Ala duni wa quruntay hiilo cad buu ka sameyey ku yeh ciyalkena wa ina naga qadato ma rabno hada rer qurac nahay ilmaha wa jecalahy ka waran waxas illahy ha caawiyo gabadha 🤲🤲
Walahi hoyin ka somlia yed wa dulmanyihin dad qabyalad Aqon lan iyo aad aadeg ba rag loga dhigay hoyo ohinaysa o isku buqsan se ilmo u korsan karta wabo dhibana dadkedi dhibane u ah
Stress badan ba haya wa hooyo yar , ninka ilmaha ka dhalay wa nin wanaagsan oo jecla xaska iyo caruurta isku heysto masa noqon duruuf awgeed. Iyaduna wa hooyo beer wax dhalay. Xal allah haya
Alla Daahirow Qabiilka iska daa Gabaryar oo Hooyo eh Ninkii Xabad ku dhuftay inuu awood u sheeganayo waadba arkeysaa ma hooyo iyo aabe ayaa isku mid ah sax wuu dhalay lkn gabadha dhibteey usoo martay uma soo marin marka hiilada daa ayadaa hooyo u ah ee reer xaaji xaasaskiina dhibka ka daaya Subxaana laah
Daahirow gabadha caruurteeda ha la siiyo waa gabadh yar waxa ay dhashayna waa hablo wale waa callool xumo waxaasna waa kala qoqobka iyo qabyaalada ee illaah somali illaah nabad ha ka dhigo
DAAHIR CALASOW ARIN KU YEEY KA HOOS BIXIN ,NIN TOOGTAY XASKIISI OO DHAKHTARKI KU DAYACAY KU SILCIYEY HADANA CARUURTI KA REEBTAY ,ALBAABKA KA SAARAY, SE U TIRAHDA WA KUGU CELINA SUBXANALLAH ,BEER ADKIDA CALOOSHA IXANUUNTAY WAAN ILMEYEEY .
Hooyo cid uga wacan caruurteeda majirto ee sii caruurta hooyadood Hooyo waxa kudhacaya caruurta ayay ogtahay hoos bay u ogtahay isaga iyo qofkale toona ma ogaan karo
Dahir maxaa kaa siya sidee loo kalaqaybinayaa Waa Hoyo beer waxdhaley 😢😢😢😢😢 gabdho Waa Cawro walaahe caloosha i hurtay Daahirow nin caqlileh baan kumaynayee Wakayama maxaa Isaac u leedahay Waa gaajo afkeyga wax ka yersiin
Ilahow bani adam hana badin habartan candhada weyn o an afkeda & gadasheda kala ogeyn bal gabar ba oyeysa kute anaga qabilkeyga & kina sida ban isku nahay ILIOT wasaqad yey ku dhaga hadli nacala tala af urbafan candho calasey wa 60 jir qatumo xumo ku dhimo cuqdad qabto
Daahir burco wa meel nabadeeed wa magaladeydi noloshu wa haadi Ee guriga one year ka bixi Wa hooyo wa hablo caada dumurka helan ku dhici daryeel hooyo raaban , Meherad maqaxi u fur Ama tukaan rashin u fur Somaliland wa halka ugu badan masajidada dugsi qur'anka iyo maxaad cilmiga lagu raacdo Hala caawiyo .wbt
Naa orad iskaka tag guntan wabad arkaysaye inuu uhiilinyo wana isku mide kaa ka timid iyo kani wa ilmadeer ee calool adeeg caruurtna aygoo socday ku iman doonan cuqubaduna way socon oo daahir si xun ayuu udhinane
Joojiya edeynta maxkamada daahir calasow ,wa cadaalad ugargaara dan yarta somaliyeed ,
Maanta dowlad ,somaliyeed oo ugargaari majirto maxkamada daahir iyo teamkiisa wa cadaalad wa gob cadaalad ah
Wa hooyo yar oo dhib somartay allah ha ugargaaro
.
Daahir aboowe u naxariiso I llahey ha ku naxariisto❤❤❤
Dhaman teamka maxkamada dahir calasow top10
Wallahi waan ooyay waa hablo markey tiri gabdho wax hooyadood u dhaama ma jiraan ilaahey gabadhaas yar qalbiga ha u qaboojiyo
Ala duni wa quruntay hiilo cad buu ka sameyey ku yeh ciyalkena wa ina naga qadato ma rabno hada rer qurac nahay ilmaha wa jecalahy ka waran waxas illahy ha caawiyo gabadha 🤲🤲
😊😊😊😊😊😊
Daahir jooji hilada hooyo caruurteda muran ma galan ee illah ka cabso
Wiilkan burceel la dhahaayo Masha Allah 😢😢😢😢😢😢😢iyo gabdhaba❤❤❤❤
Waa runteed gabadha ha la siiyo habargidirtaada aad sheegeyso mana qaanee abaayo aamus from muqdisho
Allah ka baqa gabdhaheeda siiya gabadha, gabdhoo hooyadood baa ku roon
Alla daahirow qabiilka ku qaado kuma dhigo see adiga ugu jawaabeysaa ma adigaa ah ninkii ka dhalay war biisha ilmahiina subxaana laah
Alla waa hiilo cad war maxkamadii maxaa ku dhacay
maskiin gabadhan yar alle caafimaad taam ah hasiiyo caruurteedana nabad ha ugu keeno
Ilaahay haydin barakeeyo
Ilmaha hooyadod ayaa u fiican waana gabdho mana fiicna gabdho yar yar oo meelo kale ku kora
Waa runta waa gabdho waanaa hoyadood ilahoow u sahal
Aamiiiiin@@Cadar49
Waa runtaa walhy hooyadey isaaq ah si fiican ukorsadaan illmaha karti allaa siiyay ax ax waan ilmeeyay Reer saleban xaasaska udaranaa midla gubo iyo mid latogto😢😢😢😢
Hadana Gabdho Waye
Wiilkaas si fican ayuu hadley Masha Allah
Abti daahirow maanta duco hakugu dhacdee hooyas oyeysa aamusi
Maxkamadu illayn way hiilisaaaaa
Dahir gabadha ilmaha siiragacadaalad muuji
Pls siiya ilmaheeda 😢😢😢😢😢😢😢😢
Hooyadaa u wanaagsan in ay heysato hooyada
Ala ya cisik wiilkas si sharf ay ku jirto ayuu ku hadley Manshallah ❤hooyad ilma heeda ha lasiiyo.
Hooyo ilmaheeda wax hugs toon majiran
walaal dahir gabadha ilmaha hala siiyo
Subxaanallah cadaalad xumaa Daahir Calasow war gabadha siiya waa hooyo wax dhashay Abuhu bari naag buu karaaciye
Ilmaha halasiyo wa gabdo
Dahir alasow waxan
Ku jeclahay illahey
Dartis wayo dadka
Odhan way kusiman
Yahiin wadna wada
Cawisa illahay Haku
Cawiyo wlaalkey macane
Gabsdha ilmaha ha lasiiyo reer xaaji salaaman ilma waa helayaan
Maya Burco ha ku noqoto wey dhibantahay😢😢😢😢😢😢😢😢😢
😊😊😊😊ar Waa isjecelnahay.
Daahir cadaalad ma aha ee siiya hooyadood
Waa arinfiican
Hooyo gabdhaheeda iyadaa uroon wuxu waa gabdho ,gabdhana hooyadood ayaa u roon daahir illaahey ka cabso gabadha caruurteeda siiya
MA DAAHIR ❤❤❤❤
Wallahi waa la ooyay gabadhaa yar allaha igatagee
Gabadha ilmaha hala siiyo daahir
Il maheeda siiya
See ilmaha u biilaneysaa gabadha asigaa aabe ah waa inuu biilka u diraa waxaan maxkamad ma ahin naga tag
Gabadhan ilmaha halugu biilo Xamarna ha kuhayso
😭😭😭😭😭
Caruurta yaan lakala qaybin,gabdhaha hooyadood baa ufiican halla siiyo waa runteed,
Waryaa kan caruurta dhalay inuu caruurteeda siiyo wuu ogol yahay ee daahirow maxaad caruurteeda u horjoogtaa
Dahirow hanagu fogan aniguba ilmo hgidira an haysta anigana korsdy
Dahir qabiil ayaa qaday
Waa madhax Aad dhigay eye habo wiiloow Naasku yuu ku qaban aad jaqday Ee Reer Shiqisaxaaq Waad Ceebowdey ilmahaaga Hooyadood Magan bay kuu tahahay Aad iyo Aad baan uga xumahahay Daahir maxay la Tasman wuuba diloo silciyee Saleebaan waa Cid Aad adag Oh Oh Ilmaha Hooyadood Hala siiyo anigu limo ayaan u dhalay Hawiyee Laakiin wuu na Ceebeeyey😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
HAWIYE WAA CADAW ILLAAHOW NA'ASTUR MAXAY UGUURSATEY SHISHEEYE YAAHUU
Gabadha ilmaha diiya
Waa murugo
Walaahi waan ooyey
Amba waa ooyay
Dahir qabyalad ayaa qaday
Walahi hoyin ka somlia yed wa dulmanyihin dad qabyalad Aqon lan iyo aad aadeg ba rag loga dhigay hoyo ohinaysa o isku buqsan se ilmo u korsan karta wabo dhibana dadkedi dhibane u ah
Adey hablo🎉yihiin soxad lakiin hadii Wiil yihiin iska dhaf😢sorrywll😢
😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Stress badan ba haya wa hooyo yar , ninka ilmaha ka dhalay wa nin wanaagsan oo jecla xaska iyo caruurta isku heysto masa noqon duruuf awgeed. Iyaduna wa hooyo beer wax dhalay. Xal allah haya
Alla Daahirow Qabiilka iska daa Gabaryar oo Hooyo eh Ninkii Xabad ku dhuftay inuu awood u sheeganayo waadba arkeysaa ma hooyo iyo aabe ayaa isku mid ah sax wuu dhalay lkn gabadha dhibteey usoo martay uma soo marin marka hiilada daa ayadaa hooyo u ah ee reer xaaji xaasaskiina dhibka ka daaya Subxaana laah
Aabuhu waa in uu ilaha koriyaa
War gabadh ilmaheeda siiya oo hakala qaadina
Waan ooyay walaahay
Waxaa laleyahay maxay Raga somaliyeed uheshiin la yihiin isugu dhamaadeen dhulkoda gaalo ugu xukuntaa
Ilayn waa hooyo laga oohinaayo
Saleebaan musiibo allaha ku rido xaaskii mid lagubo mid la toogto😭😭😭
Ogow Salaabaan 1iyo 2 maaha waa dad Sheikh iyo Shariif leh ilaahey ka Cabso
Gabadhan dhiigeeda hala siiyo hakku shaqaysato
Daahirow gabadha caruurteeda ha la siiyo waa gabadh yar waxa ay dhashayna waa hablo wale waa callool xumo waxaasna waa kala qoqobka iyo qabyaalada ee illaah somali illaah nabad ha ka dhigo
Ilmo hoyadoda aya ku xaq leh asagana waa inu soo boqda
Wan ooyay daahir xataa wuu murgay
Daahirow gabar ooyeyso yeysan katagin caruurta
War gabadha ninka caruurta ha looga qaado
Dahiraw hana ceeben gabadha owneysa amusi ninku habiilo hana heysato xalna si gabadha
Idaahir aboowe gabar hooyo oo ooyaysa u maciin plz
Pufiska joojiya maxkamada cadaalada ee daahir calasow / wa cadaalad
Waan dhageysta
Ukala qeybiya 2caruura iyada siiya inanta yar iyo mida ku xigta
Inanta weyn ayeydeed hala joogto iyo abaheed ,haday ogolato, hooyo wa hooyo
DAAHIR CALASOW ARIN KU YEEY KA HOOS BIXIN ,NIN TOOGTAY XASKIISI OO DHAKHTARKI KU DAYACAY KU SILCIYEY HADANA CARUURTI KA REEBTAY ,ALBAABKA KA SAARAY, SE U TIRAHDA WA KUGU CELINA SUBXANALLAH ,BEER ADKIDA CALOOSHA IXANUUNTAY WAAN ILMEYEEY .
Hooyo cid uga wacan caruurteeda majirto ee sii caruurta hooyadood
Hooyo waxa kudhacaya caruurta ayay ogtahay hoos bay u ogtahay isaga iyo qofkale toona ma ogaan karo
Daahirow gabadha sida haloo dhaamo.yeysan ceeb noo harine
Ina adeerka aya gabadha saan yeley ee hada ilmaheda sii alle ka baq
Dahir maxaa kaa siya sidee loo kalaqaybinayaa Waa Hoyo beer waxdhaley 😢😢😢😢😢 gabdho Waa Cawro walaahe caloosha i hurtay
Daahirow nin caqlileh baan kumaynayee Wakayama maxaa Isaac u leedahay Waa gaajo afkeyga wax ka yersiin
Wale Daahir qabiil ayaa qaday subxanalah
Daahir cadalad sameen
Hoyo ilmeheeda madaycmo intaya unoshahay
Qofka toogtey buleyahey makugu celiyaa
Maxkamadii qabiil bey noqotey, gabdho hooyadood nooshahey oo diyaar u tahey sidee loogu diidi karaa.
Gabadha ilmaha halasiiyo waahoyo koriuo hosbay u ooyde ilahsy hakuu gargaaro
Ilmo lama kala qeybiyo hoyadoda wax uga fecan maleh alle ka baq
Nooloow gureceel ina adeer
Naalagu qaadye ninkale guurso oo waxaa kamaaran isaga iyo caruurtiisaba
Maxakamadu duinachtig bay u janjeedhaa maanta Cadaaladi dhimatay Habargidireey
Buus naa isaga rag ninkaas
Ninkaa caruurta dhalay iyo hoyadiis inkaar bay galbsanayaan gabdhaas ooyaysa caruurteda jelcel bay udiidyaan ax
Ilahow bani adam hana badin habartan candhada weyn o an afkeda & gadasheda kala ogeyn bal gabar ba oyeysa kute anaga qabilkeyga & kina sida ban isku nahay ILIOT wasaqad yey ku dhaga hadli nacala tala af urbafan candho calasey wa 60 jir qatumo xumo ku dhimo cuqdad qabto
Nin ka saga ayaa u had layo qofakasa cadald laga so Donana
Waar inanta ilma heesa siiyo Habar gidir ilma hoody wey joog aan Somaliland
Daahir burco wa meel nabadeeed wa magaladeydi noloshu wa haadi
Ee guriga one year ka bixi
Wa hooyo wa hablo caada dumurka helan ku dhici daryeel hooyo raaban ,
Meherad maqaxi u fur
Ama tukaan rashin u fur
Somaliland wa halka ugu badan masajidada dugsi qur'anka iyo maxaad cilmiga lagu raacdo
Hala caawiyo .wbt
Naa orad iskaka tag guntan wabad arkaysaye inuu uhiilinyo wana isku mide kaa ka timid iyo kani wa ilmadeer ee calool adeeg caruurtna aygoo socday ku iman doonan cuqubaduna way socon oo daahir si xun ayuu udhinane
Abtiw.exda.iskada.wuxu.waa.gabdho.gabdhana.hoyadood.ayaa.ilalinkarta.èe.inanta.ha.ka.oohisinin..gabadha.oo.kale.kasoo.qaad