNOW AAYADA QURAAN AH OO MACNAHOODA UU U FASIRAY SI QALDAN OO AAN AHAYN SIDA KU QORAN KUTUBTA TAFSIIRKA AH EE ISLAAMKA KALE.
    WAXA KA MID AH AAYADAHA AY KU JIRTO KALIMADA دعا، يدعون ، تدعون، فلاتدعوا، IYO WIXII KALIMADAA KA TAFIIRMA, WAXAY KU MACNEEYAAN BARYO.
    CULIMADA TAFSIIRKUNA WAXAY ISKU RAACSANYIHIIN : HADDII AY DABA DHACDO KALIMADA تدعون IYO WALAALAHEED KALIMADA مع AMA من دون الله IN LAGU MACNEEYO CAABUDID, IYAGUNA WAXA AY KU FASIRAAN BARYO,
    WAXAANA KA SOO BAXAY MACNAHAA WAHAABIYADU KU FASIRTAY IN LA GAALAYSIIYO MUSLIMIINTA, WAXAANAY KU BANAYSANAYAAN MACNAHAA MUSLIMIINTA DHIIGOODA IYO XOOLAHOODA.
    WAANA SABABTA AY UMADU UGU SHEEGTAY KHWAARIJTA CASRIGA AH.
    QURAANKA QAYB KA MID AH MACNIHIISA WAY KA BEEN SHEEGAYAAN.
    1. WAXA KA MID AH AAYADAHA AY MACNAHOODA LEEXISAY WAHAABIYADU:
    ولا تدع من دون الله مالاينفعك ولايضرك فإن فعلت فإنك إذا من الظالمين ( ١٠٦) سورة يونس
    MACNAHEEDU WAA: HA CAABUDIN CIDII AAN WAX KUU TARI KARIN WAXNA AAN KU YEELI KARIN, WAANA SANAMYADA, DHAGXAANTA IYO LOOXAANTA IYO WIXII LA MIDKA AH KA SAMAYSAN .
    EE MACNUHU MA AHA CID AAN ILAAHAY AHAYN HA BARYIN.
    BARYADU:: WAA SIDA AY U MACNAYSO WAHAABIYADA DADKA GAALAYSIISA,.
    KU NOQO KUTUBTA TAFSIIRKA ISLAAMKA.
    WAAYO AAYADA KUMA TAAL CID AAN ILAAHAY AHAYN HA BARYIN,AMA HA NOOLAATO AMA HA DHIMATO, MIDKOODNA DANBI MA'AHA,
    WAAYO HADDII LAYIDHAA QOFKA DHINTAY HADDII LA BARYO WAA LA CAABUDAY, MACNUHU WUXUU NOQONAYAA QOFKA NOOL WAA LA CAABUDI KARAA LAAKIIN QOFKA DHINTAY LAMA CAABUDI KARO,HADDII KALE MAXAY UGA REEBEEN QOFKA NOOL.
    TAASNA MUSLIMIINTU MA AAMINSANA,EE WAXAY AAMINSAN YIHIIN IN QOFKA NOOL IYO QOFKA DHINTAY LABADUBA AY YIHIIN ADOOMO ILAAHAY OO AAN WAXBA AWOODIN, EE AY NOQON KARAAN UUN SABAB OO AH WADO DHIBKA IYO DHEEFTUBA QOFKA AY U SOO MARI KARAAN.
    BAL HABA LA'IS WAYDIIYO QOF DHINTAY WAX MA TARI KARAA MISE MA TARI KARO, EE SIDAY KU DHICI KARTAA QOFKII MARKUU NOOLAA AANAD WAX WAYDIISIGIISA KU GAALOOBAYN,IN LAGU YIDHAA MARKA UU DHINTO WAX WAYDIISIGIISA WAAD KU GAALOOBAYSAA ? . CIDDII AAMINSAN IN QOFKA NOOLI UU KU SIIN KARO WAX UU ISAGU LEEYAHAY OO AANU ILAAHAY SHAQO KU LAHAYN KAASAA CAQIIDADIISII SHIRKI GALAY. WAAYO WUXUU AAMINAY IN CID AAN ILAAHAY AHAYNI WAX LEEDAHAY WAXNA BIXIN KARTO, WAXNA ABUURI KARTO, MANA JIRTO CID AAN ILAAHAY AHAYN OO SIDAA YEELI KARTAA.
    QOFKIISE AAMINSAN IN ILAAHAY MOOYEE CID KALE OO WAX LIHI AANAY JIRIN CAQIIDADIISU WAA SAXANTAHAY, WAANA ISUGU MID RUUXA NOOL IYO KA DHINTAY,ILLAYN MAR WALBA ILAAHAY AYUUNBUU WAX KA RABAY E.
    WAHAABIYADU MASALADAN WAXAY U DHAWDAY INAY KASOO QAATEEN MUCTASILADA OO CAQIIDAYSNAAN JIRTAY.
    العبد يخلق افعال نفسه الاختيارية
    OO AH: ADDOONKU WAXA UU SAMAYNAYO ISAGA AYAA ABUURAYA, MARKA LAGA REEBO WAXYAALAHA AANU IKHTIYAARKIISA KU SAMAYN KARIN SIDA HINDHISADA.
    MUCTASILADU WAA FIRQAD KA MID AHAYD FIRQOOYINKA MUSLIMKA AH EE XAQA KA LEEXDAY, WAANAY DABARGO'DAY LAAKIIN WAXA QORAN FIKIRKOODII QALDANAA OO CULIMADU DADKA UGA DIGI JIRTAY.
    SU'AASHA 20. KITAABKA
    KHUD CAQIIDATAKA
    2.WAXA KA MID AH AAYADAHAA AY LEEXIYEEN: والذين يدعون من دون الله لايخلقون شيئا وهم يخلقون سورة النحل (٢٠)
    WAXAY KU FASIREEN KUWA AY BARYAYAAN ILAAHAY SOKADIISA WAXBA MA ABUURI KARAAN.
    MACNAHEEDUNA WAA: KUWA AAN ILAAHAY AHAYN EE AY CAABUDAYAAN GAALADU (WAA SANAMYADA E) WAXBA MA ABUURI KARAAN.
    3. WAXA KA MID AH AAYADAHAA
    وإذ قالت امرأة عمران رب اني نذرت لك مافي بطني محررا فتقبل مني (٣٥) سورة آل عمران
    CIMRAAN XAASKIISII ( WAA MARYAMA BINT CIMRAAN HOOYADEED,) AYAA WAXAY TIDHI ILAAHAYAW WAXAAN KUUGU NADRAY ILMAHA CALOOSHAYDA KU JIRA EE IGA AQBAL. AAYADANI WAXAY SHEEGAYSAA IN ILAAHAY NADAR LALA GALI KARO.
    NINKA KITAABKA QORAY XAGUU KA KEENAY ILAAHAY CID AAN AHAYN NADAR LALAMA GALI KARO ? TAASI WAA JEEBKIISA, WAXAYNA KA MID TAHAY BEENAHA AY WAHAABIYADU SOO DHEX GALISAY DIINTA. UJEEDADOODUNA WAA INAY GAALAYSIIYAAN MUSLIMIINTA.
    WAXA QALAD WAYN AH IN WAX AAN QURA'AANKA IYO XADIISKUTOONA SHEEGIN LA YIDHAA LAMA OGOLA, WAXASE KASII DARAN IN LA YIDHAA WAA LAGU GAALOOBAYAA.
    TAFSIIRKAA QALDANI WAA FIKIRKII LUMIYAY KOOXAHA MAGACYADA KALA DUWAN. KAASAANA GAADHSIIYAY INAY MUSLIMIINTA GAALAYSIIYAAN, DHIIGOODANA
    XALAASHADAAN,
    QURAANKANA WAXA KU TAAL:
    ومن يقتل مؤمنا متعمدا فجزائه جهنم خالدا فيها وغضب الله عليه ولعنه وأعد له عذابا عظيما سورة النساء (٩٣)
    IN QOFKII QOF MUSLIN AH OGAAN U DILA UU ABAALKIISU JAHANNAMO YAHAY,
    CADAABTANA KU WAARAYO
    ILAAHAYNA U CADHOODAY,
    WALIBA UU NACDALAY,
    CADAAB WAYNA UU U DIYAARIYAY.

  • @ronayshankroon
    @ronayshankroon 2 роки тому

    This message is for this sheikh, sheikh, the watch you are wearing is telling you the hours and that is number sheikh, Universe understands numbers not language, now sheikh you pray sheikh you pray with time which tights with planetary hours. If you look up Sheikh all Muslims practise pagan mythology, Moon and Saturn symbols are everywhere, you sacrifice goat in the house of Saturn, you kiss the black stone lol and look up the black stone ruler of Saturn and what is goat its the symbol of Saturn , there is more I can not tell sheikh and all that are demonic act, The truth is revealed. No more lies

    • @hodani7275
      @hodani7275 2 роки тому +3

      The universe is a creation. It does not benefit nor cause harm. The times is in Allah’s hands, He alternates the day and night. Muslims don’t worship the Ka’bah. We do an act of worship to seek nearness to Allah, which Allah commanded in the Qur’aan. Islam is purely monotheistic. It is about singling out worshipping Allah in worship, love and devotion to Him alone and rejecting the worship of all false gods. لا إله الا الله None had the right to be worshipped except Allah alone. I don’t know about your obsession with numbers, it is just numbers. Sacrificing animals is worship if it is done to get closer to Allah. The meat is divided between the poor.

    • @SahalOmmu
      @SahalOmmu Рік тому +1

      @@hodani7275well said sister. Jazakallahu khayran

  • @suleymaancali7230
    @suleymaancali7230 2 роки тому +1

    Wcs