Qisadaan waa qiso aad u fiican waxan jeclaa lahaaa in loo badalo musalsal, had iyo jeer waxaan ku fikiraa in aan qora idan weydiiso hadii uu ii saamaxana aan musalsal u badalo.
Mahadsanid Farxaan jimcaale waa sheeeko soomaaalida aqrinteeda iyo dhageysigeeda ey aad u jecel yihiiin run ahaantii markaaan aqrinaaayo sheekadaaan waxaaan sawirtaaa halka lagu matalaaayo buuga run ahaantii mar kale mahadsanid farxaanoow. Balse waxaaan codsan laheen hadii ey macquul tahay in sheekada maalinle naloogu soo tabiyo halkii laga soo tabin lahaa isbuucle . Mhdsnd.
Xaqiiqatan marka aan arkay buugii aan radinayay oo cod ah aad baan ufarxay waxaase kasii farxay markaan arkay #Farxan Jimcaale oo soo jedinayo. Mudane Allah ku daystee noo wad Inta ad awoodo.
Qisadaan waa qiso aad u fiican waxan jeclaa lahaaa in loo badalo musalsal, had iyo jeer waxaan ku fikiraa in aan qora idan weydiiso hadii uu ii saamaxana aan musalsal u badalo.
Fikrada aad baan kgu racsanhy 🙂🙂🥰
Alla ha u naxariisto qoraaga, waxan daawanaya caawa oo geeridiisii laysoo sheegay
Mahadsanid Farxaanow ,
Sidoo kale Mahadsanid Ustaad / Qoraa sare Maxamed Daahir Afrax 💓💓💓💓💓💓💓👍👍👍👍👍👍👍👍
Faraxow aad baa u mahadsantahay, sheeko fanneed badan ayaa jira oo aad I quruxbadan.
Waxaa jacalahay inaa kula wadaago sheekada addegto 🙌🏽
Shekada mana-faay aad ayan ujeclahay thnks farhan jimcale
Mahadsanid Farxaan jimcaale waa sheeeko soomaaalida aqrinteeda iyo dhageysigeeda ey aad u jecel yihiiin run ahaantii markaaan aqrinaaayo sheekadaaan waxaaan sawirtaaa halka lagu matalaaayo buuga run ahaantii mar kale mahadsanid farxaanoow.
Balse waxaaan codsan laheen hadii ey macquul tahay in sheekada maalinle naloogu soo tabiyo halkii laga soo tabin lahaa isbuucle .
Mhdsnd.
Yaa Salaam 1987kii ban dib ugu laabtay Io War-gayskii kacaanka jaalle siyaad Allow qabriga kuu nuuri qoraa DR.Maxamed d. Afrax 4/1/20
Waa sheeko cajiib ah maana-faay waan soo dhawaynayaa waana u hambalyeeynaya maalinta aan garaad saday waan maqlayay
Alle haw naxariisto qoraa maxamed d. Afrax
Ilahay haw naxaristo maxamed daahir Axrax😭😭
Masha allah Farhan Jimale waa legend cod kar ah
Rijaal bro farxaan maxamed jimacaale buug caddaa.
Suxufi
39sano baa kasoo wareegatay xiliguu qorey dr maxamed daahir ilaa iyo hadana sidii baa loo xiiseynayaa
Faxran jimcale aad iyo aad baad adiguna mahadsanid
Wariye farxan maxamed jimcale, markasta oo qofku hormar gaaro lama waayo cid xagata guul wacan wll. Wan jeclaan lahaa inaan malin kula kulmo.
Waa sheeko aad u macaan waxa fiican in maalinle laga dhigo
allow unaxariiso profosorka dhaxal ayuu uga tagay umadda
Mnsha allah
Wax igu wngsan UA-cam kadaaawado💖
Buuggaan Maana-fay waxaa ku arkay library aad u weyn oo Canada ku yaal oo buuggaag kala af ah yaaliin.
Wax kale weeyeh mashallah
Wad mahadsan tahay wll farxan maxamed jimcaale. Allah ku dhowro.
Waad Mahadsan tahay walaal
@@FarhanJimale
Welcome wariye farxan maxamed jimcale. Sheekooyin badan ban kaa sugin wll intaas iyo inka badan. Meel kasta oo aad joogto allah ku sharfo.
Uù
@@FarhanJimale Asc sheekadaan waan jeclahay ee waan kubaryaa ee nosoobadi merci
I can't wait it 🙏🙏🙏
Hello. Sheekda casariye u qaado intaadan bilaabin.
Farxaan mahadsanid...
Faxaan jimcaale thanks scb
Adigaa mudan Maxamed
Is somali language books available online? Kindly need your directions on this!
Masha alaha brother
Xaqiiqatan marka aan arkay buugii aan radinayay oo cod ah aad baan ufarxay waxaase kasii farxay markaan arkay #Farxan Jimcaale oo soo jedinayo.
Mudane Allah ku daystee noo wad Inta ad awoodo.
Qofkii ubaahan buugag somali online ah reply ha isoo galo
Masha allaah
Aad baad umahadsantahay.
Faraxaan waan ku soo boqday oo subscribe Iyo like kuu saaraye ee adiguna iisaar
Xaggee laga heli karaa buugga?
Somali books